Ak style midaan kusheega game wa xaraarad balse dhawacyo iyo xuman badanu xambarsanyahay hada kahorna anjali iyo seyga isku dhamaday ilahay kacabso walalow youtube wuxu kugu kala kici la,yahay wa adoomada ilahay ad isku direyso ilahay na dadka u ugu jecelyahay wa dadka dadka wax uqabto o maslaxadoda kataliyo adna qof aadame ah in qalbiga qac lagasiiyo lacag kuraadineysa inad kasameyso mesha laga heysto o youtubekaga ukala kici la,yahay wa waxyabahas wlh wa iga talo dagdag ku joji waxaan
Hhhh nagaha commentiga ku ooynayo caga dhigta amiish waa naar cadiya asoo qoomameysan buu wejiga hos geeye ma asa mardanba ku dag dagaya gabadhaas mideda kle wxn dhihi laha biniadam ma kibro alle mooye caga dhigo 😂😂😂😂😂😂waa nag xaqeda dhacseso qoftas haku dag dagin mrkle 😢😂
Ahmed wa legend😂❤️
Ahmed manta wu hadlay❤😍runtu u shegay kaftan ma ahayn
Ahmed sundus buu uaraya ilmaadernimo😂
Amiish wxaas ayaa naag lagaa dhahaa😂
marka madaxa qarineysid joojisid aya Anne dayanaya iney dhahde ehed😂o cuqdada madaxa ka baxdo, qac raadis bu aha lkn jwb ku haboon ba siisey❤
War amiish waaba naar caadiye baabahe udaarte gawarta ino kuso caan baxo rabaa😂
Haa😂
Sxp aj keep going 200k dadaalkaada meesha kasiiwad waxaan rabaa markii mogdisho kusoolaawaneysid inaa kusoolaawato adiga 500k wadato asxaapta ninkaan aan gor uqaadno
Asagoo Nin rag eh innusauhadlo wa aqli yari
Suuhadlee ciyalneh umahadlaan 😏😏😏😏
Aamiish garaac kodh bulug iyo kofiyad cas ayu isu xidhan yhy suu labiska ugbaad wax ka shegaya garaca isaga dhaqanki intu ka tagay ku kalana gaadhi la.a tuula jogan isaga fudud oo is qadqadaya wa idin wata labadaydi hablood amiish iyo ugbaad gesiyiin wlhi❤😊
Axmed balaayuu la aamusan yhy wlhi😂😂😂😊
Viv dumaland can raadsidka hanogu sodhisina xataa ka yutubka leh asaga can raadsid ah😂😂😂
iyada markey gabar eey dumar is la yihin ku so can bexeysey mexey ehey 😂mac bey ku thy dhaqbadaa😂😂
@@AmiiroMuhumedadiga cuqdad badnida naagta sidas lagu sameyey matihid maxa ku haayo pick me 😏😏
@@Hande-e1e nyaa cuqdus ku teh af dhera laga garacaa oi wixi so raco yuko🖕🥵🥶
oooh😂😂😂amiish waaku wataa
Amiish wixi helan la yabay 😂😂😂
Ayada waxay tiri madan maqal miyaa runtay ushegtay wllhi😂
@@Zamzam-n3twixii fud fudud saan haloo galo😂😂
Axmed waa wataa anoo naaga 😂😂😂😂 Amish see dareemosaa cuqdada kunacay taas 😂😂😂😂
Nagaha nimanka iska gada uma xumid😅
@@Hande-e1e waa runta quruxay I love you farax 🤣🤣💎😎
@@Hande-e1ewaa laheshay wllhi waa pick me xun😂
@@Hande-e1e runta maa ku xanunjisay 😂😂
Ahmed caan radiska tahy mxn dhaha nocas caan kuguma noqnysid
Ayyy waa na daweyseyy axmad😂😂
Pick me😂😏
Amiish quruxeyyyy wan ku wataaa lkn ninka ragga ah lama bahdilo abyo ❤✌👸
Lkn gabadh in la bahdilaya way ficnthy so mha Isba sawka bahdilaya mxa afka haysta iyada🤌😏😏
Ninkaas masarka qabo dumarka hala safto😂😂
Waa iga qoslisay😅
Asad utag wllka dad bdn hakusoo raacee iyo dadka kle lasameey barnaamiska ani hada chanalka adna ayaan kasoo raacay barnaamiska caaga
Caan raadisa tahay ku teh na labadiina ada caan raadisa naagta kliyo sundus kso caan baxday ina tahy isma ogid miya😂😂
Adi dumarland matihid miyaa gawadha lajir sundus waa wada ognahay ine kuso can baxde iska ilow waxas hada nina lala tartamaya ayada ucamir
