Waa dhulka aan ku dhashay una dhashay waana dhulka ay ku aasanyihin Awoowgay Sheekh Qudub iyo walaalkis Sheekh Ahmed Looboge, sharaf bay itahay inaan ku dhashay una dhashay Awoowyadayna ku duuganyihin Jumhuriyada Somaliland❤️ ... Allow ku nabad yeel dhulkaygiyow❤️❤️❤️
Somaliland archeology in golis range are mostly before uk colonial somaliland protectrate. Signs in this mountain shows before 5000 years. Somaliland archeologiest must prepare tourism cards. Also resting places for tourists need to be built in golis range mountains.
Somaliland tourism administration office is needed to Open in saxiil region. Old history archeology is hidden in golis range even some of archeology are under grounds. Archeology in somaliland needs high experts and excavations.
Perfect hees for the our natural wealth in our land, inshalla the great Kingdom of ancient Somalida, our history when told by our self is very practical and educative not only to the Somalis but the entire world, we are real in our own civilazstion, GOD bless our land and people ameen,
Mansha Allah Alle ha ino barakeyo wadanke somaliland o Ha inga qabto ishoda cadowga iyo xasdinta guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Allow dhowra somaliland guuuuuul guuuuuul iyo gobanimo Somaliland
ina lilaahu wa ina ilahu rajucuun dad baa weli qurafada oo qof siyaranaya ka ducaysana war ilahay ducada waydiistaa idin siiyay dhulka wanagsan iska dayaa ka ducaysiga dadka dhintay
Waa deegaan ku habooon dalxiiska laakin ma malaha wado si fufud loogu tagi karo, waxa haboon inwadò loo sameeyo si dalxiisayaal badni u imaadan dakhlina ka soo galo dadka deegankuna u haleen shaqo abuur haba ahaato inay dalxiisayasha kala tus tusaan buurta.
TV ga naxliga iyo dad isku dirka, haduu xaramka MAKKAH soo sawiro na ma daawadeen. Waar wax isku fala oo waxani waa dad wada dhashay oo ku tartamaya uun in aay dalka hogaamiyaan dadka na u shaqeeyaan ee xumaan iyo colaad meesha ma taalo
Waa meel barakaysan somaliland waxana ku aasan awoowyaashay aan ku abtirsado sida
Qudub iyo looboge iyo awoowgay sh maxamed sharaf ❤️ alx ilahay ayaa ii dooray inaan noqodo dhal culimo kuna abtirsado Ragii sabab u ahaa diinta umada somaliyeed maanta haysato ❤️🙏💯
Soo dhawow sxb
ASAL SOMALILANDER Hargaysaawi Shukran Walal qaali waan dhawahay
Abdirahmaan The king wali hadaan loo bogay hor jooga kugu salmi
Yaa Salaam!!! The beauty of Somaliland is beyond description. Mashallah!
Masha allaah dhaxal wanaagsan bey ka tageen culimadii sheekhaash bal eeg barwaqada ka muuqata halkey ku aasan yihin awoowyaasheen
Deegaankani waa deegaan aan la xaalufin oo la illaaliyey...
Mahada koobaad Illaaheybaa iska Leh
Ta labaadna dadkii illaaliyey
Iyo Tv ga qaranka
Waa dhulka aan ku dhashay una dhashay waana dhulka ay ku aasanyihin Awoowgay Sheekh Qudub iyo walaalkis Sheekh Ahmed Looboge, sharaf bay itahay inaan ku dhashay una dhashay Awoowyadayna ku duuganyihin Jumhuriyada Somaliland❤️ ... Allow ku nabad yeel dhulkaygiyow❤️❤️❤️
Maansha alaah
Wa ayo qudub iyo looboge aad sheegaysa
@@nuurnuuraan8624
Waa ku qabso ku qadi mayside
Masha allah wagar waa buur qurux badan.... waana deegaan sir qarsoon leh.
Wagar iyo ka waaweyn
tani waa ka waasacan
‐------------Gabaygii Muxamed I.Warsame Hadraawi ee Ceel Walwaaleed.
Somaliland archeology in golis range are mostly before uk colonial somaliland protectrate.
Signs in this mountain shows before 5000 years.
Somaliland archeologiest must prepare tourism cards.
Also resting places for tourists need to be built in golis range mountains.
Somaliland tourism administration office is needed to
Open in saxiil region.
Old history archeology is hidden in golis range even some of archeology are under grounds.
Archeology in somaliland needs high experts and excavations.
Perfect hees for the our natural wealth in our land, inshalla the great Kingdom of ancient Somalida, our history when told by our self is very practical and educative not only to the Somalis but the entire world, we are real in our own civilazstion, GOD bless our land and people ameen,
Tannaaba ka quruxbadan buurtan Gacan-Libaax ee ay nagu wareeriyeen.
