ISKU DIYAARIN IYO MAXAMED FANAYE NAGULA JIRA SAFARKEENA SHOPPIN AYAAN GEYAY QOSOLKA IGA DHAMEYEN 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 171

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 місяці тому +26

    Team walba intay wax kasoodhigayaan adna iska soidaawana😂😂😂😂

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq 3 місяці тому +41

    Inta adna ila jecel love saara ❤❤

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +17

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad hadaad janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢

  • @MahadAntony
    @MahadAntony 3 місяці тому +17

    Kusali nabiga s.c.w ❤❤❤

  • @Mssabgaleey990
    @Mssabgaleey990 3 місяці тому +11

    Adna 2m gaarsiiya wllhi waa JECLAHAY qoftaan 🎉

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +21

    Mohomed fanaaye isn't Easy yaqay 😂😂😂😂

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 місяці тому +50

    TEAM FANAYE ONE LIKE ❤😊

  • @SahraShiekh
    @SahraShiekh 3 місяці тому +27

    Amira brank kusosamey inta igu racsan like❤

  • @AasiyaClrisaaq
    @AasiyaClrisaaq 3 місяці тому +20

    Adnay apayo sundus maad kaxeesatan😢

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 місяці тому +3

      Sundus maxa ugy gabyesin subxanalah gabadha ayada qiyaarkeda leh

    • @BTSARMY-vs9qw
      @BTSARMY-vs9qw 3 місяці тому +1

      Na like be sartey we race umooda😂😂

    • @luleey381
      @luleey381 3 місяці тому +1

      Kkkkkkk sundus sorry xabiibtay

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 3 місяці тому

      ⁠@@BTSARMY-vs9qw haa way racin ban umaleen woow❤😂😂

    • @hafsomuun9978
      @hafsomuun9978 3 місяці тому

      Abayo sundus hada chnlkeda so dhigtay wa xanunsanahay ayey dhahy waa bixi lahaaye

  • @tahlilm6068
    @tahlilm6068 3 місяці тому +15

    Adno waa kuwataaa ha icee been abaa❤

  • @CadnanCali-dx2on
    @CadnanCali-dx2on 3 місяці тому +15

    TEAM SAMIYA ONE LIKE❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MushtaaqMaxamed-t6h
    @MushtaaqMaxamed-t6h 3 місяці тому +10

    Adna routine soo samee abaayo mcnto ❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 місяці тому +6

    Mr fanaye xalay sidu udusay baan kuqoslayey halsac idinkalee isxaliya kulaha 😂😂

  • @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep
    @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep 3 місяці тому +35

    Inta igu raacsan iney sundus racdo like❤😢😢

    • @MoznaMohmet
      @MoznaMohmet 3 місяці тому +1

      Ana kugu raacsan balse waxy uga tageen madmo ay Koko racday Malinki dhaweed😢😢 sundus tayda❤❤❤

    • @Babyatiny22
      @Babyatiny22 3 місяці тому +1

      Walaahi sundus waa funny mee raacdo😢😢

    • @Fatimaosman56
      @Fatimaosman56 3 місяці тому

      Sundus mar dhow ka timi dalxiis ma donayso hada hbbt

  • @SudeisYare
    @SudeisYare 3 місяці тому +3

    3 minute marki lamarayo kuwa jawi kujiran rer comment maila aragteen 😂😅

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +4

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢

  • @AmiiraMahdi-f3h
    @AmiiraMahdi-f3h 3 місяці тому +17

    Adnay waxad dhahday alabta iyo cream yada haleyga so dalbado lambarkaaga nah maqabaneysid o maleyshiyanka ah huno qabo

  • @sacdiyacabdirshiid9881
    @sacdiyacabdirshiid9881 3 місяці тому +24

    ADNA markay qoslayso wlhi waa iska qoslaa Msh.allah alle farxadaadaHaku siyaadiyo wlshei😊❤❤❤❤

  • @SalmaJamac-zr4gx
    @SalmaJamac-zr4gx 3 місяці тому +5

    Abaayo adno hakatagina sumaya iyo miina

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +5

    Team adna follow iso dhaha codsi waye maxa idinka dadka caanka ah basle miya rabtan buuga naxriista ii fura intasna waa kaftan isoboqda thnx all❤

