Wareysi Xaasaasi ah Dr Maxamed Cabdi Gaboose Qaybtii shanaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 175

  • @akramcabdala5093
    @akramcabdala5093 3 роки тому +13

    Mahadsanid dr gaboose.
    Waraysigan qof kasta oo garasho leh wanaag ayaa uga soo baxaya, qofka aan caqli lahayna xumaan ayaa uga soo baxaysa.

  • @naimamuztphe8787
    @naimamuztphe8787 3 роки тому

    Alle naxariistii jano ha ka waraabiyo Cabdiraxmaan Axmed Cali .

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 3 роки тому +3

    DR gaboose .helyay aragti dheer .aqoonyahan . Aan haysan dadkiisii iyo dalkiisii hogaamiye la hagraday ale cimriga iyo caafimadka ha ku barakeeyo

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 роки тому +8

    Abaanduulihii Xoriyadda buu ahaa C/Tuur
    Cigaal

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 3 роки тому +3

    Dr. Gaboose, write your biography to be preserved for the coming generations. You're an eyewitness for Somaliland constructions' events, and full of untold historical information. Ilahay haku xafdiyo. Ameen.

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 3 роки тому +6

    Dr.gaboose nin qaranka tacab gashaday,
    Taariikhdaa ku xusi doonta digroore
    Ilahay cilmi caqli iyo cimrigaba ha kuu barakeeyo
    Xusuustada fiicani waxay ka markhaati kacaysaa inaad xalaal cuntahay
    Waayo xaarantu waxay khalkhal galisaa qaybta xasuusta ee maskaxda bini,aadanka
    Mansh alllah

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 3 роки тому +4

    Nim wax badan og nin weyn dr gabose rijal jira 🔥👑✌️

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 3 роки тому +4

    Dr maxamed cabdi yuusuf jaamac habalyo

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 3 роки тому +3

    Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Allaah Yaxfadak.

  • @wiilkafarxada7877
    @wiilkafarxada7877 3 роки тому +6

    taariikhda dalkeeno leeyahay iyo dadkii taariikhda sameeyay in wakhti dib loogaliyo oo lasharfo oo laqoro waa waaajib min xilqadii 1-5 waxaan ahaa mid aan markaliya aan kajeesan waayo xilqadwalbaa saamayn balaadhan ayay lahayd runtii dr gabose s-cali-seenyo iyo saab tv aad baan idiin uhambalyayna waayo intaad noo soo gudbiseenba waxay naga caawisay fahamanka teeriikhda qaranka iyo nooca hogaamiye ee dalka iyo dadkuba ubaahan yahan si waangsan ayaad u habayseen marba qayb inaad noosoo gudbisan waayo xiisena ayaad uyeesheen dr maxamed cabdi gaboose alle cimriga iyo caafimaadkaba ha ubarakeeyo hana kayeelo mid hogaamiya dalka waayo dalka ayaa kuubahan

  • @danjire7605
    @danjire7605 3 роки тому +5

    waxa xaqiiq ah in dhimashadeenii 1988 - 1991 iyo 1994 ay kala magac iyo muuno badnayd. Ka hore wuxuu ahaa rag u dhintay guushii aynu helnay. Ka danbe isna waxa uu ahaa mid aad u foolxun oo dhexmarayey dadkii guusha Rabi swt ku siiyey halgankii naf- hurka ahaa. Geesiyadeenii oo is dilaayey waa foolxumo. Balse waxay ina bartay waayo aragnimo wayn oo maanta nolosheena wax ka tarta. In aan cidna dhiig u hurayn siyaasi xil doon ah balse ahmiyadu tahay inaan sii wadno dawladnimadeena iyo mustaqbalkeena.

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому +1

      kaaga daran kuwii ka dambeeyay ee hurinayay colaadaa kumanaanka ehelka ahi ku madheen waxaa kow ka ah Muuse Biixi oo ay madaxweyne ku sheegaan bal adba

    • @danjire7605
      @danjire7605 3 роки тому

      @@moegreenback6854 wll jeegaanta waxa ka horaysay dhab libaax taas macneheedu maaha inay qabyaalada doorashada ay dadkaasi bilaabeen.
      Wll fariintaada hubii

    • @danjire7605
      @danjire7605 3 роки тому

      @@moegreenback6854 kawaran kuwii qaranimada Somaliland lasoo noqoshadeedii ka hor yimid ee qoriga u qaatay. Nin qaranimaduu difaacayey nina qaranimadaasi ayuu aasayey.

