Daawo Warkii Udanbeeyey Canfartii O ilaa Hadda Sii cararaysa Lana Qaqabanayo Firxad Horleh Dal La He

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 місяці тому +9

    Madaxweynaha cafarta. R.WASAARE ABYI wa in maxkamada adduunka la soo taaga.

  • @CabdikhadarXasan-gw9nx
    @CabdikhadarXasan-gw9nx 3 місяці тому +3

    Ad iyo ad guul iyo gobanimo fardo awliyo 🇬🇶 insha alaah

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 місяці тому +4

    ❤somalida galbed Allow xoriyad Amine Amine Amine guuuuuuul boqortoyodi somalieed ogaden daadbandan baka bukon 😂
    Walahi niki garanaya logu dharta ilahay wuxu nagu oogyahay inaan rali kanahay darod Ismaël hadi anahay besha Cissé guuuuuuul ❤❤❤

  • @HussenRoble-w4q
    @HussenRoble-w4q 3 місяці тому +4

    Waa Sidaaaaa Weyi Somliyeey Sida Ugu Saxn Ee dhabta Ah Ah Xorodo Somali Galbed Gulgul

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому +3

    maashaa allaah ciidanka soomaalida degaan ilaahay garabkina hagalo

  • @roblehdarar
    @roblehdarar 3 місяці тому +4

    Asc asaxabta soomaliyed jimce wacan ita kadib canfar ilama laga qado cadeti iyo cudhufo iyo garbe ciise iyo danlaheley guul ma jirto balse markasan soomali nahy lakin itan laqaban guul hashegina❤❤❤❤

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 місяці тому +3

    Allah burburiyo canfar iyo waxii taageera Aamiin

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 місяці тому +5

    Guuliyo Gobanimo show soomalidu waa Geesiyaal soomali waalaisku sixray Soomaalay heshiiya oo cadownimada dhexdiuna Iska ilaawa Guul soomali

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 місяці тому +2

    Guuleysta Somali galbed ❤❤❤

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 3 місяці тому +3

    Wariyee wanagsan atahay
    Somalida GUUUUUUL nimo Soo sheeg

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 місяці тому +2

    Guul Guul Guul DDS

  • @aliaden7250
    @aliaden7250 3 місяці тому +1

    اللهم ألف بين قلوب المؤمنين ❤❤❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому +3

    Mida kale canfarta wax jaanisa yaan lasiinin hadeeyba jabeen

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xb 3 місяці тому +3

    Guull iyo gobonimo

  • @CxalinYuusuf
    @CxalinYuusuf 3 місяці тому +1

    0:17

  • @NimaYoussouf-t2z
    @NimaYoussouf-t2z 3 місяці тому +2

    Asc walalahey geesii yada gool ✌️💪🫡

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 3 місяці тому +2

    Candhuufo,Cadaysi iyo Garbo-Ciise iyo Dhamaan Dhulka Soomaaliyeed oon Canfar Lagaqaban Wax Guulah Majirto,Dhulkaas Waa,in Laqabtaa oo Gacanta Soomaaliyeed Lagusooceliyaa!!!mahadsanidiin

  • @SoulehkairAbdi
    @SoulehkairAbdi 3 місяці тому +1

    canfarta ka sifeeya dhulka somaliyeed

  • @HawaRaliya
    @HawaRaliya 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NuurAli-fx6ct
    @NuurAli-fx6ct 3 місяці тому +1

    Asc wan salamaye dhaman badatifiga waa nuur cali muxumad maxamod oo kasohadlaya gobalka afdhir waxan leyahaye guleysta walaladaye liyuubolis wan sogalaya dagalka khaldan eewadoo,dhaman itobiya wana somali naciib waxn yelenan maho

  • @Bilal7-R
    @Bilal7-R 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому +2

    Candarta halla goowraco si eeysan weligood usoo damaaciyin dhul soomaaliyu leedhay

  • @mohaamiin3218
    @mohaamiin3218 3 місяці тому +2

    canfarta Dhaka lagasaari soomalida sifiican hausodagta beera halagasameya

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi 3 місяці тому

    Wassaaafar

  • @Nasrudiin-em5st
    @Nasrudiin-em5st 3 місяці тому

    Dhulka marka laqabto oo dhufays isku waree jisaan oo difaaca ad kaysataan canfar nagajooga dhaha dhulkiina kuma soconee

