PRANK XUN AYAAN KU SAMEEYAY ASXPTA GACMAHA KA GUBAY😳

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @CxaliimAbshir
    @CxaliimAbshir 7 днів тому +130

    Saamiya dab laguma ciyaaro asadna guryaha idinkuu idinkaga tagay inuu dhibsadaa laga yaabaa wax khaldan hasamaynina abaayo pls🙏

  • @RoodaYusuf-i1l
    @RoodaYusuf-i1l 7 днів тому +191

    Yaa ilamida oo inta danbe sundus ku soo ceshceshtay😂😂
    Allow hanoo waayin ina ayaanle❤

  • @RoukiaYonisHassanGB
    @RoukiaYonisHassanGB 6 днів тому +73

    Manta waa jumce ku saliya xabiibkena mohamed scw scw ❤❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 7 днів тому +243

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

    • @Sagu_Boy
      @Sagu_Boy 7 днів тому +4

      Koko maletha

    • @HudiitaHazmar
      @HudiitaHazmar 7 днів тому +3

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @RaxmoShibra
      @RaxmoShibra 7 днів тому +5

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdishakuurAadan-t9m
      @AbdishakuurAadan-t9m 7 днів тому

      😮😮😮😮😮

    • @MuunaadanC.kariim-zq1fq
      @MuunaadanC.kariim-zq1fq 7 днів тому +4

      scw

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 7 днів тому +192

    Ilahow Sundus hanowaayi qof haben walbanaga qoslinayaa😂 ❤

  • @SaharacismaanSaharacismaan
    @SaharacismaanSaharacismaan 7 днів тому +45

    Sundus hadanay kujirin gemka waa bilaa qosol 😅ina ayaanle sharaf iyo karamo❤❤❤❤❤

  • @FilsanIidle-v9g
    @FilsanIidle-v9g 7 днів тому +71

    Samia tasbiixda ku dadaal ilhy ha ku ilaaliyee🎉❤🎉

  • @RaaxoXuseen-g5d
    @RaaxoXuseen-g5d 7 днів тому +106

    Bes wye Asad ha loo waco kulahaa 😂
    illahayow sundus noma wyo Haben kasta naga Qoslisaa😂😂😂

    • @Hothaan
      @Hothaan 6 днів тому

      Hatlal kee sundus hadan wayayo bas waye😅

    • @RaaxoXuseen-g5d
      @RaaxoXuseen-g5d 6 днів тому

      @Hothaan Sundus la anteed Abaar YaqY

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 7 днів тому +79

    Ramadan alle Caafimaad hanagu gaarsiiyo dhamaanteen.❤🎉🤲🤲🤲

  • @canabmaxamuud7649
    @canabmaxamuud7649 7 днів тому +75

    Waaba sugaayay saamiyo sadexda kale wey soo dhigeen ayada baasigaayay yaa ila mid ah❤❤❤❤❤😢

  • @SahrocabdiQorane
    @SahrocabdiQorane 7 днів тому +48

    Awel waxaan maqli jirey suura majeerteen been baan u maleyn jirey 😂😂😂 ileen waba run iqro kulaha xidid baa I istaageyy suurihii oo lugo iyo gacmo leh waye wllhi 😂😂

  • @Bushra-o5j
    @Bushra-o5j 7 днів тому +54

    Baswaye asad halo Waco kulaha ala sundus dhibadana walahi haben walba way iga qoslisa😂 😂

  • @abti_iisooceli
    @abti_iisooceli 7 днів тому +44

    Iqra rufyaan Sundus iyo cumeer hoosbay kushekesanayan kulahaa shukaansi kujiraan 😂😂

  • @KhadijoJama-z9m
    @KhadijoJama-z9m 7 днів тому +39

    Sundus fudeedkayga cirkaasaa marayaa hhhhhh😅😂😂saamiyo abaayo noosobadi 😂prank

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 7 днів тому +21

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️

  • @KingCeyda-s3j
    @KingCeyda-s3j 5 днів тому +3

    Ku sali Nabigena the best person ever and the most knowledgeable prophet Mohamed (SAW)❤❤🕋🕋

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 7 днів тому +14

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤

  • @AmranCabdinuur-qy7uk
    @AmranCabdinuur-qy7uk 7 днів тому +39

    Aan ku wada salino xabiibkeena Muhammad Scw ❤️

    • @HannaBidix
      @HannaBidix 7 днів тому

      Sallalahu calayhi wasalam

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 днів тому +44

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 7 днів тому +72

    Sundus dhib badnaa tkle qurux io style ufadhiya qofta way naxdeyy quruxleyu noqotey sam dhibleyy tahayy wlshy

  • @DeeqaDheeman321
    @DeeqaDheeman321 7 днів тому +30

    Ogayy gurigu wuu oganoyaa😂😂😂😂😂wlllhi suntus ayaa ugu qosol badan mesha😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 7 днів тому +45

    15:50 alla sundus dhib badanaa 😂asad hagio halee waco kulahaa alla sundusaa allow hanoo waayin sundus ❤funny wye runti

    • @FoosCabdi-t8i
      @FoosCabdi-t8i 6 днів тому

      Aamiin aamiiin aamiiin wll 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Nadrayousu
    @Nadrayousu 7 днів тому +35

    Sundus waa funny wlhi😂😂😂 jecliyaa prankigeda

  • @RuqzanEDam
    @RuqzanEDam 7 днів тому +27

    Sam abyo san u labizo hada kadib only kabo dhadheer u xiro cabayadaha🥰👍

  • @MamaMama-v5j
    @MamaMama-v5j 7 днів тому +31

    Samia ❤❤❤❤ gabadh fican batahay🎉 asaturaan walhii hooydaa may khasariin marka kudhashay walhi😢❤❤❤❤ guul samia