Maanshalaa kheer iyo guul ayaanu kuu rajeenayaa shaqo aad iyo aad ufiican ayaad qabateen taa waxaa sii dheer mac danta inshalaa qorsha ayeey iigu jirtaa inaan buurta wagar aan sarfeen ku sameeyo
Mansha Allah Alle ha ino barakeyo wadanke somaliland o Ha inga qabto ishoda cadowga iyo xasdinta guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Allow dhowra somaliland guuuuuul guuuuuul iyo gobanimo Somaliland
Masha alaalh ❤❤💚💚💨💨💨💨❤❤💚💚❤💨💨💨💨❤❤💚❤❤💚💨💨💨❤💚💨💚❤💨❤❤🙏🏽
Manshaallha manshaallha mnshaallha mnshaallha.wllhi cadi mahan alle wadanken quruxbadan oo dalaxis wacan allow igu Sina Inshallah anigo nabadataga.👏👏👏👏🤲🤲🤲🤲🤲🤲. amiiin yarabi amiiin
Dhul qurux badan maasha'alaah
Qurux badanaa masha Allah. 💯❤️💯Waan ku faana dalkayga barakaysan💯❤️
Wagar waa Deegaanka dhogori.
Mnsha allah qurux
Wacays cali ba dagaa
Gugux abdiraxmaan muuse degan sxb beenta iska daaa
Æ
masha allah my caunrty
Mc allh
Dhulkygii hooyo
Jamhuriyda Barakaysan
Somaliland illahaw nimcadada
No siyaadi
Waa meel ficaan laaking wan dhibsaday marka aan maqlay in dadka in siyaartan quburada shuyukhda sii ay barakeystaan. Shirki hala daayo walaalyal
ina lilaahu wa ina ilahu rajucuun dad baa weli qurafada oo qof siyaranaya ka ducaysana war ilahay ducada waydiistaa idin siiyay dhulka wanagsan iska dayaa ka ducaysiga dadka dhintay
Neeftuurka ka baxaya waa rag aan sport samayn sida wiigiiba 3 cisho oo 5km orad ah hadhowna ka sii kordhisid
mnsha allaah maxaan Adhiga ku raacay dhulkaas misa jeer ayaan jarka kasoo dhacay nimco fadhida dalka waan kuu xiisay dhulki aan ku soo bar baaray
M.A waa quruxda dabiiciga ee u leeyahay dalka jamhuuriyada somaliland
sheekhasha marki la eegay Dna gooda wa J waana umad carbeed hada waxan arkay qaar ku shegaya reero kale lakiin wa umad carbeed
Maansha alaah
Wixii qoyantaan walaaqaayee
Waali maayoo waa waxay gii
Wanan baan siistay WEGER ka waa wayn
Waa dhulkii faqashtu xaarka isku sii dayjirtay marka layidhaa SNM tii wagar ayay soogashay may seexanjirn
Geedku waa WEGER ee buurta magaceedu ayaa Wagar.
Manshala buurta wager in Loo dalxiis Taga shacab Somaliland dalkaga soo Baro
Waa deegaan ku habooon dalxiiska laakin ma malaha wado si fufud loogu tagi karo, waxa haboon inwadò loo sameeyo si dalxiisayaal badni u imaadan dakhlina ka soo galo dadka deegankuna u haleen shaqo abuur haba ahaato inay dalxiisayasha kala tus tusaan buurta.
Heesta koobaad oo cumar dhuule magacee
OGI OGI XABAALO WAALIDBAA XOOLO LAGA HELAA
OGI OGI WANANBAAN SIISTAY WEGER KA WAAWEYN OO WAALI MAAYOO WAA WAXAYGII OO EEDYAR BAAN WADAYAA WADADA CEEG
Qof dhintay lagama ducasankaro
Wagar waa weger geedku
heesta yaa garanaya?! :O
Saaxil - Sahra Ilays
Gobanimo
TV ga naxliga iyo dad isku dirka, haduu xaramka MAKKAH soo sawiro na ma daawadeen.
Waar wax isku fala oo waxani waa dad wada dhashay oo ku tartamaya uun in aay dalka hogaamiyaan dadka na u shaqeeyaan ee xumaan iyo colaad meesha ma taalo
Allow ino kordhi nimcadan, jahilnimada diinta, ee bidcada inaga masax. Allow ameen!
Somaliland hanoolaato
Cadowgeeda, iyo bidcada ha burburto!
Ingiriisku halkaasuu macdanta ka guran jiray sida wadamo badan oo aduunka ahba uu u soo gurtay tuug khaayin Ingiriis