Ax Ilahayow jaceyka Aan duamrka Somaliyeed u qaadey xasuustiisa iga masax mararka qaar in Aan waayo in Aan dhinto igala waynayd wllhi xasusahodii ma ilaawin qalbiga Naxdin igaga rebeen mar Walba mid horleh igu beerma Ilahow iga masax yaa Rabbi
Heeskan dhagaysanaya Xili caweesin 13/8/2024 sido kle wxn kuso xsuusta walalkey m/aamin oo aha qofki u horeeyay Ee i dhagaysiiya wxu ahaa sanadku 2012 xili fasax wx barasho u ku jiray Holiday Hada waa Safar oo wxu aadaya Canada 🇨🇦 bishan 9aad 😢 Save journey wll inagoo nabad qabna ale ha nisku keen so celiya mr uun ❤💕 Sidoo kle dhagaysiga heeskan kama daalo Saalax qasim allah yarxamak Aapo 😢 Like saar Hadad iga danbayso si aan u ogaado 😊
Jacaylka yaa ugu dacwooda talo waligaYy uguma dhicin balse waxa dareemayaaa inuu i hayo hadana ma garanayo gabadha aan jeclahay 13/8/2024 habeen salaasa soo galayso saacaduna ay tahay 9:24 😢yaa jeclahay
Sxb waxa laga yaaba inu jiro qof adiga ku jcel oo ad sidad u dreemayso jcylka raadi qofkaas ama gbdha Mr wlba ku dhoola cadayso kusoo xiriirisa waydii iney ku doonayso
Mid un baan qalbiga ❤ Ka maqnaanino❤ Ku dhex maxaatee ❤ Kama maarmayoo❤ Marki aan arkana❤ Meel un baa I go,dee❤ Moog iyo jacyl x2 wa maxay❤ Waa macaan amba waa qarar ❤ Kolba waa siduu ku soo maree❤ Wa magaca cudur❤ Midka ugu xumee❤ Dadku mo,og yehee❤❤ Ma modeyn sidaan ❤ bal male yaa oo Maxa lagu daweyn❤ Midablagu gartiyoo❤ Waxan muuq lahayn❤ Ayuun bay I mirtee❤ Muran iyo garbaan❤ Muduud duul cidlaa❤ Isu muruxsanee❤ Moog iyo jacyl 2x wa maxay ❤ Waa macaan amba wa qaraar❤ Kolba waa sidu kuu soo maree❤ Waa magac cudur❤ Midka ugu xumee❤ Dadku mo,og yahee❤ Ma modeyn sidani ❤ Bal malee yaa oo❤ Maxa lagu daweyn ❤ Mahada daa dhibatiyoo ❤ Waxan muuq lahayn❤ Ayuun bey I miratee❤ Dadku imaleyn ❤ Inan ahay maraan ❤ Lagu maadsadee❤ Maha dadaa dhibatiyoo❤ Murugadaan qabaan❤ Iga muqatee❤ Dadku imaleyn❤ Inan ahay maraan❤ Lagu maadsadee❤ Waxaan qoralkan qoray 16 October 2023 habenimo talado sacadu tahay 20:00 anigo murgsan waxan rajayna waqtigan waqtigisa inan so boqan anigo xaladan hada aan ku suganahay mid ka wanagsan ku sugan inan so booqdo
Waa mcn ama waa kharaar Kolba waa siduu kugu soo maree Alla maxay xaqiiq tahay Caashaqu qofna waa ku raaxaysta Qofna waa cadaabmaa Ma aqaan ma doorashada horaa khaldanta ma dib bay ka xumaata🥺
Mid un baan qalbiga Ka maqnaaniinoo Ku dhex maxaatee Kama marmaayoo Marki an arka naa Mel un baa igo'dee Moog iyo jacayl x2 waa maxay Waa macaan amba waa qaraar Kolba waa siduu kuu soo maree Waa magaca cudur Midka ugu xumee Dadku mo'og yehee Ma moodeyn sidani Bal male yaa oog Maxaa lagu dawayn Midab lagu gartiyoo Waxan muuq lahayn Ayuun bay i mirtee Muran iyo garbaan Muduud duul cidlaa Isu muruxsanee Moog iyo jacayl x2 waa maxay Waa macaan amba waa qaraar Kolba waa siduu kuu soo maree Waa magaca cudur Midka ugu xumee Dadku mo'og yehee Ma moodeyn sidani Bal malee yaa oog Maxaa lagu dawayn Maxaa dhagaa dhibtiyoo Waxaan muuq lahayn Ayuun bay i mirtee Dadku ii maleyn Inan ahay maraan Lagu maadsadee Maha dadaa dhibtiyoo Murugadaan qabaan Iga muuqatee Dadku ii maleyn Inan ahay maraan Lagu maadsadee
