Iska sax Shan taan xaraf iyo aqris kooda. (a, e, i, o, u)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • Iska sax Shan taan xaraf iyo aqris kooda. (a, e, i, o, u)

КОМЕНТАРІ • 65

  • @fatal2340
    @fatal2340 Місяць тому +5

    Thanks!

  • @smartman111
    @smartman111 17 днів тому

    Jazaakallahu Kheyr The best Teacher i have ever seen in Somali English Teachers

  • @FilsanHashi-v2w
    @FilsanHashi-v2w Місяць тому +5

    Sidaad codsigeena u aqbashay allaha kaaga raali noqdo ustaad

  • @umumaryama2802
    @umumaryama2802 Місяць тому

    Aad ayaad u mahadsantahay macalin allaha kaa Ajar siiyo

  • @SalaaxuDiinchannel
    @SalaaxuDiinchannel 2 дні тому

    Alle qayr haku siiyo soo badi

  • @BisharaXaji
    @BisharaXaji Місяць тому

    Masha allah macalin alle adun iyo aqiraba danubtada hadhafo idin alle 🤲🤲🤲🤲

  • @YahyeSaedAden-v9d
    @YahyeSaedAden-v9d Місяць тому

    Magaclin Uk Accentiga baa muhiim ah. Sharuucda dhawaaqa iyo xeerarkana na bara ❤

  • @KadraHussen
    @KadraHussen Місяць тому

    Do continue to us, we really need this lessons.

  • @xamdaxasan6539
    @xamdaxasan6539 Місяць тому

    Ilhay haku xafido nin geesi ayaad tahy ❤❤❤❤ wax Ku dhib Ale kum tuso aaaamiin yarbii

  • @Ismail-u3m1y
    @Ismail-u3m1y Місяць тому

    Hi teacher , i appreciate the way u presenting the lessons. Kindly explain to us the use for / since / model verbs also conjunctions

  • @FarxiyaMaxamed-m6u
    @FarxiyaMaxamed-m6u 16 днів тому

    Thanks teacher

  • @lqjr7848
    @lqjr7848 Місяць тому

    I've never seen a video like dis masha allaah u're so good mn🥰🙏

  • @mohamedxogsade1390
    @mohamedxogsade1390 22 дні тому

    Jazakalah kheyr

  • @XuseenIbrahim-n5y
    @XuseenIbrahim-n5y Місяць тому

    Thank you my dear teacher good 👍 lucky

  • @hawamahamud2064
    @hawamahamud2064 23 дні тому

    Mahad Sanid macalin

  • @xalwestexajicise7099
    @xalwestexajicise7099 Місяць тому +1

    Ustaad adoo raliya halmar soo samay sida shaqal dherta logu dhawaaqo

  • @AboubakerawalehSoubaneh
    @AboubakerawalehSoubaneh Місяць тому

    Thank you so much 😊 teacher

  • @muusemahamuud-hq7so
    @muusemahamuud-hq7so Місяць тому

    M.a ustaad

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p 17 днів тому

    Thanks brother

  • @عبدالرحمنمحمود-ج4ض
    @عبدالرحمنمحمود-ج4ض Місяць тому

    Macalin soo gali adoo raaliya passive voice ❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @xalwestexajicise7099
    @xalwestexajicise7099 Місяць тому

    Mahadsanid ustaad

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 Місяць тому +1

    Macalin shukra❤

  • @yonistahlil8243
    @yonistahlil8243 Місяць тому

    Thanks my dear Teacher

  • @fadumosuruur
    @fadumosuruur 3 дні тому

    Jasakalah khyra macalin aniga cashirkan wuba iga wada khaldana lakiin hada waa ibartay ilahay abalkaga jano haka dhigo macalin . Malin aya waxa igu dhacady gabadh inay igu dhahday hebla waa naas markasan dhahar naas maxaad kawada ayay tiri kalkaliso markasan dhahay neersi farki aya nodhexeyay ilen aniga ayab qaldana ileen gabadhu waysaxnayd British waynaga yabiyeen macalin adiga aya nacawisay lakiin