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому

      @@moegreenback6854 Cabdiraxman tuur haLyeey inuu ahaa lama diidin sxb ee wuxuu usoo halgamay ayuu yidhi waan aasayaa!
      Taasaanu kaga hor nimi anagu ma hawiye iyo daaroodka somalia ayaanu hoos tagnaa kuwaa hoos taga ayuu nalahaaye.
      Ma haboona in La xuso

  • @maxamedclaahiayaanle3369
    @maxamedclaahiayaanle3369 3 роки тому +6

    Waa aqoonyahan gaboose dhakhtar waxuu muujiyey sida xogta bukaanka u ILAALIN ayo waa dhakhtar buura ah

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 3 роки тому +3

    Cabdiraxmaan Tuur alle haw naxariisto

  • @faraxrashiid9994
    @faraxrashiid9994 3 роки тому +2

    Waxay ducadu ku dhamatay guulayso guulayso akhiro iyo aduunkaba dr gaboose

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH 3 роки тому +11

    30 Sano ka dib Somaliland Soomaali iyadaa u sidata, Waxaana Alle mahadii ah C/Raxmaan tuur isagoo usoo noqday mabda'ii Somaliland in cidiisii lagu aasay AHN

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 роки тому

      waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @museadan2109
    @museadan2109 3 роки тому +1

    Legend dr gaboose!

  • @Johnson-gb9yf
    @Johnson-gb9yf 3 роки тому

    Illahay naxaristi jano haka waraabiyo madaxweyne Abdirahman tuur, illahay naxariisti jano haka waraabiyo madaxweyne Cigaal, illahay caafimadka iyo cimrigaba ha u barakeeyo Dr gaboose. Illahaw hogaamiyayal fiican hanoo waayin, illahay dhamaantin miisinka xasanadka ha idiinku daro intiina wanaaga ka shaqaynaysay.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +1

    Dr gaboosey illahey cafimaadka iyo cimriga ha ku daayo waxaan badan oo been ka maqley baad runta ka sheegety waa tariikh dhan oo dhab ah

  • @fourrehgirreh4179
    @fourrehgirreh4179 3 роки тому +2

    Dr.ka madaxwaynayashii u magacaabay xil ay wada shaqeyn kari waayeen, ani waxan u arkaa nin goaan leh inuu yhy iyo fikir salima , fikir kisa dawladnimo waa wax ficen hadi ka dhabtey

  • @rjama9518
    @rjama9518 3 роки тому

    Labadaa fikir keebaa guul ahaa markaad somali si guud uqiimeyso 30 sano ee lasoodhaafey iyo maanta halkey mareyso

  • @olaadyare6438
    @olaadyare6438 3 роки тому

    Mashalah dr alle hakushrfo wata aanmaanta kunaaloonayno dadalkii aad nogasheen adiyo masuliyintii kale

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto marxuum Cigaal. Dalkan Alle isaga ayuu sabab uga dhigay badbaadadiisa. Maanta waraysigani suurto-gal ma ahaadeen haddii aanu madaxweyne Cigaal waddanka samata bixin.

  • @abdilahiyuusuf3698
    @abdilahiyuusuf3698 3 роки тому

    Alle ha unaxariistee 2nin oo qaali ah bay ahaayeen c/raxmaan tuur&cigaal .c/raxmaan tuur waxa uu nin qali ah oo ilaahay siiyey caqli iyo garasho fog waana tabtii uu sheegay maanta tani

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 3 роки тому

      Walaashayeey maaha ha aaminin sidaa ,
      gooni isutaaga wax kuugu kordha mooyee waxba kaagama khasaarayaan

