Majecli Hesaha Iyo Fananita Lakiiin Ninka Bk waxan Kujeclahayy Dhola Cafaynta Waa Farxan Qosol Badan Mashalah Nolada Bk Iyo Familkisa Ilahay Ha Kubarakeyo dadka Iga mayaqano Lakiiin Dar Ilahay Ayan oo gu duceyayy Barakalahuma lakum Bk X Awladiisa
Bk sxb isu xili aad aynu dhalanay mansha allah lakin. Waxad u eegtay In aad iga wayntay 5 sano alxamdulilaah sxb talo jooji balwada bilaa caleek. ## bk is legend of all the time💯💯
BK waa fanaan buuxa lkn waxaa hoos udhigay hadaladiisa qaar uubulshada la hor imaanayo. Dhex dhaxaad nimada ayaa uhor seedi karto Guushiisa. Mugadisho waxaa Ku duugan Xuduntiisa SOOMAALI SOOMAALI KAMA MAARMO NARNABA. HAL FAR WEEYE SOOMAALIYA. SOOMAALIYA HANOOLAATO HANA IS RAACDO INSHAA ALLAH
Mugdishu ku dhashay isagoo magaladaas wax ka sheegaya maa aragteen. Waa maya. Somali necebyahay baa shegaysaan. Somali isaga ah maa isaga is nacaa miyaa. Meesha ninkaas oo gura lagu xag xaganayoo waxa weeyi jamhurariyada barakaysan uu ka soo jeedo. Taas idinku baa ku dhib gaba ee caashagu haa waaro. Bk astaan garan.
Ku dhalashada isagu muu dooran, ee tagisteeda ayuu doorashadeeda leeyahay. Mida kale moqdisho meel la naco maaha, oo anaa ku dhashay 1989 lkn waxaan kuu sheegaya in qofku waxna nici karo waxna jeclaan karo markuu isagu doorashada leeyahay... Fiiro gaara... Kuma taageersani nacaybkiisa moqdisho lkn waxaan ku tix galinayaa inay dookhiisa tahay. Soomalidu waa inay fikir isku tixgalinta barataa
taariikhda dadaada runta ka sheeg 1984 sheeko fanan runta sheega wuu yaryahay waliba adoo xamar Ku dhashay cerigabana Ku soo korey markad fanka aad Ku soo birtay waan garanayaa
Bulshada soomaaliyeed meey dhahdo Bulshada islamka ku lahaa ma ayaaba Soomaali kula garanaya bk waan ku Taageeraa anigoo from xamar cadeey ah Ka soo jeedo hore u soco 👌
حين تكون معي تضيع الكلمات مني تتجمد العبارات على شفتي تتغير دورة الليل والنهار تتفتح في الخمائل الأزهار تتلون أجفان الصباح وجودك في حياتي هو الأمان لأكتشف أن الحياة جميله وأن العالم ما زال بخير .
Kkkkk sxb soodiga taariikhihii raggii hore madaxa isu wada galiyay kk mida kale waxd isku dhex mulaaqday wxii afar-lay la tiriyay xiliyadii kala danbeeyay kkkk waliba wxd qosol ku dhigtay wxd wada siisay Cabdi malaw kkkkk aan kuu saxo waa sidan 👇 Mxmd Ismaciil (Barkhad Cas ) Adaa dhiisalka dhaqaajin jiree Dhankee dhoojka laga istaadha Markuu warankaygu taagna Een hablaha toban-toban u toogan jirey Taada Yar oo kale waan latiigsan jiree Inaan talax gabay baad i tuhuntee Tolaaye iga qari talaabada Dhiloba dhilo ii dhiibtee Ha dhuuxeen lafahayga dhaadheer Dhintaye hayska-kay dhamaystaan Mxmd Ismaciil (Barkhad Cas ) Cabdi Malaw Dukaanyahaw sonkortiyo sabiibta gadaa Saciyo wayshu ma isku sixir baa Dhaaxuu fogos faraha i jaree Ma hadaan fuulay gaadhi foodhyaya Gaajada guntiga u xidhan is lahaa Ma hadaan galay geerashkeedii Isteelka horee indhaa i dilee Inteeda danbaa istaahila Cibaaday-saan cindiga ku hayee Daniba way igu celin ciyaaraha Cabdi Malaw Adaa rabigaa rasaas ka baryee Reerkiina in la rogo raali baad ka tahee Ku raaxayso reenka kaaraha Wxaa tiriyay ciidamadii faqashta 1990 maalin ay soo weerareen deeganka Gadh-yagol hargeysa duleedkeeda oo ka mid ahayd dagaaladii ugu danbeeye Qadhaadha ee SNM iyo FAQASH
