soosaar sixirka caloosha ruqyah sh caydaruus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 219

  • @kaviamohamed236
    @kaviamohamed236 2 місяці тому +3

    Sheekh caydarus ilaahy hakaa ajar siiyo dar ilaahay ku jecelahay janatul aclaaa allha kugu arzaaqo wax walba oo jeceshahayna allha ku siiyo familykaga iyo adi allha idin xifdiyo🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Ikki-d4g
    @Ikki-d4g Рік тому +15

    MashaaAllah sheikhan aad aya ujeclahay gabar walashay ah sida oogu shidaaye we ku ladnaatey allahu akbar

  • @amranahmed5069
    @amranahmed5069 Рік тому +17

    Sheekhow habeenki markan seexdo waxa lay cunsiin jiray bahalo caloshana aad bay ii wayneed xataa socodkaa idhibi jiray sixirkana waan isku ogaa mudaa cilaaj waday heer waxan gaaray in aan madaxa asturtan waayo madaxa kuleelka iga hayo dartiis lugaha kama socon jirin kaar neeftana way idhibtaa naqaskaa igu dhagayo lkn caawa aad baan u harjaday markan ruqyadan dhagaysanayay tabcaan baana noqday ilaa aan ka matagay dhiig xargo xargo ah oo madobad ah caloshii way yaraatay kaarkii iyo kuleelkina way iga tageen ilahay waxan kaaga baryay inuu aduun iyo aaqiro ku liibaano oo janooyinkiisa kugu arsaaqo si qalbiyan ah baan kuugu duceyay sheesh ilahay qof leh saaxir waxba kama qaadi karo alow qof kastoo la dulmiyay u hiili xageen kaala soo xariira waan kuu baahnahaye sheekh

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 Рік тому

      Abyo wlhi wlhi anaa sas ah caloosha barar iyo kuleel iiga shidan 🥺

    • @Beingme541
      @Beingme541 Рік тому

      Allah Ku siyadiyo aamiin ya Allah

    • @umumaida4539
      @umumaida4539 Рік тому

      ​@@Beingme541abayo hada ma reysatay😢

    • @maxamedcabdi6197
      @maxamedcabdi6197 3 місяці тому

      Walal ilahay ha ku caafiyo walal aniga ayaa la ildaran sixirkan oo muddo i hayay ee waxaad ka warantaa miyaad isticmaashay malabka iyo caanaha uu sheegay sheekhu mahadsanid walal

    • @ahmetbogurcu656
      @ahmetbogurcu656 3 місяці тому

      Merhaba bende hastayım midem aglıyoru

  • @deekaduale3698
    @deekaduale3698 Рік тому +11

    Mansha allah Sheekh ajar allaha kaa siiyo quranka waanku faaiidney allaha kubarakeeyo

  • @hothomohamett125
    @hothomohamett125 Рік тому +9

    Allahuma aamin aamin aamin yarabal calamin jasakala khayran sheikh mansha allah waa ruqyah saamayn daran

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 Рік тому +7

    Sheekh caydaruus dar allaha ayan kujeceyhaye illahaye haku xafido ruqyadadan aad ayaan udhagaysaa mudo 3year kugu xidhnaa wanan jeceylahaye sidad umadad ugu shaqayso jisa akallaha khayr

  • @ashahaji9685
    @ashahaji9685 Рік тому +6

    Manshaa allaah tabarakalaah ilahay hakaa ajarsiiyo sharkoodana hakaa xijaabo anagana hanagu caafiyo inshaa allaah

  • @user-zp4ex4ih1j
    @user-zp4ex4ih1j 2 місяці тому +2

    Alx waxaan cabay biyo lagu daray xabaasuud shiidan lava jeer ayaan sheekha dhagaystay laba laba ayaa iqabatay labada jeer aan dhagaystayna waan matagay alx waxaan mooda in wax iga fuqeen fudayd ayaan dareemaya jazaa ka Allah khyr .