@@fardoosotifowwaa doqon dhareer weyn tano kale hala yaabin wa naagaha nimanka iskaga ciciyaaran uff intaso ninah gabadhaas uso safteen garab iskusiinaayan ayadine gabdhey afka lasii laaceyso doqon dheh
Yaad iska gadeysaa uf naa gabadha yar ka dhamow sundus leynin uf
Amiish farax lugo basto ciisho amiish is not easy 😏
Amiish isnt easy mxay nagaha gabadha xuubsaday ufffff🤫🤮🤮🤮🤮🤮🤮
Iska dhanicin ayeey wadaan nagaha qaar uf
Haa@@samiiraadan5609
Ahmed waa sax war kaaga
Wan la Rabay dhocisha Amiisha inay kudha Can waxan Okale ayyy😂😂😂
Qabiila kaso urooyo
125k to 300k team27 is not easy wlhi🥰
Allaaaa ahmedkiii 😂
Aj barnaamijka wuu qurux badnaa labda dhinacba lkn wixi personal ah oo deepdown yaan la isla aadin waxaan jus game waye
Ahmed isnot easy❤❤❤❤❤❤❤
Ak style midaan kusheega game wa xaraarad balse dhawacyo iyo xuman badanu xambarsanyahay hada kahorna anjali iyo seyga isku dhamaday ilahay kacabso walalow youtube wuxu kugu kala kici la,yahay wa adoomada ilahay ad isku direyso ilahay na dadka u ugu jecelyahay wa dadka dadka wax uqabto o maslaxadoda kataliyo adna qof aadame ah in qalbiga qac lagasiiyo lacag kuraadineysa inad kasameyso mesha laga heysto o youtubekaga ukala kici la,yahay wa waxyabahas wlh wa iga talo dagdag ku joji waxaan
Axmed legend❤
Team amiish one like 👍
Mahriz cadi mahn waa fns😅😅😮
Adi wax fahmey ah diinto😂😂😂
Xagee gashyy qalbi 😢😢❤😂😂😂😂
Amiish iyo ahmed barnaamij jafow ah ka so same 😂
Ahmed legend wye 😄
Ahmed waa legend😂😂
Axmed lagend waaye😂
😢😢
Amish waxii helan layabay😅😂😂
Wiilku caan uma baahna amuusnanta ayu ku qurux badanyahay
Amiish waa kuwadanaa😂
Ani ahmeda lasafanhy wllhi
Ma amiisho kle ❤😂
Amiish is not esy waw 🎉🎉❤
Amish Nag Nol❤😂
Keep up pro🎉❤
Maxamed gaad gaad lagu hyaa hadii shumis lagu waydiiyay
Bwe dadkan barnamijka way isku qasan yihin inta camerada darin so fahnsi wax wlba si barnamijka logu qanco mahadsanid gulyso
Alla ilaahow axmadaa amiish wixii helaan layaabay 😂😂😂😂😂
Muhiim uu ku hadlay maba lahan dhoocilnimo aa ka aheyn
😅😅😅ala amiishaa iyadaaba caan raadis ku soo baxday sundus quruxleeye ma inankay kusoo jedisay wlee waa faq dhaq
Naa naga amus doqonyahay huurada badan uff naya dhadhaney intaso nin ah waxey isku garabsanayaan sidey ubahdililahayen gabdhahas adna gabadhii ayad afka lasii laaceysa alla doqoney dabka ba, nocyada nimanka udaba dhaqad tahay uff ay yasaan wali miskinyahy
@@XilwaqaaliQurux walee runtu way ku dhibtay axxx😂💔
Amiish big woman❤🎉
amiish is not easy😂
Kan maxamed yare dhahaan waa ku wareeray Ani mayar yahy xooga mise camara kabaqaa😂
Axmad is not easy 😂😂
ahmed mask wye wlhi😂😂😂
Yahuu qof Caan raadisa waa loo jeeda axmed waa nin dagan m.a asgoo in yar teamka katirsan ayuu Caan yahay waayo waa wiil soo jiidasho leh lkn naag aniish ladhahayo fudeeyd iyo ree badiyo Salida kadareema uf
na us waa caan raadise
Afdher wxba Helay😂
Kan youtubkan leh dhaqan xuma ader barnamij fcn la imow malaysia hada jogto misana team 27 aad kamid noqoto waa in akhlaqdadu ficanthy
Asad maxaa ugutagiweese
ugbad lahjadeeda ayay ku hadlysaa😅😅😅
Ahmeeeèed baga wa sidan rabay😂😂
Adaba canradis manta mesha uqalnta lagusaray balay afdher
Axmed lagedn waaye wllhi.
