mar kale iyo sheq ceyduruus oo nowada mucjizada suratul cabasa laga arkay iyo wareysiga hoyadan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @f.o847
    @f.o847 4 місяці тому +4

    yaa Rabbi xanuun walba naga caafi,cadaw walba naga xiftiy Cadaab walba naga nabad gali yaa Allaah yaa Allaah yaa Allaah
    amiin amiin

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 4 місяці тому +5

    Kuwaaas allaha awooda leh aduunyo &Aakhiraba ha gubo ha gubo ha gubo aamiin yaarabi aamiinyaarabi

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 4 місяці тому +1

    Subhanallaahi
    subhanallaahi
    subhanallaahi
    subhanallaahi
    subhanallaahi

  • @shankaroon1317
    @shankaroon1317 4 місяці тому +3

    Maxaa sheekhoow uqarinee hala ogaado saaxiradaas Ilaahay wixii waxsixra iyo kuwa utagaba hakucadabo aakhiro iyoaduunkaba inlafashiliyo waaye

  • @user-rn1yw1nw5m
    @user-rn1yw1nw5m 4 місяці тому +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤

  • @cacaca6794
    @cacaca6794 4 місяці тому +3

    Walaahi waan laazimay oo ilaahey waxa ii tusay cadwageyga iyo jabkiisa walaahi al cadiim anaa la itusay taas anaa marqati kaga ah oo qiyamo la ii heystaa

    • @shaafiabdi8273
      @shaafiabdi8273 4 місяці тому

      Ma riyo aya lagugu tusay mise

    • @khaaliabdullahi9694
      @khaaliabdullahi9694 4 місяці тому +1

      Abayo ii sheek sida saxda aad u Akhrisay waxan maqlay in halmalin 41mar la Akhrinayo sidas miya sameysay mise si ka duwan Aniga taas aya mar sameyey lkn wax ma arkin bal plz iisheek

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 4 місяці тому

      Hno bal nla hadal sidad u aqridy noo faaidee 41 jeer bad Hal mar akhriday

    • @khaaliabdullahi9694
      @khaaliabdullahi9694 4 місяці тому

      @@NasraNuux-nf6qq haa dad badan ayan ka maqlay in ino san hebeen eesan kugu kaarin 41 jeer qof dhib kuu geeystay wad arki habeenki insha Allah

  • @NadiifoRaage-rt9ee
    @NadiifoRaage-rt9ee 4 місяці тому

    Mashalaah ilahay hkubrgeyo

  • @fardowsomahamud-pt9mq
    @fardowsomahamud-pt9mq 4 місяці тому +6

    Shiikhow beentaa ma aha laba sano kahor baan kadhagaystay suratu cabasa wlh blh tlh xanun nabara oo inaan dhimanaya cml ah baa iqaban jiray qofkii waxa igusameyay buu uwaregay xanunkii shiikhow qofka quranka aminsan waa aminaya taas

  • @mahadomar2931
    @mahadomar2931 4 місяці тому

    Amiin ♥️ Yaa Rabbi

  • @cacaca6794
    @cacaca6794 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Jaza allahu kheyran jazaa
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Sheikh caydaruus
    Allaha ku xafido aduun iyo aakhiro insha'allah bi'idni allahi al kariim

  • @user-gu2qp6sp8w
    @user-gu2qp6sp8w 4 місяці тому +1

    sheikh Allah hakibarakeyo ❤❤❤❤

  • @fartuunmuhiyadiin9873
    @fartuunmuhiyadiin9873 4 місяці тому +1

    Subxaanalaah illaahy ha nga haayo

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 4 місяці тому

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiqoow❤

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 4 місяці тому

    Amin yarabi subxanalah subxanalah subxanalah laaxowla walaa quwata ilaabilaah

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 4 місяці тому

    Aamiin ilaahaw🤲🤲

  • @Umo580
    @Umo580 4 місяці тому

    SUBXAANLLAH SHEKH ALAA HAKUBARAKEYO

  • @SaaraSubeer
    @SaaraSubeer 4 місяці тому

    Scw❤❤❤❤❤❤

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 4 місяці тому

    Ha wa sax wey jirtaa qiyali mahan Allaah hanaga dul qado insha Allaah

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u 4 місяці тому +1

    Sheekhoow 10 mar mala aqrin kara mise waa laazim 41 jeer

  • @Fatima-iq6il
    @Fatima-iq6il 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤masha ALLAH

