Asc Astan tv . Idinko raali ah marka suaalaha so qoreesan o su aashana tahay suaal kujiro xabiibkeena scw weeenya o ku dara qiimaha allah siiyay o haka dhigin qof caadi ah Mahadsanidin
Xamar waxaan arki jiray kuwa tiktok ka niikiyo un wallahi waxaan ka aaminsanaa dad un saas ah inay ku wada boolyihiin khadiija gabar dagan oo akhlaaq leh
Wlhi its beautiful man sha allah Keep it up in sha allah ilaahay ayaa mahad iska leh. Marka labaad dahabshiil iyo saaxiibkeena qaaliga ah mr cabaas👌👌👌✌
Wll qalqal ma ahan wlhi waa caawin fiiri su'asha Baydhabo marku ku cel celiyay ayey saxday wlhi cabaas waa wiil aad u fiican Qofkasto inuu guulesto ayuu la jecelyahay haduu san caawin lahen gabadhan intan ma soo gaarten xataa su'asha ee dad weynaha weydiisay ayadoo qaldi rabto markuu ku cel celiyay ayee ka faidesatay fursadas markii hore cabdullah ayee dhahday ani xataa cabdullah is dhahayay jah wlhi cabaas said u caawinaa qofka🥰🥰 fursad kuu taalo maxee kuu taree marba hadaa dhacdo
@@fadumoxasan5995 ilaa hada wax qal qalayo ma la arkin xbbti ineey ku saxaan ma ahane lkn qof hubo su'asha oo ka noqday malahan lkn dad aanan hubin su'asha waxe ka faidestan fursada marka lagugu cel celiyo ama weey saxaan abyo
Wakhti badan ku xiranhy kanaalkan lkn wali commenti kama so dhiiban lkn cawa gabdha 2aad darteed uso qora , masha alh gabar xishood iyo akhlaaq iyo kalsooni ilhy siiayay aheyd
ASC astan TV wa barnamij ficn oo aqoon korodhsi ah lkn waxa aan la yaabay suaalaha Kala ah 1, film hiniya tarikhdi la Jilay & 2, suaalaha Ku saabsan kubada cagta: fadlan waxaas Ka Reeba meesha waxad tihiin hormuud thanks: just suggestion.
Su'aalaha ha la hagaajo. Waa maxey flimkii diwaliya sandkii la metelay Su'aal maha taasi. Gabadhaa waan in la siiyaa $2000 Xaq bayna u yeelatey. Diwali waa maalin ciida hinduga. Hadii la waydiin lahaa waa maxey diwali waan fahmi lahaa. Flimka ma qasab baa dadkoo dhami in ay daawadeen ma international baa. Hadii la siin lacagta gabdhaasi waa in dib loo soo casumaa.
I would recommend the candidates to use their “three given chances”(resources) without taking risk that can hold them back from advancing to the next stage…better get 200 rather than not getting a penny.
@@afkaagamasuulkanoqo8064 lkin dad wax uso gudbineyso wa dad sonaliyeed badankod na ma yaqan luqadas qalaad hadad dad badan iney fahman waxad ka hadleso luqadoda ugu so qor
Nin yahow somali waad taqaanaa dadka Aad la hadlaysana waa dad somali ah oo aan English ka ku hadline yaa wax usheegeysa marka, jaahilnimada iska daa walal afkaada iimaanso
Program ka waa mid an aad u fiirsado kuwa calamka qaasatan kan amerika iyo kan turkey saas darted waxa jira 2 cilad aan arkay oo an jeclahay in la iska saxo 1. jeega gacanta la iska siinayo coz waxa fican in arimahad dib logala macamilo tartamaha 2.wiilka programka so jedinayo in uu yareeyo kaftanka badan wayo program calami ah waye waxa gacanta ku heeso ee ha iska daayo shukansiga malayacniga uu wado iyo qosol qosolka serious ha noqdo 3.taladeyda halkan ee ku egtajah
@@amla-5 Siyano badan oo sidas lo darensinnkaro aa jirto adigoo cool ah professional ah ayaad programka daadihin karta ma ahan ina mala yacni ka sheekeso iyo sida in qofka mesha fadhiyon uu yahay saxibkaga oo kale
Astaan TV. A b c d. Intaa leedihiin maad af somali. b T J. Dhahdaan... dadka meshaad afka hooyo ku bararujin laheydeen ayaad af qalaad isticmaleysaan. soo layaab ma aha🤔
SC Barnaamijka Weydimo host, one advise- please don’t keep asking the guests if they’re sure the answer, b/c you make them doubt the answer that’s right. If you know the answer is right and he/she say the right answer just say, is it your final answer- so that they move on and get the money. Ex Asha said Moscow is Russia’s capital city and you ask her if she’s sure, do you need a life line, it maybe wrong and so on. Make it fun and entertaining. Please, make some changes.