  • @user-ew6mf4ei9b
    @user-ew6mf4ei9b 3 місяці тому +3

    Asc shekh ruqyadan markan dhagaystay madaxa iyo jidhla dhan gariir ba la igaga xidhay pls xagen kala so hadla 🥹ilahay inta sidaydo kle dhiban ale ha cafiyo adigan khayr ale ha ka siyo

  • @ruummohamed5736
    @ruummohamed5736 Рік тому +6

    maasha allaah alle haku barakeeyo waxad sheektay hada ka hor waan aragnay diinkaaga naafic alle haka dhigo

  • @user-fu5vf4vp2m
    @user-fu5vf4vp2m 3 дні тому

    Ilaahy hakubarakeyo shekh rabi shar odhan kaqbay khyr o dhana ku sii aamiin

  • @quenqaali6641
    @quenqaali6641 Рік тому +4

    Masha Allah jazaka Allah sheq❤❤💯 ruqyada TAFRIIQA kaa sugeena noso dhig I.n ustd

  • @rudwanceeloz2795
    @rudwanceeloz2795 Рік тому +11

    Masha Allah sheekh cadaruus ❤♥️🕋✋🕋

  • @hiboahmed2876
    @hiboahmed2876 2 місяці тому +3

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

  • @user-mw3zl9ww1m
    @user-mw3zl9ww1m 2 місяці тому +1

    Wallhi kalab io hwn dhana la xanunsana sald maqribka wo idhfy wa tugan wayay quran hada ledary nh wa matagy Wana ronaday jazakal laah🥺ilhey ha iga dulqaado xaasidka 😭😭🤲🏽

    • @Mulkimohamud640
      @Mulkimohamud640 Місяць тому

      Kulamid ba ahay abyo alle Hana cfiyo abyo😢

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 Рік тому +7

    Sheikh caydaruus allhu ku xafido hadaan kuso gaari karo reer sixir la dhibaateysan ayan kuu keeni lahaa❤❤

  • @hiboahmed2876
    @hiboahmed2876 2 місяці тому +2

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu

  • @ahmedyonis2765
    @ahmedyonis2765 5 місяців тому +2

    Allaha Ku xifdiyo sheqow 😢
    Allahayow cafimad Naga daar😢

  • @Fardaus11
    @Fardaus11 Рік тому +7

    MASHA ALLAH SHEKH ALLE HAKU BARAKEEYO

  • @YaasmiinHussein-mq5qg
    @YaasmiinHussein-mq5qg 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤ sh.q caydaruus Jazakallahu qeyr😢❤

  • @analovely6906
    @analovely6906 Місяць тому +1

    جزاكم الله خيرا 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sihamnoorsiham5629
    @sihamnoorsiham5629 Рік тому +3

    MashAllah sheikh ajir Allah kusiyo ❤zaid ayan uxanunsahay isoduceeya😢🤲

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 Рік тому +4

    Mansh allaah illaahay haku xafido sh caydaruus jasakallaahu khayrn

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021 Рік тому +4

    Masha Allah sheikh adarous Alle haku barakeeyo codkag sheikh ❤️

  • @analovely6906
    @analovely6906 Місяць тому +1

    شكرا جزيلا الله يبارك فيك 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @simaan8126
    @simaan8126 Рік тому +3

    Alha ku xafido shiikh caydarus jizakalah kheir

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Рік тому +2

    Masha Allah Illahey ha ku xafido shiiq jisakallahu qayr

  • @deeqoyaqshiid2556
    @deeqoyaqshiid2556 Рік тому +3

    Mansalllha shiiiq allhe ha ku xifdiyo amiiin yaa rabiii

  • @shuurofoodey7823
    @shuurofoodey7823 Рік тому +1

    Jazakalah sheikh Allah naag saaro igu duceya walshy u daraa oo

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 Рік тому +4

    Masha allhaaa jazka Allhu khayr 🤲🤲🤲❤️❤️🌷🌷

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 Рік тому +4

    Jazakalahu kheeeeer shiiiq

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Рік тому +1

    Masha allah walaal allaha ku xifdiyo adiga iyo reerkada.