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 3 місяці тому

    Maxaa naga galay Ethiopian is dilaya haysku jabeen

    • @deeqasiciid7464
      @deeqasiciid7464 3 місяці тому +1

      Anagey waxnaga galeen soomaali ethiopia galbeed

  • @Nasrudiin-em5st
    @Nasrudiin-em5st 3 місяці тому

    Ciidsn itoobiyasn ah hadaad arag taan itoobiyaan ma ahee yay idan kala horaynin itay docda idan kaga dhufan lahaayeen kala hor mara oo waliba intaad wax soo dhawayn iskaga dhigtaan waxba haka reebina walaalayaaloow itoobiya way burburtay maskaxdiina ha shaqayso

  • @yasinmohamed3203
    @yasinmohamed3203 3 місяці тому

    Sc somalay meel kasta ood ka joogtaan dunida waad dulmantihiine is difaaca aduunka waxa tihiin kuwa ugu dagaal badan oo ugu geesinimo badan guleeysta meel kasta aad joogtaan

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 місяці тому

      Sxb dadka dabka haku ridin soomalido wa fulay iyaga uun ba isku cadow ah

  • @Nasrudiin-em5st
    @Nasrudiin-em5st 3 місяці тому

    Walaaloow anakoo dhul naga maqsn yahay maxaa loo sugi intay ka fiyaar garoobayaan maa horay loo socdo oo dhulka laqbto marka hore oo

  • @TubeMuxumad
    @TubeMuxumad 3 місяці тому

    Sadehtqi😅

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 3 місяці тому

    Dhiiga muslimiinta hala joojiyo labada dhinac

  • @fatmaabdirizak6026
    @fatmaabdirizak6026 3 місяці тому +1

    Waxan qaba fikir ahaan in dagaladaan dhiiga badan uuku daadanayo iney yihiin dagaalo ahli ah oo dad walalo ah oo deris ah oo dhaqan iyo dhiig wagaaga ah la isku jebinayo labadaan qowmiyadood si awododa loo wiiqo oo aysan mara uga shaqayn horumarinta degaanadooda aysan xulufo ulanoqon qowmiyada oromada taas oo ay hadii ay dhacdo inay midoobaan orom somali iyo canfar ay caqabad ku thy jiritaanka xukunka abasiniyiinta iney markale fursad u helaan iney xukunka dalka ay qabtaan hadaba si aysan umidoobin ayaa laga shaqeeyay in qowmiyadahaan cadaawad ladhax dhigo hadaba wa in aan lagu farxin dhiiga walalaha isku dhimanaya cidii awodana ay kashaqayso heshiisiinta dadkas sida arxan darada ah isku laynayaa oo la ogadaa cadowga shirqoolka u maleegaya 2 Dan qowmiyadood oo dhiiga iyo dhaqanka iyo diintaba wadaaga wadad dadkii iskugu xigey oo ilaahay isbadey cadawadoodu ma ahan mara guul lagu gaari karo culumada wax garadka dhalinyarada iyo cidwalboo ay khusayso wa iney u ustaagto joojinta colaadaan jahliga ah ee sida micna darada ah isku leynaysa

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 місяці тому

      waa wax lagaran karo marka wll kwrn haday hal qowmiyad uun fahansanthy soo khasaaro maaha . maanta hadii ay somalida heshiis labadan qowmiyad dalbato umalayn maayo inay aqbalayaan , sababtuna waa wax inbadan lagasoo shaqeenayay dadkan diinta xitaa sifiican umayaqaanan badankoot

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 місяці тому

      cadawguba somali bay u arkaan

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 місяці тому

      waa muslim iyo gaalkan salaada kuudiidan maxaad oolasafanaysaa isma yiraahdaan

  • @davidvictor4625
    @davidvictor4625 3 місяці тому +1

    Toujours mensonge terroristes

  • @BashiirAdeen
    @BashiirAdeen 3 місяці тому +1

  • @HabibaHabibaahmed-l2d
    @HabibaHabibaahmed-l2d 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nasrudiin-em5st
    @Nasrudiin-em5st 3 місяці тому

    Walaaloow anakoo dhul naga maqsn yahay maxaa loo sugi intay ka fiyaar garoobayaan maa horay loo socdo oo dhulka laqbto marka hore oo

  • @NuurAli-fx6ct
    @NuurAli-fx6ct 3 місяці тому +1