Dadka soomaalida kuba hurmuudka u ah ani waxaaba is iraahdaa maskaxdooda miyaa fadhin mise waa calooshood ushaqeestayaal iibiyo dalkooda iyo dadka war dadkaan wax jaheeyo allaha keeno aamiin
Xaashiyoow jimcaha dambe Ka soo hadal Jasiiradda Soqadara Insha allàah adigoo mahadsan, Af somaligu waa luuqadda labaad,haddana Af carbeed ayaa carruurta la baraa ayaan maqlay,arrintaa Ka soo hadla.
M.a hadi ay sidasbku socdan wadamada carabta waxan aminsanahay in ay gulo wayn gadhayan wyo manta haday thy in lasku racayo ka cadan haan ayaguna waxa habon ka Muslim ahan inay isku ilashanayan inkastoy adagthy midas
Russia shacbka Ukraine inuu layoo maa rabo maxa yelley waa.isku cadaan un iney is dillan maa raban lkn hadu Siriya iyo iraaq ahaan lahaa maar horee ayuu qabsaan Laahaa
Asckm haashi hal talo ayaan haaya cidanka iyo sarakisha ayaa hada ka caafimaad qabo qabil maxaa lagu dhirangelin karaa si ay qabiil ugu milmin????? Waa in qurba joogta lala wadaagaa
Eng. Xashiyow wxaa kaa cod sanayaa inaa barnamij kasoo sameysid maliyada dalka lagu kaabo ( budget support) ee WORLD BANK bixiyo mustaqbalka somalia Deen miyee ku noqon doonta dul saarna ma ledahy ?! jwb wcn ENG.xasshi
Asc wll xaashi aniga iyo dhawr wiil ayaa ku tashaday inaan saylac ka keeno kaluun gayno Borama wajaale iyo jigjiga waxaan diyaarinay talaagado 5 xabo laba laash gaadiidkii nada 2 waxa naga maqan wali laba baabuur oo kuwa sangeerkale ah waxaan ubaahanahay caawinaad laba baabuur lacagtooda waxa lanagu yiri ilaa 15000$ waan helaynaa insha allah
Really
Xashiiyoow
dhiqaa Cagaha Lagu gali haa🖐️🖐️
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
Dadka soomaalida kuba hurmuudka u ah ani waxaaba is iraahdaa maskaxdooda miyaa fadhin mise waa calooshood ushaqeestayaal iibiyo dalkooda iyo dadka war dadkaan wax jaheeyo allaha keeno aamiin
Africa waa iney ay ka baxaan wadakooda ha geyaan ciidamadankooda
Thanks horufadhi media
Xaashiyoow jimcaha dambe Ka soo hadal Jasiiradda Soqadara Insha allàah adigoo mahadsan, Af somaligu waa luuqadda labaad,haddana Af carbeed ayaa carruurta la baraa ayaan maqlay,arrintaa Ka soo hadla.
Alxaqiiqa 🙌 thanks
Shukran brother
warun wlh qorshe waa in lala imadaa
Insha Allah
Masha allhaa thanks
Ogow inta somalidu maskaxda ku hayso qabiil horumar majirayo iska daaye qabilkii wuxuu galay sportskii ki waayo ciyaaraha qaranku dibada u aado waxaa galay yaad tahay markaas guuldarooyin xanuun badan lasoo hoynayaa
Maxaa isdaw marsiinayaa xasan sheekh ii sheeg taasi
DAWLADA SOMALIA IYO DAWLADA BAXRAYN AYAA ISKU DHAQAN AH....BARI AYAAN XUKUMI JIRAY LEEYIHIIN
Reer Hiiraan ❌
Dadka hiiraan ✔
Waxn ku faraxsanahy in aan haysano warbaahin sidan danaha wadankeena uga shaqaynaysa mhdsnid HURUFADHI media
Ilaa xalaasha lacuno xaaraantana laga fogaado wax wanaaga oo lasugayo majiraan soomaalina xaan Cunaa umbey ubadatay xaqqa allaha natuso
❤❤❤
walaahi xaqiiiqo ayaaad kahadashay
Sxb xaashiyow waxan rabaah inaa daraseysid shaley iyo manta carebta markii muslimka labaabi inayay waay cawinayen reer galbedka manta hadii ayagu isku jestan maxey uga haren waa arin is waydin mudan
Somaalidu ha toosto
Wllee taas ilaahay kuguma cadaabayo bil kaste waxaan bakhaarada kasoo qaadanaa raashiin wada dhacay sidookale pharmacy daawo dhacday ayaan kasoo qaadanaa markaasaa wadankii waxaa kajiro cudura aan baxayn oo 10 sana ku wareeganayyo gobolada xanuunkaa waxaa kamid ah kaduudiyoow iyo kabadoow iyo habla baas iyo daaf iyo madax xanuun iyo wadna xanuun iyo qof kaste wuxuu kulayyahay waxaan qabaa gaas iyo Twyford waa yaab ilaahay haanasamata bixiyo
P
M.a hadi ay sidasbku socdan wadamada carabta waxan aminsanahay in ay gulo wayn gadhayan wyo manta haday thy in lasku racayo ka cadan haan ayaguna waxa habon ka Muslim ahan inay isku ilashanayan inkastoy adagthy midas
Carab waxba inooma taqaan markaan wax noqono gaajada iyo faqriga qabyaalada ka tagn, hagaajisano wadankeen maalo muriqeena cidwalbaa inoo baahan
Sxp aniga waxaan joga dalka Poland 🇵🇱 gaar ahaan .werrso Russia 🇷🇺 ayaan akabaqeya in ayweraraan . Weliba hobka lukniyeer ka waxaan sugeya seriga digniinta . Weliba dagaalka .Ukraine 🇺🇦 ayaa layabaqeya in sku bedelo dagaalka 3 ee aduunka
Russia shacbka Ukraine inuu layoo maa rabo maxa yelley waa.isku cadaan un iney is dillan maa raban lkn hadu Siriya iyo iraaq ahaan lahaa maar horee ayuu qabsaan Laahaa
Waan jogaa
BUSHAARO BARASHADA CASHARO CARABI KUTUB DIINIYA KALO SOCDA BARTAN..
