ISKILAAJI | HALIS JACEYL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 чер 2023
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2023
    ERAYADII: ABWAAN CUMAR BASHIIR
    LAXANKII: ISKILAAJI
    CODKII: ISKILAAJI
    MUSIC BY: ARIDO
    VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
    CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
    EDITED BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 220

  • @mohamedsomali7249
    @mohamedsomali7249 Рік тому +16

    Iskalaji in uu maclin ka jacylka yahayy so la iskuma raacin❤

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim571 Рік тому +53

    LYRICS SONG 🎵 { halis jacayl }
    ☆Nafuu helay nafuu halis jacayl
    ☆Habaya dhiigeeda hiigiyo nafaad
    ☆Haamadaba hanatay maankeeda
    ☆Oo adiga kuu heelan baa heeso kuu tirinee
    2x
    ☆Nafuu hayo hilawgii kalgacal Hibashadeedii dheh
    ☆Hawaawigu naftuu taashado dunka hadalka aa
    ☆Ayaa halista aawgaa hurdiyoo Haaka oran jiife
    2x
    ☆Hadan ku halan helay
    ☆sidii hooyo ubadkeede
    ☆adigan hubantii cishqiga
    ☆kuu hayaa badanee
    ☆hadman heli naftaado
    ☆hanto nolol ku haasawno
    2x
    ☆Nafuu hayo nafuu hagayoo
    ☆Caashaq hibanaysa naf
    ☆Hantaaq awgeed xubiged
    ☆Haysan kari weydey oo
    ☆Adiga hiilkaa rabtah Haaka nugulee
    2x
    ☆Hinqashada darada naftan
    ☆Kugu huntay Leylkeed hawadiyo
    ☆Naftaan heega sare samada
    ☆Heehaabta ayaa haybiskaagiyo
    ☆Intaa doonta helistaadda
    2x
    ☆Hadan ku halan helay
    ☆sidii hooyo ubadkeede
    ☆adigan hubantii cishqiga
    ☆kuu hayaa badanee
    ☆hadman heli naftaado
    ☆hanto nolol ku haasawno
    2x
    Thank you ISKALAAJI ❤
    Keep going LIBAN JAMA ❤

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 Рік тому +48

    Hadii Dooneyso inaad Farxad Kunolato Jaceyl Oo Dhan Ka Fogow💔

    • @suldaanupthiali1325
      @suldaanupthiali1325 Рік тому +2

      Kadaa jacaylku hadba waa qofka siduu uso maro👏💖

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy Рік тому +1

      Ben maha wx jira maha 😢

    • @sukhranasir
      @sukhranasir Рік тому +1

      dayayba wll wllhei 😢🖐

    • @kuchizagal334
      @kuchizagal334 Рік тому

      😢Wxnu ka dhaxaLna Qalpih japh😢💔🙄

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 Рік тому +1

      Walahi Sina wax loga maarmo maahan oo qof qalbi leh ina tahaa dareemaysa marna xanuun Daran bu leeyaha 🥺

  • @zakihis3909
    @zakihis3909 Рік тому +18

    ♡ Adaan Ku halaan Halay 🫣
    ♡ Sidii Hooyo Ubadkeeda🤱
    ♡ Adigan Hubaantii Cishqiga ❤️
    ♡ Kuu Hayaa Badane💯
    ♡ Hadman Heli Naftaado🫂
    ♡ Hantoo Nolol ku Haasawi👩‍❤️‍👨
    Iskaalaaji The one and only Legend🐐💯

  • @hamdaahmedomer4282
    @hamdaahmedomer4282 Рік тому +16

    2023/7/2/😢❤ hees qalpiga iga tabanysa jacyalku waa xanun aan laga maarmyn wlhi mr waa buuq mrna waa farxad waa aduun io dhibkisaH😢❤

  • @ayaandowloofficial646
    @ayaandowloofficial646 Рік тому +18

    Erayada waa xaajigeeyga codka iyo laxanka waa wlkey mcn Abdi casiis Ali ciise iskalaaji ❤❤❤

