Lacag waa in dadku bixiyaan si meeshu u ahaato meel dayactiran oo ku haboon nasasho Hawl wanaagsan ayaad haysaan halkaa ka sii wada Mahadsanid Astaan TV
brother, this is not a relaxation. u have to build the country for free, build the area close to the lakes, and rivers for hotels, bars, and even build the streets
Waxaa tahay min xanuunsan oo qabyaalad iyo neceeb ka buuxo, ee dhulkaada dhagaxa dhiso, 4ta english ee jajabkana iska daa ee ku hadal af'ka hooyadàa ku dhashay nacasyahoow cuqdadeysan...
Mashallah wadanka allaha noo amaano yeelo waxan jeclan laha in cagadaha laga mamnuco dadkana inay qashinka iska nadifiyan
Lacag waa in dadku bixiyaan si meeshu u ahaato meel dayactiran oo ku haboon nasasho
Hawl wanaagsan ayaad haysaan halkaa ka sii wada
Mahadsanid Astaan TV
Dhulkeena waan qurux badanyahay hadaan wasaqda ka nadiifino nadaafada hala baraarujiyo astaantv
Baraka Allah Tabaaraka Allah ❤️ 🙏 ❤❤❤
Maasha Allaah,
Somaliya guuuul
Thanks
Astaan waan kahelay dalxiis balcad walaalayaalow barnaamijyada kudara kahortag dhalinta cirbada isduraya dabagal in lagu sameeyo iyo raashinka expired ah dakad iyo airport in labaaro wadamada America European waxaa kadanbeeya oo daqli farabadan kahela politicians uma malaynayo siyaasiyaasheena inay kulug leeyihiin ganacsato sidoo kale waa cadow umada soomaaliyeed halagu baraarugo wabilaahi towfiiq asalamu alaykum
M.a❤
Beautiful weeye lakin qashinka ka ilaliya. Lacag isgu darsada oo benches ku xasusta dadki meesha idin barey, memorial benches 🌹
Asalamucalaykum walaalo,waxaan Ka codsen Laha Astaan TV in ay sameyso barnaamij leku tartamo Nadaafada digmoyinka
Please Astaan: warar gaagaaban oo English & Carabi ku baxaya sameeya. Sida Hindustan Times oo kale. Qoraal oo headlines ah waaye. Aduunka waxa markaas taagan sida Gaza oo kale baad ka hadlaysaan. Soomaaliyana waad gadaysàan, beenta ay naga sheegaan runta baad ku dilaysaan. 5milyan subscribers bàad heleysaan iyo ka badan.
Ku fekera inaad noqotaan mustaqbalka News Org. Caalami ah based in SOMALIA. You can do it.
Xayey siin toosa 😂😂
Please qashinka aruuriya.
dalxiiskaas kamaba hello ilahay amarkii
brother, this is not a relaxation. u have to build the country for free, build the area close to the lakes, and rivers for hotels, bars, and even build the streets
💯 U sheek
Waxaa tahay min xanuunsan oo qabyaalad iyo neceeb ka buuxo, ee dhulkaada dhagaxa dhiso, 4ta english ee jajabkana iska daa ee ku hadal af'ka hooyadàa ku dhashay nacasyahoow cuqdadeysan...
First comment ahy😂
Ciid wanaag san
Caad wanaag san
Cod xumada waa làgu cadaabi
No I’m
itoobiya ayaa qurbaha noqotay!
meel aan dalkaaga ahaynba waa qurbe iyo debed
Thanks