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 10 місяців тому +4

    اللهم اميييين جزاك الله خير يا شيخ 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 Рік тому +6

    Aniga markan ryqiyada dgegeysto caloosha ixanuunta idibirta wan garanwaayey

  • @sundussubdus2968
    @sundussubdus2968 4 місяці тому

    mansha allh sheekh alle haku barakeeyo wan ku faaiidey

  • @fadumohasan1069
    @fadumohasan1069 Рік тому +5

    Ilahay qer hakusiyo sheq ceydurus

  • @SumayaMohamed-sg6iw
    @SumayaMohamed-sg6iw 4 місяці тому

    sheekh caloosha waxbaa igaga dhaga xundhurta agagarkeda, waxbana igama so dhacayan😢qurankana wan ku loloonaya wan sexanaya 😢

  • @caaishabakar8552
    @caaishabakar8552 Рік тому +2

    Maasha allah sheikh jaza kallah keyra

  • @saadadaher552
    @saadadaher552 Рік тому +3

    Masha allaah jasaa kaallaah kheir cheikh

  • @nastehaadow6831
    @nastehaadow6831 Рік тому +2

    Sheeik ilaaheey jonatul firdowsa ha kugeeeeyo ❤

  • @sahrushkaqali680
    @sahrushkaqali680 Рік тому +4

    Mansha alllah sheekh jazaka allah

  • @gabadhiimuslimada8672
    @gabadhiimuslimada8672 Рік тому +4

    Asc sheq ilahay haku barakeyo ilhay ayana kugu dhariye hadad fariin teyda aragto iso jawab waxan qaba xanun sanado badan ihayo anigoo yar ila inatan ka weey nade xanunka marka hore maqabin lkn hada sanado ayuu ihaya sheq bulashada ma dhax gali karo waxan darema markan dhax galo lalabo markan kaso dhax baxan waxabo maqabo waa la quraan saraa marwalpo waxban iskama keey badalan waxa ladhahay waa saxirka calsha maraka majiraa mid nocaa

    • @user-zp4ex4ih1j
      @user-zp4ex4ih1j 2 місяці тому

      Wllo xabaasuuda firida ah shiid biyo ku dar ka dib cab sheekhana dhagayso.

    • @user-zp4ex4ih1j
      @user-zp4ex4ih1j 2 місяці тому

      Ana sameeyay matag ayaa iga yimi alx

    • @user-sd5nd3yd7j
      @user-sd5nd3yd7j 26 днів тому

      ​@@user-zp4ex4ih1jfirida ah maxaa lagawadaa aboowe anaa cabaayo anaa ladhibane 😢

  • @saynabmaxamed-gq4vw
    @saynabmaxamed-gq4vw 3 місяці тому +1

    Jasakalahu khayr shekh

  • @XawaBarbi
    @XawaBarbi 2 місяці тому +1

    Maasha. Aallah

  • @nasranuuxnasranuux8855
    @nasranuuxnasranuux8855 Рік тому +3

    Sheekh alle haku barakeeyo

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 Рік тому +2

    Jazakallah sheehk

  • @kahamaow7696
    @kahamaow7696 Рік тому +2

    Manshaalah jazakallah sheikh

  • @maxamedcabdi6197
    @maxamedcabdi6197 3 місяці тому

    Mansha allah sheekh ma maalin walba miyaa la cabayaa malabka iyo caanaha mise waa maalin qudha ah