Heestan Mrkn Wadada Maraayo Xitaa Wn Qaadaa WllHi Xitaa Habiin Hore Ayn ka Qaaday Qaaci Show
Codka Saalax Oo Kale Malihi
Lkn Wn Soo Dhaweeyaa
Dadki Meesha Fadhiyay Wey I wada Daawanayeen Iyagoo Shucuurtoodu Kacsaneyd si Kal iO Laab eh ayy iigu Sacbiyeen Runtii
Mrkn Heeska Dhameeyay ❤️💯😍
WllHi Kama Kaftamo Heeskaaan ❤️✅✅✅✅
Hiiii huno
Mada qaday xage ku qaday😂
Waa Erayadii Abwaan maxamed cumar nuur Nidaamiye
Laxankii iyi Luuqdii Saalax Qaasim Naaji
Waa Erayadii Abwaan Maxamed cumar nuur Nidaamiye
Laxankii iyo Luuqdii Saalax Qasim naaji
Kolba wasiduu kugu somare😍💕2019💫✌️
Heestaan waxaan dhageysan jiray 2010 anigo yar jaceylna waxba ka aqoòn waxaana jecla gabar iga da' weyn oo dugsiga ila dhigan jirtay caawana 14-04-2019 sidaas ay tahayna isla xanuunki ayaa dareemayaa jeceylow yaakaaga dacwoona sikastoo ahaato waqtigu wuu soconaya kaamana xishoonayo waqtiga.
Moha Babe kkkkkk haaa sxp waqtiga wuu socon
@@abdulkadirhassanhussein5011 sxb 9sano laga jooga shaley iney aheydaaba moodaa
@@amra2205
10 sano dheh hada waa 2020 hhhh
@@qacqacosman5716 12 sano dheh😅😂
Allah yacizak abtigeey Saalax Qaasim Naaji
heestan ad ban u tagera azxpta inti igu racsan like so sara
Waayo xasus mudan heestan markii iigu horraysay aan maqlo 2010 waxan ahaa nin yar goor galab ah xaaga waxan Ku Jiray fasax school 🏫 waxan tagay degmo kamid ah puntland ❤️ mehed ayaan ime waxay heestu ubaxaysaa gabar hereda leh xaawo yaasiin Yousuf kuma illawo xaawo waxan wada jognay waayo xasus mudan😭😭😭😭😭😭😭
2024 qof so radiyey miya jiro 😢
Ha😢
haa ruti😢
Ha 😢
Heestan waxan dhagayasanaya cawa anigo Safar Ku jira waa 11:48 daqiiqo waxan niyad ahaan u daremaya saaxiibaday oo waqti hore ugu dampaysay wanan niyaystay siiba anigoo postigan arkay qalbiyada kuwa jecel Allah ha mideeyo dhamaantodba 😭🤲
Amean
Amiin yaa rabi
Saalax qaasim wlhi fanaaniinta ugu codka macaan somalida ayaa kamid ahayd👏👏👏❤️
Muniir Haadi waaa runtaaa
❤❤❤❤❤ 2019❤❤❤❤
#Waa waxa ugu quruxbadan ee lakasbado #waa waxa ugu adag ee lahaysto# waana waxa ugu xanuun 😘adag 😭ee lawaayo
WAA JAWHAR JACAYLKU LKN WUU🙏 CAWAAQIB 🙏XUN YEY
💝
Midab lagu gartiyo
Waxaan muuq laheyn
Ayuun bay mirtee
Walee waa hees aad ii taabaneysa 😍😍😍
😭😭 heestaan markaan maqlo waxaan soo xasuustaa qixii gaalkacyo geed hoostiis ban ku dhagaysan jiray😭
Kii 2011 bacaadwwyn
@@mesutozil56492011 wxba ba ma dhicine ninkan 1991 kii bu k sheeky naya
Ax Ilahayow jaceyka Aan duamrka Somaliyeed u qaadey xasuustiisa iga masax mararka qaar in Aan waayo in Aan dhinto igala waynayd wllhi xasusahodii ma ilaawin qalbiga Naxdin igaga rebeen mar Walba mid horleh igu beerma Ilahow iga masax yaa Rabbi
