Dawlada oo Xadhiga Salaadiinta Sharciyaysay, Ganacsatadii Dhex-Dhexaadintana Shaambadaysay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 148

  • @a.a.mohamed4635
    @a.a.mohamed4635 2 роки тому

    Sayid hore u soco

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 2 роки тому +3

    Dalka Suldaan iyo Ganacsato iyo xeer jajab laguma maamuli karo, Salaadiintu Qabiiladoodii ha xukumeen, Ganacsatadu shaqadoodii ha qabsadeen. Dawlad ayey dadku doorteen. Bakh bakhdaa iyo hanjabaad cidina ku didi meyso ee Probagandaha joojiya.

    • @jirfe
      @jirfe 2 роки тому

      Dee xukumadii aaynu wadanka udhiibnay inaay doorashooyinkii qabato ma ogola muusena dictatorship buu noqday wxuu doonayo in la sameeyo buu rabaa

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 роки тому +1

      @@jirfe waxa fiican in runta la sheego. Iskaba necbow muuso. Sidee doorasho loo qaban, haddii guddidii doorashada ay xisbiyada mucaaridku ilaa imikan ansixin laayihiin?
      Siduu Muuse diktaatoor ku yahay isagoo ku yimid oo ku fadhiya codka aqlabiyadda dadka Somaliland?

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 роки тому

      Dictator waxaa lagu ogaankaraa marka xiliga ninka madaxda ahi dhamaado, laakiin iminka Madaweynuhu wuxuu ku joogaa mudadii shacabku codka ku siiyey sidaa awgeed maaha mana gaadhin Dictator. Keliya xisbiyada mucaaradka ayaa dadka afka ugu rideye!!!
      WADANKEENA ayaa ka weyn nin muxaafid ah iyo nin mucaarid ahba ee ogaada, wadanku waa AAYAHEENII iyo hantideenii walaalayaan. cadawga ka ilaashada dhalinyaradana yaan colaad lagu beerin.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 роки тому

      @@abdiismail6805 haddii baarlamaanku (guurtidu) oo awooddaa sharcigu siiyey u kordhiyaan muddada madaxwaynaha waa sharci waana dimuqraadi.

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 2 роки тому +11

    Wasiirkkuxigeenkan dad badani mayaqaanaan, balse anigu waan aqaan, waa nin aqoonyahan ah oo akhlaaqyahan ah, waana wasiirbuuxa mustaqbalka, waad ila arkidoontaan inshaa Allaah. Sayid waa wariye ruug cadaa ah, balse kuma fiicna waraysiga, ceebna maaha taasi, waayo qofba meelbuu hibo ku leeyahay, markaa sayid isagoo raali ah meelkale oo uu kufiicanyahay hakawado shaqada, waanu soo maamulay meelo saxaafadeed, waanay mahadsanyihiin labada masuul.

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 2 роки тому

      Adoo raali ah jamacadee Ayuu Ka baxdey ?

    • @khadariman4561
      @khadariman4561 2 роки тому +1

      @@a.a.mohamed4635 Adaa mudan, jaamacadaha dalka Sudan ayuu kasoo baxay, intaas kahorna mucalim ayuu 90th ka ahaa Berbera, sidoo kala wuxuu kasoo shaqeeyey shirkadaha ugu waaweyn ee private ka, hay'adaha caalimiga ah iyo kuwa UN-ta oo uu kahayey xilaal aad usareeya, si daacad ah ayaan kuugu waramay anoon waxba buunbuuninayn.