    • @ruweidamj
      @ruweidamj Рік тому

      ​@@Fateofficailanaa yaabay😂

    • @ruweidamj
      @ruweidamj Рік тому

      @@Fateofficail mooji😁😂

    • @ayaandowloofficial646
      @ayaandowloofficial646 Рік тому +2

      @@sumayaahmed4629 wllo qoraalka ku laabo kadib soohadal marka fudeed adiguu kudilaye hhhh

    • @nasramohamed4972
      @nasramohamed4972 Рік тому +3

      Abwaanka heesta curiyeye waa xaaskiisa Iskalaaji waa walaalkay bay tiri Naayaay jooji ya maseer

    • @abwaanbashiir5662
      @abwaanbashiir5662 Рік тому +1

      My sweet ayaan dowlo faraxad iigu nolow boqoradeydi

  • @zuhayliinasaed4940
    @zuhayliinasaed4940 Рік тому +7

    Team iskalajiya like sara ❤

  • @habonahmed6837
    @habonahmed6837 11 місяців тому +3

    Legend Iskilaaji 💥
    Best song‼🌟😍🌈❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥💖💝

  • @alimohamud7945
    @alimohamud7945 Рік тому +4

    Cabdi Casiis Cise iskilaaji legend mucaashaqa Nin ween You love ❤❤😢

  • @Updi44
    @Updi44 9 місяців тому +1

    Iskalaaji the one and only lagend nin wax bdn jaceylka ka fahansan

  • @bahjacabdirashiid
    @bahjacabdirashiid 15 днів тому

    Nafuu helay nafuu halis jacayl habayo dhiigeeda💔🥺😭

  • @hibshibs9125
    @hibshibs9125 Рік тому +4

    Hadalo misaaman iyo laxan ka daran. Iskalaji my favorite singer
    An other level❤keep going...

  • @fatimahaaji1038
    @fatimahaaji1038 Рік тому +2

    Iskalaji waa naflaha kaliyee eraykastoo kasoobaxa qof walba is oranayo waa intaad oranlahyd ee qalbigaga kujira♥️♥️🥺

  • @munoabdifitah1046
    @munoabdifitah1046 Рік тому +5

    Fananka klaiya hesihiisa jeclahy ilahy cimriga haku dheereyo🥺😘♥️

  • @aliismail7620
    @aliismail7620 Рік тому +1

    Cabdi casiis Cali ciise Ustaad faneed oo qaali ah . Inkastoo laxamada heesahaagu isku eekaadeen hadana markasta waxay ku jiraan figta sare hore usoco our legend.

  • @aazuummazoud1341
    @aazuummazoud1341 Рік тому +1

    Iskalaaji hpp alla ku daayo marwalba wad noo hadshaa wllo🥰🥺

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 Рік тому +5

    ila 6 sano ee uu dambeyaay hees kaste uu soo saaro iskalaaji walhi xalaadayda ayay toos uu abaarta 😢😢😢 fanaan lama odhan karo cod malable 😢❤

  • @biljamibrahim868
    @biljamibrahim868 Рік тому

    Hobol ka 5 qaradod shitaay
    Ee heshaa jaceyl ka loga hadhay
    Cabdi caisis iskalaji
    Wa ninka kaliya sidhab ah an utagero xaga fanka issaga iyo sxb abwan cabdiraxman qoslaye
    Oo ah abwan badanaba uu mirihisa qado

  • @mariama78
    @mariama78 5 місяців тому

    Nafoo hayo hilowgi Galgacal hibashadeedi dheh 😭❤

  • @suberabdi6217
    @suberabdi6217 Рік тому +3

    Malin jimca waye ku sali nabiga s.c.w 🥰

  • @UgbaadMohammed
    @UgbaadMohammed Рік тому +2

    Nafuu helay nafuu halis jacayl habayo dhiigeeda 🥺❤️‍🩹🫂

  • @naemaaden
    @naemaaden Рік тому +1

    20/7/2023 naf uu hayo hagaya jacayl sabab ha unoqon qof ilmadiisa adiga oo sabab u noqon kara farxadiisa 😢😢😢