Asc dhamaantiin
Waxan garan wayay manta maxaa Kenny inaay didaan iyo carabta lasafashada reer galbedka waa su aal shaley markii labur burinayay wadamada muslimka way lasafanayeen hadii manta laweraray ukraine inay didan maxeytahay
Muslim iyo Democrat isma keneyan zxb maar walbaa Muslim wa laa lidi donaa
Dadku ma fahan sana dunidu meesha ay usocoto
dunidu waxay usocotaa biyo iyo baad in la isku qabsado
Carabtu waa mustacmarado hoosyimaada maraykanka waa been waxbey kadiideen reer galbeed markay waxdiidayaan ama yeelayaan waxay isla ogyihiin wardoonka reer galbeedka
waligeey markaan ayaan ku taageerey maanta wadani ayaa tahey kkkkkkkkk lkn farmaajo jeceyl ayaan kugu dhacey maxaasey u sheegi waysey waxaan markii uu joogey farmaajo taas jwb iga sii sxb
Asckm haashi hal talo ayaan haaya cidanka iyo sarakisha ayaa hada ka caafimaad qabo qabil maxaa lagu dhirangelin karaa si ay qabiil ugu milmin????? Waa in qurba joogta lala wadaagaa
XASAN DAMEER IMARAT MIYAA FARO XUMEEYAY
Horumar waxaa ka horeeya la is aqbalo
Tasna waxay ku imaan kartaa
Run in loo wada hadlo
Waxa la isku hayo laga heshiiyo
Ka dibna qalbiga la isku furo
rushkaiyo😢😢😢😢
gsntmgdchi
Warka dalka iska reeb, dalku tuug ayaa isteerinka haysee
Mucaarid nimada dhaaf
Walaaale waxaa Nafta naga Qaadey qabiil iyo tuugo iyo jawaasis ushaqeeya calooshooda
Saleebaan Dalkeena Waxaan kabaxayn Majiraan Bariiska iyo Sonkorta iyo Baastadaba Waykabixikaraan!!!!
Ader aan kuwaramee somali adiga ayaa baray qabiilka,adiga ayaa baray inad dadbilaa aqoona kugurto meelkasta imikan ayad
Asc carab maka.hri karaan maya
Dameer ladoortay
Hhh maalin ay ka liitaan ma jirto may diidaan shiidalka 2003dii iyo 2011kii
Somaliya madax da ayeey ka dhin teen
Siyaasiyiint waxaa unoqdo nin qabyaladesan oo uheest in dowladnimad in laga macaasho
Eng. Xashiyow wxaa kaa cod sanayaa inaa barnamij kasoo sameysid maliyada dalka lagu kaabo ( budget support) ee WORLD BANK bixiyo mustaqbalka somalia Deen miyee ku noqon doonta dul saarna ma ledahy ?! jwb wcn ENG.xasshi
Asc waxankaso salamaya magaladii cilmiga iyo aqoonta ee borama wanku taageera waxad umuqataa wadani dhab ah hadaladaduna waa quweysanyihin waxanba u haysta markan dhagaysanayo hadaladan in aanu ahayn wariye ama youtuber ee uu yahay musharax xildoon ah waayo intaa aadsheegtay bey sheegaan markay kursiga helaana shan reerkooga ahbey qortaan intaa kadib wixii dhicilahaa baa dhaca
Why youtalk about somali?
😥😥😥AIlaaaah dartiis subscribe ma i
awoodaan.. Hamigaga Allow ku fududey
sharuudihii 200 kaliya iga dhiman ma igaarsiin kartaa
Somali Mohamed