Sakina Vybz Oo Ka Shiday Xafladi Boqortooyada Ajuuran Ee Magaalada Garissa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Sakina Vibz Hot In Garissa.

КОМЕНТАРІ • 217

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 роки тому +20

    Guul boqortooyo ajuuraan meel kasta aad joogtiin illaahey ha idinku xifdiyo
    Hambalyo Hambalyo Hambalyo
    Sanadkaan sanadkiisa bashbash iyo barwaaqo ku gaara. ❤❤❤❤❤

  • @yaxyadinsomalia3010
    @yaxyadinsomalia3010 2 роки тому +18

    Take my love all my ajuran people ,,,,,,viva somalinimo

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 2 роки тому +12

    Manshallah I like this song even I though don't no the language much love ❤ 💕 💖 ♥ from usa ♥ 🇺🇸 ❤

  • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
    @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому +18

    Viva Boqortoyadi Ajuuraan Guleysta melwaba Dunida kunoshan ♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰☺☺☺☺☺☺☺☺😉

  • @yusufuk3107
    @yusufuk3107 3 роки тому +12

    Thanks alot my sister sakina for your song. May God protect you.

  • @box5319
    @box5319 3 роки тому +23

    Greeting to AJ From Garre.. Tokuuma jabesa

    • @rastamuje947
      @rastamuje947 3 роки тому

      Bishar gallows gafi takan qaba dhifaman wajiin ajuuran ooromodha

  • @engbishschannel3822
    @engbishschannel3822 2 роки тому +6

    We really appreciate her... thank

  • @habibadima8603
    @habibadima8603 3 роки тому +10

    We love sakina Aj hoyeee❤️❤️❤️❤️

  • @farhiyamohamud8161
    @farhiyamohamud8161 2 роки тому +7

    Sakina in the building ❤❤❤

  • @salahadinabdellah79
    @salahadinabdellah79 2 роки тому +4

    Wow! Queen Sakina queen 💘💘💘💘💘thanks walal mcn waad nuresin dhamantin Galatoma Somali iyo Oromo 😍😍😍😍😍😜

  • @mankmank390
    @mankmank390 2 роки тому +3

    Am.always.ajuuran.bt.i.do.not.know.these.language

  • @hassanmohamed900
    @hassanmohamed900 2 роки тому +11

    despite having different languages, still music connects their hearts. So, sports and music are incredible elements. I like her songs even though nothing I can understand.

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 2 роки тому +4

    Qabiil oo Somali boqoorkoda aha oo oroma kamiid noqdey wa ajuuran. Ilahayow Somali socelii ee nabaad kadhiig Ameen Ameen

    • @ibrahimugaz4734
      @ibrahimugaz4734 2 місяці тому

      Oroma ma ahan wa boran wan wada dagna moyane manihin

  • @saiembob9577
    @saiembob9577 2 роки тому +5

    Ajuuran nimo naga badan💪💋❤

  • @abassbare3743
    @abassbare3743 3 роки тому +5

    Viva from weytan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 роки тому +6

    VIVA BOQORTOOYO AJUURAAN DADKII LEYGA BEERAY.

    • @najiibmohamoudyusuf7160
      @najiibmohamoudyusuf7160 2 роки тому

      Abaayo soomaali miyaa

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g 2 роки тому

      @@najiibmohamoudyusuf7160 ha wll ajuran waa somali waliba ka tirsan hawiye lkn oromadan wan fahmi wayey

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 Рік тому

      @@macrobianson2g walaal ajuuraanku waa dowlad luuqado badan ayey ku hadlaan

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g Рік тому +1

      @@fordoosabdalla9819 Maya walal ajuuran asalkooda waa dad somali ah burburkii boqortoyadii kadib ajuuran dalal kala Duwan ayey u guureen tariikhda akhriso wll