Bk waa nin marwdisa jecel sida dadka qaar m. Ahn wna fnaan aan tgeero ila iyo 2014💓💓💓👈
Heesta fatima qurux wng doratay wa heesta ugu jeclahy heesaha bk😍🙏🙏😍
Bk waa fanaanka aaan ugu jeclahay fanaaniinta haatan heesa sxp noolow maxamed siciid cabdi hassan (BK)
Suldan ahmed ciil tire
Bk fanan buuxo weye inta Igu racsan like haiga ilobin😁😀😂
Nice
Wxii reer ceergaba like igu qabta❤️❤️
Ma ihii lkn wajclhy inaantago
Manshallah maihi lkin jecliyaa
Maansha alaah walaalkay qaali Maxamed BK iyo dumaaashiday Faadumo qurux wanaag waan salaamaya waxaan sidoo kale aad u salaamayaa Sagal musatafe hassan nuur
INTA JECEL SOMALILAND
IYO
TIIR DHEXADKA FANKA
SOMALILAND
M S B
INTA JCL
LIKE
ISAR
masha Allah fanankena qaliga ah Mohamed Siciid Cabdi Bbk ilhy cimriga ha Ku barakeyo 👏👏👏👏👏
Majecli Hesaha Iyo Fananita Lakiiin Ninka Bk waxan Kujeclahayy Dhola Cafaynta Waa Farxan Qosol Badan Mashalah Nolada Bk Iyo Familkisa Ilahay Ha Kubarakeyo dadka Iga mayaqano Lakiiin Dar Ilahay Ayan oo gu duceyayy Barakalahuma lakum Bk X Awladiisa
Mahaddsanid walaalo @abdikarim haredoiooo
Bk ma iloowday boqorkii fanka cabdinasir macalin siciid alaha u naxariistee
Jaha hore indhaha gubay intede danbe istahil reer burco dhan garan inta ila garan like uun
Bk wa fanan somaliyed walal hore usoco hesahaga wa heeso daren leh siba kuwa kabanka
Bk sxb isu xili aad aynu dhalanay mansha allah lakin. Waxad u eegtay In aad iga wayntay 5 sano alxamdulilaah sxb talo jooji balwada bilaa caleek.
## bk is legend of all the time💯💯
Machallh mw je vous aime bik huno et je vous salue vous et votre famille
Bk waa reer muqdisho waayo qofku waa meeshu ku dhashey
mancha allah Mohamed sead abdi bk ilaahay codka hakuu barakeeyo pure somalilander full tageeran uahay xaqiiqatan
Mansha Allah waa ka fanan bke
Bk qof fiican weeye alle haka soo hadayo fanka
Amal farah aaamin wll macaanto isaga iyo fanaaniinta kaleba allah hasoo hadeeyo
Best fanaan pk taageero buuxa KUU hayaa
Wooooow mansh aallah MAXAMED siciid Cabdi magac ah jiro fanaan Qaaliya iinolow
wooow maxamed bk sxb heestaa dib u soo Saar qaraamigaad Ku cod macaantahaye allaah yacisaka
Bk and dumashiday ❤️❤️🌹
Bk heesaha kabanku ku cod macan yahy bisinkow 😍😘😙😎
Bk iyo faadumo qurux wanaag way isleeg yihiin
Cibaadaysan cindiga ku hayee
Daniba waygu celin ciyaari
Bk iyo xaaskiisa faadumo qurux allahaydin sharafo dad qaaliya
BK waa fanaan buuxa lkn waxaa hoos udhigay hadaladiisa qaar uubulshada la hor imaanayo.
Dhex dhaxaad nimada ayaa uhor seedi karto Guushiisa.
