@@Jiilkeena-e3r country cow dung powder habarta xaarka lo,ada walaaqee comes ka aqriyo. Somali ma tihiin hi diya waa hirmarsan tihiin baa la leeyahay .
😢😢😢 ar waay na ceebeyeen midka dhahay Eey hadhow waxaa ka baqaa ineey hooyonka ku dhahaa Eey waa markii la dhahay eey maxaa laga wadaa waxuu uga jawaabey waan ku jecehay ayaa laga wadaa subxanallaah. 😢
Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw
Scw
Scw scw scw scw
72vh uv 😢
Scw
Scw scw scw❤
VIVA 5 Somaliya❤
Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
Kusali nabigeyna MOHAMMED scw scw
AAn Ku salino nabigeena Muhammed scw ❤️
Nabiga kusali scw
Ballan iga qaad innaa sallada illaalineysid😭❤️
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤
Hambalyo ummadda soomaaliyeed 26juun 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂😂😂😂😂
Aan kuwDa salino nabiga scw
Ader nibiga ku sali scw ❤
Allah is one 🙏 ❤️ 💖
Who supports Gaza and 👇🏾Palestine
#free Palestine
Me
❤❤ All Somalia people ❤❤
Not me 😮 ask me why?
Wa hoyo hani oo ku leh igu soo biir adoo mahadsan ❤
Happy 26 June team wasiirka ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
👏👏👏👇👇👇
Hambalyo Somali 🇸🇴🇸🇴weyne from Kenya
Waankaxumahay Anagumaxusin 26june from dadka laguumaysto soomaali galbeed🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭
Wx ba haka xumaan ma mudna waqtigaan in loo dabaal dago 26 jun iyo malmaha lamidkaa ayadoo dalkeena maqanyihiin qayb badn oo kamida iyo biyaheenaba iyo arinta ugu xun oo ah wali gaaladii iny jogn dalkeena waliba qaab aanan nala darayn siinayn in nala gumaysanayo dhalinyaro marky somaliya ku istaagto lugaheeda baan udabaal dagyna malmahn
Haa wallaahi inladabaal dagon maaha
Hambalyo dhaman umadda somalia 🇸🇴
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo SOMAALI WAYN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💦
Somalia ha Noolaato 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Somali wayn HAPPY ❤
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
Scw
SCW
Adunka ma so Marin qof ka wangzn Nabi mahmed Allhu musali cala saydina mahmed 😢
Happy independent 26 juin 🇸🇴❤️🇩🇯
SCW scw ❤❤
800k is coming soon waziir 🔥🙏
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤
Viva somalia ❤🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Somalia Wayn HabalYo 👏🏻👏🏻🇸🇴
🎉❤
Wasiir ka soo hadal arinta ka taagan somali wasiiir Cod dheer ku hadal oo dhalinta guubaabi wasiir caruurta mustaqbalka aan u dagaalnoooo🫡🫡😞
Wasiir wan kusalamay
Happy independence somalia ❤🎉
Hambalyo hambalyo hambalyo soomaali weye
Hambalyo Somali wayn calanka blue up allways
Somalia 😍😍😍😍❤️🇸🇴🇸🇴
Hambalyo soomaali wayn 26 june
Waan ku salaamay wasiirka
Somaliya congress 🎉🎉🎉🎉
Keep going waziirka
❤❤❤dhaman somliwayn waan idinsalamayaa wllhi aaad baan idin jeclahay waxan rajaynayaa in mar uun somali ay midoobi doonto libax africana uu soo noqondoono
Waziir keep going ❤
Go 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏🥰🥰
somalia waYn
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 😊
Absolutely we were just protecting our sea ❤
Hambalyo hambalyo dhamàn umada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waad zogazhee igula zali N, muhamed N,N,K,H,❤❤❤❤
Hambalyo hambalyo hambalyo soomaali ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Zaki meel somali lagu caynaa soo arkay, wallaahi kaalaya ku yaaca
Noo so sheeg meeshaa
@@Jiilkeena-e3r country food cooking
@@Jiilkeena-e3r country cow dung powder habarta xaarka lo,ada walaaqee comes ka aqriyo.
