Amiradeeni hore kuso noqotey, Dagganan mashallah❤ wiilalshan ku jecel, ku qadarinaayo qiimahaga yaqaan ilaasho. Naagaha intooda badan kheir male, tartan iyo xaasidnimo kama dhamaato. Gabadh cadaw an naag eheen male.
Alla amiradena maxay nago io nimanba ciishy she always Princess 👸 ♥️ naagtagto talabsaty laga masera amira waligedba masamyn comments loqoro waykugu dali karan un I love you xbbti amiray horay usiisoco waligaa my Princess 👸 💖 ❤❤❤
Amiira apyo gabdha team 27 qar waa cadow adi io koko ayay idinka dhaxshaqeyen hadana adi io sundus ayay idinku dhax jiran ani waxan la yabanahy dadka sundus markay murugsaneyd oo lacagta laga dhace garabkeda ma,ehene hda amiiro markay sundus prank ku sameyse ay arken inay dadka dhan ku kaceyn ayay waxay bilabeen inay sundus isku daba qoran midakle waxan la yabnahy meqa bilod oo malesia laisla joge hda ma ogu horeysa in call laiskula hadlo hda markii call laisku kula hadlo snapka laso sara nagahan waa abeso,wlhi sundus, koko yalagu dirin sido kle ladan cidi ad ay ku xishmadeysa waa gabar maskiin ah amiiro dadka kala baro sundus video isla so duba ku xumeyn
Namiimin dheh aduun ka waxaa iiga daran TikTok story marky soo dhigty ayagoo islahadlaya sxb kulahaa amiiro intas hagubato isledahay naa tan gaaban show waa mixnad aan la ogyn 😮
Waa. Qiyaano maaris ayyaa kowdii biriq siiyey inta igu raacsan
Haa marar badan dhahyay kulabka kowad lagu bixin lahaa😂
Mahres 2😂
Mahrez wu dhaqajiyey
2 jeer bayba ahayd ba malaha 😂
Haa wlhi naftarkiis qiyaano ayuu sameeyey baqtiga ninkaan mehres ladhahaayo
Amira challenge gii indhool dhagool aflow soo sameey jeestoole iyo mohan iyo axmad kasoo dhig
Amiira abaayo challenging indhool, dhagol iyo qofka aan hadlin Karen soo same waliba waxa keen taa jeestole,mohan iyo iqbala plz walaahi funi 😂
Waankula qabaaa kuwaan waaba funny
alla wan kugu racsanahay 😂😂😂
Waliba mohan jestole salax😂😂😂😂😂😊
Alla haah wlahi barnamijki aduunka ahaa 😂
Alla haah wlahi barnamijki aduunka ahaa
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫶🏻🫣
❤️
Scw
❤صل الله عليه وسلم
Scw❤scw❤scw❤
Scw❤❤❤
Alla mohan iyo jeestole yaa uga dawcoonaa wllh waa iga qosliyaaan😂😂😂
Inoo sooraadi cid aa uga dacwoono
Amiira video dhagolka indhaha iyo qof hadley ino so samey salax jestole iyo mohan plz funny waye waxa fanny waku heysana 😂
Mohan qosol iga dhameyy amiiro no keen yqy hawen wlbo mohan wa jeclhy wiilkan 😂😂😂😂
Hye hpen wngzn hadaba Amiira sogayey inta video sodhigyso
Dhmntiin cfimd ku seexda kuna kaca
Wilashaan channel ka xata wey islaheysiyeen qof kle makasoo muqankarto ay dhaheen haben hore in laga jacelyhy wey arkeen wa niwadaanaa
Wiilal wax dhaama male, xaasidnimada, xifaaltanka iyo nolol quriwaaga nagaha wad ka reysan.