  • @hodanomar7350
    @hodanomar7350 4 місяці тому

    Aamiin

  • @abdiibrahim8612
    @abdiibrahim8612 4 місяці тому

    Zakakallahu qeyr Illah haku xifdiyo wll

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 4 місяці тому

    Jasakumullahu qayran jasaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b 4 місяці тому

    Sheekh qeyr alaha kusiyo

  • @user-hp5bl9du4f
    @user-hp5bl9du4f 4 місяці тому +1

    Isha maxa uu dawo ah

  • @Abuubakar__zadiiq
    @Abuubakar__zadiiq 4 місяці тому

    Ilahayow cadowga Naga qabo

  • @KawsarMahad-vu2cl
    @KawsarMahad-vu2cl 4 місяці тому

    sheekha mar walbo waxaa riyo la igu tusaa in la i sixiray o gurigeena uu yaalo sheekha maxaan sameeya

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 місяці тому

    Subxaanalah 😢

  • @fatumaabdi8062
    @fatumaabdi8062 4 місяці тому

    Mashallah mashallah aamiin aamiin 🤲🤲🤲🌺🏅🌸👍❤️🥰👑🌼🍀🌷🍃☘️⭐️🌹😇🌾⛺️🪴🎋

  • @aliyare410
    @aliyare410 4 місяці тому

    Maashaallaah

  • @user-hp5bl9du4f
    @user-hp5bl9du4f 4 місяці тому

    Caydaruusa ninkasad iiso fadhisanay waan way garan mayo ciid kaa xaysad wllhi

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 місяці тому +1

    W.K.C

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 4 місяці тому

    Subxanallah

  • @NajmaFaysal-rc4cg
    @NajmaFaysal-rc4cg 4 місяці тому

    Subxanalahhhhhhh

  • @cacaca6794
    @cacaca6794 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luluibrahim8746
    @luluibrahim8746 4 місяці тому

    Sheekh allah ku xafido jazakumulaah

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 4 місяці тому

    Sheeq xagee joogtaah

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 4 місяці тому

    Suradan markan aqristo oon haraad tacban dareemaa

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 4 місяці тому

    Allaah hanaga qabto

  • @SaaraSubeer
    @SaaraSubeer 4 місяці тому

    Warwaxani mayna ahayn maamo malyuun yaaaaaab

  • @khaaliabdullahi9694
    @khaaliabdullahi9694 4 місяці тому

    Naftaada dabiib tlegramka wuu iga diiday yaa igu cawinayo

  • @user-ed4wx8nm1f
    @user-ed4wx8nm1f 4 місяці тому

    Sake xagaade kusuganthy

  • @cacaca6794
    @cacaca6794 4 місяці тому

    Lakiin 1 su'aal baan qabaa ee janis iisi in aad iiga jawabtid wll sare adoo mahad san asc

  • @inawadaad7000
    @inawadaad7000 4 місяці тому

    Xagee ka sugantahay cabasa in sixirka looga akhristo
    Wax kasta la iskama qaato daliil la'aan ,

    • @SuheibMohamed-iw3bx
      @SuheibMohamed-iw3bx 4 місяці тому +1

      Quranka daana waa shifaa

    • @naimanalka215
      @naimanalka215 4 місяці тому +1

      Walal Qura’nka dhan waa daawo lakiin qofba suurad buu Illahay caafimaad igu daraa hadii si niyad ah u akhristo

    • @user-ps2bm3by1h
      @user-ps2bm3by1h 7 днів тому

      Qur aankoo dhan waa dawo sirbaana ku jirta quranka

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 4 місяці тому

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiqoow❤

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 4 місяці тому

    Suradan markan aqristo oon haraad tacban dareemaa