Axmad amusane isku dandansty maxa ka racayhe 😅
Muqalka madan dhameesan miyaa adi say ugashay lee amiish farax ciisho👍
Axmedooow ma waalate gabar ma waxaas la waydiiya aboowe 😂
Dadka aamusan caadi ma ahan😂
Sodawa 27❤❤❤❤welcome
Funny 😂😂😂😂😂😂 give up 😊
Bastirin ba tihin Amish ka dhaca Uf🥵
Kan goormuu tagay Malaysia 🇲🇾
20$ dollar miya😂😂
Axmed nafiso rabaa lkn iyad wey rabtaa oo waxy kabaqaysaa gabdh boska axmed 😅kujirta inay iibadall dhahdo
Oh ma yada caan ah Balaayada fudedka badaan😅
Qofka haddii Aad u sheegeyso Wixi ku xunyahay dadka hortooda laguma sheego waxas ragonimo mahan
Mahrez😂😂
Axma dow see wax yeeshay Bowe Jah😂😂
Ahmed ina adeertis wu uaaray wlh😂😂
@@Naxariis_lugaleh Naa Bal iiwaran yaa weye wiilka hh
@@MaryamDahir-vh2xd na indhahaygii ninku wa ni mareexan ah wa rer kenya
@@Naxariis_lugaleh Ayyy Dhigu Biyo maha Sundus Lada ren yhy Jah Boqor weye Runtii ❤️
Amiish is not easy 😂
Meesha maxaa ka dhacaaya🤔😂
Barnaamijkii igu xuma ee reeer males malesia ka daawado hablo sharaftiina ilaaliya😂
Axmada ❤wawa
ahmed inaa dhahdo ayeeeheed inta ayaan kibirka kaaga ba ba in lahaay machana ragnimada qaaska tan cmlwaala bahdilaaa tangaan ha isku afbarin edab malahan amish kulahaanacalaa lawaji weyn tahay naag qurxoon ayee ismoodaa fakin
xanbaa ikeentay axmadoo hadlay omg
Follow kaa Waa ika haysa bro ❤
Hhhh nagaha commentiga ku ooynayo caga dhigta amiish waa naar cadiya asoo qoomameysan buu wejiga hos geeye ma asa mardanba ku dag dagaya gabadhaas mideda kle wxn dhihi laha biniadam ma kibro alle mooye caga dhigo 😂😂😂😂😂😂waa nag xaqeda dhacseso qoftas haku dag dagin mrkle 😢😂
Saas waye wllhi si xun Bay ugashay😂
Axamad wllhi anoo dumarland ah baa kugu racsan su asha aad weydisan doqontaan fudedka badan😂jiro joog axamad qani😂😂waxas dhan wax iga kenaayo doqontaan sida logalay😂😂
Gabadha nuuka fuq dabaalyihay dumar waa kuwii iskuheeliya asala cuni
@@XawaShiikh91haa sas waye pick me waye dhocishan
Aj maxada weynihiii tem27 noso qabo wll 👍 sara asaxaamey❤
Aj style nin gaal ah oo kiristaana oo dheela musaaracada ayaa ladhaha magacaas badal wara..
War waxan shinbirta fosha xun bila dhaqanka wilka ya ka qabta show wxay kuwda diiden aya taas ahyd ay no ugu wda tabten
Nosoobadii😢😢😢😢
From marka cadey
Sxb key xgee kbaxdi😊
Amiish big woman
lph keep up
Lacagtee isii
🎉🎉🎉🎉
Waxay is tus tustaba ahmed qac bu ka siyy shubadi😂😂
❤❤❤❤❤❤😂😂
Show dadka amusan sharf pey liyhin intuu maqlay puu hal mar hadlay aq sow kan inanti afka la galy raganimda macnheda mel uga dhacy😏🙄🤣
mey walal dadka amusan hal mar haday hadlaan waa hadal wayn markaa waa runtii
Waaruntiis Axmad ee fudeedka iyo qaabdarada iskadaa gabaratahay😂e
Inaa waqti ii hayso inaa ku rabaa ka horwyso mee dhahdo sorry nin naag la tirsanayo asabo raganimo heeyn sorry