@@user-ir3fe3wj1j ma aragty❤
12:43 sax waye mohan is not easy 🎉😂❤
😂😂😂😂😂 majirtaa san
Amira sas lagaraba wax yalo quruxbadan sogali san kusoco Amira ❤😊
Mohaan wuu saxanyhy muhiimada waa in indhaha la dhaqaajin 😂😂😂
Saana kaa rabaa quen miraa cadowkaaga unolow we alweys with you ❤❤❤❤
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
Alla mohan waa jeclahy wlha qosol miran amiro noso badi😭😂😂😂😂😂😂
Mohaan qosolka iga dhameyay😂😂
Mahrez first inuu baxo aheyd asiga indhaha bilig kahor siiyy ahmed
Yes caawa aniga u horeyo team amiira one like 👍 ❤❤
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Mohan mid maha wahi waa fuurey😂😂😂
Sax weeye mohan mahrees markii hore waa laga badiyey waxana guusha lahaa Axmed inta ila aragtay ismuujiya❤
Wlhi amiradena hadey wilal yar yaro faridina heshy jh kuwan lee noso dub amiro😂barnamijkii dhagol indhol so same jestole mohan iyo hurdaye kuso same inta barnamijkas rabta farta taga guys😂☝️😊
☝☝☝☝☝☝☝☝😂
Wan kugu racsanahy❤
☝☝☝☝☝
☝️☝️😂😂
Amiradeeni hore kuso noqotey, Dagganan mashallah❤ wiilalshan ku jecel, ku qadarinaayo qiimahaga yaqaan ilaasho. Naagaha intooda badan kheir male, tartan iyo xaasidnimo kama dhamaato. Gabadh cadaw an naag eheen male.
Waxa ceebta io xumaanta u radinayaanba wa naago
@@queenruun9709 Haa wlhi shartoda allha ka qabto
The enemy is someone who works in your field, Its exactly those pple who stab you in the back 😢
Alla amiradena maxay nago io nimanba ciishy she always Princess 👸 ♥️ naagtagto talabsaty laga masera amira waligedba masamyn comments loqoro waykugu dali karan un
I love you xbbti amiray horay usiisoco waligaa my Princess 👸 💖 ❤❤❤
Amiiro gabdhaha kusoosameey sundus haka sootagin ya igu racasan❤❤❤❤❤❤❤
Wof anaa kugu racsan😅
Ala axmad iyo mahrez isku mar ee isku qabteen laakin mahrez amiira amaysa. Ujedin😮
haa wan kula arkaa
Mahris ayaa ugu horeyay indhaha biliq siiyay Ahmed qalad ayaa ku kicisay amiira mahris anaaa fiirinaayo leedahay weena ka jeesatay ku celis waaye
Amiira caawa video inaad soo dhigayso ma mooday maadam aad xalay saaid u daasheen video aad u dheer o wakhti badan kaa galayna aad noso dhigtay
Jaceyl noqabto uso dhigty
Amiradena nagama.kaftan to ayado dashy hadne naso xasuse😢
@Gosha-rercarale been maaha ❤😪
@@salmaansalka5798 ❤❤
Anaguna kama kaftano Quruxleydena yar... Cizi iyo sharaf ku noolow Qalbi dahabey❤❤❤
Amiiro mcnto gemka luqa tiktok kaga soo shargerry fiiri mcnto ❤ 1.300m com soon ❤🎉
Waa labo waalan mohaan iyo jestole sharooto aa😂😂😂😂😂
Mohaan wuusaxanyahay koowdii hore mahrez iyo axmad mahrez baa kala horeeyay
Codowgaga kowaad waa nagaha teamk 27 weliba qaar xaley walee waan yabey amiiray miskiin baad tahey wlhi
Naa ma ila araktay wale naaguhu caloshe ka bukaan wlhi caadi baa lodareemaye
Naa wlha waa runtaa amiiro lkn cidna uma bahna❤🎉
Waa run 😂 lasoco hadana kasoco cidna uma baahnide
@@XayaatAxmed-nq5cj Haa weliba ta afka qorotada leh iyo ta miskiinta lomaleyo
@@amiishaahmed3348 🤣🤣
