DEG DEG AH; Sufyaan Axmed Iyo Dilkii 4 Wariye Muqdisho Iyo Cabdixaafid Oo Sir Culus Banaanka Keenay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 158

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому +1

    Ok Saaxiib Mr Sheekeeye.Heesta Calankeenna Sharafta Badan Miraheeda Horta,Aqri..1.Qolabaa Calankeedu Waa Ceynee,Annagaa Teennu Waa Cirkoo Kale,Ee,Oo,Aan Caadba Laheyn.Maxaa Ku Jaban Mr.Taakeeke?

  • @alisalah2787
    @alisalah2787 11 місяців тому

    Alifaadii calanka mzee Mohamud Awaale Liibaan, wuxuu ii sheegay, calanka waxaan ka alifay cirka oo bluug ah oo xidigo leh.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Somalia Waa Dal Muslim Ah Laakiin Waa,ineey Adduunyadu Waa Naga Badantaheye,Adduunku 1.Nagu,Ogaadaan Meeshaan Dunida Kaga Naal.2.Diinta,Aan Haysanno.3.Calaamadda Dalkeennu Dunida Ku Leenahey.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Waad Ka Gar Heshey Saaxiib.Mr.Abdixaafid Waana Kugu Raacsanahey

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Waa Reer Talo xumo Kuwaani Wallaahi

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 Рік тому

    Maasha Allah ha Noolato Somaliya CALANKIIi BLULIGA OO XIDIGA DHAXDA OGA YIIL oo ah CAALINKII SOMALIYEED OO U AH ASTAANTO OO AAN KU SOO ALIYOOBAY in maanta la yirahdo CAALAMIIN QARANKA SOMALIYEED .

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 Рік тому +1

    Maasha Allah Cabdifatax Hanolaato waxaad tahay nin Difacanaayo ninkaan waa nin dhallinyarada oo ku dhalatay Dagaaladii oo aanba ka muuqan WADANIYAD marka Cabdifataax waa ku mahadsantahay Difaca aad CAALANKEENI SHARAFTA LAHAA KU SHEEGAAYO WAA GAALO MARKA KAN IYO KUWA DABA SOCDABA IN GAALSHIRO LAGU TUURO WAXAA EY MAREYKANKA ISKAGA TARXIILAY AYAA JIRA MARKA NINKAAN WAA IN LAGA QABTAA CALAANKII QARANKA SOMALIYEED UU U GAFAY.
    CABDIFATAAX HA NOOLATO WAAD KU MAHADSANTAHAY

  • @awadkayse4736
    @awadkayse4736 3 роки тому +1

    Weriyaw xaal qaado A Xafid kuwa seenka keenay baa ka waallaa.
    Waa Neef iska calool wayn oon siin iyo zaad kala saari karin. Maxay Saxaafadi qiimo beeshay Allaa Kariim.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Thanks Cabdifataax Waa Ku Taageersanahay

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Saaxiib is Difaac.Haddii Lagugu Helo Raggii Weriyeyaasha,Ahaa,Oo Weriyeyaashii Shanta Soomaaliyeyn Ahaa,U Diyaar Garoow in Maxkamadda Ciidamada Lagu Saaro Maalmaha Soo Socda Ok

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Mr.Doodaaye.Taakeeye.Waa Naynaas.Sax Laakiin Denbiyo,Ayaa Laguu Haystaa

  • @abdirahmanadan2034
    @abdirahmanadan2034 3 роки тому

    ILOVE SOMALI WEEN ilove you so much ❤️💗💕💋❤️💗

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Abwaan Qaran Ayaan Ahey Qiso,Uruuriyaan Ahey.Qoraa Xaadiraan Ahey.Qatanaha Saboolkaa Qareenka,U Hadlaan Ahey.Waan isla Qabweynahaey Quursigana Ma,Ogoli.Marka Leys Qilaafee Qulub iyo Dagaal Dhoco.Qeys iyo Hadraawiyo Qarshe,iyo Xuseenbaan isu Qeyshannaayoon Murti Qodob Wadaagnahey.

