@@truthhurts2085 waan ogahay in carabiga sidaa tahay lkn maxaaba keenaya musdalixaa meel ayaa loo sameeyay sida القرآن الحديث Ogoowoo hadde xadiith daciif baa jira.
Jid iyo dhagax kala wareeg islaan wadaada ku umushay Qaraxyadda qorsheeysan dilaalka waxaad u xiistay la yaab leh qofka aan caqliga ka fakirin dhuunta ka fikiro sidaada u yaala😂😂😂😂😂
War inleen cabdulaahi Yuusuf Alaha u naxriistee inay kaligiis dhiiqada ku ahayd baan u qabaye Inleem xassana Var ta waa laga hayaa😂 Hadal lagula gorgortami karaa waa kasoo fakaday odayga
Sorry xassan shiiq wuu isku ciyaaray mana istaahilo booska uu joogo Tan kale m c farmaajo beeshuu ka dhashay dadka kamuu aqoon waxaan ka wadaa dadka soom aaliyeed bay ula sinaayeen qabiilkiisu boosow marka odagu inuu gobal s magacaabo asagoo dad ku xumeynaya dhiiqadii uu sheegi jiray lee ma ahoo
Too late ababa damer aya damer raaca ila waa isku aqliye ader tani tiini maaha wadankii buur dheer ayu saaran yahay baac ka weyn bahasha ila uu ka soo dhaco saa u soo fadhi if uf uf
Ragbaad tahay Ninyahaw Taagere banku ahay , markan qimeiyo adiga iyo ragan sosocdo adiga waxan kusiyay 5 out of 5 ragakale e anku barbar dhigay wa kuwan sosocdo on siyay 1 out of 5 Tosh Hawiye, Bacalwan, iyo sadexkale onan Magacyadoda garanayn
Farmaajo wa mareexan
Farmaajo ma weydiisay dhiibidii uu gumeysi u dhiibay halgamaa Qalbidhagax...
kkkkk wlhi runta kahadashay masha allaah 👍away halyay qalbi dhagax 😄
Boosoow Hadalkeygu waa XADIIS kalmaddaa ha isticmaalin ka joog
u badal hadalkeygu waa xaqiiq,waa run i.w.m.
Xadith micnaheedu waa sheeko carabiga
@@truthhurts2085 waan ogahay in carabiga sidaa tahay lkn maxaaba keenaya musdalixaa meel ayaa loo sameeyay sida
القرآن
الحديث
Ogoowoo hadde xadiith daciif baa jira.
Xabiibul malayiin ❤Farmaajo afka ka dhowr 🇸🇴🇸🇴
Majnun farmaajo down💣👎🏻👎🏻
@@iskufilan1223 iskuma filan munaafaq aamin Farmaajo ka ma seer xasan arsinal 😂down Soomaali weyn up 🇸🇴
@@iskufilan1223war niyahoow waxaa waa nacas nimo qabiil ayaad wax ku taageraysa,,ku tusaalo qaado,,ccabdiqadir boss,,waka raligalinaya m,farmaajo
Shacabkeda taagersane Dan qaran guulesta❤❤
boos maantay hadalkaagu soomaali ayuu ahaa ee caawa somaalinimada haka bixin markaad ka hadlayso k/galbeed iyo gaaljecel
Marna qabiil marna Qaran waye
Uff hawiye oo madaxweyne hada tagerayo ya arkey
Walaalkaa South Africa 🇿🇦 joogey maad jidkiisa raacday
CBB WEXEY QUDAN JIREEN DHIIGA CANSHURTA HAWIYE
Horta magaca iska sax, ha dhihin Dan qaran ee waxaad dhehdaa dumin qaran iyo xaraash qaran
👍👍👍👍
❤❤❤sax
Hooyadaa iyo farmaajaba was
Salaada ilaali walaal ama walashay
BOSS LANDHEER XAQA KU ADIM
So dhawoow boss
Boss siyaasada dhankee wax badn ayaad fahansatahy
Lkn wixii run ah alle ayaa og
Adiga hadii lacak aad kaweysay hassan in aad cayso aa ka dhamaweysay shaqeso raga qeyrka wa shaqesta
Dhalinyarta liido lagu laayey baroor diiq iyo taburacaad malogu sameyey 🙏🇸🇴
Boos waa nin qaddiyad leh oo aan la iibsankarin hadalkiisu waa xaddiis walaahi
Xasan ayaa sameeyey ee asaga eed sxbow
Farmajo ceeb malahan waa gob Nasaab eeh oo Alle karameye.
Hassan sheikh mohamud down
Qabiil inaad u hadasho wey cada hay sxb noqo muwadin somaliyeed oo ka shaqeya mid nimada shacabka somaliyeed 😂
Doqon doqon daarood caabud.