  • @yaxyeNuur-hu2ev
    @yaxyeNuur-hu2ev 3 місяці тому +4

    QOFKA UGU HOREEYAY AA NOQDAY ADN iSOO QABO BAAYO 😢❤❤

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 3 місяці тому +3

    Team faanaaye isn't easy 😂❤ mohamed cde waan wadanaa wlha

  • @Zoyaazuman
    @Zoyaazuman 3 місяці тому +4

    3:02💋 ooh my shumis😂

    • @abdiwalimustaphe
      @abdiwalimustaphe 3 місяці тому +1

      war idinka meel kasta mafiirineeysaa hadaa aragtayna masgheege

  • @asmagabeyre4781
    @asmagabeyre4781 3 місяці тому +4

    3:01 waxba gadaal kasocda😂💋

  • @sarasusu168
    @sarasusu168 3 місяці тому

    Team Copy Heblayo Waxe Samiso Wala Samina Xita Dharka Copy Heblayo 3 Bari Maqleed Idinka 3 Bari Miya 😂 Walasha Usheeg Heblayo Ma Noqo Karto Copy Ha Joojiso

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan6529 3 місяці тому

    Oo cimraan aaway ????????????????why cimran shoping aada ugu samayn isagaa rali galin u qalma

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g 3 місяці тому

    Camera ilyas udhiibtay wajigina umajeedo ridwan Camera udhibihay

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 місяці тому +7

    Team adna one like 👍

  • @IstaarCabdi
    @IstaarCabdi 3 місяці тому +8

    Team adna fans like ❤❤❤

  • @kartiiyokaraamamedia5893
    @kartiiyokaraamamedia5893 3 місяці тому +3

    Maxamed faanaye waa madaxwynaha team adna wan ku wadana

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 3 місяці тому +1

    3:00 daqiqo adno gadasheda varta so qabta 😂😂😂😂😂

    • @bahjanuura-m6g
      @bahjanuura-m6g 3 місяці тому

      Firso asoo tiktok waregaayo arkee😂😂😂😂

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 3 місяці тому +1

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉
    LAANGAABKA NO REPLY NACALAA IDIN DHALEE 👿👿🖕🏾🖕🏾🖕🏾

  • @ShamsoSidowbashiir
    @ShamsoSidowbashiir 3 місяці тому +1

    Cade waafaanaye la aan tiisa maba fursado wuu nii shidaa cade iyo hooyo calwiya

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 3 місяці тому +4

    Scw scw scw❤

  • @deganewiilpoqortoyo3658
    @deganewiilpoqortoyo3658 3 місяці тому +3

    Gadaal wxa ka dhacoya inta ila aragto 💋🤣

  • @Kiki_afcad-c9d
    @Kiki_afcad-c9d 3 місяці тому +2

    Ninka iyo Naagta is dhuuqaya
    Uma jeedid miyaa 😂😂

  • @yusroabdullahi7370
    @yusroabdullahi7370 3 місяці тому +1

    War fanaye dharka madax weynaha le u xirta asi😂😂

  • @DuniyoSheikhcali
    @DuniyoSheikhcali 3 місяці тому

    Mashaallaahabaayoadanfaraxadkunoolaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RamloAxmed-v5l
    @RamloAxmed-v5l 2 місяці тому

    Adna wll abuukar waanjecladad ilovyou😢😢😢

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 3 місяці тому +2

    Cunuga ka leexda habartiisaa korsatay gugubka waayee😂😂

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 3 місяці тому +3

    Wallayaal safarkiinu wuxuu ku fiicnaa as a family amiira maa u caqli celisaam😂😂 almiino hdeysan ka maarmi karin team walba meey dib ksoo bxaaan iygoo dhahya amiira si surprise ah ugu tagny😂😂😮

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 місяці тому +4

      Asxabteda hade rabto in ay racaan maxa ku jaban

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 3 місяці тому +1

      @@Sarasiman123 dee asxbta waa wiiilal hdey wiilal rabtana wllaheda ugu filan

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +1

      ​@@Amina_Issehaa abaayo waa ciib maxishooto naagtaas😂

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 3 місяці тому

      @@ubaxcali2067 saw mhan welibo murxan la aan gaari la fuuleysaa saddex nin bisinkoooy😂