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 2 роки тому

      @@khadariman4561 macalinimadu choice may aheyn EE baahida ayaa dadka u Gwyn jirtey , sudaanaa waa wadamada aduunka ugu liita tayada waxbarasho sida uu u fikarayo ayaan Ka yaabay , xilkan nin ayaa iska casiley oo yidhi ani dadka leyn maayo ,

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 роки тому +2

    Mansha Allah
    Wasiir Cabdilaahi

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 роки тому +7

    Ninkan Zayed Weriye Kuma Fiicna Waraysigana Kuma Fiicna Lakiin Wasiir Ku Xigeenka Abniga Waa Nin Aqoonyahana Oo Akhlaaq Fiican Mustaqbalkana Wasiir Buuxa Buu Noqon Insha Allah

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 2 роки тому

      Suaal fiican Ayuu weydiinaayaa sual sax ADI ayaan aqoon saxaafada

  • @fay5183
    @fay5183 2 роки тому +7

    Ilahayow sahal amuuraha. Hadaan dawlada xun meel loogasoo wada jeesan, waxay ku danbeen malinba waa meelee muska makula koray.

  • @ahmedadamn1341
    @ahmedadamn1341 2 роки тому +2

    Wasiir ma waxaad leedahay arrimaha reerka inaga dawladnimadii Haynee haka hor iman ?????????

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 роки тому

    Walaalkay hanbalyo

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 роки тому +2

    Waa doqon kani waar dalku waakee sawdigaa ganacsatadii kadhigey beesha ciro iyo xirsi

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 2 роки тому +4

    Waar wuu ka meeraysanayaa salaadiinta iyo suldaanadda wey iska xidhxidhayaan ee taas wadanka u burburaya ,say if ha waraysan kabaqaadyada musa ragaa waaweyn waa sidaa ,waan u qashilaa Mackay hadlayaan.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 роки тому +3

    Waxa layaable dawlada soomaaliland ma waxa ka buuxa dad ay ujeedadoodu tahay nin reer hebel ah ayaan xidhay, nin reer hebel ah ayaan laad ladhacay, inan reer hebel ah ayaan xidhay waar ina anfaci mayso waxan socdaa.

  • @maxamedsaalax8257
    @maxamedsaalax8257 2 роки тому +2

    Muuse haduu sharci ilaalinayo doorashada ayuu waqtigeeda ku qaban lahaa cidna ismay qabaateen

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 2 роки тому +2

    Somalidu ma yaaqanan sida dadka lo wareeysto ninkaas sayid 20 sano baa wariyaye Hadan sida suaalaha lo qorto lama yaqan

  • @fadumoaxmed1984
    @fadumoaxmed1984 2 роки тому +1

    Hoogtay markay ganacsatadu cid gaara noqdaan hadhaw yaan la arkin idinkoo ganacsatada leh qaadhaan soo bixiya iyo ...... iyo ganacsatadii wadankaad tihiin

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 2 роки тому +3

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤•..
    ...,,,,....

  • @mohamedcigaal4179
    @mohamedcigaal4179 2 роки тому

    Haa waliba waa la wasayaa

  • @kiimowkamo2516
    @kiimowkamo2516 2 роки тому +3

    Sharcigu waa ka ilaahay

  • @adangaboobe9149
    @adangaboobe9149 2 роки тому +1

    horyaal tv waxay noqdeen meel ay ka shaqeeyaan dadka ugu tayada xun ama kalsoonida xun ee fulayda ah

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 2 роки тому

    Wariyahan waa wariyaha sifiican usu aalo dadkuu warasanayo

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 роки тому +5

    Aniga iga wanaagsan kuwa sayid ka ogolaada waraysigu waayo waxa uu isagu rabo buu dadka ku qasbaa iyo halka uu jecal yahay in laga hadlo.