Al amira wllshy mohan jestoole nosobadi nlz 😂😂lbd wy iga qosoliyam wllhi mohna ukusaxanyahy
Mahres ayaa ka horeeyay Ahmed ❤
Amiira gabadhi xalay xaflada ugu shidned ceydana wiilkii xaley xaflada ugu shidna ❤❤❤❤
Xaflada kaliya maahan Malaysia dhan iyaga ugu shidan❤
Xidiga iyo Xidigta Social media Milyan Qurux & King Ceyda ❤❤❤
Xaq maha wllhi mahrez no 1 asa dhaqajiyay hdana uu ku celiyay guys ufirsada
Team mohan and Team jesstoly mathahaa ee saranyiiheen❤❤❤🎉🎉🎉
Sax wye Mohan waa wadana wlhi 😂😂😂😂😂sundus oo Wila wye Mohan wlh so funny masha allah😂❤
Sax wye mohan legend 🙌 👏 cimaamadiisa waa tuure goat 🐐
Amiira please part 2
Naa amiroy qalpi nagahan aan xalay wajiyadoda aragnay pls ha isku so dhisin iska fogey inta iska fogey karto bisinka wlhi xalay waa yabay side iska dhigayen pls iska ilaali sidi wasaqda yesan kugu halaabin wasaqdode baayo😊❤
Sax wlhi amiira cadoowga ugu horeeyo waa naagaha tiimka 27 xalaan arkay kiki samiya xalay said looga dareemyey
❤❤❤❤
Maxay ku sameyeen Ani waxba uma jeedine😂
Axmed aa badiye mahrez aya hore isha biriq siiye walihi firi waa qiyaano
Amiiroy pls nasra abtidoon hade 1m gaarto kadis ugu tak mcney side ayada diyaarad kugu soracday adne usharaf ee kadis ugu tak hade macqul tahay 😊❤
Amiro wdanka ma iyada ka buxi kartaba😅
@@MILYAAN_DHAAN maxa sabab uga bixikarin😳
Wax kale maha passport ka dhacey laga yaaba hada iney so jadiidisey.
Amiira qurux ❤❤ here usoco inta kaa xun illahey haka qabto wllhi
Queen Qurux iyo King Ceyda waawenka wadadii Asad Hagio wa haysaan...2M coming soon Incha'Allah ❤❤❤
Team Amiira qurux one like 👍 👌
Sida cdiga awalba mahres waa lga bdiyey firstigiii mohana wuu sxnyahy😊❤
Amiira guul guul leewaye wow gulaystay sharooto wax maceliso
Amiira I love you so much 💗 💓 abyyo
Hormar wacan ayan kugu duceynA
Amiira plz routinekaaga uxiizay nosoo gali😢❤
Mohaaan ilmaha bulanooyaaa yaa laga badalin😂😂😂
Mohaan yes masha Allah hambalyo Hambalyo
Amiire barnamija noo sameya aheya dhagol iyo indholeh iyo afka laga xire cunta la sameyan noo sameysa codsi amiiradeen ❤❤❤
Amiiradena horey usoco wadadii 2m kusocotaa strong girl video cusub ino sobadi ✊ 💪 🔥
Ambitious abaayo please 1❤
Ayy wilasha se amira u jecelyihin❤❤
Wr niyow yar War laysku dating jestole iyo iqbal iyo.mohan hanolokeno chalangele indho la,an dhago la,an iyo mute ka😂😂😂😂😂😂
Boqoradena Amiiro qurux keep going sister ❤
Amiira gabdho adi kujirtid soo sameeya. Plz
2bada wiil ugu horeeya mahras io ahmad mahras ayaa horeeyey isku qabashada indhaha 2bajeer ayuu isku qabtey kadib ayuu ahmed dhaqaajiyey intii ila aragtey like 👍 😊
Amiira part 2 ceyda kuso dar iyo deeqow marwaan pezza
First one team amiiro ❤❤❤❤❤
Amiro barnamishka dhagol sosame mohan iyo jestole iyo iqbal kusosame plz
Jesteeye iyo mohaan love buuran dhab dhaha hppiyal❤😂😂
Mohan gar io gardaro waa wataa guul wacan Mohan
Amiirah mahres ilaa marar badan dhahay bee 😂😢
Waa qiyaamo
Part two inoo Soo samey
Mahresna ku Soo dar Inshallah 😂🎉
Waku ogalnahy sharotada kaliya mohan uogalnhy iyo iqpal iyo jestole 😂😂😂 kuwa kle mayaaah😂😂