Oo wll imisad jeclaatey aduu 😂😢
@@munamahamed390😂😂😂😂 miyaan lawada jeclaan karin kuligood
Waayo waayo Alla xasuustu waa dahab😊😘😍heestan mar bay radioga haysatay🎵
Heeskan dhagaysanaya Xili caweesin 13/8/2024 sido kle wxn kuso xsuusta walalkey m/aamin oo aha qofki u horeeyay Ee i dhagaysiiya wxu ahaa sanadku 2012 xili fasax wx barasho u ku jiray Holiday Hada waa Safar oo wxu aadaya Canada 🇨🇦 bishan 9aad 😢 Save journey wll inagoo nabad qabna ale ha nisku keen so celiya mr uun ❤💕 Sidoo kle dhagaysiga heeskan kama daalo Saalax qasim allah yarxamak Aapo 😢 Like saar Hadad iga danbayso si aan u ogaado 😊
2019 yaa dahageystay cml like💯💯✔💓💓💓👌👌🤙🏽🤙🏽👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Naftayad aakhiran jacayl baa sabab ku noqonay hadan sidani kugu sii jiro wlhi 😭😭😭 waxan dawo lahen😢
Jacaylka yaa ugu dacwooda talo waligaYy uguma dhicin balse waxa dareemayaaa inuu i hayo hadana ma garanayo gabadha aan jeclahay 13/8/2024 habeen salaasa soo galayso saacaduna ay tahay 9:24 😢yaa jeclahay
Sxb waxa laga yaaba inu jiro qof adiga ku jcel oo ad sidad u dreemayso jcylka raadi qofkaas ama gbdha Mr wlba ku dhoola cadayso kusoo xiriirisa waydii iney ku doonayso
❤Waa magaca cudur kan ugu macaan💋ayaan dhihi lahaa.
Felling love on that time 2017❣my first quen I cant forget you ever I wish uh all the best ❣🙏🥰
Marmarka qaar waxaad arkasaa hees adiga kaa hadlaasa lkn wakhtii la sameeyay aanad jirinba Adduun wlhi
2020 taageero jacel ❤️❤️
Yaa ila dhagaysan 2018
Heestan waxaan dhagaysanayaa subaxnimo axad ah 10 dec 2023 8:50 anoo dhafar ah wxaana dareemaya jcaylkan u qabo gabar gabdhahoo dhan ka soocan nafta nafteedii🫀🫂❤️💯
11/22/2019 Thursday 6:37pm 🦅🥀
Waa qaraar amba waa macaan hadba waa sidoow kuusoomaree😊
Saalax alle gacan iyo codba waa isugu daray iyo ereyadiii abwaan nidaamiye
Maasha allh hada wan kugulaystay jacaylki aan 20.220.ki sobilaabay 20.230 ka ayaan kugulaystay allaah hanusokaayo daaye
Sweet song!
Mid un baan qalbiga
Ka maqnaaniinoo
Ku dhex maxaatee
Kama marmaayoo
Marki an arka naa
Mel un baa igo'dee
Moog iyo jacayl x2 waa maxay
Waa macaan amba waa qaraar
Kolba waa siduu kuu soo maree
Waa magaca cudur
Midka ugu xumee
Dadku mo'og yehee
Ma moodeyn sidani
Bal male yaa oog
Maxaa lagu dawayn
Midab lagu gartiyoo
Waxan muuq lahayn
Ayuun bay i mirtee
Muran iyo garbaan
Muduud duul cidlaa
Isu muruxsanee
Moog iyo jacayl x2 waa maxay
Waa macaan amba waa qaraar
Kolba waa siduu kuu soo maree
Waa magaca cudur
Midka ugu xumee
Dadku mo'og yehee
Ma moodeyn sidani
Bal malee yaa oog
Maxaa lagu dawayn
Maxaa dhagaa dhibtiyoo
Waxaan muuq lahayn
Ayuun bay i mirtee
Dadku ii maleyn
Inan ahay maraan
Lagu maadsadee
Maha dadaa dhibtiyoo
Murugadaan qabaan
Iga muuqatee
Dadku ii maleyn
Inan ahay maraan
Lagu maadsadee
Chorus ....