❤
Manshaallah
Fadlan ku shubo caqliga kama hadlaan caloosha ka hadlaan waana bilaa xigmad abuu dacaam ibnu hunguri
Fikirkaagu wuu qaldan yahay dee fuu fuu adiga iyo gurgurte 😂isku mid le tihin ya ku aaminayo
Ka noqo hadalkeygu waa xadiis.
Masha alaaaaah xafidulaahi Mami ruunta ka hadashey guuleso ku leyahay Mami ❤❤❤🎉🎉🎉❤
Biilnimo aad ku taageyraysa
Nabad Ilaahey aa u haayo Soomalida intii kasoo horjeeda oo dhibaayo umada Soomalida Allaha kaqabto
Soomaaliya. Intay. Qabyaalad ku dooranayaan cidkale dalkan. Cadaw. Ayaa. Kusoo. Sicda
Bossow 2 sano ka dib indhaha mahadday kuu furmenn mise kistii 💵 ayy kugu boodeen Dammul
Qushaash
Anoo ku og ii sheekee 😂😂😂😂
Nacasow Farmaajo ka har hada adeerka xagxago
Acwb Masha Allah Ugaas ( isha ayaad ka riday)
Hassan iyo kooxdiisa xaraashka dal iyo dalka baa ka beec ee allaw dawlad qayr qabto oo dalka iyo dadka ka naxda
Isu ma jeedaa islaam laayey
Weligaa Dirac Waa Xira Jirtay Sidii Balwaan Lacagtii Malagaa Jaray Bastar c b b haku wasto
Boosow sxb run sheeg Aya tahay qabiilkaga adigoo wata
Matihid dadka indha la aanta wax ku taagera
Booska adigu hada tarinki madaxwene xasan wadka dagtaye ayad so wada 😅 bal noo sheeg
Boss xukumada mxa u cambarene 500 maku so garin miya
Runta. In. Lasheego waadawo waxkasta waxa. Kamuhiimsan in cadaalad lasameeyo
BOS in mar hore tareenka ka so dagto e ahed e ma laha kisti a adna la ga jartay inta wa kaftan
Omaar magacii rabod buu ahaa 😅😅
Brother boss how much did you get paid from CBB, nabad & nolol &🇪🇹? You can see our🇸🇴government is trying to stand on its feet.
Xawaalo lafaago siyad bare ayaa bilaabay ( if & aakhiro musqulo ayaa laga dulqoday meytadii) cid ka hadleysana lamahayo, ragow dadku waa wada caqli, hamoodina inaad dadka u sheegikara aan wixii aad doontaan.
Jid iyo dhagax kala wareeg islaan wadaada ku umushay Qaraxyadda qorsheeysan dilaalka waxaad u xiistay la yaab leh qofka aan caqliga ka fakirin dhuunta ka fikiro sidaada u yaala😂😂😂😂😂
Dadka dowlad nimada qalad beeyba kafahmeel war doowladu dadka somaaliyeed baaleh dowlada iyo qabiil iyo siyaasad iyo qabiil wax iska qoseeya maleh
Kkkk sxb runta Kama hadhashid xassan sheikh wa micro manager inta xamza qabsaneysid xassan sheikh qabso ama wa abgaal? Kkkkk
War inleen cabdulaahi Yuusuf Alaha u naxriistee inay kaligiis dhiiqada ku ahayd baan u qabaye
Inleem xassana Var ta waa laga hayaa😂
Hadal lagula gorgortami karaa waa kasoo fakaday odayga
Sorry xassan shiiq wuu isku ciyaaray mana istaahilo booska uu joogo
Tan kale m c farmaajo beeshuu ka dhashay dadka kamuu aqoon waxaan ka wadaa dadka soom aaliyeed bay ula sinaayeen qabiilkiisu boosow marka odagu inuu gobal s magacaabo asagoo dad ku xumeynaya dhiiqadii uu sheegi jiray lee ma ahoo
awalba munaafakh baad aheed allow hanugu soo calin
Runtii hadii la eego waxqabadkoodu 2dii sano waa sadar muuqda su,aal ka dhan xaqiiqdii dowladu weey dadaashay balse waxaa ka dhiman kaliya ciidanka macawiisleey waa ineey shaqsi iyo qorigiisuba la liisgareeyo ciidanka dowlada lagudaro, nabad iyo nolol dowlad qamarji ah beey ahayd waxay wada ahaayeen maahir tuugo is aruursatey ilaah baa dadka dhaafiyey tarab tarabtii shacabka loo leyn jirey ilaah dadka kuma sooceliyo aamen! Nabadeey
Hada shacabka ma loo salaaxaa 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂 mcsly mxey qabty hg ba daglntay o alshabab lesay
Daacuun qaran😂😂😂
Dadku Robot ma ahan !!!
