Subxana Allah 2024 lamarayaa war dalkii iyo dadkii maxaa helay war ilaahay kayaaba waanada iyo nawada qaata ilaahay kacabsada wlahi zawan adag ayaa lagu jiraa Allah ina asturo dhamaanteena Ameen ya Allah
Faaarah macalin markuu leeyahay soomalia ila 500kun hawiye laga dilo Nabad noqonmayso hada waa haaf milion oo loo sacbinayay kolba qaadhaan guraya oo reer dul dagaya Bal somali nin qabiilkaa hala madhiyo yiri halasoo helo
Dagaalka waxaa soo qaaday dir waxayna ku soo qadeen beesha reer dalal dirtii dagaalka soo qadayna waa lagu jabiyay firxadkoodii iyo dhaawacyadoodii inteey ka carareen baa hada isbitaalada caabudwaaq lagu daweenayaa
Wallee nin habar gidir latashaday baan liibaanin. Dir iyagaa fidneeyey waayo iyagaa kabaqaya.
Guul mareexaan sade from dir caafimaad qabta ❤❤❤❤❤❤
Shaqada la hayaaba ma isdil uun baa???
Subxana Allah 2024 lamarayaa war dalkii iyo dadkii maxaa helay war ilaahay kayaaba waanada iyo nawada qaata ilaahay kacabsada wlahi zawan adag ayaa lagu jiraa Allah ina asturo dhamaanteena Ameen ya Allah
Waa qaadka daroogada khamriga fusuqa iyo shaydaanka qabyaalad la yidhaahdo!!!!
Sure waa Jilib yar ee Mareexanow dhibta daaya
Surre xitaa mahaa Waa jiffo Fiqi Muxumad 😂 Mareexaan oo dhan hada Darood ayay ugu baaaqeen !
War hadaad dagaal rabtaan orda reer falastiin u hiiliya ayaga jihad xaq ah qabiil baad ku walateen yahuu
Cadaado ayaa laga soo abaabulaa sidey mareexam meesha oga saaran mukulaal madowda halaga sifeey Cadaado
Wali wa jaben marexanki baqtigoda aya melha waran gobihi eyjogen wala qab saday aga jabsile sure
Ilaahow kabadbaadi
Marexan maqustan miya 2002 tii ku dhacday mey ilawen waxa ku qufulan waa ban somaliya madaxweyne ka ahen 😅😅😅😅😅
ILAAHAYOOW waa salaad maqrib Nag ka sii kuwaa 2024 is diriri.......
SheYDAAN ayaa dagaalkaan si toos uga dambeeya sababta. Waa 10 kii fadliga.badnaa ee dulxaj.
Nin markaad soo dhaweyso dhulkaaga kugu qabsanaya oo gurigaaga sheeganaya waa gardaranyahay.
Faaarah macalin markuu leeyahay soomalia ila 500kun hawiye laga dilo
Nabad noqonmayso hada waa haaf milion oo loo sacbinayay kolba qaadhaan guraya oo reer dul dagaya
Bal somali nin qabiilkaa hala madhiyo yiri halasoo helo
Hub ka dhigis halagu sameeyo.
horta waxba laysku hayaaye oo dhul balaadhsiye ee dadka dhulkoda halo daayo saasa walaaltinimadu kujirtaaye
لبئس ماكانوا يفعلون
Dagaalka waxaa soo qaaday dir waxayna ku soo qadeen beesha reer dalal dirtii dagaalka soo qadayna waa lagu jabiyay firxadkoodii iyo dhaawacyadoodii inteey ka carareen baa hada isbitaalada caabudwaaq lagu daweenayaa
Waliged dir lama jabine maxa kalo hesa
@@MunaMacaan-b4i Goormeey Taariikh Dagaal Lahaayeen? Allow Alle. Waa Masaakin Maamulgobaleed Aan laheeyn Oo firxad ah.
@@MunaMacaan-b4i walaaloow xabada cid lama dhalan war xaqiiq ah baana kuu sheegay illaah qakala qaboojoyo
Dagaalka hahuranin intaa iska daaysid cid hebalaa lajabiyay xabad kafaa idimaysidee dhiiga muslimka daadanaayo allah joojiyo