  • @SahraAbdi-vl7is
    @SahraAbdi-vl7is Місяць тому

    Mashaalh walo

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 2 місяці тому

    Jasakalah khayr wllo

  • @naimaali3864
    @naimaali3864 Рік тому +8

    Manshallah tabarak Allah .allahu akbar

  • @aminaaliahmed9650
    @aminaaliahmed9650 Рік тому +1

    Manshallah manshallah shukrun

  • @munaahmedxasan3533
    @munaahmedxasan3533 Рік тому +3

    Manshalah sheikh

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Рік тому +3

    Masha allah

  • @mahadocali6705
    @mahadocali6705 Рік тому

    Kher Allah ku siyo wallal ruqyah aniga wey ii anfacday

  • @umumaida4539
    @umumaida4539 Рік тому +1

    Jasakallah sheikh

  • @mascuudmaxamed9966
    @mascuudmaxamed9966 Рік тому +10

    Mansha allah jazaka Allah

  • @ayaanharun2664
    @ayaanharun2664 Рік тому +2

    Sheekh hargaisa xaruntaadu waa xagee xilimaad timaada

  • @user-cg5sn9se9x
    @user-cg5sn9se9x 8 місяців тому

    Khayr alle haku siiyo sh

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 Рік тому +1

    Mashallaha tabarakallaha

  • @faadumafaaduma-lj4vn
    @faadumafaaduma-lj4vn Місяць тому

    Jezakalala kheryr

  • @hiboahmed2876
    @hiboahmed2876 2 місяці тому

    Amiinyaarabi

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 Рік тому +21

    Sheeko waxan kuriyodaa qof aan garanayo oo cun isiinaya wakhti badan ayaan kuriyonayey waan qofkas oo qudha qofka cun isiiya wanan cunaa marku isiyo waa dhawar sano inataan kuriyonayey arinkaas. Diiqad iyo dulqaad daro caajis iyo ilowsho farabadan ayan isku arkaa maxaad igu talina lahaye,waxa dhagaysta taladad waxan khariyey (suuratul idaa sulsulata iyo anigo kudaya saliga nabiga iyo wa inaa calaadahabihi bihi laqadiruun. Illahaye khayr farbadan hakusiiyo waan ku ladnadaye

  • @fatumabulle4961
    @fatumabulle4961 Рік тому +4

    sheikh which country are u plz are u in nairobi

  • @luluhusseini3385
    @luluhusseini3385 Рік тому +4

    Wan matagay inta dhagesanaye marwalbo ruqyo dhagesto matag iqabta

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Рік тому +2

      Lulu hussieni imasa mar ayaa dhageestay markaa matagtey.Misa wax laku matagtey ayaa cabtey.

  • @Mulkimohamud640
    @Mulkimohamud640 Місяць тому

    Illayow cfmad isii rabiyow isoduceeya😭

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Місяць тому

      scwscw❤❤❤scw🎉🎉🎉🎉🎉scwscwsc❤❤❤❤❤

  • @cabdulahicade7598
    @cabdulahicade7598 Рік тому +2

    Shiqow gabar ayaan iga qalasho fadlan itee laga hele wan ku bahanahay

  • @user-pr1sr4rj2f
    @user-pr1sr4rj2f 2 місяці тому

    Mansha alah

  • @therza1133
    @therza1133 Рік тому

    allah yarzuquk jannah inshallah wllkayo

  • @hustlernaturalrocks292
    @hustlernaturalrocks292 Рік тому +1

    Sheikh Garissa Town Imaaw Inshaallah

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 7 місяців тому

    Jazakalh khyr

  • @aminashiikhhassan117
    @aminashiikhhassan117 Рік тому +1

    جزاك الله

  • @qnuura8508
    @qnuura8508 Рік тому +2

    Maansha allaah

  • @ayaanhassanelmi4382
    @ayaanhassanelmi4382 27 днів тому +1

    Xafada ayuu xazidka nala joga si aan yelo garan mayo

  • @aminadjamahassan4499
    @aminadjamahassan4499 Рік тому +4

    Asc quran saar onlinka maa bilash baa?

  • @caaishabakar8552
    @caaishabakar8552 Рік тому +2

    Jaza kallah keyr

  • @kowtharabdullhi-ls9nr
    @kowtharabdullhi-ls9nr Рік тому +2

    Asc qeer aan la soo koobi karin alaha ku siiyo sheeq aniga wax waligey igama hadlin hadana markaan dhegeysto ruqyada waxaa la iga qabanaa caloosha iyo qandho aaadan qiyaasi Karin ayaa I qabaneyso mexey tahay sababta alaha ku barakeeye isoo jwb

    • @user-zp4ex4ih1j
      @user-zp4ex4ih1j 2 місяці тому

      Wllo xabaasuuda firida ah shiid biyo ku dar ka dib cab sheekhana dhagayso.

