Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Masciideed by Aamina Cabdullahi & Cabdi Naasir Macallin w. lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 кві 2010
  • This song reminds me of my childhood, enjoy

КОМЕНТАРІ • 63

  • @Barkhadd
    @Barkhadd 13 років тому +10

    heestani waxay ku jirtay riwaayadii "Galbeed Waa La Xoreeyay, Warsaw Ayaa Gaagixisay" 1978
    eryadii iyo fikradii abwaankii caanka ahaa ee iidoor ee Xasan Cabdilahi Ganay

  • @VivaSomalia1
    @VivaSomalia1  14 років тому +15

    Imagine if you will, this song playing in the radio on a beautiful Somali afternoon, the streets filled with the aroma of tea with spices, seeing my childhood friends, cousins neighbors, and more. even though i was really young when i left Home that's what this song reminds me of. what does it remind you of if any?

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 6 років тому +10

    Imka La arki Mayo inan Quruxdi hablaha somaliyed ee heesta lagu tilmayay Walhi Runtii iyo sido kale iyagna ragi raga aha ee garta iyo talada goyn jiray allaw somali sidoo ku soo celi

  • @HussainNoor-fh1tp
    @HussainNoor-fh1tp 2 місяці тому

    Haddaan qolo kale ku sheego waad xanaaqi ka warran,,, adigaa qabiil nala soo doontay !!!!!!!

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 7 років тому +9

    Ereyadii xasan x.cabdilahi ganey.1978kii riwaaayadi galbeed waa la xoreeyay.abwaanku waa reer hargeysa.waa isaaq sacad muuse,makaahiil,xasan makaahiil.

    • @Cartan7
      @Cartan7 6 років тому

      deegaanka saaxil gobolka waqooyi-galbeed ku dhashay

    • @AhmedMohamed-mf9ce
      @AhmedMohamed-mf9ce 6 років тому +1

      Goorme qabiil laga tegay old school ayaa ku urta

    • @davidjam9831
      @davidjam9831 6 років тому +1

      Waa sax sxb waalaga tagay

  • @abdirashidahmed6458
    @abdirashidahmed6458 4 роки тому +1

    Allaah ha u naxariisto marxuum A/naasir

  • @kaamilk8863
    @kaamilk8863 6 років тому +4

    Cabdinasir macalin siciid warsame alaha u naxariisto.

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 2 роки тому +2

    Codadkii fanaaninta kala ah
    Aamino cabdulaahi xirsi iyo
    Cabdi naasir Macalin siciid
    Erayadii abwaan xassan ganey

  • @mohamedabdullahi570
    @mohamedabdullahi570 4 місяці тому

    Maxamed xasan baroow iyo aamino cabdullahi ayaa wada qaadey ee cabdi naasir macalin ma aha qoraanka qofka soo galiyey heesta magaca ayaa kaa qaldan

  • @abdirashidahmed6458
    @abdirashidahmed6458 4 роки тому +3

    Galbeed waa la xoreeyey ee aynu weerarka aadno Xasan ganey iyana magaalada baydhabo ayaan ku daawaday anoo la socda walaashay oo iga wayneyd

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 роки тому +3

      Abdirashid Ahmed
      Galbeed waa la xoreeyay iyo aynnu weerarka aadno.kkkkkkk
      laba riwaayadood midi tan heesta cabdinaasir iyo aamina cabdillaahi qaadayaan ay ka midka ahayd bay ahayd oo waxa la odhan jiray galbeed waa la xoreeyee waarsaa gaagixisay masrixiyaddeedana xasan xaaji cabdillaahi (xasan ganey) ayaa ku saxeexan. midna ha waalnaado jacaylkuye aynnu weerarka aadno ayay ahayd oo maxamed cali kaariye ayaa lahaa.hhhhh

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 4 роки тому

      @@khadarmohamed2676 hhhh

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 Рік тому +1

    Ilahow u naxariso cabdi nasir macalin

    • @SalmanSugulle
      @SalmanSugulle 11 місяців тому

      Oo sxb labduba wan dhintene mxd u kla reebty

  • @VivaSomalia1
    @VivaSomalia1  9 років тому +1

    Muuq dheer cadeedoo, markaa soo baxeysiyo.
    Waxaad tahay man iyo doog madheedhkoo bislaadiyo.
    Aaah ragga maanta maku hadlaan sidaas oo kale, caleeeeek..