  • @ahmedsane4703
    @ahmedsane4703 3 роки тому +1

    Kan wariyaha isku sheegaya Dal shisheeye ayuu Ku dul noolyahay markaasuu nin Ka mazkax badan la mormaya
    Somali ma rabto inay hormar gaadho lkn kii is yiraa hormar ku tallaabsii iyaga ayaaba dhagta soo qabanaya
    Somali mazkax adayg ayay udhimanayaan

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Meel Xunbaad Diinta,iyo Siyaasadda Ka Soo Gasheene Faraha Ka Qaada Diinta,iyo Siyaasadda Waxba Kama Taqaaniine.

  • @abdirahmanadan2034
    @abdirahmanadan2034 3 роки тому +1

    Ilove somali

  • @maymuunamohamud7625
    @maymuunamohamud7625 3 роки тому +1

    Madax qansiir wariye isku sheeg waa lahelay Hhhhhhh Nin aqoonyahan buu ku qaldamey. Geesi habargidir guuleyso.

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Рік тому

    Dhiig muslim oo xaqq daro la daadiyo
    Waa kululyahay balse Allaah ayaan Marqaati u baahnayn.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Saxiix

  • @maxamadosman340
    @maxamadosman340 3 роки тому +2

    Cabdi xafiid Thanks

  • @marrymohamed1589
    @marrymohamed1589 3 роки тому +1

    Mudane Sufyaan xaqiiqda ayaad ka hadashey Nooloow Mudane

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp 11 місяців тому

    Bismilah alow nabad badi 5 qof aa

  • @anabhassan7987
    @anabhassan7987 Рік тому

    Waa dilaa muu ka jawaabo suaasha muxuu calanka ugu cararayaa asagaa dilay way ku cadahay suaasha muxuu u diiday

  • @ruqiamohamed6357
    @ruqiamohamed6357 11 місяців тому

    weriyuhu dulbadanaa ninkanu waamunaafaq cadow ku ah calanka iyo ciida somaaliya alle haka qabtee

  • @cabdirashiidgeele3968
    @cabdirashiidgeele3968 11 місяців тому

    Masamayn haduu yidhi iskaga hadh ilaahay ayaa xisaabin haduu
    Dilkaa gaystaye
    Adigu maxakad matihide.

  • @midnimoqaran9185
    @midnimoqaran9185 3 роки тому +2

    Hhhhhhhh waxuubar tay maadada muslimka lagudhibaateeyo khaasatan soomaalida

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    in Ka Badan 197 Dal Ayaa,Adduunka Ku Taal.OK Hadana Mr.Sufyaanoow Somalia Sides Lagu,Ogaan Karaa Meesheey Ku Taallo.?Sidoo Kale Sides LaguOgaan Karaa,iney Somalia,Adduunka Ka Tirsanyihiin.?Somalia Waa Kuwoma? Halkey Adduunka Ka Degganyihiin.?

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Si Loo,Ogaado Dalkaasi Qaaradduu Deganyahay Ama Dalkaas Astaantiisa Ma Yeelan Karaan Astaan Gaara?Oo Lagu,Ogaan Karo Dalkaasi Meeshuu Ku Yaallo.?

  • @habibamaxamed9223
    @habibamaxamed9223 11 місяців тому

    Calankena waxa sameyay somali

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Рік тому

    Istaaga calankeenu waa qeeman

  • @abdirahmanmusefarah5416
    @abdirahmanmusefarah5416 3 роки тому +2

    Ninkaan qaatilka ah qof magacleh oo meel uu joogo imaan maayo waa jaajil war waxan alle duferga ah waraysi uma qalmo

  • @khadraali8879
    @khadraali8879 Рік тому

    Adeer waxaad waydiisaa? Sadexdii saxaabi oo Rasuulku udiray fagaalka oo (Calankii udiiseen inuu kudhoco dhulka oo sadexdiiba lagu delay iyagoo Kor uhaya).

  • @hishamaliburhan4014
    @hishamaliburhan4014 Рік тому

    Yaaqay jaakadda kuugu jirtaba waa laguu sameeyey SO, what is the problem 😊

  • @alisalah2787
    @alisalah2787 11 місяців тому

    Calanka Talyaaniga xiddig ma la ha?