  • @abdiaibrahimhassan5789
    @abdiaibrahimhassan5789 3 роки тому +4

    Viva ajuuran boqortoyo

  • @shuutosharaf3931
    @shuutosharaf3931 2 роки тому +2

    Viva my Tolkey boqortooyo ajuuraan

  • @Adesh_Gaab
    @Adesh_Gaab 2 роки тому +2

    Big love for our good people ❤️❤️❤️

  • @dengeborukatelo6623
    @dengeborukatelo6623 2 роки тому +3

    keep rocking vbz

  • @abdiaden680
    @abdiaden680 2 роки тому +3

    I appreciate you m.a

  • @sammyamwathi9030
    @sammyamwathi9030 2 роки тому +1

    Very nice songs

  • @yusufuk3107
    @yusufuk3107 3 роки тому +5

    Ajuran my bloody

  • @abdimaalimissack8941
    @abdimaalimissack8941 2 роки тому +1

    Best song congratulation

  • @abdinaeymoi1219
    @abdinaeymoi1219 3 роки тому +13

    Just a polite question , how does this music relate with anniversary of the flag ???

    • @AliKhan-fr8jt
      @AliKhan-fr8jt 3 роки тому

      imagine???

    • @rajcru8191
      @rajcru8191 3 роки тому +3

      She talking about love story of her boyfriend imagine 😅😅😅

    • @inaah173
      @inaah173 3 роки тому +4

      Ladies doesn't have clan according to our somali Proverbs she might married Ajuraan man be cool

    • @hassanmohamed900
      @hassanmohamed900 2 роки тому +2

      Genuine question

    • @ukaranderow3035
      @ukaranderow3035 2 роки тому +4

      She is singing just for entertainment only...uko na shida nao

  • @khatraomar4740
    @khatraomar4740 3 роки тому +4

    MaashaAllah

  • @ahmedibrahimmohamed802
    @ahmedibrahimmohamed802 3 роки тому +4

    Thanks

    • @dekowabdi706
      @dekowabdi706 3 роки тому +2

      Viva tolkey although i am not after tribes and classified Somali people

    • @jaafarmohamed3522
      @jaafarmohamed3522 2 роки тому +1

      Mnshllh tolkeyga

  • @ahmedomar3289
    @ahmedomar3289 2 роки тому +1

    I appreciate your action vbz

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 роки тому +5

    Sakina wa fananada qarniga

  • @kibetmiteiezekiel916
    @kibetmiteiezekiel916 2 роки тому

    I love the music

  • @kalate3155
    @kalate3155 2 роки тому

    Fantastic song 🎵keep it up

  • @alhidayaherbalclinicnairob9863
    @alhidayaherbalclinicnairob9863 2 роки тому +2

    M.allah
    Guul
    Jira oo jooga

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 2 роки тому +3

    Ii sheega ajuuraan ma somali baa afkanse ay ku heesay muxuu ahaa

    • @ibrahimugaz4734
      @ibrahimugaz4734 2 місяці тому

      Wa somali abahoda afkas kenya luga hadla wa boran

  • @mustafafarax2695
    @mustafafarax2695 3 роки тому +5

    Hada mxay ledahy wan yabay

    • @rasmishariff1065
      @rasmishariff1065 2 роки тому +1

      🤣😂🤐biyayu lee maqloyaa ...biyo cml miyaa😂

  • @filsaninah5713
    @filsaninah5713 2 роки тому +2

    We are somali dhalad ah

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +2

    Aga waa maxay afkan ay ku heesayaan ajuuraan boqortooyadii soomaaliyeed miyaanay ahayn waligay waxaan uhaystay ajuuraan inoo somali yahay oo waliba boqoradii somali utalin jiray aw yahay ma laba ajuuraan baa jira sidee wax yihiin

    • @samanjecel6079
      @samanjecel6079 2 роки тому +3

      Ajuuran waa somali adigab oromo iyo etopiya iyo kenya aad joogta ,,,,, Aga haa oran is cade qofka taahy ogadeen wereery iga dheeh hhhhhhh