    • @ManaalUpdilaahi
      @ManaalUpdilaahi 3 місяці тому

      ​@@ubaxcali2067Walalheed oo la socoda ayay wiilal.isaso daba dhigtay

  • @BishaarCabdi-zr6bl
    @BishaarCabdi-zr6bl 3 місяці тому

    Fanaye haduba inala socda qosol idin kumayara😂

  • @RuqiyoxaajiCabdulaahi
    @RuqiyoxaajiCabdulaahi 3 місяці тому

    Habo adno mexe tahy ninka iyo naagta gadaasha isku dhunkanaya 😮

  • @FardowsoMuse-p7u
    @FardowsoMuse-p7u 3 місяці тому +1

    Labada cadaanka ah OO gadal fadhiyo ya uyeday😂😂

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g 3 місяці тому

    Xl uweyn qabiil ladhaha xl caryasheega

  • @Sacdiyamaxamuud-x6z
    @Sacdiyamaxamuud-x6z 3 місяці тому +7

    Var 3:03😂😂😂

  • @AamiinCabdalle
    @AamiinCabdalle 3 місяці тому

    Wllshey Mcn
    Boqoradena
    Wan ku wadana sa id wlhi
    Waad mahadsan thy madamo maxamad sowaday
    Ani waligey yutub komanti maso qorin ❤❤mahad sanid❤❤

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 3 місяці тому +2

    Adna hoyadaa lagu soo wRan hadad 200 dolar isoo diri waydo

  • @IstarUsman
    @IstarUsman 3 місяці тому +3

    Kusali nabiga❤

  • @Hodan_apdikadir
    @Hodan_apdikadir 3 місяці тому +1

    Vaar😂 ❤

  • @aaminoaadan8789
    @aaminoaadan8789 3 місяці тому +1

    Maxamed 😂😂😂faanaaye dalxiis ka la, aan taada boorin ayuu noqo nayaa 😂😢😅

  • @Ismaaciil-ih6ks
    @Ismaaciil-ih6ks 3 місяці тому

    Camera man lagend ilyaas❤

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl 3 місяці тому

    Abuukar fav color kiisa inuu cadees iyo cadanyhy shaki kuma jiro

  • @shiyewa
    @shiyewa 3 місяці тому +2

    Dadka baska waa team walbah❤❤❤

  • @mustafecabdirisaaq06
    @mustafecabdirisaaq06 3 місяці тому

    3:02 ala halkaaka danbe eeg 😂😂

  • @SamiaaHMED-j5l
    @SamiaaHMED-j5l 3 місяці тому +2

    Tam 27 one like

  • @mahadmaxamedMahad-ou2ce
    @mahadmaxamedMahad-ou2ce 3 місяці тому +1

    adno dagashaa firi marka kaligaa hadleyso😂😂lamanaaysha😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому +1

    Manshaallah 😍 adna wiilasha dhaxda marka gashay gabay noqotey naag ha gabanato 🤣

  • @aminabotan7975
    @aminabotan7975 3 місяці тому +2

    adna❤❤

  • @AbdirahmanAdam-azhar
    @AbdirahmanAdam-azhar 3 місяці тому +1

    Lama bariis cunow iyo police 👮 ka dhuuntow meel ma isla galayan fanaye 😂😂😂😂😂

    • @ManaalUpdilaahi
      @ManaalUpdilaahi 3 місяці тому +2

      Waar wiilka dhaaaf waa fulay hooyadii ma gob lanteee daa wiilka waa legend 😂😂

    • @AbdirahmanAdam-azhar
      @AbdirahmanAdam-azhar 3 місяці тому +1

      @@ManaalUpdilaahi team maxamed waa idin fuqay lkn naga kala yarey faanka maxamed

  • @ikraannuriya2777
    @ikraannuriya2777 3 місяці тому

    Maxamad fuly waxan is wydinays halku xly galay marki zayn asgariga iska dhigayay😂😂😂😂😂😂😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 місяці тому

    Wcs akhwantena adna hyo calwiyo rli meyka thy mlin wlpa inaa fanaye balaha ka riftan wilkeda ma udhaftn cndhuftiza illhy umceye 😂

  • @NuuneNuune-n8y
    @NuuneNuune-n8y 3 місяці тому

    Team walba ❤❤❤❤

  • @CaliCqadir-m4b
    @CaliCqadir-m4b 3 місяці тому +2

    team fanaye one like ❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 місяці тому

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @cayuush2009
    @cayuush2009 3 місяці тому

