dawo mooshinka xilka qaadis xasan sheekh iyo xamse oo dalka ka cararay qoor-qoor halis ku...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 місяці тому +8

    Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo Hamsa marxuum corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo Allaha kuxafido Somaliya insha Allah I support them they have to defend them home VIVA Mareexan Walalahay Curadka Darood keep going GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏 walalo khaliin ✍kaga xaqa ku sheeg keep going.🇸🇴👍❤💪💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +1

      @@saynebboersma6635 Mareexaan meesha uu kaa jiro,walaalkaa ayaa kaa jira,,sidaa ula soco.

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 2 місяці тому

      @@AhmedDaud-fd6vn VIVA 5 Darood Allaha xafiido Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +3

    Hubkaas waa hub Daarood.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +1

    Leelkase,Dhulbahante iyo Majeerteen ayaan siinaynaa qaybtooda,waa qaniimo tolka waa helayaan qaybtooda.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому +1

      Alla yaa cisak cadowgiinu hajabo inshaa allaah Aaaaaamiin
      Hubba halagu gacan adkado yanu cadowgu si fududd ku helin

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 2 місяці тому +1

    🇸🇴

  • @MohamedOmar-y3v
    @MohamedOmar-y3v 2 місяці тому +3

    Umaalinmaayo,in mooshin baarlamaanku Ku ridiyaan xasan guguurye iyomarxuum xamsi,way fiicantahay inay ka takhalusaan dadka iyo dalkaba way burburiyeen.

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 2 місяці тому +4

    Santaag ka hadal please dadweynaha iyo danyarta lagu tumanaayo markasta lagu sameeyo xadgudubka badan cashuura jidlahayn

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 2 місяці тому

    Saxiiix

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 місяці тому +1

    Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 місяці тому +2

    Maalinta berri waa in lagu diyaariyaa Barlamaanka biyo caafi oo fara badan si haddii Xildibaannada halkaas ay shafka iska garaaci doona ay biyahaas u cabaan .

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 місяці тому

    Xamza waxaa uu doontay markiisa lacag.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 місяці тому

    😂😂😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому

    Maanta xilidhibaanada hadaya ridan labada tuug waxaya u hiiliye umada soomaaliye waan lagu bogaadin doona😏

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 місяці тому

    WCS SANTAAG SUXUFIGENA .
    MOSHINKU MARWALBAN MAQALNA MANA LA FULIYO WA UN ISKA ILA MEREYSO XAGEY DOWLAD KAJIRTA DAL MASHARIC SHISHEYE LAGA FULINAYO WEEYE
    ALOW UMADA SO.ALIYED KAQABO GURGURTE IWM AAAMIIIN

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

    Qoorqoor,Mareexaan ayaa garabkiisa taagan,annagaa taageersan waa qof macquul ah,haddii laga xoogo kursiga uu ku fadhiyo,Mareexaan Puntland ayey ku darsanayaan,Galmudug hooyadeed haa ........

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 місяці тому

    Guddoonka Baarlamaanku waa 1aad ee shaqeynaya inuusan Baarlamaanku mooshin keeni karin,Waxaa uu ku shaqeeyaa Fadlan Xasan Sheikhow lacag ku shubo.

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 місяці тому +1

    ASLM WAAN JECLAHAY INAAN ARKOH REYSUL WASAARE XAMZA OO XORIYADIISI REYSULWASAARENIMO DIB U HALAY OO ADUUNKA WAFTIYEEYNAYA WAANU JECLEYIN INAANU MAR UN ARAGNO ISAGOO SHIRARKA ADUUNKA KA QAYIB GALAYAH GUULEYSO WALALKEY XAMZE GEESI DHIB LAAWE WAA INA ADEERTA REER PUNTILAND AH OO KULEH WALIGAA LIIDNIMO HA QAADAN CIDINA KAAMA SAREYSEEH GUUL GUUL GUUL💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