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +1

      @@samanjecel6079 kkkkkkkk inagu sawniga abtirsaday aga hadee yaa kalle yidhaa ajuuraan waa gob waa boqortooyadii ugu faca waynayd soomaali hadee waa markii iigu horaysay een arko ajuuraan af kale ku hadlaya dad badan oon ka arkayna af soomaali uumbaan ku hadlaayeen waan jecelahay walaahi beesha ajuuraan boqortooyadii asalka ahayd waliba hadee soomaali waa iska sii xignaa oo waaba nala dhasheen

    • @samanjecel6079
      @samanjecel6079 2 роки тому +3

      @@abdirahmanfaarah3912 haa waan is fahaney marka dadka haa ku cayin af oromo idnka waa ku hadashan af oromo hhhhhh

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +1

      @@samanjecel6079 dhibaato male walaal luqada aad doonto ku hadal laakin dhalashada soomaalinimo ayaa inaga dhaxaysa beesha ogaadeen way jiraan dad sawaaxili ku hadla iyo kuwo luqada oromo kuwa ku hadla intooda badani somali bay ku hadlaan beesha ajuuraana wa sidaas oo kalle boqortooyada ajuuraan ixtiraam iyo walaal nimo ayaan u hayaa

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +2

      @@samanjecel6079 ogow waliba ogaadeen iyo ajuuraan way isla dhasheen waa ilma absame

  • @suusuu8912
    @suusuu8912 7 місяців тому

    Thanks abayo❤❤

  • @warere4161
    @warere4161 2 роки тому

    Fisir ma jira walala yalow juran long live

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 роки тому +4

    PINK + YELLOW = AJUURAAN

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 роки тому +1

    BBC / VOA
    UP / UP

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 2 роки тому

    Sakina galatom yayu gamadne itala oromo ta waar isiolo ❤👍👍

    • @mahuraan646
      @mahuraan646 2 роки тому

      Heesta yaa ii fasiraayo😭😭

  • @yusufuk3107
    @yusufuk3107 3 роки тому +2

    ask your self

  • @umamuctazem162
    @umamuctazem162 3 роки тому +2

    Sooomida wanagsan💕💕💕🥰

  • @nimcoabdiaziz16
    @nimcoabdiaziz16 3 роки тому +1

    Viva ajuuran

  • @abdikeyofficial8446
    @abdikeyofficial8446 3 роки тому +2

    sakina oyaa

  • @OsraOsra-g7v
    @OsraOsra-g7v 17 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdishire5264
    @abdishire5264 3 роки тому +5

    Aj hanoolaadaan leenahay

  • @issakibrahim8159
    @issakibrahim8159 3 роки тому

    From where

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 Рік тому

    Now I realise ajuran and oromo are the same tripe.
    couse ajuran we use to call them somali aboow

    • @sirajalfaqeeh
      @sirajalfaqeeh 7 місяців тому

      You're wrong ajuran is somali not oromo, anaa ajuuraana oromo maihi gabadhan ajuuraan ma'aha ee ajuuraanka dadka agdaga weeyaan sidaa darteed ayee xaflada Kagan qeyb qadatay, luuqada ee ku hadleeso mafahmayo aniga ajuuraan ayaan ahay waxaan ka soo jeedaa muqdisho waxaan ku hadlaa afsoomaali afmaxaatiri ajuuraanka Ethiopia iyo kenya iyo koonfurta somalia ilaa gobolada dhexe ayee dagaan waa suurtagal laakiin ajuuraanka oromada agdaga ineey af oromo ku hadlaan laakiin si guud ajuuraan waa soomaali af soomaali ayeena ku hadlaan.