Wll saasa loogu talagalay barnaamijka qaybtiisa carabiga iyo English ka so fiiri iyo wadamada kale kulli sas a sulaha lo waydiya in la wareeriya logu talagalay xasidnimo 😅
Asc Astan tv . Idinko raali ah marka suaalaha so qoreesan o su aashana tahay suaal kujiro xabiibkeena scw weeenya o ku dara qiimaha allah siiyay o haka dhigin qof caadi ah Mahadsanidin
Wcs wll wan kulaqab in saliga nabiga lagu so daro suaalaha
Scw wa af carabi waxa lagu so qora NNKT OO LAGA WADO NAXARIS IYO NABAD GELYO HA HAATO OO LA MID AH SCW
Waa run wll scw
Scw scw
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
Scw
Mash allah ﷺ
Scw
Masha allah gabdhaha astaanweydiimo ka qeyb gala xishoodkii ayaa ka muuqda alxmdllh hadii ay jiraan gabdha xishood leh 2022 & tiktok balaaya kasocote.
Gabdhahaas waa gabdho aan cilmi leheen lkn kuwaan wexeey u egyihiin gabdho cilmi leh
Mashallah I liked the way he supported his sister 😊
hhhh gawarta see u xishonoyso maxey😅
Dumar ayee u tahy xishood ka, hadee xishoon weysana wax bad ka sheegi lahed so maha
@@maxamedcabdiraxmaan6398 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Af somali hadaa wax kusoo qorto dhibato mey kugu tahay wll.?
Fadlan daadihiyaha barnamijka ABCD SOMALI ahan ugu dhawaaq oo luqadena hor mariya. Mahadsanid siwacan uwadaan hor marka dhalintu waa u bahan tahay. ✅✅
M.a khadija guleyso abayo gabar degan m.a allah haku barakeyo
Xamar waxaan arki jiray kuwa tiktok ka niikiyo un wallahi waxaan ka aaminsanaa dad un saas ah inay ku wada boolyihiin khadiija gabar dagan oo akhlaaq leh
Maansha allh❤Siduu wiilka wlshii u caawiyey Waa wiil Barnaamijka fahansan.
Any way congrats Abaayo Khadiiija, Cilmiga iyo Maskaxdaba Allaha kuuu siyaaadiyooooo.❤🔥👏
waa gabar yar oo waxbaratay masha allah inaa dhahdaan haka ilaawina
Khadiijo Hambalyo abaayo masha allah wllka wukula dadalay su dhaqso kula taxadaray jawabta inu kumaqlo uukusiyo 🥰🥰
Masha Allah gabadha 2aad waa gabar all a wax baray👏👏
Masha allaah khadija waa gabar💯fani ah waa dadaashay guul wacan 👏👏
Qadiija iyo walalked masha alaah 👏
Congrats sister wll kaa ha ilaawin 1000 kuuso hoyeey jawaabta u dambeeysa ee aad ku heshey kunka wilkaas ayaa kuuso hoyey🤌🥰
Wlhi its beautiful man sha allah
Keep it up in sha allah ilaahay ayaa mahad iska leh.