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 2 роки тому +1

    Sayidow dhexdhexaad. noqo

  • @yaameen305
    @yaameen305 2 роки тому

    Sayidow mooyahan bilaa tibta ah ina dhaafi
    Waa doqon gulwade ah

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 роки тому +2

    Murankii suuqa iyo basaska la raaco weeye suaalaha sayid macquulkaa ku yar lama soo horfadhiisto kan oo kale

  • @Xudeyfi_Official
    @Xudeyfi_Official 2 роки тому

    Sayid wasiirkii wadnahaad cadaysee

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 роки тому +4

    Waar nin adag baa maanta helay Sayidkii horyaal tv 24

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 роки тому +7

    Wariye bilaa xikmada iyo nin raga ayaa ishelay ganacsatadu waxay doonayaa waa meel jilicsan inay helaan cunaqataynbay rabaan allaylee way fashilmeen

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 2 роки тому +2

    Madax dhaqameedku waa Bir ma Geydo

  • @maxamedcilmisamatarsamatar1681
    @maxamedcilmisamatarsamatar1681 2 роки тому +1

    Wasiirkan Bakhtigiisa ayay ka kaceen.

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому

    HARDTALK.

  • @barniiyobaar3812
    @barniiyobaar3812 2 роки тому +1

    😉Guurcadagi sorogal celi meeday najaax😊😊😊😊😊

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 2 роки тому +2

    Weriye maaha kani muxuu la dagaalamayaa

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 2 роки тому

      Xoriyad iyo ammaan buu ku naaloonaayaa alxamdulillah meelaha qaar kama jirto arintaasi qofna kuma dhiiran karo

  • @daqadaalemedian1934
    @daqadaalemedian1934 2 роки тому

    Kani wasiir maaha ee waa kuwa isku dirka ka shaqeeya

  • @hanaassasasa12340
    @hanaassasasa12340 2 роки тому +1

    Ismaciil world remitt oo sacad muuse ah ayuu ka reebay inta ganacsato ee kale waxay la hayb yihin gudoomiyaha iyo musharaxa wadani....

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 2 роки тому +1

    Wax yaab ah dawlad rabta inay la garnaqsato Shacabka ay ka qaadan canshuurta..

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 роки тому +2

    Sayidaw si kulu ayaad wax u waraysanaysaa wasiirku si dagan ayuu kuugu jawaabayaa adna caadifada iska daa dhexdhexaad noqo. Subxaanalaa
    Wariyuhu mucaaridka ayuu la jiraa
    Soomaalidu diina kuma dhaqmaan caqli wayna ma laha waxay kagaga dhagtay maxaa loo xidhay maxaa loo soo dayn waayay. Marna ma odhanayo way khaldameen

  • @waberigirehmusa2873
    @waberigirehmusa2873 2 роки тому +4

    Ninkani wariya ma aha.
    Ninkani waa sharwade

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 роки тому +2

    What a nacas dhulka .muse ma leh .
    Meel ku socota three peice of navy mr
    Minister will disappear after the bullet sound stars will face the music .smell the coffee mr.minister look (CLINK EAST WOOD)THE COW BOY ACTOR FILIMS.
    LET SEE AND WAIT .

  • @jirfe
    @jirfe 2 роки тому +1

    Kkkkkk war somaliland waxba inagama qarsoona inaanay cadaalad jirin badhasaabku isagaa amarka bixiyey because isaga ayuu marxuumku waraysi ku yidhi wxuu u baahanyahay badhasaabku siminaar intaas ayuu ku dilay badhasaabku

  • @khadaryuusuf5762
    @khadaryuusuf5762 2 роки тому

    Ok

  • @waberigirehmusa2873
    @waberigirehmusa2873 2 роки тому

    Ma muqdisho ma jirta Hordaland?

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 роки тому

    Sayid ninkii waraysanaayo wuxuu ku jawaabo ma dhegeysanaayo. Tiisuunbuu haystaa

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 2 роки тому +1

    sayid weriye nimadii dhaaf warkiisu waa cadaan dhinac buu uraran yahay, cadhada iyo qamaaciirta ka muuqata, waxaaba dulqaad bdn cida uu wareysto

  • @shariifhassan1920
    @shariifhassan1920 2 роки тому

    wasiirku suaalaha waa ka meer meerayaa

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 роки тому +4

    Weriyuhu wuu dagaalsanyahay su,aalihiisu waa bilaa xikmad

  • @ahmedhayd801
    @ahmedhayd801 2 роки тому

    Xeerarku dalku ma sida adiga iyo adeerkaa rabtaanbaa ,
    ganacsataduna waa waa waa wadani
    Ceeb calayk
    Aqoonyahimo qabiilnimo ayaa ka weyn

