Garissa: Shacab biyo la,aan darteed Manta sameeyay Mudaharaad(protest).

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 14

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 4 місяці тому

    Allaaah swc ha idiin gar gaaro.

  • @maslahabdi-w7o
    @maslahabdi-w7o 4 місяці тому +1

    Leaders plz fear the Almighty Allah who give this opportunity to lead others the people of garissa County blaming yours marka walalayalo fadiga iskagakaca

  • @HusseinIdris-i8b
    @HusseinIdris-i8b 4 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @ahmed-som
    @ahmed-som 4 місяці тому +1

    😢 Aakhira Suaalo way u yaalan Masuuliyiinta somalida

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 4 місяці тому

    Anaka reer bullasagarey ilaa 2020 biyo la,aanaa nahay.boyad baa shubanaa wllhi😢😢

  • @2daysago_
    @2daysago_ 4 місяці тому +1

    Garisa wabi ayaa maro oo biyo waa jiraan lkn dhibka haysto waa matoorka biyaha soo qaado wabiga ayaa aad uu duqoobay.......dhibka waa halkaas...marka dowlada countiga halmar qarash ha galiyaan oo matoor casri ah hasoo gadaan. Matoorkii 1960 ayaa wali lagu shaqeenayaa oo awoodii ka dhamaaatay

  • @HASSANSUHUFI
    @HASSANSUHUFI 4 місяці тому +1

    Mandera halhubi ayaa kuyaalla waana daganyihiin dadkeeda ee maxaa kudhacay kuwaan war Allah barta

  • @yareyare6316
    @yareyare6316 4 місяці тому

    Lacagta biyaha bixiya qabil iskadaaya maxakugu kalifay in aad sokaxaysa indhola yaasha

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 4 місяці тому

    Walee nimanka siyaasiyiinta soomaalida maxaa aakhiro xisaab iyo halaag sugaya

  • @CarifIsmail
    @CarifIsmail 4 місяці тому

    Ilahow hagaji gafanaha iyo wihi wixi xil uhayo muslim

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 4 місяці тому

    Gaarisa oo biyo wabi uu garab maraayo ayaa oman hadii dhulka laqodana ceel lagama waynaayo
    Marka waa inaad la xisaabtan taan dadka idiinka aruursanaayo canshuurta iyo kuwa idiinku matalaayo baarlamaanka waliba madhacdo ineey biyo la'aan ka cawdaan qowmiyadaha kale reer KENYA

  • @abdiali709
    @abdiali709 4 місяці тому

    Lacsgta bixiya biyaha si aad u heshan

  • @AbdikadirAbdullahiMohamed
    @AbdikadirAbdullahiMohamed 4 місяці тому

    Intaad qabiil wax kudooraneysan waxba hasugina re garissow😂