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому +1

      Gooni Goosadka wax noogu kordha mooyee waxba nagaga daciifimaayaan

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 Beenta jooji

  • @Aaaaa-ic7eo
    @Aaaaa-ic7eo 3 роки тому +2

    Dr gaboose tixgeli qaranimada
    Jamuuriyada somaliland fadlan
    👆✋✋

  • @akae5153
    @akae5153 3 роки тому +2

    Anigu xiligaa ma jirin, laakiin waxaan taariikhda ku hayaa in Isaaq inta kale iyo anaka noqotay oo la isla goo go’ay, ilaahay tii oo kale inaguma celiyo laakiin hadday imika sidan kusii socoto in mardanbe dharka la isku dhigto ka furaanmayso..

  • @sakariyeismail857
    @sakariyeismail857 3 роки тому +1

    Msh allh

  • @khadarjama4813
    @khadarjama4813 3 роки тому

    Rabbi naxaristii jano ha ka waraabiyo 2doodaba Aamiin

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 3 роки тому

    Waxbadan oo aanan ogayn ayaan ka faa iday waraysigan msha al ah Dr Gaboose ilaahay cimriga iyo caafinadkaba haw siyaadiyo

  • @mustafemohamed2341
    @mustafemohamed2341 3 роки тому

    dr.gaboose wa anin adag oo halyey ah

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 роки тому +2

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.
    ka waran heeeeeeeeeeeeee ?

  • @user-do3ow4xj7k
    @user-do3ow4xj7k 3 роки тому +1

    Nabadoonkayaga Dr gaboose guul & gobanimo 😎😎👿👿👿👿 adeer
    Raxima hullaah fadiilata sheekh C/raxmaan tuur 👿👿

  • @hassanfandhedamal4440
    @hassanfandhedamal4440 3 роки тому

    Tariiq waxku ool ah ayuu nooshegay guulyso gaboosow

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 роки тому +3

    Waxaan aad ula yaabay sida C.TUURA u saadaaliyay in waddada goosigu aan wekigood lagu guulaysanayn lagu hungoobi doono. 30 Sano ka bacdi aqoonsi ma hayno kinteenar baa lagu jiraa war dadka runta ha loo sheego

  • @abdiazizmohamed2655
    @abdiazizmohamed2655 3 роки тому

    Ragaas dhintay oo dhan alle haw naxariisto waxaa xaqiuqa inay kuwan maanta miisaan iyo macnaba dhaameen

  • @mohamedhamudyasin1465
    @mohamedhamudyasin1465 3 роки тому +3

    Laba Arin ayaan ka fahmay waraysiga Gaboose, wa tahoree in ina Bixi iyo ina Kaahin is hor tageen labadii madaxwayne ee Tuur iyo Cigaaal , xataa Riyaale iyo ta labaad oo ah in Gaboose Tolkii ka hadhay 94kii oo Dawladii Cigaal la shaqeeyay iyo Nabadaynta S.land.

  • @cawarcawar1350
    @cawarcawar1350 3 роки тому

    Aad baan kuu hambalyeey qabiili gaboose

  • @Aaaaa-ic7eo
    @Aaaaa-ic7eo 3 роки тому +5

    Maxamed xaji ibraahim cigaal (aun)
    Waa aabihi somaliland dhidibada
    Utaagey

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому +1

      Maaha Tuur baa xoreeyay Cigaal dal la xoreeyay buu nasiib u yeeshay

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому

      Sowtuu ina cigaal jabuuti ku sitey calanka buluuga ah 😹😹😹😸😸😸
      C/raxmaan tuur baa xoreeyey 😼😼😼 midhkaas ku biyo cab 😸😸

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому

      Sax walaal
      WiiLashan cabdiraxman tuur kula hor ordaya waar Tuur mugdisho ayuu tegay Taariikhdiisii isagaa masaxay.