Mugadisho waxaa Ku duugan Xuduntiisa
SOOMAALI SOOMAALI KAMA MAARMO NARNABA.
HAL FAR WEEYE SOOMAALIYA.
SOOMAALIYA HANOOLAATO HANA IS RAACDO INSHAA ALLAH
somalida kukalifey markey been abuur kadenwayen cunsuuri xamar budidanyahay.
Mohamed Bk I love you 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
😂😂😂
Dumaashi bk iyo faadumo quruxwang♥️👈
Bk wafanaan keena hadaanahni dadka somalinaad viv
masha Allah bk fadumo qurx
Fanan akhlaq leh tagero buxda bk frombarbarti sanaag
F&Bk noolada 💑❤️❤️
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsan lamanah lawareysanayo
Mugdishu ku dhashay isagoo magaladaas wax ka sheegaya maa aragteen. Waa maya.
Somali necebyahay baa shegaysaan. Somali isaga ah maa isaga is nacaa miyaa.
Meesha ninkaas oo gura lagu xag xaganayoo waxa weeyi jamhurariyada barakaysan uu ka soo jeedo. Taas idinku baa ku dhib gaba ee caashagu haa waaro. Bk astaan garan.
Hambalyo bk inaadku dhalatay muqdisho qurux wanaag
Manshalaa wa fanan jira
Maxamed siciid cabdi bk pure somalilander cadawgaa ma ciil baxo hanti qaranku leeyahay fanaan wadaniya
@amal Jama 99
bk ilahye ha ku xafido nolo😍😍😍😍😍😍
Mogadisho baan ku dhashay
Tegisteeda waxaan ka xigaa xabad
Labadaa hadalba adaan kaa hayaa
Ku dhalashada isagu muu dooran, ee tagisteeda ayuu doorashadeeda leeyahay. Mida kale moqdisho meel la naco maaha, oo anaa ku dhashay 1989 lkn waxaan kuu sheegaya in qofku waxna nici karo waxna jeclaan karo markuu isagu doorashada leeyahay...
Fiiro gaara... Kuma taageersani nacaybkiisa moqdisho lkn waxaan ku tix galinayaa inay dookhiisa tahay. Soomalidu waa inay fikir isku tixgalinta barataa
Keep going
Yaa salaam bk nin culus
taariikhda dadaada runta ka sheeg 1984 sheeko fanan runta sheega wuu yaryahay waliba adoo xamar Ku dhashay cerigabana Ku soo korey markad fanka aad Ku soo birtay waan garanayaa
Waan kaa qaadnay salnta walshy marwo faadumo adiyo wllo mohamed
Steelka horaa indhaha dilayee Qaarkeeda Dambaa Istaahila Walee Hees Ayeey Ku
macaaneed bk
Bk cadawgaa ga unolow alle haku dhowr
Bike inad aragto AMA aad heesihisa aad dhagayisatayi uun waxd layidhi goroyo maxyi geel kataqan 💤💤💜💜
Bulshada soomaaliyeed meey dhahdo
Bulshada islamka ku lahaa ma ayaaba
Soomaali kula garanaya bk waan ku
Taageeraa anigoo from xamar cadeey ah
Ka soo jeedo hore u soco 👌
Mohamed sicid abdi bk codkiisa alle ha u daayo
Nice short interview 👍
Bk Xifdulaah Fanankena Adi Iyo Xaaskaga
mash allh
Mohamet bk wlhy fanan qliya tahay o xaskisa ku fanah mohamet nolow
hada bk ma reer muqdishaa wax dhici Kara maahee oo xamar buu ku dhashay wax qasan
Fanaan qaaliya reer magal reer magaal dhalay oo fan ku daacad ka yahay
Walaashay faadumo
Mohamed siciid bk goptaydih ❤❤❤
5
zP
Muqdisho ku dhashay markaas ku leeyahay muqdisho ha iska maqnaato ey xun baatahay
bk hore usoco pro
Mashallah
Bk fanaan an aad u tageero
fanan an tagro rabi haku dhwro
rag iyo dumarba walayswada yaranaa ana waxaan dhashay 1975 yaygu diidaya
Guuuuuuuuu💎💎💎🎓🎓🎓🎓💞👏👏👏👏👏👏👏👏
Maansha Allah
