Nidaamka 4.5 yaa keenay? Qabiilladee ayaa 0.5 ah?...Xog muhiim ah!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @shuaybjama2234
    @shuaybjama2234 11 місяців тому +4

    Dulmi waaye mana hormari doono intaan dulmiga ku jirno

  • @mascuudhassan9423
    @mascuudhassan9423 Рік тому +4

    Asc dadiyaha barnamijka aad wadid wa barnamij aad ufiican hanakadalin wa dhiwatada nahaysato waye illhaay hanagasaro insha allaaha dhalanyarada waxaa lagarawa in ay kadodan arinkan Mel aysaran

  • @fadhabashir405
    @fadhabashir405 5 місяців тому +1

    Qaabilada diiga daadhinin ayaa ugu mudan ineey nahogaamiyaan

  • @fatimacali5565
    @fatimacali5565 Рік тому +2

    Waa qalad weyn subaxna allaah

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому +1

    4.5 waxee bilaabatay dowladii somalia ugu horeyse ee madaxweyne aden cade aun 1-Aden Ade M/w 2- A/Rashiid R/w 3- Gud: Barlamanka Sh Muqtar . Waa Hawiye Daarood Iyo Raxanweyn Waa Saida Hada Wax Loo Qeybsado . Dadka Maan Gaabta Ah Aa Aaminsan Inee Hada Bilaabatay 4.5

    • @ii-rpgbeachaw6295
      @ii-rpgbeachaw6295 9 місяців тому

      4.5 cabdullahi yusuf ba sameyay oo hirgaliyay

  • @abshiromaxamud7121
    @abshiromaxamud7121 Рік тому

    Ilahay ha ka amaal mariyo dadaalkaga wll

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 8 місяців тому

    Sxbow manoo sameyn kartaa muuqaal aad ku faahfaahineyso qaabki Somali 4.5 ugu wada heshiyeen. heshiskaas marku dhacaayay dadki joogay oo Soomaali oo dhan ku matalaayay

  • @ii-rpgbeachaw6295
    @ii-rpgbeachaw6295 9 місяців тому

    Cabdulahi yusuf sow ma ahayn ninki hirgaliyay 4.5 ka oo ururadan aad shegayso ma kala firdhin

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Рік тому +1

    Haaa

  • @MaahirAadan-d4b
    @MaahirAadan-d4b Рік тому

    Ma ilaficna 4.5 insha allah mardhow waa laga gudbidona

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Рік тому +1

    Ina cumar geele ayaa ka dambeeyay film kan ceebta inagu ah si aanay soomaali du u heshiin

    • @thecentury1200
      @thecentury1200 Рік тому

      Ismail cumar geele maskax ayuu keenay somalidu keeni kari wayday

  • @Maxmuud-gf4we
    @Maxmuud-gf4we 6 місяців тому

    Dulmi iyo dawdarro weyi

  • @kaltunmaxamed4597
    @kaltunmaxamed4597 Рік тому

    Waanka soo hor jeedaa sababtoo ah waa dulmi

  • @xasamaxamed9322
    @xasamaxamed9322 8 місяців тому

    Lama qabo Waana Danbiweyn

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 2 місяці тому

    Wakuracsanaha sababtow ah xilka dagala lasomaray