Marka labaad dahabshiil iyo saaxiibkeena qaaliga ah mr cabaas👌👌👌✌
Masha.allaaah Astaan tv waad mahadsantihiin waxana xusid mudanwariye cabaas waxan ka codsanayaa inu dad weynaha ka dhafo qalqalka 👏👏👏
Wll qalqal ma ahan wlhi waa caawin fiiri su'asha Baydhabo marku ku cel celiyay ayey saxday wlhi cabaas waa wiil aad u fiican Qofkasto inuu guulesto ayuu la jecelyahay haduu san caawin lahen gabadhan intan ma soo gaarten xataa su'asha ee dad weynaha weydiisay ayadoo qaldi rabto markuu ku cel celiyay ayee ka faidesatay fursadas markii hore cabdullah ayee dhahday ani xataa cabdullah is dhahayay jah wlhi cabaas said u caawinaa qofka🥰🥰 fursad kuu taalo maxee kuu taree marba hadaa dhacdo
@@hamdimoha7399 sax waa uu Ku wanagsan yahay in uu Ku celceliyo
Maxuma inu ku celceliyo lkn dad waxa jiro stress badan ama qalqalayo
@@fadumoxasan5995 ilaa hada wax qal qalayo ma la arkin xbbti ineey ku saxaan ma ahane lkn qof hubo su'asha oo ka noqday malahan lkn dad aanan hubin su'asha waxe ka faidestan fursada marka lagugu cel celiyo ama weey saxaan abyo
@@hamdimoha7399 waa jiraan dad u ku celceliyo abaayo sifiican ugu fiirso cabaas waan tageera lkn Bini,adan 🤩🤩
Masha alah samidey khadija congratulations Wlh mohamed waawalaal jira please wukuudadaaly hailoowin please 😍😍
Filimkaas haddi ani ahaan laha hore ka sixi lahaaa kajol and Sharukhan🔥
Masha Allah astaan wiil qiimabadan ayey udoorteen barnaamijka weydiimo Masha Allah cabaas Allaha kuxafidi habo qof Dagan oo dadaalbadan
Masha allah hamblyo hamblyo horey usuco guulayso abyo.khadiija
Xarfaha doorashada waxaad kadhiktaan BTJX. Naga daaya luuqadda ingiriiska , reer Astaan tv.
Wakhti badan ku xiranhy kanaalkan lkn wali commenti kama so dhiiban lkn cawa gabdha 2aad darteed uso qora , masha alh gabar xishood iyo akhlaaq iyo kalsooni ilhy siiayay aheyd
Maanshaa Allah Khadiijo waa Gabar Dagan
Daadihiyaha BJK Nin Rageed Waayeh wlhi Gabdha markeey kashakidey Muqdisho io Baydhabo legend lee fahmi karo. 👊🏽😉
WAAW 👏👏MASHA ALAH HAMBALYO.GUUSHAAD GAARTY
Wow 👏
Masha allah khadiijo
Waxaad tahay gabar aqoon leh
Fadlan waxaan kacodsanlahaa su'aalweydiyaha.
Inaad qofka jawaabta kusoocelcelinin.
Hadii kle kaqeyb galaha waa u qalqalaa
Ku cel celinta lee ku saxaan
Nin Hadal badanaa waan huba ayay ku leedahay shib naga dheh
Mansha'alah Khadijo, well done 👏 ✔ 👍 👌 🙌 abayo
Mashalh gabarya ooqurxbdan oo asturan oo misinka ah oo edableh nasib wcn❤️❤️
Wooow Hanplyo Khadiijo🏆👸 Wallka Si Ween ku Cawiyay
Wuu fahnsanyhy barnamijka✊👏
Mashallah khadiijo iyo wllked fariido👏
See u aamusneed markii callka sfcn u hadashay😂🥰m.a xaqeyda dhacsatay hambalyo abyo khadijo
Waiga qoslisay wlhi 😂😂😂😂😂😂
Wiilka siduu u bobsiyey suaasha masha allh hambalyo hambalyo wllshy mcn
Calm and serenity lady Khadija 🥰
Maasha allah abaayo 🥰 🥰 🥰 💖❤ 🙏 💖 hanbalyo
M.a wllshei ila dhalaty hooyo io aabo ii dhalayn allha ii kaa dayo
M.a wll qof nasiip bdn ayaa thy
Masha Allah hambalyo khadiiya
Khadiija ha ka waalin she is smart young girl 👧
Asc. Please ha siin qofka jeega ilaa uu su'aasha 5 garto. Waa maxey jeeg lala noqonayaa inta qofka loo dhiibo waa qalad ha la saxo arintaa idinkoo mahadsan.
Waa barbaamij aad u fiican waan dhiiri gelineynaa.
I fell in love with young man
Who is ?
Me I feel in love with qadiijo ❤
Mansha allah congratulations 😍
Codsi Xarfaha Kala doorashada ka diga Af-Somaali Astaan +1
ASC astan TV wa barnamij ficn oo aqoon korodhsi ah lkn waxa aan la yaabay suaalaha Kala ah 1, film hiniya tarikhdi la Jilay & 2, suaalaha Ku saabsan kubada cagta: fadlan waxaas Ka Reeba meesha waxad tihiin hormuud thanks: just suggestion.