Somali ma tihiin hi diya waa hirmarsan tihiin baa la leeyahay .
Somaliawayne hamidawdo in Shaa Allah
Hambalyo somali weyn
Scw
27 juin djibouti ❤❤
Hambalyo somaliya
Hambalyo hambalyo hambalyo soomali weye
Amazing say wllhi
Somali wayn hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎
Si qalad ugu tarjomay afka swedishga
Soomaalinimadaan dadka kaga saraynaa 6/26/2024🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰
Hanbalyo Hanbalyo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Nabiga ku saliya
Guul Mayland ❤
First comment like please 🎉
Hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 26 🫶
Hambalyo Hambalyo Somali day 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
happy new hanolato Somalia 🇸🇴 💖 ❤️ 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo soomaliya
Guul iyo goobonimo ❤5 Somalie
26/06/24🇸🇴&27/06/24❤🇩🇯🇩🇯😍
Happy somali❤❤🎉
Horta somalida inta Foosha xun miyaa dibada joogta dadka noocan ah somalida ayay muqal foolxun Ka bixinayan wadankasta dadkiisa inta ugu Quruxda badan iyo goobaha bilicda leh ayay aduunka tusaan Sidan somalida wax haka badalan
Haku qaldamin dadka quruxda badan
Zaki hajio🎉
Hpp 26jaune ❤🎉somali ha nolto
Hambalyo soomaali wayn
Ninja UA-camr ladhaho Johnny Somali hala karbasho Wuxi shegta Somali
Zaki djbouti maxaa ugu soo hanbalyeyn weydey ileyn dad ayaa ka tageree❤ from djbouti
Zaki nio sharma boy from zero to hero heestii hooyo waa ka heysaaa nio soo cimaamad🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙🤍🤍🤍🤍💙💙💙🇸🇴👑
Zaki bin Xaaji inteed adduunka aad ka joogtaa bal ii soo sheeg insha Allahu
Happy 26🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Sidee screen shot ugu soo qaadaa. Ninja siduu noo caayay
Hambalyo 26jun 🇸🇴♥️
Somalia hanolato ❤❤
Somali burcad badeed mahan waxa burcad badeed ah waa kuwa kaluunka naga xada Hala iska qabto Nin somaliya haduu aado bad kale markaas ayuu burcad yahy
Happy 26 jun
Happy 26 juin all somalilander 🎉🎉🎉🎉🎉
Hamblyoo somalia independence day 🎆
Aniga ayay igu dhacday hada ka hor anigo xabsi Greece ku jira ayaa askariga ilaalada ahaa i weediiyey wadanka aan kaso jeedo markasa ku dhahay somali ban ka imid isla markiba burcad baceedka ayu igu dhahy markasta aan is arakno askarigas si kaftan ayu igu dhihi jiry burcad badeed baa tihiin hada somali tihiin. 😢 shaabadaas meel kasta ayay noga horeysa aan adkeysano fuley xantii ma mooga cml 😂
Happy 26june🎉❤
Somaliland haa noolaato ❤
😢😢😢 ar waay na ceebeyeen midka dhahay Eey hadhow waxaa ka baqaa ineey hooyonka ku dhahaa Eey waa markii la dhahay eey maxaa laga wadaa waxuu uga jawaabey waan ku jecehay ayaa laga wadaa subxanallaah. 😢
Hampalyo soomali wayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waziir pin igu qabo😂
26 Jun fifa samali wayn ❤
Horay usoco
I am in shanghai -china 🇨🇳 waxaas na maalin walbaa leygu dhahaa 😊
Hanbalyo dhammaan ummadda soomaaliyeed, 26 June 🇸🇴 Hanbalyo 🎉❤
Wazir cawa waxba qaldan is ilali
Soomaali weyn guul gobanimo
Hanbalyo❤
Somalia 🇸🇴 hanolato
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Soomali wayn ❤❤❤
Caaaaaac xaarmajo kiir no guuuuul somaliland jun 26 1960❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