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 Рік тому +4

    🥵🥵😭nacalaa gugu taaal waan mamaanay halkee ka timid🥵🥵

    • @indianamohamedsheikh7923
      @indianamohamedsheikh7923 Рік тому +3

      Abaayo waxba kama ogeen ani xalay ayan ruyadaan dhagesanayey wlhi ilaa hada korka oo dhan ayaa I xanunayo sheqa wn I tiramaa 😢

    • @indianamohamedsheikh7923
      @indianamohamedsheikh7923 Рік тому +2

      Xabbti wn akhristaa alx shukran abaayo waan isla yaabaa wlhi sheikh daydaruus markan arko xanuun i haan xataa wiu i qabtaa shayada carabta ah wey la tagalayaan ka baqaan markan u sheekay sheikh carab ah waxuu igu yiri sheqaas la xariir aad ka baqeeso waxa ku haayo sheikhaas ayaa ka baqayaal mar hadan arko isbadal ayaa iigu dhoco sheikh caydaruus

    • @user-fy5gp4rt3f
      @user-fy5gp4rt3f 5 місяців тому +1

      Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim

  • @weerowyare1339
    @weerowyare1339 Рік тому +3

    Wcs

  • @ZahraHassanUmiye
    @ZahraHassanUmiye 9 місяців тому +1

    Cilaaj❤🎉😅😢😊

  • @deqoabdiqani4267
    @deqoabdiqani4267 Рік тому

    Mansha Allah abowe ❤❤

  • @user-nr7wz6pc1t
    @user-nr7wz6pc1t 7 місяців тому

    Mash Allah

  • @sagale8491
    @sagale8491 11 місяців тому

    Scm sheekh alaha ku barakeyo markan dhagaystay matag ayaa iqamanayay iyo laabtaa oo icuslaatay wan neefturayay ee maxaa la orankara isoo jawab wll

  • @hanibajunhani8977
    @hanibajunhani8977 Рік тому

    Shikh xage ka heli ina quran isarta raba

  • @user-kj2iu8oq8n
    @user-kj2iu8oq8n 8 місяців тому

    ❤ Masha Allah❤

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 Рік тому +3

    Alow kubarakee shikh

    • @safiyocabdidahir6882
      @safiyocabdidahir6882 Рік тому +1

      Masha allh
      allh ku xifdiyo aakhariyo aduunba shekh caydaruus casharadaada caafimaad yaan kaheley shekh casharka caynta cajuusada ah noosoo duub wali cashar kaas maan arag waana ubaahanahay allh ku xifdiyo aakhariyo aduunba

    • @xdscxdsc3341
      @xdscxdsc3341 Рік тому +1

      Masha allah sheq jisaka lah

    • @barwaqogabobe3681
      @barwaqogabobe3681 Рік тому

      Manshaalha shekha

  • @safiyaabdulkarim9768
    @safiyaabdulkarim9768 Рік тому +1

    Ameen

  • @SahroMumin-qq5ft
    @SahroMumin-qq5ft 5 місяців тому

    M.a

  • @cabdiraxmaanloodh6432
    @cabdiraxmaanloodh6432 Рік тому

    Jasaakalahu khayr

  • @user-wg8oo7xq2e
    @user-wg8oo7xq2e Рік тому +2

    سلام عليكم كيفك شيخ اناليبان

  • @abdirizaaqali-qv8hw
    @abdirizaaqali-qv8hw Рік тому +1

    M.a❤❤😊

  • @abdirazakabdi2519
    @abdirazakabdi2519 Рік тому +1

    Masha Alllah sheikh Kazakh Allaah

  • @kheiraghermoul19
    @kheiraghermoul19 Рік тому +1

    Mascara Allah

  • @user-ux2nh9qw8t
    @user-ux2nh9qw8t 5 місяців тому

    Mashallah

  • @cashamaxamud8625
    @cashamaxamud8625 Рік тому +1

    Asc shiikh xaruntu xagay kutaal xageesee lagaala sooxidhiidhi karaaa

  • @abdinoordahir7997
    @abdinoordahir7997 Рік тому +3

    Asc shekhuna waxan rabaa inaan si gooni ah kula wax kuu weydiiyo

  • @Beingme541
    @Beingme541 Рік тому +6

    Ya Rab nagaso sar

  • @user-iq7hp2jc4y
    @user-iq7hp2jc4y Рік тому +1

    السلام عليكم كيف حالك ي شيخ ممكن اتوصل معك وكيف طريقة التوصل

  • @ifraahhassan265
    @ifraahhassan265 Рік тому

    Shiikho nayrobi ma imanaysaa waxaan imanayaa.julay ee saan labarkaa

  • @XaawaMohamed-ff1sn
    @XaawaMohamed-ff1sn 6 місяців тому

    ماشاالل الحمدلله