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 ina cigaal buu ahaa kii calanka soomaaliya ku faanayey jabuuti 😹😹😹ina biixina waatuu gubey calanka soomaaliland😼😼😼

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 роки тому

    Qaybti lixaad aaway

  • @rudwaan
    @rudwaan 2 роки тому

    Dagaalka u gaboose ka sheekaynayo magaci? Soormu dhacay?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому

    Dt gabaose book ma ku qoretey tariikhdan dhabta ah eed hayso

  • @cabdicaliibnushabeell5475
    @cabdicaliibnushabeell5475 3 роки тому

    C raxmaan axmed cali wuxuu ahaa halyey qaran runtii dadkaynu walalaha ahayn ee inala degnaa dalka waxay masaxeen tarikhdisii sababo qabiil darteed waad ogtihin in cigaal oo markaa uun xamar kayimi eribotkii loo bixiyey bulshadana laga dhaa dhiciyey inuu ahaa madaxweynii ugu horeyey ee dalka waana ta ilaa manta rer shekh isxaaq gaar ahaan rera gaara ay dagaal kula jiraan tarikhdeena iyo in laynagala dagaalamo talada dalka amaana allah

    • @mohamedaden5155
      @mohamedaden5155 3 роки тому

      Hhh horta madaarka cigaal Riyaala u bixiyay ee cuqdada iska daa

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      @@mohamedaden5155 cuqdad maahe run buu ka hadley

    • @cabdicaliibnushabeell5475
      @cabdicaliibnushabeell5475 3 роки тому

      @@mohamedaden5155 riyaale keligii muu ahayn wll cuqdadna majirto ee waa arin lahubo labada nin ee manta dadlka mamula waa labada c raxmaan coladaa ku kiciyey

  • @abdirahmanawil7096
    @abdirahmanawil7096 3 роки тому

    Waraysi Qiimo badan Qaybta 1aad ilaa 5aad lagama caajisayo.

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 3 роки тому +2

    Nimanka fidmada waday Muuse biixigan baa kow ka ahaa

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому +1

      Nacam isaga iyo Ina Kaahin iyo Saleebaan Gaal

    • @hailegoome7817
      @hailegoome7817 3 роки тому +1

      Heego waxba kama galin danta ummadda ee waxaa udaran inay xukunka gacanta ku hayyaan..

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому

      Muuse waa ka aad ku sheegtaan kimistuu dubi jirey markaa sidana waydinka uhadlayee meel uu aanu idiinku nimaadno kkkk

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 muuse mujahid ma aheyn markii danbena umaadi ayuu isku direy

  • @mahamedali3758
    @mahamedali3758 3 роки тому

    Garxajis naf haday leeyihiin Somaliland ay lexejeclo ka leeyihiin xisbiga wadani dr gaboose ha u dhiibaan cabdirahman ciro maha nin hogaamin Kara xisbiga wadani iyo mawqifka Somaliland

  • @muuseaar4787
    @muuseaar4787 3 роки тому +2

    Siidii uu sheegay tuur ayay kusocotaa hada dadkii reer somaliland na way isku naceen siyaasadiii markii rero aykabixi wayday taasina waxay keentau in dhalinyaradii xamar kajeclaaato hargaysa

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 3 роки тому +1

      Waar runta haddaynu isu sheegno Hargaysa iyo Xamar ma wax lays barbardhigikaro ayey yihiin deegaan ahaan?Xitaa dad ahaan dadka Xamar dad wanaagsan ayey ahaan jireen intaan la fidnayn.
      Hargaysa anoo reer Burco ah ayaaban degeen waligay haddii wax kastaa dhacaan maaha meel magaalo noqonkarta.

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому +2

      Nacam weliba kuwii isku diray ee dhiiga dhagta u daray baa madax u ah Biixi iyo Kaahin iyo Saleebaan Gaal

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому

      @@moegreenback6854 cod shacab ayey kusoo baxeen cid baryimaayaan.
      Mida kale dhiigay dhegta udareen iyo kimistay dubi jireen labadaaba idinkaanu idinka haynaa

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 kumey soo bixin ee jeegan iyo tuugo ayeey ku soo baxeen

  • @sayidacool7190
    @sayidacool7190 3 роки тому +1

    anigu waxan fahmay dagaalkii habar habartu inu kubilaabmay carqaladayntii cabdiraxmaan lacarqaladeeyay garxajina carqaleedeeay cigaal sabab waaba intaa