  • @mohamedalio5795
    @mohamedalio5795 3 роки тому +1

    Happo

  • @quruxkudhiigle8439
    @quruxkudhiigle8439 Рік тому +1

    🇧🇹🇧🇹💪💪💪💪

  • @hdsess32
    @hdsess32 2 роки тому

    Kweli siz

  • @Ahmetfunny-o1r
    @Ahmetfunny-o1r 7 місяців тому

    Sakina ileen waa ogadeen waatageen ogadeen

  • @axmedcumarxaaji8871
    @axmedcumarxaaji8871 2 роки тому

    Masha allah boqortoyo an kufano

  • @cabdixiishmahamud5201
    @cabdixiishmahamud5201 2 роки тому

    Going

  • @feisalaliyabs1713
    @feisalaliyabs1713 3 роки тому +8

    Polite question.is Ajuran somali or borana coz they speak both languages

    • @youngkhalidkhalid6293
      @youngkhalidkhalid6293 3 роки тому +4

      Somali dhalad waye walal

    • @aliabdi5363
      @aliabdi5363 3 роки тому +1

      depends wth environment

    • @ABDULHAFS
      @ABDULHAFS 3 роки тому +3

      Ajuuraan ni pure Somali origin and once they have ruled the horn of Africa from 13century to late 17century, after the ajuran empire collapsed they settled in different part of world and settled with different communities

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 3 роки тому +2

      Portuguese war made them flee from Somalia.so you find them in Ethiopia Kenya and Rwanda

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому

      The Royal Ajuuraan Family trace their geology to the Arabs from Makkah then came to yemen and finally settled in Zeyla Somali land where they established their Kingdom that spread to the entire Horn of Africa and ruled from 10th century to 17th century

  • @laylalayla5390
    @laylalayla5390 3 роки тому +2

    Am only enjoying the music.....

  • @abdishukrimohamed5340
    @abdishukrimohamed5340 3 роки тому +1

    💘❤️

  • @samiiryunis1908
    @samiiryunis1908 3 роки тому +2

    Ileen ajuuraan somali ma ahyn

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому +3

      Ajuuraan are the purest of somalis as they are the first to establish an Empire that ruled Somalia and parts of Ethiopia for 600years, they speak Somali, af maymay, af amhara and boran as they live in Somalia, Ethiopia, Djibouti and Kenya

  • @cabdixiishmahamud5201
    @cabdixiishmahamud5201 2 роки тому

    M.a

  • @cabdixiishmahamud5201
    @cabdixiishmahamud5201 2 роки тому

    Keep

  • @abdiladifosman50
    @abdiladifosman50 2 роки тому

    We love you

  • @mohamudabass1958
    @mohamudabass1958 2 роки тому +1

    Let fear Almighty God music is a haram

  • @samafalejamacyaska6768
    @samafalejamacyaska6768 2 роки тому

    Guul

  • @cawilyare9878
    @cawilyare9878 Рік тому

    Garriin oromoo mo somalidha.

  • @hashkaaxmey1410
    @hashkaaxmey1410 3 роки тому

    They are related to turkana and masai

    • @fatumaahmedomar3957
      @fatumaahmedomar3957 3 роки тому +2

      What do you mean?? kijana ya khoikhoi

    • @box5319
      @box5319 2 роки тому +1

      @@fatumaahmedomar3957 😂

    • @mohazinich4563
      @mohazinich4563 2 роки тому

      @@fatumaahmedomar3957 😂😂😂

    • @bisharGellowMahad
      @bisharGellowMahad 2 роки тому +1

      @@fatumaahmedomar3957 I like that..he is aweer hunter gatherers.. khoikhoi

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd 2 роки тому

    does garissa became oromo city or ? can someone explain what's going overthere?
    OR she is a popular singer who was invited just for singing and celebrating with the ppl?

  • @abdihassan6452
    @abdihassan6452 2 роки тому

    How we call this is somali 🤔

    • @theno-one145
      @theno-one145 Рік тому +1

      They are Somali as you can see from how they look however you can tell their language is a type of Oromo language as they live around Borana and intermixing is quite common.