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Salalahu caliyhi wasalam ❤
Masha.allah hambalyo abayo
Hambalyo leeyahay gabar isku kalson oo aqon leh waye alaha ku sii siyadiyo aqontada
Reer jowhar le samen karo from School Shekh hanafi ✋💯
Reer jowhar miyaa
Gabadhan m.a guuloso
Hostg programka he is prepared man well-done
Scw ❤ scw ❤ scw ❤
Waaaw masha allah tabarakallah ♥️♥️♥️👏👏😂
Mashallh jiija ❤️❤️
Jiija maha magca sax wa khadiijah
@@queenmaryama9237 anaga magaca jiiija khadija uso gabinaa mahoo.
MashaAllah khadija
Congratulations 🎉🍾🎈🎊
Im somali l like to join weydimo. I do l join it
Masha Allah 🥰 abayo
Su'aalaha ha la hagaajo. Waa maxey flimkii diwaliya sandkii la metelay Su'aal maha taasi.
Gabadhaa waan in la siiyaa $2000 Xaq bayna u yeelatey.
Diwali waa maalin ciida hinduga.
Hadii la waydiin lahaa waa maxey diwali waan fahmi lahaa.
Flimka ma qasab baa dadkoo dhami in ay daawadeen ma international baa.
Hadii la siin lacagta gabdhaasi waa in dib loo soo casumaa.
QOF AAD ISKU HUBTO INUU KU CAAWINAYO AYAA FIICAN BALSE QOF AAD ISKA TUHMAYSO MA FIICNA GABADHAAS WALALKEED WAA U HIILIYAY WELDONE QURUXLEYDA WARIYUHU WAA DIYAARSAN YAHAY KEEP GOING ASTAAN IYO DAHABSHIIL
Wiilka daadiyaha barnaamijka in uu kusoo celceliyo ma hubtaa waa laga fiican yahay
Barnaamijka qaybtan dib looma daawan karo maxaa dhacay
sidee ayaan uga soo qayb gali karaa wll su.aalaha
Gabadha qaybtii koobaad suaalo adag baad wydisay
I would recommend the candidates to use their “three given chances”(resources) without taking risk that can hold them back from advancing to the next stage…better get 200 rather than not getting a penny.
Afkaaga hooyo wax ku qor fadlan
@@alioucisse3207 afkeyga hooyo waan aqaana..kanaa igu cusub oo aan baranayaa.
@@afkaagamasuulkanoqo8064 lkin dad wax uso gudbineyso wa dad sonaliyeed badankod na ma yaqan luqadas qalaad hadad dad badan iney fahman waxad ka hadleso luqadoda ugu so qor
Nin yahow somali waad taqaanaa dadka Aad la hadlaysana waa dad somali ah oo aan English ka ku hadline yaa wax usheegeysa marka, jaahilnimada iska daa walal afkaada iimaanso
Magaca Aad wadatana waa afkaaga masuul ka noqo hadane afkaaada Aya ka faaneysa cajiib wlhi cajiib
Adig dadka ha ka naxinin ee cadi u wedi umda
M.a astan TV 🥰
Wow hambalyo khadija
Khadiijo. Habalyo Habalyo
Masha allah congratulation
Hampalyo sister
Argentin iyo germany wye jwabta saxda ah astan tv
Oo cadaa
@@manhaelmy3665 yes
ma ahan world cup semi final 2014 google gareey wee saxnthy netherland and argentina
Film iyo ciyaaro horta ma aqoonba maa ka daysaan
Ciyaro leys waydiinayo aqoon goror sii mahan waxas qalad uu arka ani
👑❤aaduu ufcnyhy lkn kistoo yar fursadaha uyar kordhiyah dadka plze kolaad 4uga dhigtaanood xabbad ugu dartaan
Khadija her brather is very funny 🎉
Gabdhaha hdhowna TV ga inan ciyaro ka dawano nagula dagalayan war Musalsalkan naga daaya an sidan cml idin caawine
😅😅😅😅
😂😂😂😂sacas laga bilabo wa nu fasaxne😂hooya usheega
Wll su aasha 2014 world cup waxaa final isku imaaday argentina iyo germany marke gabadha wey qaladay su aasha aad usaxdeen 39:45
Semi final wye
Semi final waye semi final iyo fina labo kala yihiin
Labadaasi isugumay imaanin,ee halkaas waad khaladeen plz Dadka intay daan Horkeenin su’aalaha soo hubiya.
Jawaabtuna waa:
Germany 🇩🇪 Vs Argetine!!!!
