anigu waxan la yabay meel laleyahay wa la tolaya aan dhiigna ka socon wana soo qoray wa prank markiiba dilmo la dilay ma jirto naag mindiyo laga tagay news ka ayay ku sheegi lahayeen wax mindi ma jirto hadi xitaa ay garacen mooyi wa been ,a;omtamm lwpw arlau ca;ppsja ;a ;yaahay wa la tolaya wan gartay nabar cusub inanu ahayn watan soo qp qprau waa prank
Wlh rayaan waa lagu mashqulay waxana lagu mashqulaa aan maqli jiray naag wax eh ayaa lagu mashulaa
Alaha asturo corada gabdhaha islaamka balse waxan layaaabah marka gabar coradeyda lafafiyo maxay ugu farxaan dumarka kalo ileyn siiyl iyo siiyl kamaficno naagoooh iskadaayo nabsigaah galeysiyn haiskudaganino subxanalah
@Shukricadey22 may macanto
Daahir Calasow naaga shaneeye maxaa habrihii xanta iyo xasarada iyo naag u ekohoodi waa kuwaas.
QAMAR WEY KU WALATEY 😂😂😂
Naag kasto rayaan ayeey lo tubo racaa naagaha dhan ayaa lawàsaa hadii lawaso maxaa ka macnaa
KA GURA NEYROBI WAXA JOGA DAD BADAN O JUDANA O LOGU SO KORIYEY HILIB CERINA
Naago qaraar wada haayo aa meesha isigu yimid
True qarar haye
WA CALOOL MAQARA😂😂😂😂
Maha in laysku caayo abuurata ilahay iin laguma sheego ilahay u toobada keena
Legend chanlkan iska leh bro hore u soco wxi an Ka sexdo wa iga daba gyisa
GOD SIRAAD HA QODIN KU DHICI DONTIDA LAMA OGA
DADKA EY LACAGTA KA QADATEY MEY SIISO O ILAHEY KA BAQDO
Iimaanki waxaa idinka qaaday bilaa qajilaad ayaad tihiin Alle hadad Alle S.W.T ka xishoon waydeen walee waa idin danbaysaa
DADKA EY KA DHACDEY LACAGTA HALA KENO BARAHA BULSHADA
RAYAAN WEXEY DUMARKA KU SAMEYSEY AYA KA BADAN
RAYAAN DUMAR BADAN AYEY NABTEY U ADEGSATEY NIMAN ISLA DIREEN VIDIYOOW KA DUBTEY LACAG KA DHACDEY
XAQII DADKA AYA KASO BAXEY
anigu waxan la yabay meel laleyahay wa la tolaya aan dhiigna ka socon wana soo qoray wa prank markiiba dilmo la dilay ma jirto naag mindiyo laga tagay news ka ayay ku sheegi lahayeen wax mindi ma jirto hadi xitaa ay garacen mooyi wa been ,a;omtamm lwpw arlau ca;ppsja ;a ;yaahay wa la tolaya wan gartay nabar cusub inanu ahayn watan soo qp qprau waa prank
DHALAFADA QAMAR MIYEY DUMARKA U SALAMO U ERYANE😂😂😂😂😂😂😂
NINKA KOLOMBIYANKA AMU SO DUBEY
Hadaba yanu isku aamina xalal iyo xaaran camera aya taala
RAYAAN DAD KELIYA MA DHICIN WEXEY QAWISEY RAG IYO DUMAR WEXEY CEYSEY QOFKI LA HADLA NINKA QOWDHAN😂😂😂😂😂
JECEYLKA EY U QABTO QAMAR AYEY GABADHU LA HADLABA DISHA CEYSA
DADKA EY LACAGTA KA DHACDEY HA U CELISO INTETSAN KANSAR KA QADIN
Kkk
KAREMOYINKA EY GADO WA QATAR WAXA LAGA QADA KANSARKA MAQARKA IYO KAN DHIIGA ISKA JIRA