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 роки тому +1

    Waar wasiirka ha xiijin kani yaanu waraysi dambe yaanu qaadin waabu dagaalamayaa waxani waraysi maaha waa dagaal walee hore uma marno intaynu dhinac u raranahay

    • @keysemaxamedhgi664
      @keysemaxamedhgi664 2 роки тому

      Ilhaan hhh wllo weriyahani Sayid layiraahdaa waaba Ownerka, gudomiyaha Horyal tv) isagaaba maamula oolehe.hhhh Expert ayaanu ku ahyn Anprofessionel u aragtaa.hhhh Arinkan ayaa Meelo xun taagan Runtiina

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому

    Sharcigu suldaan mayaqaan oo gudoomiye mayaqaan oo xildhibaan mayaqaan qofkana sharcigaa xidha ama fura

  • @dhambaaladco9509
    @dhambaaladco9509 2 роки тому +1

    Maalintii la'doortey Muuse bixii ayaan u'sheegey asxaabteyda in Somaliland burbur ku sugantahey. Sababta oo ah Muuse na waa askari Siyaad Bare na askari buu ahaa. Askarina waa dikteytar gar ma qaate ah.

    • @abdit8270
      @abdit8270 2 роки тому

      Habaar wa debed , landtu haday quraartathay haba jabto. Ciday caano ka daataan.

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 2 роки тому

      adeer haduu muuse burburiyo yaa dhisi lahaa talo aqoon ku dhisan maad sheegin

  • @jirfe
    @jirfe 2 роки тому

    Waar Sharci ma jiro somalliand anigoo hargeisa jooga baa kule magacaayguna waa mahamed yuusuf kaalay isoo xidh caadaqaataa tahay hadii muuse maanta ku eryo hadalkalaad ku hadli waar xaqa ka hadal muuse ilaah maaha sidii alaah baa uga baqaysa risiqa ilaah baa kuu haya

  • @subeyribrahin4719
    @subeyribrahin4719 2 роки тому

    Mirqaanland wakaa xalkegu xadhig noqdey mxaa wax soosoda

  • @shabcanhajiabdirahman4088
    @shabcanhajiabdirahman4088 2 роки тому

    Mudane baadhitaaan wax waliba waaa badhitaaan

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 2 роки тому

    Waa maadeys adduunyadu...Advertisement, the right to choose.🤣

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому

    Dambigiisa ayuu ogyahay

  • @maxamedgaas7782
    @maxamedgaas7782 2 роки тому

    Sharcigay ku rafataa
    Markay shiiqdo taladeedu

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому

    Adaa lagu goynayaa waayo dhinac baad ka rarantay

  • @jirfe
    @jirfe 2 роки тому

    Walee maalintii muuse la doortay ayaan sheegay in wadanku baabayo oo somaliland u dhamaatay

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 роки тому

    Suldaan Cade Gude isagiiba yaaban
    Haleygu soo Cadeeyo markuu yidhi Waxa laygu sooxidhey markii laguyidhi isla markiiba Iskabax waanu kusiideyney) kedib Igu soocadeeya Waxii laygu xidhey ayaaba in Mandheera loogudbiyo ilaa hadana Weli macada lamasoo saarin Arinkiisa Miiska Cade gude)

  • @fuaadyaasiin
    @fuaadyaasiin 2 роки тому

    Kan wariyaha ahi ma danbi baadhaa mise waa aabo inankiisii waraysanaya alow noo gargaar meel noo nooliba ma jirto