Final laguma dhihin adiga iska hubi lol semi final iyo final makala taqana horta😜
Final laguma weediin pro is daji
War heedhe qalad waa adiga iskaleh ,horta suaasha hubi,argentine iyo Germany final iskugu imaadeen,halkana seminal final yaa iskugu yimid ayaa lagu weydiiyay
Program ka waa mid an aad u fiirsado kuwa calamka qaasatan kan amerika iyo kan turkey saas darted waxa jira 2 cilad aan arkay oo an jeclahay in la iska saxo
1. jeega gacanta la iska siinayo coz waxa fican in arimahad dib logala macamilo tartamaha
2.wiilka programka so jedinayo in uu yareeyo kaftanka badan wayo program calami ah waye waxa gacanta ku heeso ee ha iska daayo shukansiga malayacniga uu wado iyo qosol qosolka serious ha noqdo
3.taladeyda halkan ee ku egtajah
Nio qofka tartamaYa ma ahn in cabsi lagu dilo ee wa in la darensiYo inuu caadi iska dhigo oo furfurmo✋
@@amla-5 Siyano badan oo sidas lo darensinnkaro aa jirto adigoo cool ah professional ah ayaad programka daadihin karta ma ahan ina mala yacni ka sheekeso iyo sida in qofka mesha fadhiyon uu yahay saxibkaga oo kale
Barnaamijka online ma looga qayb qaadan karaa hadii aanad joogin muqdisho
Appka oo sheegaayo magaciis asxaapey
Millionaire ba la dhaha wll
Waxaa la dhahaa سير بحول مليون play store ka raaadi ✍
Astaan TV. A b c d. Intaa leedihiin maad af somali. b T J. Dhahdaan... dadka meshaad afka hooyo ku bararujin laheydeen ayaad af qalaad isticmaleysaan. soo layaab ma aha🤔
😂 Somali walaal A B T J ma jirto
Ee waa B T J X
@@ahmed143mumiin8 aad iyo aad nin culus.. waa iga hoos baxday waana badalay sxb 😁😂
Khadiija kuusey wa ku jeeda
Hhhhhh ka xishow
Meey kuma qashaa hee? 👊🏽😂
Asc Su.aalaha Jawabtod Marka Qoreysaan iska Hubiya 2002 Waxaa ku guulestay Champion l. Ac.Milan
Lacala Dadeyshegi laheed
Qofkas waad u Gafi laheden
Waxa qaady Real Madrid zxb sifiacan isaga hubi
Maanshaa allah
SC Barnaamijka Weydimo host, one advise- please don’t keep asking the guests if they’re sure the answer,
b/c you make them doubt the answer that’s right. If you know the answer is right and he/she say the right answer just say, is it your final answer- so that they move on and get the money. Ex Asha said Moscow is Russia’s capital city and you ask her if she’s sure, do you need a life line, it maybe wrong and so on. Make it fun and entertaining.
Please, make some changes.
Exactly wllhy
Wll saasa loogu talagalay barnaamijka qaybtiisa carabiga iyo English ka so fiiri iyo wadamada kale kulli sas a sulaha lo waydiya in la wareeriya logu talagalay xasidnimo 😅
@@zahraali7705 waruntaa...lacagta inta been been kubaxdo lamarabo lol
You are right he making them confused
Germany won the Fifa world cup 2014
Iskoorkii wiilkeena $2000 weli wuu noo yaaala..
Maanaa khaldan 2014kii koobkii aduunka final miyayn isugu soo hadhin jarmal iyo arjartiin oo jarmalku qaadin koobka
Adeer waa semi final
@@taaj4158 haa gartay sax
Mansha Allah
Masha Allah
Sidu ucawiye walzhis wa ka helay
Dardaaranki Dhalinyarada ee Xildhibaanad Aamina AUN:- ua-cam.com/video/RRH8LCdihTg/v-deo.html
Hamblyo qadijo
Gabdhahan lama amini karo coz jilbab aye watan Airphone badnkod watan 🙏🏼
oo qofka jilbaabka wada amin ma ahan yaa yiri subxanallah xijaabka waa ayad alle so dajiyey afkada ilasho
@@rayaanaadan2079 yees wll waxbaa ka qaldn gabadhan
Asc
Wcs
Hmplyo sis❤
Khaiija daganaan ayaa ka muuqata
Barnamijkan sideen ku imaan karaa
Hambalyo
250 Km wye gabdha qaaldin
Masha Allha khadijo
Barnamijka ninka daadihiyahaa ah Ayan u nacay runtii mid maaha
Hhhhh