Nacas nimo waxaad tahay qofka Aduunka ugu leeta waxaanad la shirtimi beentii Isaaq lagu ogaa wax keli ee Hassan ku guulaystay waa Ragii Daarood ayuu dhulka dhigay waayo ku Ogaadeen ah oo Hassan Guriga uga shaqayn jiray oo huu ogyahay inuu ushiisa ogol yahay ayuu keenay.
Hassan ama Adeerkaa waxaan Aduunka guudkiisa lagu arag ayuu yahay waa Madaxweyne Badiil qaatay oo mayd qoda Ilkihii iyo Kafanka ka xaday waa Hassan.
Hassan waaka Xaafadaha Cajiinka ka soo xada ee Cabaya ma qarin kartid oo waa lagaa indho iyo aragti fiican yahay faa,iido ma lihid oo Hassan baad la mid tahay.
Waryaa taageer dowlada.
Mucaaradkaaba ku fiicnthy boosow from daarood😂😂
Yaah??? aryaa eeboow xaa tiri ? ku celi markale ?
Ufufufufu
Xalay maxaa dhacay
Bosow eebow adi Bariiskka meel xunow kaa galay Qofki la Amaano ma lacag buu dhiibay Caqli yaro
Too late ababa damer aya damer raaca ila waa isku aqliye ader tani tiini maaha wadankii buur dheer ayu saaran yahay baac ka weyn bahasha ila uu ka soo dhaco saa u soo fadhi if uf uf
Danbi qaran 😂
R wasare iyo xukuumadiisa
Waa xukumad dhan
Oo wxey ka shaqeyso la aqoon
Balse keliya sugaya
Wxaa kaso baxa afka xasan shiikh markuu hadlo ka dib
Meeg ahaan usoo qadaneysa 😂
Ragbaad tahay Ninyahaw Taagere banku ahay , markan qimeiyo adiga iyo ragan sosocdo adiga waxan kusiyay 5 out of 5 ragakale e anku barbar dhigay wa kuwan sosocdo on siyay 1 out of 5 Tosh Hawiye, Bacalwan, iyo sadexkale onan Magacyadoda garanayn
😂😂😂😂😂
bosow markaas maa noo keentay sidaa usoo socotay
Waxa wey qabatay dalka iyodadka aya kadhacaday dhulki iyohandi ayalahayen
Dan qaran 🚫
Danbi qaran ☑️
Dan irirsamaala ku gubi
Qadiyad iyo Mowqif lahow warku intaas ayuu ku dhanyhy
😂😂😂
Xasan sh tuug ☠️ xamse 😂
NIN SOOMAALI U TALIYEY, WAA NIN DHIBAATO IYO XAGXAGASHO NAFTA LOOGA QAADAY, MADAXWEYNIHII YIMAADABA GEESAHAA LA HAYSTAA, XITAA HADUU MADAXWEYNE XASSAN MEESHA KABAXO KII YIMAADO AYAA LAGU DHAGAA, ODAY XASSAN DHIB AYUU KU DHEXJIRAA, DA"NA WAA HAYSAA!
Xasan siyaasad mayaqaan qof dawanaya majirto xasan umada waa uhalaagey
😂😂😂😂😂😂ok
Boss manshaallah
boos xayawan
AWALBA DAMEER BAAD AHEYD FAMEERAHA LAHADAL
Boosoow adigu iska biloow
Adiga meeqa aya lagu siiyey boos hadad. Tahay.tuug lacag lagu siiyey.
Ruwaayad beey xasan shiikh iyo xukumadiisa heeysaa wadunkuba farahuu kabaxey somaali ha isbadbaadiso
Sida geestiir qadiyad lohow. Marba meel ha u ordine cidna kugu jeclaan mayso hadal meel wayey
Afkaaga ayuub ha karo dameer yhy ada marba meel u socde ina keenadiid meel ba looga tagaa ayuub keenoodiid😊 qadiyadiisu waa bananka
DAN QARAN MA EHEE, WAA DAN MOORYAAN.
TRAIN MA EHEEN WUXUU AHAA GAARI GACAN.
LAGU QALDAY UMADA SOMALIYED.
Farmjo maxakamada la Sara icc
Yaa saraya.mdaxynaha jooga kadenbi badan somali.iskudirey
Beenaale
Dowladani dhaliil waxaa ugu filan dhaca hantida umada
Robot 😂
Dan qaran waxay qabatay inay meydadkii googoay inay cashuurto oo goolar ka qaado labadii mitiree maydkana uu lag siisto iimanka ala hakusoo cesho
Dufkubax