Mid un baan qalbiga ❤
Ka maqnaanino❤
Ku dhex maxaatee ❤
Kama maarmayoo❤
Marki aan arkana❤
Meel un baa I go,dee❤
Moog iyo jacyl x2 wa maxay❤
Waa macaan amba waa qarar ❤
Kolba waa siduu ku soo maree❤
Wa magaca cudur❤
Midka ugu xumee❤
Dadku mo,og yehee❤❤
Ma modeyn sidaan ❤
bal male yaa oo
Maxa lagu daweyn❤
Midablagu gartiyoo❤
Waxan muuq lahayn❤
Ayuun bay I mirtee❤
Muran iyo garbaan❤
Muduud duul cidlaa❤
Isu muruxsanee❤
Moog iyo jacyl 2x wa maxay ❤
Waa macaan amba wa qaraar❤
Kolba waa sidu kuu soo maree❤
Waa magac cudur❤
Midka ugu xumee❤
Dadku mo,og yahee❤
Ma modeyn sidani ❤
Bal malee yaa oo❤
Maxa lagu daweyn ❤
Mahada daa dhibatiyoo ❤
Waxan muuq lahayn❤
Ayuun bey I miratee❤
Dadku imaleyn ❤
Inan ahay maraan ❤
Lagu maadsadee❤
Maha dadaa dhibatiyoo❤
Murugadaan qabaan❤
Iga muqatee❤
Dadku imaleyn❤
Inan ahay maraan❤
Lagu maadsadee❤
Waxaan qoralkan qoray 16 October 2023 habenimo talado sacadu tahay 20:00 anigo murgsan waxan rajayna waqtigan waqtigisa inan so boqan anigo xaladan hada aan ku suganahay mid ka wanagsan ku sugan inan so booqdo
2024 November dhowr jer baan dhagysanyaa 😢
Moogiye jacyl waa maxay 2023😢
Xasuusteedaay..xasuus walaahi waayo waayo duhurkii markay tahay radiyaha ka bixi jireytay.. moog iyo jaceyli waa maxay? Hees culus😍👍🏼💘❣️ 🥀
Heesihii hore waxay la haayeen murti,xigmad iyo xasuus aan la ilaawi karin👌🏽maanta intaas mid laguma hayo
2019 😭😭😭😭
Malugu hayaa huno 😍
2019 waqtii an ilawiii dhoono maa ahaan😭😭😭
Manooshahay 2023 bio😂
Manoshahahay 2024 bio😅
Waa macaan amba waa qaraar kolba waa siduu kugusomaree ...walee benmaaha ani ayuu hada seelseel iguyahay oo uu labadaba iguhayaa
Ilove this song
Salah Qasim Naji
2020 yaa dawanaya like
Waa Erayadii AUN "Abwaan Maxamed Cumar Nuur (Nidaam).
Ma aha Maxamed Cumar Nidaamiye erayadu, waa Ismaaciil Sheekh Axmed [Ismaaciil-Cagaf].
Abdirahman Joseph ku qor wareeysi Maxmed cumar Dhegehaaga ku maqal ! .
Micnamalahan, adiga ayaa saxan saaxiib. Waa erayadii Nidaamiye. Waa horraantii toddobaatannadii.