    M.a abuukar Amir Zayid oo uegyhy Il iyo cawriba la aada dhamaan mamo calwiyo family❤😊

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 3 місяці тому +1

    Mashallah fanaye❤🎉 lakiin sundus ❤🎉🎉 awayy

  • @XalimoCali-qi1kd
    @XalimoCali-qi1kd 3 місяці тому +2

    😢😢😢😢😢

  • @AnisoDahir-p9u
    @AnisoDahir-p9u 3 місяці тому

    Faanaye😂

  • @sabnaibrahim6379
    @sabnaibrahim6379 3 місяці тому +1

    Qofkii ugu horeyay ahay manta😮

  • @ruuabdi4585
    @ruuabdi4585 3 місяці тому +1

    Sundus la anteda abar adney sundus wata 😢

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 3 місяці тому +1

    Adno sundus makaxese ❤❤❤❤❤

  • @Runeyyyapdiruneyyyapdi3434
    @Runeyyyapdiruneyyyapdi3434 3 місяці тому +1

    My Tim adna

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 3 місяці тому +1

    Adna wedhuste😂😂😂😂

  • @RamloAxmed-v5l
    @RamloAxmed-v5l 2 місяці тому

    Iiu

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 місяці тому

    Adny adi maxamed miskinka abukar dhibta ka daaya😂😂😂😂

  • @MaqasMaxamed
    @MaqasMaxamed 3 місяці тому +1

    Make one like

  • @MomoNiii-th5yh
    @MomoNiii-th5yh 3 місяці тому +4

    Adna gadasha qarax yarbaa kadhacay😂😂💔🏃‍♀️

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 3 місяці тому

      Ninka soo ma ahan mise wax kale waaye 😂😂😂

  • @samarmohamed4226
    @samarmohamed4226 3 місяці тому +1

    adna sundus aa rabnaa👆

  • @اللالل-ذ1س
    @اللالل-ذ1س 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 3 місяці тому +1

    Fanaye is the best 🎉🎉🎉❤❤

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 3 місяці тому

    Adno gadaasheeda cashar aa lagu dhigooyaa💋💋😭🤣🤣🤣

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 3 місяці тому +1

    Maxamed faanaaye waa wadanaaa 😂❤

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me 3 місяці тому

    Adna gaab ayey noqote markeydhaxdoodagasho

  • @jamilaaliahmadtv1814ll
    @jamilaaliahmadtv1814ll 3 місяці тому +1

    nadia ilyaas make tidy kenya

  • @fatimaabdulkadir3361
    @fatimaabdulkadir3361 3 місяці тому

    Wba sugi la ahy safrkn❤

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d 3 місяці тому

    Mohamed please you tube ufura 😂😂😂

  • @CiwaadXasan
    @CiwaadXasan 3 місяці тому +1

    Team adna one like ❤❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 3 місяці тому +1

    Team adna like 😊

  • @SaladFaahiye
    @SaladFaahiye 3 місяці тому +1

    fast commrnt😂❤

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 3 місяці тому

    Mr naaya bas naga dheh markaan waxaaga waa ka badbadise

  • @Rayanmohaz-110
    @Rayanmohaz-110 3 місяці тому

    😂😂

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt 3 місяці тому +1

    Nolada🎉wlo

  • @HamdiabdahkiinsaladHamdi
    @HamdiabdahkiinsaladHamdi 3 місяці тому +1

    Plz sundus

  • @hanada-c1y
    @hanada-c1y 3 місяці тому

    Ala galal Freya 😂😂 inka iyo nagta

  • @SiciidMahad-e5c
    @SiciidMahad-e5c 3 місяці тому

    Kuwaa kaa danbeeya adna ka sheeke😂😂😂

  • @SalmaanReermagaal-my9ke
    @SalmaanReermagaal-my9ke 3 місяці тому

    Cayda samia banking ku samee

  • @Filsanaxmed-pf2lf
    @Filsanaxmed-pf2lf 3 місяці тому +1

    Adna ninka iyo nagta kaa danbeeya mxy wadan😂😊

  • @aminosahro1068
    @aminosahro1068 3 місяці тому

    Kkkk abukar asaga kafan badan mxmd kkkk

  • @ashagedi4525
    @ashagedi4525 3 місяці тому

    😂😂😂😂walee adna hakashifin wilka