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 Рік тому +10

    Ustaad Ariido best musician 🙏🏽❤️ zouk iyo kompa beat mix ah baa Somali songs lagu tumayaa

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Рік тому +5

    Legend iskalaaji ❤
    Best song 💯💯💯💯🔥🔥🔥❤

  • @siciidxasan6520
    @siciidxasan6520 Рік тому +13

    Ku saliya nabiga scw scw 😢 Qoran mcn ❤❤📸

  • @cadeibrahimxhaka9311
    @cadeibrahimxhaka9311 Рік тому +1

    Liibaan jama ljn

  • @user-yj5bd7tn5g
    @user-yj5bd7tn5g Рік тому +1

    Best song fanan qima iyo qayaba leeh alfanan iskilaji hoore uu soco wll

  • @user-sd6ri6np8n
    @user-sd6ri6np8n Рік тому +1

    Weligay wan tageera iskaalaji fananka keliya ee an tagero xald kasoto an marka kujiro hees kahela❤

  • @user-sp8sz3ow7i
    @user-sp8sz3ow7i Рік тому +1

    IskalaajiyOw heesahaaga😢😢

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Рік тому +4

    Iskalaaji the one and only legend 🎉😊

  • @Kayf_Ali
    @Kayf_Ali 9 місяців тому

    Naf uu hely nafu halis jacyl habayo dhigeda 😢

  • @mumtaazfareey6579
    @mumtaazfareey6579 Рік тому +2

    Jah alla maxaa jecel u xisay hadana wan ka baqa dhibkisa 😂😍❤

  • @apdzhakourromeo1358
    @apdzhakourromeo1358 Рік тому +1

    THE BEST SONG ON THE YEAR WLLHI I LUV YOU MY BRO A.ASIIS IISE IKLAAJI❤

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Рік тому +4

    Jeceylkeyga iskalaaji 🥺💔 waxaan kugu jeclahay inaa dadka qalbiyadooda ka hadasho xppih 🥺❤ salaama wllyaalkey jaceylku helay 💔🙌🏽

    • @Amiinjoyman
      @Amiinjoyman Рік тому +2

      Iskalaaji boqolaalka qof aan jaceyl ladooda ku guuleysan ayuu matalaa ' my fav singer 😢❤

  • @user-oq4qg6zk7o
    @user-oq4qg6zk7o Рік тому +1

    Qalbiga dhaawacu daashaday ha igu soofagaagin xasuusah 😢

  • @sabaalqolqol9765
    @sabaalqolqol9765 Рік тому +1

    Ninkii heesta iska lahaa 💯❤️

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 Рік тому +3

    Alfanan Iskalaaji qalbigeyga gubeysa nabaradi an dhayay dib uqodesa ani jecyl nasib uma lahi lkn qalbi wangsn iyo nqxariis wan leyahy hada ahan lahagbr qiyano bdn sidan iguma dhacden wan farxsanan laha 🥺😢

  • @fathihaipesaid
    @fathihaipesaid Рік тому

    Fanaan ruuxi ah

  • @nasroali7156
    @nasroali7156 Рік тому +1

    Hees dhaaftey tani fanaan iskalaaji fanaanka keliyh ee heesaha dadka ka dhex hadleysa qaadaH💔❤🥺

  • @user-we6de3vz4g
    @user-we6de3vz4g Рік тому

    Iskalaaji ninka kaliye fanka saxda ah gacanta ku haayo 😂❤

  • @cabdiburco1066
    @cabdiburco1066 Рік тому +2

    La,yaab l,ayaab

  • @khalidSomali
    @khalidSomali Рік тому +1

    Liibaan jamac 🙏

  • @ifraxali8326
    @ifraxali8326 Рік тому +2

    🌺Iskalaaji legend ❣my favorites Fanaan weyn❣

  • @Araweelomoh
    @Araweelomoh Рік тому +1

    Heestan aniga ayey qalbigeyga ka hadleysa🥲💔

  • @nancyyusuf
    @nancyyusuf Рік тому +1

    Wlhi fanaan aan adi ahayn fanaanba uma arko ❤️🥺💯

  • @beensawiabdi
    @beensawiabdi Рік тому

    We we legendary fananka kaliye damin

  • @malaakalbi7337
    @malaakalbi7337 Рік тому

    Heesihii suu waa wada dareen ku tabanaya

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy Рік тому +1

    Legend hesihisu jcyl an jirin by beran ❤

  • @AnfacD
    @AnfacD 9 місяців тому

    Masha Allah hees & bar Iskalaaji Noolow.