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 11 місяців тому

    Ninkan meesha fadhiyaa miyaanu dilaagii ahayn

  • @AdnaJamal
    @AdnaJamal Рік тому

    ❤❤❤

  • @sheeqcusmaan1290
    @sheeqcusmaan1290 3 роки тому +1

    Waligey ma arkin halgamaa isqarinaya

  • @wardaawes659
    @wardaawes659 3 роки тому

    cadbi cafiid nolw w👍👍👍👍👍👍

  • @musdafaomar7565
    @musdafaomar7565 3 роки тому +1

    Wariyaha wa khaldanyahay 💯 waxan kugula talin laha inaad illahay u towbad keento

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 3 роки тому +2

    Waa shirki haddaad tidh calinyow
    Icaawe

    • @nuunedaxash7239
      @nuunedaxash7239 3 роки тому

      Cabdi xafid ninkan waxad wedisa madama o shegtay in idacada o ka shaqenayi xiliga falka dacayi ragan mesha lagu dilay iyo dadka dilay waxo ka ogyahay hadi asiga osan dilin ya dilka gestay ino cadeyo

  • @sawghatuae
    @sawghatuae Рік тому +1

    Maashaa Allaah tabaarak alraxman Allaah ha xafido oo cadawga Allaah haka qabto wariye cabdulxaafad waa wariye muxtaram ah cumrigisa iyo caafimaadkis Allaah habarakeyo Reer xamar waxay dhahaan afcaaytamo ninkisow kuyalaa Marka micnheda SI aqli aqli ah aalogu Celina qofka caaytamay Marka qof fiican oo muxtaram ah macaaytamo Aniga ustaadkan wariye cabdulxaafad wallaahi alcadiim somaali qoladow kayahay magaranayo laakin barnamijyadisa Ayan lasocda bas

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 3 роки тому +1

    xidigta maad sameysatey mise waa laguu sameeyay sufyan hhhhh

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 11 місяців тому

    Wariyaashu waa 6 Maxamed Maxamud jaamac oo loo aqoon jiray mmj oo uu kow dilay baa ka maqan qaatilkaan.

  • @DahirCadan
    @DahirCadan Рік тому

    God Eboow warrior qaali qabo ninkan walan

  • @marrymohamed1589
    @marrymohamed1589 3 роки тому

    Nabi Yuusuf wuxuu ku riyaaday isagoo loo sijuudayo

  • @hassannoor5474
    @hassannoor5474 11 місяців тому

    Isma dhegaysan aysaan

  • @wlljafit13
    @wlljafit13 7 місяців тому

    Taa keye waa lahaaya meel walbo wey ka so xiren buqow furay suuqa bakaarahow ka dhigay meesha😂😂

  • @habibamaxamed9223
    @habibamaxamed9223 11 місяців тому

    Kkkkkkkkkk

  • @jamahassan7568
    @jamahassan7568 3 роки тому

    Somalia flag was adopted on October 12,1954. And it has been designed by Mohamed Awale liiban??

  • @difaacqaran8181
    @difaacqaran8181 11 місяців тому

    calankaan baa la saaraya war noo daa ninku qanacsan ugus xeerkooda mala soo daayaya ?

  • @omarali5399
    @omarali5399 3 роки тому

    Cabdi xafid

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk 11 місяців тому

    Ma waraysi baa mise waa Dood aniga waxay ila tahay Dood mar haddii ay saas tahay waxaa loo baahan yahay third person ama shaqsi sadexaad oo dooda idiin qaybiya sideed u aragtaan daawadayaal

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp 11 місяців тому

    Hadadan aminsanen calanka in lodhintay wain la aminaa inaad dilaa tahay waxa tahay qof wuxu rabo wax walbo usamen karo

  • @macowosman1835
    @macowosman1835 3 роки тому

    Ninkani waa Sheridan .

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Reer Talo Ku Nooloow Naga,Aamusa.Waxba Faraha Kuma Haysaane.Waad Doodeysaan Doodiinuna Waa Dood Beenaaleyaal Ah

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 11 місяців тому

    Abdicafiid doodan wuku fashilmay.

