wlhi wa gaalnimo cad xaqii ilahay lahaa bay siiyeen islaan dhimatay awlaad roob maal intaasba wa alla hawshisa lkn waxa jirta ayaad quraan ah o mushrikiinta dhulka la jartay o so gaba gabesay qofkasto alle u shariik yela wa tanaa aaayada wa ayadii so af jartay khayaaliga suufida iyo shirkigoda فال الله تعالي في سورة سبا اية ٢٢ (قل ا دعو الذين زعمتم من دون الله لا يملكون مثقال ذرة في السموات ولافي الارض وما لهم فيهما من شرك وماله منهم من ظهير)ن
Shirkiga iyo gaalnimada suufiyadu waa mid cad oo bananka yalaaa waan mushrikiin alaah swt sokodii baryaa ilaahy swt ayaan gaalnimo iyo shirki kamagan galay
Waa mushrikiin,kaamana yeelayaan in xaqa loo cadeeyo ( towxiidka in loo cadeeyo.).Allaah ha inaga qabto kuwaan.
Subxaanalaah Waa gaalnimo aan biyo ismarin yacni cad
Qof soonoolaadey o qabriga kasoobaxay anaga markinee tolow kuwan ma sheydaan baa istusey o iskadhigey maano xafsato. cajiib
Benaale mushrik ah
Waxan aya wadanka dhaxlay diintoisii.
Dowladna jawaasiista iyo dabadhilif aya kudhaxle. Somalia ALLAH ha'unaxariisto.
Subxaana laah allow sharkooda namooti
ومن يدع مع الله إلها ءاخر لا برهان له
Towxiidka haloogu yeero , shirkigana haloo sharxo , sixikmadaynsan , waayo qof cadaab yaqaan cadaab madoorto ,
WAA MUSHRIKIIN. WAAWEEYN.
Waa gaalnimo cad shirkiga allaah ma dhaafo kuwaan allaah hasoo hadeeyo
Subxana Allah waa shirki cad oon marqaati u baahneen
Ma moodaynin inya jiraan dad sidan oo kale ah,walaahi kuwan Diin ayay u baahan yihii,maydbuu baryayaa mushriga.
Subxanallah🥺
Shirki iyo gaal nima tan ka wayn anigu garan mayo
Subxaanllah
Marada qabriga saaran waxaa kuqoran kalimada tawxiidka ee aayatu alkursi shirkina way samaynayaan
Waa gaalnimadii oo cad wllhi
لعنة الله على المنافقين والكافرين والكاذبين
انه من يشرك بالله فقد حرم الله عليه الجنة وما ويه النار وما للظالمين من انصار
@Ahmed Osman Shidane xageeey ka qaldantahay
Walaal aan saxeee
لَقَدْ كَفَرَ الَّذِينَ قَالُوا إِنَّ اللَّهَ هُوَ الْمَسِيحُ ابْنُ مَرْيَمَ ۖ وَقَالَ الْمَسِيحُ يَا بَنِي إِسْرَائِيلَ اعْبُدُوا اللَّهَ رَبِّي وَرَبَّكُمْ ۖ إِنَّهُ مَن يُشْرِكْ بِاللَّهِ فَقَدْ حَرَّمَ اللَّهُ عَلَيْهِ الْجَنَّةَ وَمَأْوَاهُ النَّارُ ۖ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنصَارٍ (72)

@@abdulqadirkutub8032
ومأواه kadhigsxb
Mushrik weynaa
SubhanAllah wa gaalnimo waxan
Wax
wlhi wa gaalnimo cad xaqii ilahay lahaa bay siiyeen islaan dhimatay awlaad roob maal intaasba wa alla hawshisa lkn waxa jirta ayaad quraan ah o mushrikiinta dhulka la jartay o so gaba gabesay qofkasto alle u shariik yela wa tanaa aaayada wa ayadii so af jartay khayaaliga suufida iyo shirkigoda فال الله تعالي في سورة سبا اية ٢٢ (قل ا دعو الذين زعمتم من دون الله لا يملكون مثقال ذرة في السموات ولافي الارض وما لهم فيهما من شرك وماله منهم من ظهير)ن
لا حول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
Sheekh waanba aragnaaye
Marka asalaamu calaykum malagudhihikaraa.
Haa waa banaantahay
Runti
Hadaad ku ogtahay shirkigiisa maya, hadaadan ogayn xataa mid gaal ahba dee waad ku odhan kartaa adigoo muslim u haysta. Lkn nin mushrik ah in salaantii ahlu Firdaws la siiyo waa edebdarro oo Rabbi cazza wajal muwaxidka iyo mushrika muuna siman, salaantuna waa xaqqa islaamku isku leeyahay.
mushrikiinta Lama salaamayo sida muslimiinta
Mushrikiin
Gaalo weye
Nimanku waa mushrikiin
واعبدوا الله ولا تشركوا به شياء ان الشرك لظلم عظيم
When your mind is thinking about food and people say you please preach to us.
Kkkk
Mushrikiin waliba kuwan baa ka mushriknimo weyn Abu Jahal iyo tolkii... waayo kuwaasi Allah subxaanah waxuu sheegay markay xaaladu adkaato Allah subxaanah bas inay baryi jireen. Diinta haloogu yeedho haday diidaan hala babiyo oo baban beerka halagu wada gooyo madaxyaweynta hortaagan.
Subxanallah
Dalanyarta miskinka ah aya laqiyana 😭😭😭
Astaqfurullah!
Shirki bawaax ah.Allah ha soo hanuuniyo jaahiliintan haddii xaqa loo sheego aan waansameynin!
Shiikh xaabsato hhhhh
Aaway kuwii kashakisnaay mushrikiinta somalia? Kuwan maxaan oogu yeernaa?
Been badhna yahuuu
War beenta iska daaya dad waa wayn ayaad tihiine,qabuurahana ka fogaada.