2028❤😢
waaaw yaaa iladhegesanaayo 2019 heestaaaan caaaadi maaha xasuuustii 2008 ayay igelisay
2020 taageero jeceyl ❤❤❤
Waa magaca cudur midka ugu xumee dadaku moog yihiin😢❤
Axyaaa heees qaaaali ah xasuus qiimabadan baaan u hayaaa hestaaa kpp my home
Erayada iyo laxanka abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye
Mirihii nidaamiye laxanka iyo codka saalax qaasim
Waah waah waah cajib allaah hakunaxariisto wll
Mid un ban qalbiga ka maqnanino😢9/6/2024 greece😊
Old is gold
Dadka ka daba jiibinaya yaad ka gartay waa macan ama waa qarar ka daba dhahay ani seynab cige waan gartay
Mog iyo jcl waa maxay? Wale hees iga dhex
mahadha iyo dhibtaan qabaa
iga muuqatee 😍.
My favorite girl I remember this song was in 2017 this time it ended in 2022 now I play it sometimes😢
Dadku iimalay inan ahay maran
Lagu maadsadeee
What Are song 🎵
WAAQDHAADH SIDII BOODHARI ❤ AMA WAA MACAAN ANOO KALE ❤
Kkk jacayl maa jira aan kacsi ahyn 😂😂😂
😂😂😂😂 wafikrad saxan😅
Waa mcn ama waa kharaar
Kolba waa siduu kugu soo maree
Alla maxay xaqiiq tahay
Caashaqu qofna waa ku raaxaysta
Qofna waa cadaabmaa
Ma aqaan ma doorashada horaa khaldanta ma dib bay ka xumaata🥺
Heestan barigaan maqli jiray i was ciyaal school 2008 ayay ahayd 13 sano kahor hadana 2021 ayan mobilekyga ka dhagaysanayaa
Hambalyo
heestan waxaan u diray qofaan jexlahay anigu fahansaneen waxay ka hadlayso lkn hada axx way ii taabatay
😭
2020 waa hees aan jeclahay macna weeyna xambaarsan
2019 ka cidii dhagaysanaysa ☝️ like saar
Xaajigeyga aan ku xasuusnaa Allow ii xafid
Mid un baan qalbiga
Ka maqnaaniinoo
Ku dhex maxaatee
Kama marmaayoo
Marki an arka naa
Mel un baa igo'dee
Moog iyo jacayl x2 waa maxay
Waa macaan amba waa qaraar
Kolba waa siduu kuu soo maree
Waa magaca cudur
Midka ugu xumee
Dadku mo'og yehee
Ma moodeyn sidani
Bal male yaa oog
Maxaa lagu dawayn
Midab lagu gartiyoo
Waxan muuq lahayn
Ayuun bay i mirtee
Muran iyo garbaan
Muduud duul cidlaa
Isu muruxsanee
Moog iyo jacayl x2 waa maxay
Waa macaan amba waa qaraar
Kolba waa siduu kuu soo maree
Waa magaca cudur
Midka ugu xumee
Dadku mo'og yehee
Ma moodeyn sidani
Bal malee yaa oog
Maxaa lagu dawayn
Maxaa dhagaa dhibtiyoo
Waxaan muuq lahayn
Ayuun bay i mirtee
Dadku ii maleyn
Inan ahay maraan
Lagu maadsadee
Maha dadaa dhibtiyoo
Murugadaan qabaan
Iga muuqatee
Dadku ii maleyn
Inan ahay maraan
Lagu maadsadee
Mid un baan qalbiga ❤
Ka maqnaanino❤
Ku dhex maxaatee ❤
Kama maarmayoo❤
Marki aan arkana❤
Meel un baa I go,dee❤
Moog iyo jacyl x2 wa maxay❤
Waa macaan amba waa qarar ❤
Kolba waa siduu ku soo maree❤
Wa magac cudur❤
Midka ugu xumee❤
Dadku mo,og yehee❤❤
Maxa lagu daweyn❤
Midablagu gartiyoo❤
Waxan muuq lahayn❤
Ayuun bay I mirtee❤
Muran iyo garbaan❤
Muduud duul cidlaa❤
Isu muruxsanee❤
Moog iyo jacyl 2x wa maxay ❤
Waa macaan amba wa qaraar❤
Kolba waa sidu kuu soo maree❤
Waa magac cudur❤
Midka ugu xumee❤
Dadku mo,og yahee❤
Ma modeyn sidani ❤
Bal malee yaa oog ❤
Maxa lagu daweyn ❤
Maxa dhaga dhibatiyoo ❤
Waxan muuq lahayn❤
Ayuun bey I miratee❤
Dadku imaleyn ❤
Inan ahay maraan ❤
Lagu maadsadee❤
Maha dadaa dhibatiyoo❤
Murugadaan qabaan❤
Iga muqatee❤
Dadku imaleyn❤
Inan ahay maraan❤
Lagu maadsadee❤
Waxaan qoralkan qoray 16 October 2023 habenimo talado sacadu tahay 20:00 anigo murgsan waxan rajayna waqtigan waqtigisa inan so boqan anigo xaladan hada aan ku suganahay mid ka wanagsan ku sugan inan so booqdo
Heesta ma aabaha ayaa leh maxaad ugu xidhatay copyright??