Cibaadaysaan cindiga ku hayeee
Daniba way igu calin ciyaarahii
Steelka horaa indhaha dilayee
Inteeda danbaa istaahil ah
Gaajada guntiga u xidhaan islahaa
Ma hadan galay geerishkeedi
Tukaanyow sonkorta iyo sabiibta gadaa
saca iyo weysha ma isku sixirbaa
Yaggoo sidii laba mulac isku maran
Ayuu mowdkii meesha ka helay
Adigaa rabigaaa rasaas ka baryeee
Ku raaxayso reeenka kaaraha
Dhaxuuu gaadhi fogos ah faraha i jareee
Haddan helay gaadhi fooodhyaya
Adaa dhiisalada dhaqaajin jireee
Xageee dhooshka laga istaadhaaa
Markuu taarkaygu iyo tiriiigaygu toosnaaa
Hablaha toban toban ban u layn jirey
Taadaaasoo kale wan la tiigsan jireee
ma inan taag dareeyay baad tuhuntay
Cabdi malow waa majaajiladiisii imtaxaan buu ahaaa
حين تكون معي
تضيع الكلمات مني
تتجمد العبارات على شفتي
تتغير دورة الليل والنهار
تتفتح في الخمائل الأزهار
تتلون أجفان الصباح
وجودك في حياتي هو الأمان
لأكتشف أن الحياة جميله
وأن العالم ما زال بخير .
Casaanka yar baa ku caawinayee walee caagadyahay cidlaa tay
Taana kudarsoo! 5:48
@@anuumo3039 Kiki
Qaar kaa wacan baa wadada marayee
Ha weedhaamin jidhkaagan wayda ah
Mid bariiska cuntan ka badin waynee
Maxaa na baray balaayo biirka cabta
Hablaha wallaweyn hadalka macaaniyo
Weelkoooda hoosiyo isma laha
Ha dhuuxaan lafahayga dhaadheer
Dhintaye iska kay dhamaysta
Dariiqa wajaale deyn maayo
Dawada muruqaan u doontaa
Aadbuu u kaftami jirey odaygu
@@kaledhozen1714
Sidaad u haysaa iyana amaaan mudan thankz wllaal!
Kkkkk sxb soodiga taariikhihii raggii hore madaxa isu wada galiyay kk mida kale waxd isku dhex mulaaqday wxii afar-lay la tiriyay xiliyadii kala danbeeyay kkkk waliba wxd qosol ku dhigtay wxd wada siisay Cabdi malaw kkkkk aan kuu saxo waa sidan 👇
Mxmd Ismaciil (Barkhad Cas )
Adaa dhiisalka dhaqaajin jiree
Dhankee dhoojka laga istaadha
Markuu warankaygu taagna
Een hablaha toban-toban u toogan jirey
Taada Yar oo kale waan latiigsan jiree
Inaan talax gabay baad i tuhuntee
Tolaaye iga qari talaabada
Dhiloba dhilo ii dhiibtee
Ha dhuuxeen lafahayga dhaadheer
Dhintaye hayska-kay dhamaystaan
Mxmd Ismaciil (Barkhad Cas )
Cabdi Malaw
Dukaanyahaw sonkortiyo sabiibta gadaa
Saciyo wayshu ma isku sixir baa
Dhaaxuu fogos faraha i jaree
Ma hadaan fuulay gaadhi foodhyaya
Gaajada guntiga u xidhan is lahaa
Ma hadaan galay geerashkeedii
Isteelka horee indhaa i dilee
Inteeda danbaa istaahila
Cibaaday-saan cindiga ku hayee
Daniba way igu celin ciyaaraha
Cabdi Malaw
Adaa rabigaa rasaas ka baryee
Reerkiina in la rogo raali baad ka tahee
Ku raaxayso reenka kaaraha
Wxaa tiriyay ciidamadii faqashta 1990 maalin ay soo weerareen deeganka Gadh-yagol hargeysa duleedkeeda oo ka mid ahayd dagaaladii ugu danbeeye Qadhaadha ee SNM iyo FAQASH
Waaaaaaaaaaw
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋😍😍😍😍🌹😘😘😘😘😘🌹❣️❣️❣️❣️🌹❤️❣️❣️❣️❣️🌹💋💋💋💋💋💋🌹
Wow wow
Masha allha 🍀🍀😍😍😍😍🌲🌲🌲🌲💗💗💗😍😍😍🍀🍀🍀🍀
Qiso
Qiso
Bk fanaan buuxa
Mashllaah lamaanah qarnigah
Bk noolow
Bk fanan qaran jir oojoog
Kalay qofku haduu wadankisa somaliland jecelyahy ma qabyaladista yaab ?