  • @HudoHalane
    @HudoHalane Місяць тому

    Thank you soo much everyday 💓

  • @digriyowabdi8945
    @digriyowabdi8945 Місяць тому

    Thank u so much teacher

  • @om1735
    @om1735 Місяць тому

    M.a macalin thank you -thank you-thank you

  • @AbdirahimzoNur
    @AbdirahimzoNur Місяць тому

    Sobadi ustad

  • @yasiinabdi4580
    @yasiinabdi4580 Місяць тому

    Ustaad have iyo be goormay ing qaataan

  • @MaxamedCabdicqaadir
    @MaxamedCabdicqaadir Місяць тому

    Thank you teacher

  • @viirso_channel1383
    @viirso_channel1383 19 днів тому

    Macalin alle dartiis noogu soo badi dhawaqyadav english waa ku dhibatoonay

  • @xamdamoha913
    @xamdamoha913 Місяць тому

    Ajar badan alaha kaa siiyo

  • @ليلىعلي-ر8ر
    @ليلىعلي-ر8ر Місяць тому +1

    Mhdznid ustd

  • @nasramaxamed7418
    @nasramaxamed7418 Місяць тому

    Shukran macalin

  • @fatal2340
    @fatal2340 Місяць тому

    MaanshaAlah

  • @MaxamedTalisca
    @MaxamedTalisca Місяць тому +2

    شكرا

  • @AbdirahimzoNur
    @AbdirahimzoNur Місяць тому

    MshaAllah

  • @HalimaMohamed-u2e
    @HalimaMohamed-u2e Місяць тому

    Ustad ereyada englishka marka lagu dhawaqayo qarsoman noo soo samey tanks ❤

  • @Mohamuudaay
    @Mohamuudaay Місяць тому

    Mr Ahmed 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 Місяць тому +2

    Dad ka waxtarkalah somalida halaogaado macalinka haloo share gateeyo halagusoobiiri dadkamalayacniga baraha bulshada dhaqan xumada kawada waad jeceshihn

  • @Miira.Omar124
    @Miira.Omar124 Місяць тому

    Saan hingadan u raadinyy wan haly mclin جزاك الله خيرا جزاء 😊

  • @ladancumar5841
    @ladancumar5841 Місяць тому

    Ustaad casharo toosa ubaahnahnahy intee laga helaa yuutuub maahee

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax Місяць тому

    macilin jir oo joog

  • @TALL_MAAN
    @TALL_MAAN Місяць тому

    Marka maxalin wixiba haday isku wada dhawaq yihiin maxa lasamena camal marka lagu yerinayo sed ukala garanaysa qacido lagu kala garan karo maledahay mahadsanid 🙏

  • @OmarHassan-mu2jt
    @OmarHassan-mu2jt Місяць тому

    Maclm darsiga wan faaido

  • @footbalmomentschannel5642
    @footbalmomentschannel5642 Місяць тому +1

    Thank you so much

  • @xamdamoha913
    @xamdamoha913 Місяць тому

    Mcln xarafka.c soo gali markay kadaba dhacan vowels ka

  • @KadraHussen
    @KadraHussen Місяць тому

    Thanks

  • @deeqoibrahin
    @deeqoibrahin Місяць тому

    Ustaadow walee dhawaq meesha kuma heynl markaan ku dhegeystay ka dib
    Ustaad hada "r " waa na bartay ee xafraha kale kwrn see ku baranaa

  • @sadiahussein7825
    @sadiahussein7825 Місяць тому

    Pronounce noo soo badi teacher

  • @OmarHassan-mu2jt
    @OmarHassan-mu2jt Місяць тому

    Cashaka igo sodir wasaabka

  • @AbdirihmaanAbdulahi
    @AbdirihmaanAbdulahi Місяць тому

    Ustad qimo badan marwalbaa ishaan kugu haynaa dabcan jiheyaa tahy.sharaf io karamo ustad
    The word < Report > sidiisa miyaa mise waa pronounce A

  • @CabdilaahiMaxamedxusseen
    @CabdilaahiMaxamedxusseen Місяць тому

    Teacher caadi u arkimaaye maxaadhacay

  • @NIMCAANBAASHE
    @NIMCAANBAASHE Місяць тому

    Macalin noso Gali passive voice

  • @yasiinabdi4580
    @yasiinabdi4580 Місяць тому

    Target bartilmaameed

  • @YahyeSaedAden-v9d
    @YahyeSaedAden-v9d Місяць тому

    Magaclin Uk Accentiga baa muhiim ah. Sharuucda dhawaaqa iyo xeerarkana na bara ❤