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 2 роки тому

    Ninkani waa kii ka danbeeyay in dadka lalaayo miyaa

  • @jirfe
    @jirfe 2 роки тому

    Sayid wadanka sharci kama jiro saaxiib coldoon oo maxkamadi sii daaysey ayaa weli xidhan sharcigaad ka hadlaysa waa kee hadaan garxajis dhuuni qaatayaasha ayuu nagu badan

  • @hangool1442
    @hangool1442 2 роки тому

    Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jirkaa

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 роки тому

    Dheh reer

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому +1

    Xoriyatulqawlku ma cay baa ma dagaalbaa saldiintu waa salaadiin reeraysa iyo qaar KU qaday muuse oo kayagu ka miyahay

  • @mahdiosman1852
    @mahdiosman1852 2 роки тому

    Coldoona muxuu ku xidhanyahay? Af kamuu hadal? Mise qori busitoo wax buu laayay

  • @farduusibraahim6597
    @farduusibraahim6597 2 роки тому

    Wariyaha cuqdad uu dawlada uqabo ayaa haysa wixii dalka fawdo galinaya waa laxidhayaa

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 роки тому

    Sayid tuugtii qaranka ayuu ka mid ahaa colaad xukuumadeed baa ka buuxda

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 2 роки тому

    Waaa Hal cadho qabtaa geed ay ku xoqato ma waydo lkn Mar hadii cidii dalka ka naxda ee is xilqaantaba la odhanayo waa wadani Cid waxba may yeelin iyagaa wax is yeelaya muuse iyo inta uu urursaday ee caqli gaabka ah wax isaga ka liita mooyee Cid caqli dhaanta markii horeba muu urursan

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 2 роки тому

    Horta ninkani waa qoloma ?

  • @mahadnour4578
    @mahadnour4578 2 роки тому

    Wasiirkan hadlaaya hore ma u arag lakiin waa codkar walee howl ka bixikara. Dadku yay la yaabin kursiga ayaaa qofkasta isjeclaysiiya

  • @ashiaadab6578
    @ashiaadab6578 2 роки тому

    waxani ma wariya hada bisinka

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 роки тому

    Weriyow xaal qaado! Waraysi may ahayn waxani ee dood bay ahayd? Maxay kula tahay adiga?

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 роки тому

    Wariye sayid isagaa isdhegeysta ee cut ma maqlo.

  • @saybeeriyaboorama390
    @saybeeriyaboorama390 2 роки тому

    hhhhh ninkani waa wariye geesiya oo dhiiran su'aalaha kalama gabanayo

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 2 роки тому

    Hadii sulaadiinta laxidh xidho qabiloyinka ay masuulka kayiin haday kugadoodaan madax dhaqamerdkoda side lomaraynayaa xabsi qaada dawladu maheli dontaa se takale miyaanay kafiicnayn inlo digo oosharcigay jabiyeen latuso ilayn madax dhaqameedku maaha sharciyaqane ama lobari waayay silogu qabto

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 2 роки тому

    Kani waa faaruq wax kasta way cadahey lakiin indhaha ayuu iska radiyaa

  • @ahmedadamn1341
    @ahmedadamn1341 2 роки тому

    Hadaad tabliiqiso iyo hadii kale walee inaydun badhbaano ku kaaji maalindhaw ninkata oo wasiir iyo sarkaal sheegta miskiin

  • @ayanmahamed7477
    @ayanmahamed7477 2 роки тому +1

    Wager kan waa mid cajiba dabeecadisa wanaagsan waa nin dagan on xanaaqayn walee aadbuu isku difaacaya kan xukumada bos fican ayuu ugu jira kkkkkk

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 2 роки тому

    Waa la arkayaa inuu suldaanka hadlkiisii ka baxsanayo uu ku yidhi

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 роки тому +1

    Bal eega tayo xumada dadka muuse waxad moodaa in ay la hadlayaan bulsho caamo ah waalahi waad arki doontaan waxa aad ka gasheen dadka waana la kala aarsan