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 3 роки тому

    Waxa xasustay werarki Abdirahman abdishakur. 2017 iyo dhacdadan sida iskugu egyihin

  • @bulhanhassan2497
    @bulhanhassan2497 3 роки тому

    Asc. Nasiib darro weeyaan in Dr. Gaboose yiraahdo dad reer somaliland ah oo abaaro ku dhaceen oo loo xil saarey. Lacagtii loogu dhiibey in uu siiyo madax waynaha kana baqo in lagu yiraahda wax baad ka cuntey. Waa nasiib darro in aanu ka fekerin agoonta cadhowdey ee uu ka fekiro dad in ay wax ka sheegaan. Yaa hadda og waxey isu dhiibeen. Wcs

  • @Myway3801
    @Myway3801 3 роки тому +3

    Coladi bariga la isku qaday wata wali tagan

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 роки тому

    Cidi jarihii afweyne mise xafayad bedelkii afweyne

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому +1

      mayee waa kii ku dhalay

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 3 роки тому

      @@moegreenback6854 dhal faqash aamus

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 3 роки тому

      @Saleh Elmi kk ina cidi jare boobe waa qaamuuska qaranka heegona waa hablihii hyonis ee cabdi ilay u heesi jiray wasiirka kilulkuna waa ina ciid ninja h awala kumee maxad istijo qaade uga gudbi laadahay sxb

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому

      @Saleh Elmi dhaL Faqash kkk

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 3 роки тому +1

    Nin weyn oo qarankan wax badan uqabtay

  • @doobweynooguurdoonah4813
    @doobweynooguurdoonah4813 3 роки тому +1

    Gaboose Waa Ninkii ku Fashilmay Wasiirkii Arimaha Gudaha Muuqaal fara badan iyo Qabyaalad iyo Eex ayaa laga hayaa

  • @cabdishukuurxiis3062
    @cabdishukuurxiis3062 3 роки тому

    Gaboose wixiisu amaan bay ubadanyihiin

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 3 роки тому +4

    anigu waxaan xasuustaa maalintii cigaal magacabey dr gaboose wasiirka araimaha gudaha oo aan u malaynayo in ay ahayd 23/27 may 1997 ayuu abahay alaah ya raxma madax aha uu xafada ku casuumay dr oo nin yar u eeg markaa abahay cigaal wuxuu u magaabnaa saddex xil oo waa wayn oo runtii hoos tagtaa wasarada arimaha gudaha laakiin cigaal muu doonayn in uu abahay ka amar qaato dr ayay abahay isku dheceen sababtaa darteed ayaa gaboose eraygiisa soo dadajisay 30.10.1997 saddexdii haneenimo ayaa gadhigii dawøada ee abahay lahaa madaxtooyada kasoo qaaday laba waraqadood oo mid ahayd erayga dr ta kalana ku socotay agaasimaha guud ee bangiga oo lajoojinayo lacag uu subaxda qaadan laha dr iyo guurtidu oo dhamayd 120.000$ ayaa la hakiyay waxaana aano see jeeda abahay waydiiyay askarti iyo dirawalkii ma u gayseen markaasaybyidhaahdeen ha.runtii wax ka xun ma jirto in digreeto eray lagu gu dhiibo aad ayay dr arintaa uga xanaqay bbc london maalin 30.10.1997 aad ayuu uga caytamay. ta kale jaraaidkii la odhan jiray Jamhuuriya iyadana waxay qortay maqaal dheer oo la magac baxay. ceesaantii madax shabeel taabata maleegeedi ayaa galay oo loo la jeeday in uu abahay galaftay ama isaga dartii loo eryay.. waa bilaah tawfiiq

    • @hirrowleofficialchannel3186
      @hirrowleofficialchannel3186 3 роки тому +1

      sxb xog baad haysaa nala wadaag aabahaa ale haw naxariistee kumuu ahaa

    • @mustafanur7363
      @mustafanur7363 3 роки тому +1

      Aabahaa waa kuma ?