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +1

    Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka aamina cabdilaahi iyo c.naasir macalin siciid

  • @Cartan7
    @Cartan7 8 років тому +6

    Waqooyi Somalia alifada ama curinta suuganta inaba caadi maaha - heer sare

  • @omaryare6586
    @omaryare6586 5 років тому +4

    Rag magaca guud iyo magta waa ka siminyahay bal hal kuu dhigay eeg abwaanka

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 5 років тому +7

    ar heestan maxaan Radio hargeysa ka dhagaysaty xuusus bay ugu leedey

  • @saaidosman4927
    @saaidosman4927 8 років тому +3

    xaliimo horey ubadaneeey gadaaal aaan kaaa jclaadey ayey ragga maanta Ku hayaaan

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 4 роки тому +2

    cabdi naasir macalin siciid ma ahan waa maxamed xasan barow iska sax

    • @KingJamaL777
      @KingJamaL777 4 роки тому

      Maxaaa isku qabiil.maa.tihiin maxamed xasan barow jecelkisa ma ka batay waa al fanaan c.naasir saciid eebow

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому

      Barow copy buu ahaa waa cabdinasir macalin siciid aun barrow bari dambe oo ruwaayadaa la soo celiyay buu dhigay markuu cabdinaasir aun d hintay dhawr sanadood la dib

  • @jamabashe4358
    @jamabashe4358 5 років тому +1

    Muuq dheer cadceedo markaaa sooo baxaysiyooo waxaad tahay maan iyoo doog madheedhkoo bislaadiyoooo
    Bal.kuwa haddeer car ha keeneen intaaaa dad waaa dadkii hore

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Рік тому

    Rawaayadii Galbeed waa l xoreeyay warsay gaagixisay ee 1974 abwaan i Xassan haji abdillaahi hassan ganey

  • @liiabdi7045
    @liiabdi7045 3 роки тому

    Allaha u naxariisto C/naasir macalin

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 14 років тому +3

    Ops! wat A song,, runtii.. sometime baan dhahaa allaan damn waqtigii wanagsanee in ad noolaato.. Dadki wa dadki hore walee:P Car ciyaalka xafada ha fahmaan ba heeskan.,, wa shidan tahay ayeey amaan u yaqaanaan aahah..... dis isn really amaan.. so sweeeet,, luv it...... thnks 100000 times huno vivasomalia and also viva adiga xitaaa////////

  • @galadaxmed1772
    @galadaxmed1772 11 років тому +1

    masciideed amino cabdulahi yaasin vs cabdinaasir macalin saciid codadkii dahabiga a haaa

  • @oliyo
    @oliyo 13 років тому +4

    Ragii hore nin wax garad ah ayaa lagu amaanijiray oo garyaqaan ah, hadase lacag mahaysaa ama dowlada ma ku jirtaa iwm. ayaa lagu amaanaa bay ilatahay?

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 роки тому

    Ruwaayadii galbeed waa la xoreeyee waarsaa gaagixisay erayadii xasan x. Cabdillahi xasan ganey cabdinasir macalin siciid Allah SWT janooyinkiisa he ugu deeqo xasan ganey iyo amina cabdillahina cimri dheer iyo cibaado suuban

  • @drsawoabdullahi3875
    @drsawoabdullahi3875 4 роки тому +1

    2020

  • @khalifahassan5102
    @khalifahassan5102 8 років тому

    Its very nice somali song

    • @thinkl1409
      @thinkl1409 6 років тому

      Qofkan xasa ganey uabtirinayaa yaa waydiiyey abtirsiinta abwaanka isaaq buu qofkaasu gaadhay alow dadkan soo hadee qabyaalad lee subxana laah

  • @axmadmacalinxusen7408
    @axmadmacalinxusen7408 3 роки тому

    heeskan waxa qaday maxamed xasan baroow

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 2 роки тому +2

      Waa tan orginalkii riwaayadii Galbeed waa la xoreeyay waarsaa gaagixisay lagu dhigay. Maxamed Xasan Barow waxuu ahaa waqtigaas hoboladii suuganta so gashay riwaayadaan oo celis Ah ayaa lagu tijaabiyay sidaas ayuu waxuu kugalay booskii AUN hobolkii waynaa Cabdinaasir Macalin Siciid. Saas u baro soogaareenkana dhagayso

  • @AJ-nw5se
    @AJ-nw5se 9 років тому +3

    garta macalinkeeda iyo waxaad tahay waxgarata maskaxda u jihaysa...
    mulaax qadhac iyo miida subaga meel uga eegey....... plz correct the errors. that's right words

  • @hudahussein9511
    @hudahussein9511 10 років тому +1

    Heersare

  • @VivaSomalia1
    @VivaSomalia1  14 років тому

    @iluvxamar Mahadsanid....Walalo..

  • @hamdialli964
    @hamdialli964 6 років тому

    Yaqadayo

  • @Boqorada-qaniga
    @Boqorada-qaniga 2 роки тому

    Garta maclinkediyo waxad tahy ma garatada maskaxda u jahyse

  • @fathiyaaliyahz7475
    @fathiyaaliyahz7475 8 років тому

    ग्ग व्व्द्म्व्ब्ब्स्ब्स्ब्ब्ब्स्ब्ड्ब्स्ब्स्ब

  • @GURIGAKHERKATV
    @GURIGAKHERKATV 8 років тому

    .

  • @fathiyaaliyahz7475
    @fathiyaaliyahz7475 8 років тому

    ब्ब्द्ज्ल्ड्

  • @RudwaanD
    @RudwaanD 2 місяці тому

    Galbed wala xoreye warsa gagixisay Made in somaliland