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому

    Ninka mudaharaadka.sooraac o dabada ISU dhig faashna Soo qaado magta dawladaa.ku siine dab shid.baad ahay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому

    Somaliland hadii ay sidan kusii socoto is xidhxidhis iyadoo markii horeba jeel bilaa ictiraaf ah lagu jiray, taasi waxay sababi doontaa in Muqdisho lawada tagi doono iyadoo waliba habar habar la yahay,

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 роки тому

      Tag adigu awal baa qalbigaad ka joogtay bull ha lagaa siiyee yaa basaas wax ku falaya jamac yare AHUN iyo buubaa oo khibrad siyaasadeed & aqooneed lahaa Axmed Ismail Samatar oon Somali wayntii la sheegi jiray cidi uga tacab roonayn baa ka soo huleelay basaas xayraan gabigiisuba $200 dhulka laawareejiso waa la yaqaan inuu maqaaxi hortend ku qarxo dabadeed haduu nasiib leeyahay loo qaado Qatar isagoo laba lugood iyo gacani go’day. Hadadaa Bax oo tag hadaanadba tagin

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 роки тому +5

    The Musa Bixii regime is turning to be dictator regime and he is too shortsighted that he seems not to reading the history of dictators and where they ended,where is Hitler,Idi Amin, siyaad barre,bokassa Mobutu and soon musa bixi will join them soon

    • @alainplus894
      @alainplus894 2 роки тому

      Hahaha kids go and learn history. The present Musa Bixii is doing his job and we voted for him. So stop talking too much

  • @sheekhxamse7736
    @sheekhxamse7736 2 роки тому

    Wariye is deji

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 2 роки тому

    Saladintu reer ayay matalaan
    Intaa reerna way is difaaci
    Doonaan

  • @ahmedfarah2138
    @ahmedfarah2138 2 роки тому +2

    Warisigu sidaa kuma ficna balse waresiga inaad soo barato ayaa fican

  • @abdullahiibrahim9554
    @abdullahiibrahim9554 2 роки тому +1

    Waar ninku jikaar badanaa.yaa wax u dhiibtay

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 2 роки тому

    Waya rafanayas dowladi kulmiye

  • @asadahmed498
    @asadahmed498 2 роки тому

    Adigaa kaguu haystaa dadkii aad laysay eyaw eygu dhalay

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому

    Weriye dadkii u dhagaysanaayey baa kugu khashimay o weriye caalamiya moodayey

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 роки тому

    Suasha wa tu edey dowlad car chuq deh ya wax weydiya

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 роки тому

    Weriyaashaa ugu daran dadka dawladnimaday jaahil ka yihiin

  • @asadahmed498
    @asadahmed498 2 роки тому

    Kani waa nacas guul wade ah oo munaafaq ah

    • @daarulqaraar7536
      @daarulqaraar7536 2 роки тому

      Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤•..
      ...,,,,....

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 2 роки тому

    Wariye jikaara

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому

    Muxuu dad usheegaa waa Xoolo hadlayee. Sheekadii yarayd ee ilameeraysada ayuu meesha la fadhiyaaye.

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      Sadex bilood baa u hadhay jiritaanka xizbiyada kaadhkii baa ka dhacay.
      Cidina kama sarayso sharciga .
      Doorasho ururada.kadib ta madaxwenyne.ku ciyaadhay ku ciyaadhay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      @DJbeast dhulkiinee .

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 роки тому

      @@abdihakimahmedjamanuur8999 waa sidaad jeclaanlahayd waddankana waa lawada leeyahay Muusena 13november wixii ka danbeeya Madaxweyne maaha waa qof shacab ah.

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      @@abdihakimmohamed2561 hadaa ma taadaan kuu ogalaada.🤣🤣🤣🤣sharci ayaa Ina kala saaraya .
      Maxkamda dastuuriga ayaa xukuntay .xizbi kaadhka jiritaankiisu ka dhacayo gali Kari maayo doorasho madaxwenyne.
      Wadani haduu is aaminsan yahay inuu taageero haysto ha tartamo
      Maxay ka baqayaan.xeerkii ay ku soo baxeen Bay maanta diidan yihiin.