  • @reeshfashion1878
    @reeshfashion1878 3 роки тому

    Sufyaan inuu dhahay Calanka Soomaaliya waa loo Sameeyey Anuu Lama Yaabin Sababtoo ah Dowladaha Arabta ah Calankooda waxaa Sameeyey Dublamaasi u dhashay gumeystihii ingiriiska oo la dhaho Mark Sykes 05/1916 ki si loo burburiyo khilaafadii turkiga google waxaad ku qortaa The flag of the Arab Revolt. Flags inspired by Mark Sykes include those of Egypt, Jordan, Palestine, Iraq, Kuwait, Sudan, Syria, the United Arab Emirates, Yemen, Somaliland, the Sahrawi Arab Democratic Republic and Libya. Aduunka taariikh kasta oo madow eebe mar ayuu Fashilaa.

  • @sahalknowledge5410
    @sahalknowledge5410 3 роки тому +1

    Ninkan Maskaxda Loogu jiraa

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 3 роки тому

    Walahay nin raga baadtahay

  • @midnimoqaran9185
    @midnimoqaran9185 3 роки тому

    Wariyuhu waa matalaha shacabka u adeegaha xaqiiqda hadalka

  • @RasmiTV24
    @RasmiTV24 3 роки тому

    Kkkk

  • @adanbunka5373
    @adanbunka5373 3 роки тому

    Ninkan sahniniyada ayow katirsan yahay subxana aallaah

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 11 місяців тому

    Mama ina bin zaaid baa u soosheegay

  • @maxamedyare8690
    @maxamedyare8690 3 роки тому

    diindii nabiyuusuf waxyaabo laogaalaa oo diinteens lagu ogaleen ayaajira tanaa kamidAh hadaw kaaga jawaabiwaay sax hadaw kajawaabay

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk 11 місяців тому

    Ugu danbayntii wariyuhu wuxuu yidhi Doodeenu waxay ku bilaabatay …. Taasi waxay cadayn u tahay wareysi maahayn ee Dood ayay ahayd 😂😂😂😂😂

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 3 роки тому

    Wexan callinka Waa dheb waa callin
    Sheydaan horrey Ayaan u meqley
    Wekhtigga Aan meqley waa 1970
    Inuu yehay callin sheydaan
    Ninkan hortii waa la, oggaa

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Sax

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    islaamka,Adduunka Qofkii Been Ka Sheegailaaheey Ha Baabi,iyo.Aammiin.

  • @haawoelmi6765
    @haawoelmi6765 3 роки тому +1

    ALLAH AYAA KULA XISABTAMIDOONA ,GACAN KU DHIILE.👎👎👎👎👎😠😠😠

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Weydii Hal Su,Aal? Meeqo Dal Ayaa Ka Jirta Dunida.?

  • @ibraahimsaleban8842
    @ibraahimsaleban8842 3 роки тому

    Ninkan walan

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Рік тому

    Bisinkaaa caanbax baxar gal 😂😂😂😂😂😂

  • @alisalah2787
    @alisalah2787 11 місяців тому

    Kani wax uu ogyahay majirto. Mohamoud Cawaale Liibaan. Ayaan ka wareystay, sidii ay uu ku aligay CALANKA SO9MAALIYA. Please kan ha isku daalinin. XAAR IYO KAADI

  • @wardaawes659
    @wardaawes659 3 роки тому

    Cabdi xafiid shukraan

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 роки тому

    Ninkan Su'aal walba waa diidee, Ma Waxuu rabaa in Ladhaho Sufyaan Taakeeyo Xaalada Kawaran, Maanta Jawigu Makuu Saxan Yahay, Kenya Sidee Lagu ahaa, & Wax Noocaas ah... War Iska Bax Kudheh kk

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 роки тому +1

    calanka buluuga waa calan shaydaamada america

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 3 роки тому +2

    Waar wariye matihid ee xagjir baadtahay dhinac ka raran hadu wax dhiliyey maxaa beri hore loo sheegi waayey ma markuu guursaday afar xaas baad sheegaysan aar xaasidin baadtihin aftar naagood baad Ka museerten rag noqda oo isgu data inaad aftar guursaten sidiis oo kale