  • @marwaanxanuur8892
    @marwaanxanuur8892 Рік тому +1

    Fannaanka Fannaaninta xilligaan Iskalaaji 🔥✌️

  • @hiboaden2118
    @hiboaden2118 Рік тому +1

    Wllky qali ankufano nolow inteynonl jirto ❤ dadka kamalidhated intad Jordan jira qalbikey adiko kukunolyahy wllky qali m.a intat heseso hes dakeysashadeyda iskamadafikaro wll jir oojoog 🎉😂

  • @user-dg2iu1vb6l
    @user-dg2iu1vb6l Рік тому +1

    Nin Aan taageero iskakaaji😍

  • @alimohamed9928
    @alimohamed9928 Рік тому +1

    Best hees baa daabkaa lagaa soqadaaaay 🎉❤😊

  • @farxaanjookar2575
    @farxaanjookar2575 Рік тому

    Iskikaaji marwalpo halista qalbigu aaada😍

  • @Gerarrd08
    @Gerarrd08 Рік тому +2

    Keli fanaanka aan dhegysto heesihiisa❤

  • @user-rx1hj7tu3f
    @user-rx1hj7tu3f Рік тому +2

    Légend❤

  • @IstaahilYusuf
    @IstaahilYusuf 10 місяців тому

    AA❤❤❤❤

  • @cabdiwaasacjaamac6950
    @cabdiwaasacjaamac6950 11 місяців тому

    Murti ku dhan iskalaaji 3:56 21 Aug 2023

  • @boqoradiiali5387
    @boqoradiiali5387 Рік тому +34

    Iskalaaji song’s wins my heart😭

  • @jalojuice
    @jalojuice Рік тому +5

    Wow I'm falling love with this song🥰❣

  • @wllvaniboy
    @wllvaniboy Рік тому

    Iskalaaji dadkii dhan wey wada Qiroodeen bis ka dheh heesaha emotionalka 😅

  • @abdimusse156
    @abdimusse156 Рік тому +1

    Iskalaji Horta Moyad Aniga Igu Dhax Noshahay waba Yabe 😢

  • @mahaduk-rs8sx
    @mahaduk-rs8sx Рік тому

    Iskalaji hit song waa la yabay

  • @user-qe4ws5yu6f
    @user-qe4ws5yu6f 6 місяців тому

    Maashallh ilove is somali song

  • @MohamedMohamed-sn8to
    @MohamedMohamed-sn8to Рік тому +4

    Legend is back ❤❤❤

  • @sa3idmohamed777
    @sa3idmohamed777 Рік тому +1

    Welcome back ustaad 🤟

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Рік тому +1

    Rabbi qalbiyadeena ha dhayo

  • @Lasagedlacornesomalilandaise
    @Lasagedlacornesomalilandaise Рік тому +4

    Mélancolique et très émouvant ❤❤❤❤ très beau

  • @queenhodan6257
    @queenhodan6257 Рік тому

    Heesa jacylka farha ayda ka soo bixisay sandkan haa waro jacylku❤️♥️🥰💥👌

  • @CabdiCasiis-pz3hx
    @CabdiCasiis-pz3hx 9 місяців тому

    2023/10/17 waa hes qalpiga tabaneyso in kasto aan qofkeyga kala fognahy hdana wxan nahy dad isku farax san
    ♡Adaan ku halan haley 🫣
    ♡Sidii hooyo ubadkeeda 🤱
    ♡Adan hubaantii cishqiga❤
    ♡Kuu haya badanee💯
    ♡Hadmaan heli naftadoo🫂
    ♡Hantoo nolol ku haasawi👩‍❤️‍👨
    🥺❤😘