  • @maxamedkhaliif1526
    @maxamedkhaliif1526 2 роки тому +2

    Soomaali baan nahay maxay u dhahaan waba Oromo ee

  • @abdimohamed4081
    @abdimohamed4081 2 роки тому

    Xees
    Muhidiin
    Maay
    Maay me

  • @iftinmaxamed6031
    @iftinmaxamed6031 3 роки тому

    Gabadhan oromo kuhesaysa ajuuraan ma oromaa

  • @iftinmaxamed6031
    @iftinmaxamed6031 3 роки тому

    Ajuuranku ma af primary kuhlman gabadhani Luanda oromada kuheesaysaa

  • @abdourahmanmohamed2727
    @abdourahmanmohamed2727 Рік тому

    AJUURAAN OROMO OR AJUURAAN SOMALI IS ON PEOPLE

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 роки тому +1

    HUMAN BEING 11

  • @fowzi9
    @fowzi9 3 роки тому

    Ajuuran oromo ayay noqdeen, markaasay kudhahayaan boqortooyo somaliyeed aa nahay

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 3 роки тому +4

      Kkk saas maaha ajuuraan waa dowlad luqada badan bey ku hadlaan anigaba waa ahey hal xabo kama fahmaayo waxa ay ku heeseyso.

    • @samanjecel6079
      @samanjecel6079 2 роки тому +2

      Ajuuran waa somali anigan aha somali meel kasta weey joogtaa ee haa ku mashqulin indr waa ku ceeb

    • @ibrahimugaz4734
      @ibrahimugaz4734 Рік тому +2

      Maser ku hayo

  • @hassonoor3255
    @hassonoor3255 2 роки тому

    Eleeen qoladhan waboraan

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 роки тому +1

    6CO2 6CO2

  • @RAGEHXARAGO
    @RAGEHXARAGO 2 роки тому

    Ajuraan waa ogaden asal kooda

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g 2 роки тому +3

      😂maya kada asalkoodu wa Somali dhalad hawiye ah

  • @xasanfarax5775
    @xasanfarax5775 2 роки тому

    Boqortoyo ankufano ajuuran..

  • @abdireshassan58
    @abdireshassan58 3 роки тому +1

    ALaa ya loqaban ifasiraa kkkk

  • @idoboru2165
    @idoboru2165 3 роки тому

    Why are they singing borana language??

    • @hassankhamis3068
      @hassankhamis3068 2 роки тому +1

      Ask your clan? Hhhhhhhh

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 2 роки тому +1

      Weliga ma aragtay nin soomaali af carabi ku heesaya

  • @sadamadan1965
    @sadamadan1965 3 роки тому +1

    🤪🤪🤪

  • @user-wr1vy4bc9m
    @user-wr1vy4bc9m Рік тому

    Hmplyo Kuwa leyga beeray

  • @Gk-tq9jg
    @Gk-tq9jg 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣 oromo moo

  • @ahmedhanad5724
    @ahmedhanad5724 2 роки тому

    war wa su.aale somali miya dadkani wa iga dacad markan arkayo wa somali blse somali kuma hadlyan

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 роки тому

    War AfSoomliga ku hadla waaxay kuwani?

    • @mahuraan646
      @mahuraan646 Рік тому

      Gabadha somali ma aha tankale kenya afsomaliga wuu ku yaryahy dadka waxay fahmayaan loogu haysaa

  • @fatyusufyusuf8507
    @fatyusufyusuf8507 3 роки тому

    Garam garam

  • @Xavi_000
    @Xavi_000 3 роки тому

    Tf we dont even speak that language and who is she

  • @hababakatuu3620
    @hababakatuu3620 2 роки тому

    No futsal

  • @abdiazizibrahim72
    @abdiazizibrahim72 2 роки тому

    Ar been badanaa malin cad miyaa la'isdhacayaa wa yaabe

    • @aliabdigeedi1117
      @aliabdigeedi1117 2 роки тому

      lagu ma dhicine gabadhu waa somali laajadeedii ku qaadaysaa

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 3 роки тому +2

    Ajuuranko ma oroma ??.. af oromo ku heesayan

    • @habibadima8603
      @habibadima8603 3 роки тому +8

      Aj , they are universal, the speak over 10 langauge in the world.💯

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому +6

      Royal Ajuuraan speak Somali, maymay, amhara, af boran, swahili iyo English, Kacabso ina ader