    • @nimcohappy9196
      @nimcohappy9196 3 роки тому

      Mzdaxweyne hala

    • @abdirizaksalo77
      @abdirizaksalo77 3 роки тому +1

      Oo sxb mala odhankara dalkaba xafadiina lagamaamulayey

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 3 роки тому

      @@abdirizaksalo77 oo walaal xafadaasi maxay noqon. anigu maan garan xafadaase! ta kale siyaasadu waxaay leedahay dan joogta ah laakiin malaha ee saaxiib joogta ah malaha. ta 3aad anigu kamaan hadlin maamul iyo waxa kale ee waxaan sheegay waxa aan ka xasuusto maalintaas erayga dr ama masuulkan.

  • @khayrohassan1286
    @khayrohassan1286 3 роки тому

    Muuse biixi wuxuu u baahnaa inuu siyaad bare lasoo shaqeeyo markaas ayuu fahmi lahaa duriyada sharafteeda ma isagaa og in lala dadaalay muuse biixi war dadka hoos u eeg mee Ragii siilaanyo

  • @abdirahmanhussenali8897
    @abdirahmanhussenali8897 3 роки тому

    Abdirahman tuur aabihii jamuuriyadda sland fikirkaa uu qabay waa ka maanta dhaliyartu u taqaan 30 years prank

  • @hamudyassin3331
    @hamudyassin3331 3 роки тому +1

    Waa hadal wacan laakiin dadkii u dhintay dalkan maxay u dhinteen hadii in Xamar lagu noqdaa dadka qaarkood aragtidooda tahay???????

    • @ahmedmo9833
      @ahmedmo9833 3 роки тому

      Aragyi guud oo ah in regime ka la rido lays ma waydiin maxaa ku xiga .

    • @misobifruit9329
      @misobifruit9329 3 роки тому

      waxay u dhinteen in soomaaliya laga dulqaado regime-kii, Somali National Movement ayaa cabdiraxamaan iyo mujaahidiintii kale hogaaminayeen ee dowlad jufo kuma qanacsaneyn

  • @sayidacool7190
    @sayidacool7190 3 роки тому

    sheekaa aan waligay baadi goobayaybay aheed

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 роки тому

    Cifiya gurihii afweyne

  • @calimahamuud6119
    @calimahamuud6119 3 роки тому

    O

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 роки тому

    waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

    • @MohamedHassan-uc3gd
      @MohamedHassan-uc3gd 3 роки тому

      CUQDADOODLE KA WARAN UMADA FAQASHTO COLAAD DHEX DHIGTAY

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 роки тому

      @@MohamedHassan-uc3gd
      Jaajuuskii Amxaar ee dhiigya CABKA Muuse Biixi, iyo Jaajuuskii Amxaar ee saqraankii Silaanyo u garaacdeen Gurbaannka QABIIL.
      maka sii fekerteen saxaarahaa Hargeeysa innaad ku soo urruuri doontaan ?

  • @Myway3801
    @Myway3801 3 роки тому +1

    Yaa bilabay colada

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому +1

      Jeegaanta Muse Bixi Ina Kaahin Dhegoweyne Saleebaan Gaal

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому

      Muuse biixi & ina cigaal baa bilaabey waatuu lahaa muuse biixi cabdi dameer waxaan soo madhiyey " duqsigii" isaga oo ula jeeda garxajis 😼😼😼😼 ina cigaalna waatuu lahaa naxnu filxarbi & kufaartii qureysh baanu la dagaalameynaa 😹😹😹 sidoo kale ina biixi waatuu lahaa anoo waxdili karaya duco qaadan maayo 😹😹😹 iminkana isla iyagii uun baa wada fidnada 😼😼😼👎👎👎

    • @40156
      @40156 3 роки тому

      Marian shaydaan....lkn cid walba qayb bay ku yeelanaysay

    • @Myway3801
      @Myway3801 3 роки тому

      @@40156 kkk fatah umadan anu af garan mayo

    • @40156
      @40156 3 роки тому

      Marian kk so am i.. inaadeer inaadeer inaadeer baa indho tirey

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 роки тому

    Dagaalku ma garxajis iyo isaaq intiisa kalu ahaa mise garxajis iyo habar awal

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 3 роки тому

      Garxajis iyo isaaq intiisa kale Garxajis vs Awal haday ahaan lahayd awal lama arkeen