Alla qosol badna jestoole 4mar deestay kulaha😂😂 amiray gabadhaha ne kuso dar challenges kan anaka xita wanku jirna ileen ayaga waardiye ka haynaye😅
Qeybta sharootada barnaamijka sii qurxisay ala 2daan wiil maalmahan wa noshideen😂
Milyan Qurux plz codsigeena no tix gali barnamigka Dhagool indhool, ka hadlin so samey marar badan ku so weydistey plz❤❤❤
Wah mares wufuray 😮😮😮😮😮Ahmad mafurin ee maresa kahoreye😮😮😮ya ilaarkay🥺😞👍👍
Team Amiir One like❤❤❤
Mohan is not easy 😂😂
Amiiro Mahriz Ayaa u horeye kadib waye Ahmed
Mohaan wuu saxan yhy mida kale amiira adi laftigada dacd ma tihid mahrez marki 1waad ayu dhaqajiyey ahmed waa qayantey😢❤❤🎉🎉
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Haa amiiro mehrez axmad xaqdruu kga guulaysty
Amira bayo barnamikan o gabdho ah no keen wax qiyano kuma jiran mohan hadu waxa subsado iyo hadukale wunadhaqajinlahaa coz sharootada wax maciliso yess😂❤😊
Aamiin qurox waxan kasosalamay kambala❤❤
Moha wu saxanyhy🎉
Amiira challenge dhagol io indhool noso samee😂😂😊
Amiira challenge gii dhagool aflow iyo idhool soo sameey please 😅😢😂😂😂 😊❤
Haa sax waye mohaan ❤❤❤ congratulations 🎉🎉
Maya sax wye cause asagaba wuu Ku dhagsan karay 😂💕
Wax qiyaama ma jirto amiira 😊lkn mohan wlhi fidhixdu iga dhameeyay😂😂
Alla mahrez a kow isku qabtey inta iigu raacsan
Amiiro qiyaano waye😢😢😢😢😢😢mahres baa kowdi biriqsiyay haaay😂😂❤
Amiira apyo gabdha team 27 qar waa cadow adi io koko ayay idinka dhaxshaqeyen hadana adi io sundus ayay idinku dhax jiran ani waxan la yabanahy dadka sundus markay murugsaneyd oo lacagta laga dhace garabkeda ma,ehene hda amiiro markay sundus prank ku sameyse ay arken inay dadka dhan ku kaceyn ayay waxay bilabeen inay sundus isku daba qoran midakle waxan la yabnahy meqa bilod oo malesia laisla joge hda ma ogu horeysa in call laiskula hadlo hda markii call laisku kula hadlo snapka laso sara nagahan waa abeso,wlhi sundus, koko yalagu dirin sido kle ladan cidi ad ay ku xishmadeysa waa gabar maskiin ah amiiro dadka kala baro sundus video isla so duba ku xumeyn
Dulmiga dhan waa sundus amiiro cml maheleeso lkn😂
Namiimin dheh aduun ka waxaa iiga daran TikTok story marky soo dhigty ayagoo islahadlaya sxb kulahaa amiiro intas hagubato isledahay naa tan gaaban show waa mixnad aan la ogyn 😮
Amira routine full oo guriga no so samey pls waxan waa ku cajisne
Amiiraay part two kahadal malahan noso samey👸💕
Wllhy waa saxan yahay wiilkah😮
Haaa waa uu ogol nahey mohaan fanny 😂😂😂
Amiiro adi iyo cayda video ila soo sameeya🙏
Waa qiyaano maharishi iyo Ahmad maaras ayaa biriq siyey inta igu raacsan
Mehrez iyo ahmed mehras ayuu indhihisa hore bidhiq ka siiyey amiira ku laabo viodyawga😊😊
Mahraz aya horeyay amiira wadjesatay
Only team Mohan
Amiiro hore usoco Abaayo waadadAalaysaa❤❤❤❤❤
Mohan waa saxanyahy asaa gulaystay 🎉❤😂
Tem amiro Olin lingiga❤🎉
Viva mohana barnamishka dhan asaa funny ka dhige😂😂😂
Amiira ceyda ka soo aarso😂
Team Amiira qurux like 👍
Mohaan waasaxan yhy ayagaba miyay sameeyaa❤❤❤❤❤