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому +3

      @@habibadima8603 usheg nooh ina abo Qaali ah mahadsanid

    • @yusufuk3107
      @yusufuk3107 3 роки тому +1

      Ajuran ni somali pure language doesn't matter ni kujifunza2

    • @OROOfficial11
      @OROOfficial11 3 роки тому

      @@habibadima8603 subscriber

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 2 роки тому

    Kkkkkk war luuqadana maxay ahayd

  • @mustafemuuse7878
    @mustafemuuse7878 3 роки тому +1

    Ajuuran garreh wa Somali

  • @cabdixiishmahamud5201
    @cabdixiishmahamud5201 2 роки тому +1

    Lkn afkan maxa waye

  • @samiramaxamad8904
    @samiramaxamad8904 2 роки тому

    Heesta waa ormo

  • @filsaninah5713
    @filsaninah5713 2 роки тому

    Ajuuraan afsoomaali ku heeseyn marabno garisa halaga eryo uuuf anagu
    Oromo ma nihin uuuf

    • @aragsanmohaa6327
      @aragsanmohaa6327 2 роки тому

      Bal Isdeeji Garrisa cid aad ka Xigto majirtee Lahjad nee waa un wax la barto Adiga aye Luqad la barto wax weyn kulataahe Uuf iyo cuuc ada ehee

  • @thebfg6103
    @thebfg6103 3 роки тому

    Waa maxay waxan dhaqan xumadan dunidu wey nugula yaabtay soomaali waa un mid kaliya qabiilo calamo iyo cabaal dagyo sameysanaya maxay tahay

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому +3

      Calanka Boqortoyadi Ajuuraan iyo munasibada Lagu mamusa hukumadi Ajuuraan katalin jirtey Geska Africa ina ader

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 3 роки тому +4

      Aan kuu sheego calankaan mid hada la sameysanayo maaha waa calankii boqortooyadii ajuuraan ee 500 sano ka talineysey geeska afrika somaaliya ilaa ruwanda aduunkana waa laga yaqaan ha u maleyn qabiilooyinka burburkii kadib calamada sameystey saas ula soco ka cabsaan ku iri .

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому +4

      @@fordoosabdalla9819 afkaga cano lugu qabo ina abo Qaali ah

    • @thebfg6103
      @thebfg6103 3 роки тому

      @@fordoosabdalla9819 hada calan ka soomaaliyeed baa inaga badan

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 3 роки тому +1

      @@thebfg6103 waa sax calanka soomaaliyeed ma diidanin laakiin calanka boqortooyo ajuuraan waa astaan beesha isku aqoonsato wax dhib ahna kuma jiro hadaan u dabaaldegno waa xasuus lagu maamuusaayo calanka boqortooyo ajuuraan.

  • @ilkacaseqaysadesh8386
    @ilkacaseqaysadesh8386 3 роки тому +1

    They are not pure Somalis

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому +2

      Language doesn't define the Lineage of anyone, Ajuuraan speak Somali, af maymay, af amhara, af boran as they live in Kenya Somalia ,Ethiopia and Djibouti

    • @alizabdullali2489
      @alizabdullali2489 3 роки тому

      Am somali Ajuran they r somalis they used to have sultanate in kismayoo

    • @Need2getrich
      @Need2getrich 3 роки тому

      @@alizabdullali2489 can we be friends

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 роки тому +1

      @@alizabdullali2489 not only in kismayo but the entire horn of Africa was under the rule of Ajuuraan Empire for 700 years

    • @MohamedAhmed-zs5le
      @MohamedAhmed-zs5le 2 роки тому

      @@mohamedjaamacvivaajuuraane3465 kkk benta weye konfurta qeeb mamulaysey waqoyiga iyo bariga waligod ma imaan magacoda baro dhaweed maqley

  • @Macalumad
    @Macalumad 2 роки тому

    Ajuuraan is not somali ....wa Kenyatti ama oromo

    • @samanjecel6079
      @samanjecel6079 2 роки тому +1

      Ajuuran waa somali somalina mataa meel kastaa aay joogta aduunka afkasta weey barteen somalida isku xishoo hanagu mashqulin

    • @bukariismailbukari9140
      @bukariismailbukari9140 2 роки тому

      Wa af boran

  • @aftinalio2904
    @aftinalio2904 3 роки тому +1

    Thanks