Wowww hes igadeh😁😁
Inaan ahy maraan lagu maadsade 🥲💔🥲
Waaaaaah moog iyo Jacayl 2018 .
jcylka dhabta ah qofkay is arkayn baa daremi karaya waa cudur dawo aan lahayn dawadii wayay
UA-camrna ma ahayd libaax
Mid unbaa qalbigaa kamaqnaaninoo the best song
May 4 2020 habeen 01:00 AM...😒🔥
Like hadad iga dambeyso 🙏🏼
Waxasa hees laga yidhahda ileyn nac walba hees laguma sheege
Mahadhada dhibtiyo murugtaan qabaa wayga muuqataa🔥💯
Hees iyo bar kama daalo dhagaysigeeda
Moog iyo jaceyl waa maxay marba wa mcn marba waa siduu ku so maree
dadkuu iimalayn inan ahay maraan lagu maadsadee what sing🥰🥰🥵😢😥
Heeskan wxa qaadijirtay edaday anigoo 10sno jira
Wuxu yahayban garan la ahay ila hada daqaradisuna iguma yaree 2023😢
Background ka codka gabadhu ma Magool baa?
midab lagu gartiyoo
wxaan muuq lahyn
ayuunbay imirtee
ereeyo iga dheh
Waxaan rabaa inaaan heestan qaado
Wlhi ano dacad ka hadlaya qofban kuso xasusty wuna dhinty heer aan oyo garo wlhi aduunyo wa iska sidan 🥺🥺🥺🤲🤲🤲
Hees iga dheh macaan waa seexanee tan hadaa fhageesaneysi
waa mcn marna waa kharaar marba waa siduu kugu soo maree run badanaa
wsc
❤❤❤2023❤❤❤❤❤😂
Wali uqadaya xalimo 😅
Lagu maad sadee😢
28 /6/2024 hapen sapti 11 ;50 heeskan waa mcn hyh runtii
yasalaam yslam
sanadkii 2010 ayaan taleefoonka ku watay Baladweyne waliba ashabaab ayaa xilgaasi la baq jiray ano form2 ah sanad ka dibna waan qalin jebiyey baladweyne markaasi ayaa igu dambeysay xasuus qiyaas hada xageen joogaa
Xamar
The best song kaban
Hada wax dhib ah oo uu jacayl iguhayaa majirto
Qaaraaami
2023 still 👀
waa macaan ambar waqarar kulba wasido kusomaro
wa magac cudur midka ugu xune dadka moogyahe
Erayadii abwaan mohamed omar (nidaam) wuxuu sameeyey heeso badan oo kamid ahaayen 《isha baydhabo》
#Haboon (sida hogosha roob)
#Lulumaha biyaha gala
Intaasna ku darso
@@regularwarya9443 sxbow lulumaha biyaha gala amuu asaga sameyn mahubtaa ?
@@abdullfantastic88
Sidaas ayuu abwaan Sangub ka sheegay aaskii Nidaamiye
@@regularwarya9443 haa mahdsanid sxb
imikana maxaa kukoradhay
Waah waah 😍
Waa macaan ama wa qadhaadh❤ 2021
Olg gold gem 💎
Axxxx yaaa marqaaaan
wooow yaa hees
Kkkkkk
Dadku ii maleee inaan ahay maraan lagu maadsadeee
2019 7 // 14 ausg
2021 in capetown south africa
27/7/2019 Sabti