Haaa
bk waa fanan aan aad u tageero cis iyo sharaf ku nolow
waa saxdii
Muqdishaan ku dhay kulahaa hadana ma maqli karo
bk aad buu u Nasibbadan yahay walhiy wayo fadimo quruxwanag waa marwo qaliya ilahay hakin xafido
Habon miyad marwo hayn adigu
bk calnakenu mudh nolow
maxamed khe kamanaka ibar baan odhan lahaaa
Hudn cabarmn
mnshallah isku waara dad is jecel
Alfanaan bk waxaanaa cod lagaa dhahaa
cadawgaa hajabo bk
kkkkkk
BK KUMA TAGEERO FANKIISA IYO HEESIHIISA KELIYA WAXAAN KU TAGEERA LABA MAADO 1.WADANIYADA
2. AKHLAAQDA
NOOLOW LIBAAX
Mahamaed bk nolow wllky cadaw kuma cilo ❤❤
walaalaha fadlan subscribe igu sharfa idinkoo mahadsan
Bk aad baan utaageera waa halyey qaaliya agtayda ahka yahay
Am bk
Titgujt
Fanaan hadal ayaa daawen karo laakin xabad hadal madaawen karo
BK asxaabtiisi xidigaha geeska maba salaamin midna . Maxaa dhacay Maxamadow ???
Bk fadumo qurux wanag caruur miyeey isku dhaleen asxabeey ale ha isku barakeeyo waa labo qaf oo ad u dagan
Ma bk aya muqdisho kudhashay sorr😂😂😂
Oo why???? Muqdisho kuwa qarax ladultaganiba maalinwalba waa ku dhasheene
kkkkkkkkkkkkkk 1984 ciyaalkuna kaama aqbalayaan inder waaba dadwaawayne xaqiiq hadaan ku qiyaaso 82 sina ugama yarid
amal xuseen 84 iyo 82 maxaa u dhexeya 2 sano lama dareemi karo
Hhhhhh inad xanuunsanaso labada wakhti aad sheegtay mxa udhaxeeya
Waa 45jir dada uusheegay waana munaasib aragti ahaan kamana wayna kamana yara
Nimco Cali Haybe waa 35 ma ahen 45 😂
amal xuseen 2 aakudartee maxaakordhisay
maadama aad xamar Ku dhalatay maxaad ugu qaaddey nacaybkaan xadka ka baxay ee aad tiri xamar tigistiisa xabbad baan ka xiga fanaanku kuma fiicno cunsuri
mashallah
fake news maafkisa kamakhashay
Qaaramigad Ku Macanayd BakeriyoW Hhhh Op Sorry Fanan Aan Jeclay Weeye RuntiH Mahamed Siciid Bk
Kk
Bk anigu cergbo ayan isku naqnye anigo yar o malcamd dhigta ayan arki jirye nolowu abti
Maxamed siciid bk iyo fadumo qurux idinkuna cisi iyo sharaf ku nolada
Abdi malow
Kkkk 84 kulaa
Isteelka Horaa indhaha Dilaye
Inteeda Danba istaaHila 😂😂😂
Sagal Odowa Heee
Bazim Abdi kasii daaa haaye
zagal Mustafe iLahaY Ka Baqi MaYzo Maxamed Mooge Ayay kugu KapaYzaY Alle Haw Naxariiztee Codkiiza Lama Keeni Karo lkn Waa Fanaan QaliYa
Qoof meluu kudhashay naceeb intu jclan
M BK waa daanyeer daanyeer dhaley
Hhhhhhh adna mxd tahay doofar doofar dhalay
Waaaaaaaaaaaw.Bk
Muqdisho maxaa ku casiday ma cunsuri dhinta tahy
Qadaad weyn