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 3 роки тому

    Callenkan Waa sheydaan
    Italian keentey waa dheb uu yehay
    Waa sheydaan isag daa ee aabihiin
    Ayaa sheydaan Ah waa nin useqef
    Ah libaax waa la,oggaa weligeed
    Wexa la,oggaa 1970 ninkan ayaa
    Ku dhiiradey an sporting
    We want be leaveing callin
    Shsydaan

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 роки тому +4

    Allahu Akbar walee waad ceebowday balaayo afar xaasle ku qaaday ciro ceebowday baa kugu taala

  • @midnimoqaran9185
    @midnimoqaran9185 3 роки тому

    ingiriis baa xoog ah baa aqoonyahan lagusheegan diintiina waa lagamaranyahay

  • @kaafi1139
    @kaafi1139 3 роки тому

    Abdi hafiid wll waad mahadsan tahay lkn walalka sufyaan waxaan qiyaasaa inow iga madax adag yahay oon waxba lafahamsiin karin oo tiisu u caddahay

  • @midnimoqaran9185
    @midnimoqaran9185 3 роки тому

    Xidigaha 10ka geesleh maxay tilmaamayaan tayaadii shangeesbaylahayd shanta soomaaliyeed bay timaamayeen

  • @cabdirashidcali4841
    @cabdirashidcali4841 11 місяців тому

    Wuqatay in uudilay ee lasco

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 3 роки тому

    Wariye waa xagji dhugusaaya weeyan

  • @Darusiha6254
    @Darusiha6254 3 роки тому

    Sufyaan wuu saxanyahay

  • @meierfaaduma6068
    @meierfaaduma6068 11 місяців тому

    Ninkaan waa been low dhiig soomaaliyeed qabo calankeena la dagaalamaya oo rabo in labaabi'yo dad kale ayuu ka shaqeynayaa

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂 Su aal diii Su aaldiii

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 3 роки тому

    Walahay soomali wax ka liita maan arag aar ninkan maxay ka raban oo ay ka xayasiinayan

  • @shahiimadagan5996
    @shahiimadagan5996 3 роки тому

    waraa thunblinka anaa iska leh iska badal sixb

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 11 місяців тому

    dilaaga wayn taakeeye

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 роки тому

    waar kii yaraa wariye ku sheega ahaa waxa helay aqoonyahay

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 3 роки тому

    Waa wariye tuuga ah

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 3 роки тому

    Abdihafid badhnaag baadtahay waar ninka Sidiii nin raga u warayso nacasyahow

  • @mudugboy7227
    @mudugboy7227 11 місяців тому

    Dhiig yacab😂

  • @Abdulahi-b6h
    @Abdulahi-b6h 11 місяців тому

    Allah xaq oo leyahay miyad kamurmaysaa c/xafidow

  • @sheeqcusmaan1290
    @sheeqcusmaan1290 3 роки тому

    Badarka aad cuneyso aa kucawiyay adaana sameysto

    • @omarabdulkadiradawe5718
      @omarabdulkadiradawe5718 Рік тому

      Yep, aqoon aan cilmi iyo caqli ku saleysneyn ma ahn mid jiro sufyan waxpu qarinaya

  • @haawoelmi6765
    @haawoelmi6765 3 роки тому

    MOOOOOR YAAAAAAN DHALAY😠😠😠😠😠😠

  • @Sahhan-lp1ur
    @Sahhan-lp1ur 3 роки тому

    wariyaha waa qaldan yahay wax shirki ah iyo wax kale kalama yaqaan

  • @midnimoqaran9185
    @midnimoqaran9185 3 роки тому

    Hhhhhhhhhh fal uu sameeyay baadhibaya

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 3 роки тому

    Waa nin kula fahmeya,waa callen
    Sheydaan wexan ogeen oo aan
    Meqley 1970

    • @omarabdulkadiradawe5718
      @omarabdulkadiradawe5718 Рік тому

      Hhh jaahilnimo kugu jiro😂 waxa culimo Alle naga dul beeray oo uuba ka mid yahay sheekh mustafa oo ah shaqsi wax aqriskisa iyo xog baaristisa Alle ka raameyay in aad idhahdo goor hore ayanba ogaa 😂cajiib Go make r3search plz