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      Garxaajis iyo isaaq odhan

    • @xidigahargeysa297
      @xidigahargeysa297 3 роки тому

      @@jonasmk8231 awal maxad yeeli karta wlahi wuku foorarin oo

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 3 роки тому

    Waar Ninka Ina mire isna wareysi ka qaad taariikhdasi Wa mid Lumeysa

  • @ilyasali6664
    @ilyasali6664 3 роки тому +3

    Odayga taariikh sheeg kama ahee xumaan beeris weeyaan filimkaa xaajiga waa faashil yaa yiraahda

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 3 роки тому +2

      Sxb waaa wax xaqiiq oo jira oo dhacay adigu malaa 2010 baad lajaanqaadee Hadad jeclaysanayso iyo hadad nacaysaba waa run

    • @cawarcawar1350
      @cawarcawar1350 3 роки тому +2

      Taariikhdu maduugowdo

    • @cawarcawar1350
      @cawarcawar1350 3 роки тому

      Yaasiin awil Taariikhdu ma duugowdo

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 3 роки тому

      waa runtaa ee waa ilmada yaxaaska

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому +1

      ilmo xaaraan lagu soo koriyay waa noocan oo kale

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 3 роки тому +5

    Odaygan fan badanaa horta yuu wax taraa horta

    • @ilyasali6664
      @ilyasali6664 3 роки тому +4

      Odayga reerkuu waabayda u qasayaa taariikh sheeg kama ahee

    • @farxaangaboose5670
      @farxaangaboose5670 3 роки тому +4

      Somaliland intuu taro siyaasi tara majiro

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 3 роки тому

      @@ilyasali6664 Runta loo sheega oy malaha u boodda.

    • @Myway3801
      @Myway3801 3 роки тому +1

      @@ilyasali6664 Ka warysanya ka daran laba nin o ilmeeder ha maxa ka filysa

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому +1

      Sacad Muusoow odaygu inantii uu furay baad la dudeen malaa waydinkan meel walba ka caayay doktoorkan aydaan gaadhayn ilmo handaraboow

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 3 роки тому +2

    Gaboose wuxuu si dadban halkan uga sheegay in dagaalkii 94 ay kooxdii cabdiraxman tuur iyo garxajis qarxiyeen oo ay iyagu qaateen go'aanka dagaalka

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому

      Waa been 😹😹😹 ina cigaal baa biloobey cidkastaba weydii 😹😹😹

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 3 роки тому +1

      Wixii dagaalka bilaabey inkaar ayaan ku ogahey. Idina inta waxgaradka ahow amiin dhaha.

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому

      @@alphamale5802 aamiin 👍

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому

      Garxajis wixii sheganayey ayaa biLaabay wll waarun dadkuba way ogyihiin

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 beenta jooji ina biixi & ina cigaal & xulifadoodii baa bilaabey 😹😹😸😸 sowtey shaley aheyd 😼😼😼

  • @moktarabdidirie6434
    @moktarabdidirie6434 3 роки тому +3

    Ka xishood dhalinyarada dalka usoo kacaysa ee aad colaada u galinayso taariikh hore oon sidaad u dhigayso ahayn raacina ku heli maysid kursi madaxwayne dadkuna waa walaal.

    • @abdiazizmohamed2655
      @abdiazizmohamed2655 3 роки тому +3

      Horta hadalka fahan taariikhda in lasheego iyadoon cidna la eedaynayn waa wanaag iyo wax ku qaadasho markaa adigu cuqdada iska saar oo dhagayso talaabada xun ee mar kusoo marta waa laga faaiidaystaa si aanay markale kuugu dhicin dictoorku waxna madhimin madaxweyne cigaal iyo madaxweyne cabdiraxmaan midna muu eedayn lkn khalad iyo ilduuf umadoo dhani lahayd ayuu ku sheegay markaa taariikhda baro oo ka faaiid si aanay markale kuusoo marin