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 роки тому

      @@abdihakimahmedjamanuur8999 waar ninyahaw hadduu sharcigu sgaqaynlahaa ma waxbaaba xumaan lahaa mise meesha maanta la taaganyahay ayaa la joogilahaa mudakale sharciga maxaad utaqaanaa ma hadba sidaan anuu jecelahay?isyeelyeelka waa lagu habaabaa!

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 2 роки тому

    Wasiir ku sheegan mid ka been badan wali maynaan arag. Waa xukuumad aan isku yaacsan , dadka xidha ayey itaal moodeen laakiin way ka sheekayn doonaan oo dadku sharciga gacanta ku qaadan doonan oo ay gacantooda ku ciil bixi doonan.

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      Dadku waa kuwee ma kuwa wadani ee siidhiga Loo afuufo ee lagu yidhi xabada isu dhiga.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣.qabyaalad baa kaa buuxda ciyaa wadani .sharci baa lagu wada xidhay ninkii sharciga ka leexda.

    • @abdillahihassan8605
      @abdillahihassan8605 2 роки тому

      @@abdihakimahmedjamanuur8999
      Dadku iyo dalku iyo shacabku waa wadani boqol kiiba 90% waxa yar ee soo hadhay waa heego iyo oromo iyo sheegato iyagana waan buufinaynaa sunta ayaxa ayaan cabsiinaynaa . Ku tala gal, hakugu taagnaato dacartu.

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      @@abdillahihassan8605 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣.haday sidaa tahay maxaydu uga baqaysiin tartanka ururada.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣.
      Ma been baydu ku qaraabanaysiin .
      Meel hoose ayay idinla hadhay.
      Ku ciyaadhay ku ciyaadhay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdillahihassan8605
      @abdillahihassan8605 2 роки тому

      @@abdihakimahmedjamanuur8999
      Sheeko yara la bax oo doono qaar maangaaba sidaada oo aad ku akhrido cajaladan yar ee lagaa soo liqsiiyey madaxtooyada. Fadlan igu shubo aan badhaaciyee.

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      @@abdillahihassan8605 liisanka jiritaanka xizbiyada wuu dhacay.
      Hadii ay tahay sidaa Aad leedahay .
      Shacabkoo dhan waa wadani 🤣🤣🤣🤣.maydu gashaan tartanka ururada.ileen liisankii kaa dhacye .
      Ma bilaa liisan baad gaadhiga ku kaxaynaysaan .🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 роки тому

    ninkani waa wariye mucaarid ah oo shaqadiisii si uuwaadoo ganalaa wariyooow waraysi aad qaadoo karbaashbaad Soo qadataa sub xana laah waa markii labaad uusidaa uhadloo sub xana laah ilaahay ha Idiin sahloooo sub xana laah ka hor fadhiiyaa waa nin adag oo su aalaha sii waalan👌👍👍 uga jawaabayaa maasha Allah tabaraka allaah wasiir kucigeenka w,ariimahaa gudahaa jammuriyadda somaliladn Maasha allaah 🙏👍👍👍👌👍👍👍🙏🙏🙏🙏👍🤣🤣😂😂👌🙏🙏✅🙏🤣

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 роки тому

    wariye jaahila oo jikaar miidhana walee waa kan subhanakayacadim.

  • @kalunyassin658
    @kalunyassin658 2 роки тому

    Sayid maxaa ka qaldan? Qof xiran oo kiiskisu socdo ayad ledahay hada noo cade. Maxkamad ayaa wax cadeysa. Plse soo baro sida waxloo wareysto.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 роки тому

    Beenale

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому

    Weriye waxaad KU wanaagsanayd oo qudha jabhadi Ood wareysto. Ayuun baad KU fiinays o dhaysatuun