Waayojoog: "Anigu SNM ayaan ahaa waxba kuma doonaayo sidayda ayaan ku qanacsanahay" Halgamaa Haaruun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Waayojoog: "Anigu SNM ayaan ahaa waxba kuma doonaayo sidayda ayaan ku qanacsanahay" Halgamaa Haaruun-yare. Taxanihii Bahdii Caafimaadka ee SNM qaybtii 6aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 37

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 5 місяців тому +4

    Ninkan yar ee waraysiga qaadayaa waa ninkii ugu fiicnaa ee waraysi qaada. Wallaahi award ayuu istaahilaa

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan1570 11 місяців тому +2

    Illaahay naarta haka xoreeyo mujaahidiintii snm intii dhinatay inta noolna cisi iyo sharaf haku nolaadaan

  • @am.b5688
    @am.b5688 11 місяців тому +2

    Goojacade uun baa maskaxdayayada ka qaylinaysa! Ma history ayaanu dhageesaneynaa weli!

    • @abdifatahmuridi8348
      @abdifatahmuridi8348 11 місяців тому +1

      Snm markii ay dagaalanaysay waxa u dagaalamaysay dal ay leeyihiin oo dawlad ka hayso.
      Gaajacade waxaa leh dhulbahante marka maanta waxaa mujaahid ah dhulbahante

    • @AbdiMohamud-wu9kp
      @AbdiMohamud-wu9kp 4 місяці тому

      Makuwii gooja cade basaasay baadtahay ooy hada laxunaatay

  • @Siciid22
    @Siciid22 6 місяців тому

    Ilhy haku dhoowro❤🎉

  • @mohamedmuse8546
    @mohamedmuse8546 11 місяців тому +1

    Good

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 11 місяців тому +1

    Walaahi 6 jir ayaan ahaa markaan maqli jiray ma laqabtay Bartii
    Waa aroori dusheeda madfac yaalay

  • @user-ey2hk7zu7b
    @user-ey2hk7zu7b 11 місяців тому +2

    Faqashtii halaga ilaaliyo dalka

  • @MaxamedAxmed-ow3fm
    @MaxamedAxmed-ow3fm 11 місяців тому

    Barmaamij fiican weeye

  • @alijama103
    @alijama103 11 місяців тому +1

    Markaad waxaa snm la odhan jiray ka sheekaysaan dadkii ay laayeen maxaad ka filaysaan? Waa inay sidaa Maraaga iyo Goojacade kuu laayaan.

  • @jaylaniyusufismacil9123
    @jaylaniyusufismacil9123 11 місяців тому

    Ilahay haku dhawro😅❤

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 2 місяці тому

    Reer kani mujaahid jeclaa

  • @dsf9824
    @dsf9824 11 місяців тому +1

    Waxaasi way soo dhamaatay

    • @abdirsaqnasir7037
      @abdirsaqnasir7037 11 місяців тому

      Kkkkk hooyadaa baadhamaatay

    • @dsf9824
      @dsf9824 11 місяців тому

      adeer iidooroow
      Munaafaqadii
      AAd gaalada
      Kagatuugsan
      Jirteen way
      Soo dhamaatay
      EE hablihiina gaalada
      Ka kireeya

  • @kaamilbulxan2604
    @kaamilbulxan2604 11 місяців тому

    Shaqo wacan ayad runtii haysaa

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 11 місяців тому

    Soo sheega halkuu joogo dhakhtarkii la odhan jiray ahmed xariir ali iyo doctor deeqa

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 4 місяці тому

    Horta ad bd u mhd sn thy shaqo ad u wyn ayd qabatay lkn inder muj dhaga wayne so qabo inder wali sidad dadka u wrysto cidi umay wrysan dhaga wayne

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 11 місяців тому

    Mujahid maxamed haruun diriye saxiibkay yarantii

  • @MaxamedAxmed-ow3fm
    @MaxamedAxmed-ow3fm 11 місяців тому

    Naasir sxb noolaw

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 11 місяців тому

    Waxaad waraysataa maxamed uraag mujaahid kaasi geesi ayuu ahaa

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 11 місяців тому

    Mujaahidka iyo wariyahaba waan salaamayaa

  • @KamaalaxmedCali
    @KamaalaxmedCali 11 місяців тому

    Mujaahid miino soo warayso

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 5 місяців тому

    Nin rageed hadafkuu udagaalamay helay kunamadceliyay

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 11 місяців тому

    Snm SSC baa cuntay gala dagaalka mujaahid rasmiya wa Garaadka

  • @user-rd2je4nw6c
    @user-rd2je4nw6c 6 місяців тому

    Ina damac wuxuu ahaa sacad muuse cabdale sacad

  • @ahmedalixaash3842
    @ahmedalixaash3842 11 місяців тому

    Axmed xariir ali iyo deeqa doon

  • @aamiinmaxaudguuleed1110
    @aamiinmaxaudguuleed1110 11 місяців тому +1

    Qof 12 jir ku galay Snm oo iskool aan dhigan sidee jabhadda Dr caafimaad ugu noqday , Reer waalan oo been badan iidoir marduuf helay waa majnuun falan

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 11 місяців тому +1

      Wixii ku dhibaaya lama daawado wll. Somaliland guul

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 11 місяців тому +1

    Kaydkii cuqubadu wuu fatahay

  • @awad559
    @awad559 11 місяців тому +1

    Caqliga fuud lagaaga shub
    Caqligaa futadaa laga geliyey
    Beentana hiduu u lee yshay

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 11 місяців тому

      Wixii ku dhigaaya lama daawdo wll
      Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @zakariyaahmed9029
    @zakariyaahmed9029 11 місяців тому

    Xasan kafaaro so warayso

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 11 місяців тому

    Wariye waad kumahadsantahay Barnaamijyadad soo duubto
    Khamiskastan sii sugaa Ilahay haku baeakeeyo waxaad na xasuusisaa wixii dalka losoo maray i

  • @guutaleboono5281
    @guutaleboono5281 11 місяців тому

    Taariikhda SNM weighed run kama shergin oo weli kama maqlin canshuur dhaafkii dekada berbera(frankvolotadii)

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 11 місяців тому

    Wax badan buu ilaabay isagoo igu yaraaa