  • @SOOFEMEDIA77
    @SOOFEMEDIA77 Рік тому +1

    Jacaylow warkaa daayey
    Wadadaada kaba baydhay
    Wadiiqahaad mar soo qaado
    Anigaa kawada weecanoo
    Aan kusoo waaban 😢

  • @user-hn5yf9dm8c
    @user-hn5yf9dm8c Рік тому

    Keep going Liibaan jama😊😊😊

  • @mustafeelmi2137
    @mustafeelmi2137 Рік тому +1

    My favourite iskalaaji ❤

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 Рік тому +1

    ISKALAAJI FANAAN AAN TAGEERO 🙏🏼🙏🏼 respect 🫡

  • @kadijadino2839
    @kadijadino2839 Рік тому +1

    Juma Mubarak all muslim

  • @user-uw4zj4br6o
    @user-uw4zj4br6o Рік тому

    Adaan Kuu haLaanHalY ziDii Hooyo uBadkEeD❤

  • @Somali58
    @Somali58 10 місяців тому

    Iskalaaji tariikhda baa qortay ❤

  • @___landaneyy5355
    @___landaneyy5355 Рік тому

    Alle cimrga iyo cafimdkba ha ku dhreyo akhiro iyo adunba alle danbigaga ha dhafi iskalajigena💜🙌🏿🙌🏿🙌🏿

  • @abdinasirabdirahman7366
    @abdinasirabdirahman7366 Рік тому

    Iskalaajii one love 🏄🏽‍♂️🍍

  • @dowladlyrics8814
    @dowladlyrics8814 Рік тому

    Izkalaaji Nin Waxpadan zoo Wada

  • @saarajjaban8813
    @saarajjaban8813 11 місяців тому

    Heesta kaliya aan kadhargin❤️❤️❤️

  • @rummoalii2845
    @rummoalii2845 Рік тому

    Iskalaaji very nice

  • @engyahyeabas
    @engyahyeabas Рік тому

    Wllhi Markiba wan gartay in Musica uu "Arido" yahay wayo Ma jirto cid sidisa Heesaha Somalida ugu dhex tumi karta Zouk beat. Cesh Cala Musician Wllhi 💯

  • @hilaacfilmsvlogs1094
    @hilaacfilmsvlogs1094 Рік тому +1

    Fananka kaliya Ee aan Taagero horay usoco🖐🎶

  • @kuchizagal334
    @kuchizagal334 Рік тому

    Cakuyee Kalimaduh Waa Xasilooni😢💔

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 Рік тому

    farxad kunolow fannanka aan ugujeclahay fannaninta somaalida

  • @buzhrarazhead9309
    @buzhrarazhead9309 Рік тому

    Wllhie anipaaaaa 😢😢

  • @nimcannuribrahin1108
    @nimcannuribrahin1108 Рік тому

    Hataan Ku nuguLe
    War Maxad samaysay Iskalaji

  • @ayuubjookar2929
    @ayuubjookar2929 Рік тому

    Iskalaaji legend 👍🥰

  • @ArafadArafadnito
    @ArafadArafadnito 2 місяці тому

  • @mohammedbrahim7086
    @mohammedbrahim7086 Рік тому +1

    "Hadmaan heli naftaadoon hantoon...."💔

  • @rakwansayyid
    @rakwansayyid Рік тому

    No love no problem I believe that idea

  • @nasriinxasan7236
    @nasriinxasan7236 Рік тому

    Ishacalaa hee the legend 🔥🔥🥰

  • @SalmaanWarsame-tb2qn
    @SalmaanWarsame-tb2qn Рік тому +1

    best song

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Legend iskalaji

  • @FaraxAxmed-sh1lw
    @FaraxAxmed-sh1lw 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @mohamedahmedibrahim131
    @mohamedahmedibrahim131 Рік тому +1

    My favourite singer ❤

  • @RachidDaher-ym4hy
    @RachidDaher-ym4hy Рік тому

    Fanaka horey u soco

  • @iimaanaxmad8953
    @iimaanaxmad8953 Рік тому

    kaligiis Fanaan ❤

  • @juusto5180
    @juusto5180 Рік тому

    Iskilaaji nin weyn ❤