    • @abdiazizmohamed2655
      @abdiazizmohamed2655 3 роки тому

      @@amsamatarstudio gudo baas nin laga keenay oo garaca mooyaane ma gilgilo duqaytide ninkii aw kasoo go,ay
      Horta hadalkaa kugu qasaare ah hadaadse wax qaadanayso ka xishood ninkaa 70jirka ah een xumaan ku hadlayn cidna wax ka sheegin kulase yaabi maayoo akhlaaqda xaafadaa lagala yimaadaa guri xun ilma kusoo koray uma afxumid yimaadaa layaablihid

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 роки тому

      cidna walaalo noqon mayso inta jeegaan jirto inta kuwii ummada fooda isu galiyay madax lagu sheegayo Muuse iyo Kaahin iyo Gaal

    • @ekb3848
      @ekb3848 3 роки тому

      damiiiin bad tahay taaariikhda saxda dhegayso

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 3 роки тому

    Dr Gaboose Afweyne oo na xasuuqaya sideebaad caafimaadkiisa uga talineysey?. Kii uu aabihii iyo hooyadii diley ayaa qabiil ahaan kuu difaacaya waa caqli xumo inaad maanta dadkaa dhex joogto in xabsi lagu dhigey aheyd. Dadkaaga aan laayo dawadii dureygana ii qor iyo nin wasiir ahaa kala xun.

  • @aealol4684
    @aealol4684 3 роки тому +1

    Calacalka iska Dayaa Garxajisaw! Habar Awal iyo Habarjeclo midina ma ogala in aad u taliso! Ee Niyaw talo kale la yimada hadii kale Matidaa ahada!

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому

      Sababta aanu kudiidnay ayaa ah lama fikir ah ma aaminsana aragtida gooni isutaaga halka labadaa reer aaminsanyihiin markaa dadka lamid noqda hadii kale cidladaa ku xidhnaada

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому +1

      @@cabdalecawil6275 madaxtinimadu maaha muhiimad nagu weyn ee jeegaan oromoy waanu idin baraney hadeer 😹😹😹 maxaadse wax isaga celin weydey kolkaad niiclaheyd ee moorgan haashteriga kaa dhigtey 👹👹👹👎👎👎👎

    • @aealol4684
      @aealol4684 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 Qaar baa u haysta in aay Somaliland yihiin oo aay Kursiga Korayaan! Oo aay Jegaanta la fikiryihiin! Kuwaas Doqomaha baan la hadalayaa oo aan Xasusinayaa in aayna Mesha waxba u oolin

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 3 роки тому

      Waar cuqdada iska saar garxjis waa rag wadanka leh oo degan sabab ama cid kahorjoogsan kartaa mansabka usareeya majirto ninkii tartama ee doorasho kusoo baxa uun baa xukumi ciduu doono ha ahaadee

    • @khadarmohamed9212
      @khadarmohamed9212 3 роки тому

      @@cabdalecawil6275 qabyaladi dugsimale waxay dumiso mooyane ilahy ayaa somaliland usakhiray garxajis ee libaax siijeeda la iskuma so jeediyo habarjeclo iyo awal toona meel kuma wadayso danta umada ka hadal iskadaa munafiqadoo alle hakuso hadeeye

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 3 роки тому

    Bal kan eega gaboose waxay kaga dhegtay c/raxmaan beri hore dhintay war adiga maxaa tahay gaboosoow tuugaa 50$ lagu arko ayaa tahay

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 3 роки тому

      @Saleh Elmi kkkkkkkkk abaarso ragii lahaa baa talinaya kani walee aanu idinka soconayn wax kale ma haysaan ciro & kani dad kama aha Isaaq

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      @@rabitaloudaa32 isaaq way ka yihiin ee muuse jaahil ayaan umaada naf u aheyn

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 3 роки тому

      @@caashaqalbi882 isaaq & siilkaaga midna kamaan hadal Midgaan yahay adaa is cadeeyee

  • @abdiazizmohamed2655
    @abdiazizmohamed2655 3 роки тому

    Ragaas dhintay oo dhan alle haw naxariisto waxaa xaqiuqa inay kuwan maanta miisaan iyo macnaba dhaameen