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 7 днів тому +23

    😂😂😂😂😂 Ala Sundus wallhi Cawa calosha ixanuntay san U qoslayeyey video intadda xata Wan ku ceshaday😂😂😂😂😂

  • @CxaliimAbshir
    @CxaliimAbshir 7 днів тому +51

    Saamiyo waanu kujecelahy lkn wax khaldan kugu taageeri mayno 😢
    Pls wax naftiina dhaawac ugaysanaya raali kama nihin hasamaynina abaayo axxxx😢

    • @ilwadmed3465
      @ilwadmed3465 5 днів тому

      Waaa ruuntaa dhaabaka laa kumaayiyaro

  • @ZabarinAbdi
    @ZabarinAbdi 7 днів тому +38

    Sunuds mahane😢😂labd kle funny maha😂😂😂😂😂

  • @AbdallaHalazi-l2i
    @AbdallaHalazi-l2i 7 днів тому +44

    17:05 wlhi Sundus wey Iga Qoslisey 😂😂

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 7 днів тому +21

    Wlhi sundus funny waye bes waye asad hagio halo waco habeen danbena fadhiga kuxuga😂😂

  • @gaaranegardaro3600
    @gaaranegardaro3600 7 днів тому +13

    "Balaayo kukululeeysay, maxaa ikululeeyay" 😂😂😂 Ladan Cidi

  • @maryamoruunraaxo4215
    @maryamoruunraaxo4215 7 днів тому +49

    15:16 sundus mooye intakle funny maaha😂😂

  • @HafsaMaxamed-dd8qn
    @HafsaMaxamed-dd8qn 7 днів тому +21

    Saam manta nuurkaga baxaya m.a cabayadaha io khamarkn waku soo baxeysa 😍❤️❤️

  • @hanaibrahim-io2qy
    @hanaibrahim-io2qy 7 днів тому +25

    Samia cabayadah waad ku quruxbadantahy wlhi ❤👸🎉

    • @BookShop-u7p
      @BookShop-u7p 6 днів тому

      😂😂😂😂😅😅😅

    • @Fatizara-l8r
      @Fatizara-l8r 6 днів тому

      Khamarkaa sosaray cabayada ma ah

  • @salahyare3384
    @salahyare3384 7 днів тому +14

    اليوم يوم الجمعة صلو على النبي صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @Legendnos
    @Legendnos 6 днів тому +23

    Sundus is just FUNNY without even trying 😂

  • @CawoJama-px3zl
    @CawoJama-px3zl 7 днів тому +24

    Samia ilaahay unba qabankara😂😂 ilahay farxada haidiin siyaadiyo i.n❤😊

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 7 днів тому +20

    Samia qof wanaagsan baad ahayd oo aan taageerno dab ciyaar ma galo waxa dhib ka imaanayo dambe kuguma ognihi wanaagii lagugu bartay ha bedelin

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 7 днів тому +22

    Na Samia bisinka gabdhihi cadi ba ugubty waxn prank maha 😂

    • @AbdallaHalazi-l2i
      @AbdallaHalazi-l2i 7 днів тому +2

      Waxani gubitaan maaha waa layara kululeeyey 😂😂

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 7 днів тому +7

    Bes weeye asad halawaco kulahaa ala sundus waa qosol miidhan samia dhibleey bay noqotay😂

  • @nadiiraxaamud9232
    @nadiiraxaamud9232 7 днів тому +12

    Sundus funy waye kulahaa gurigu wuu gubanooyaaa😂😂😂

  • @XaajiJaamac-n7z
    @XaajiJaamac-n7z 7 днів тому +11

    Alla sundus qosolk iga dhamaysay wlhi wa funny✨🤣🤣

  • @Jasmiinsiciid
    @Jasmiinsiciid 7 днів тому +5

    Sundus waa run teed Asad haloo waco samiya intay walatay bey Gurigaagi gubta hayaay😂😂

  • @Iftinadan0094
    @Iftinadan0094 7 днів тому +8

    Kiki dhib bdna maso ma kugu dhegtey 😂😂legend sana ani ma dhaley kulaha😂😂😂😂😂😂

  • @munoosman4713
    @munoosman4713 7 днів тому +7

    Samiya mardanbe ha samin hbo idhaha ayuu ku qarxa bahalkani wa halis is ilaali plz indhaha yuu kaga qarxine 😢

  • @HudiitaHazmar
    @HudiitaHazmar 7 днів тому +10

    Samia abayo please so badi prank ani way iigu baxada i like prank is funny 😅😂😂😂❤❤❤❤

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 дні тому +1

    Talented waaye Saamiya❤

  • @RayaanAydaruus
    @RayaanAydaruus 7 днів тому +13

    Labadiinaba hadii laydiin arko wabad islawalatiin😂😂

  • @DeeqaCabdi-t8u
    @DeeqaCabdi-t8u 7 днів тому +9

    Walal Samia please gamemamkii noo soo celi fadlan waan u xiisnay❤❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 7 днів тому +11

    11:20 alla iqra gacanta ayaa gaduudaty 😢samia abayo xaasisanidaa adiga subxanallah

  • @DaahirCli
    @DaahirCli 7 днів тому +4

    Samiyo waxaas Qatar waaye kadhaaf gur xitaa dabaa kakic kara hayeli hayeli❤❤❤❤❤

  • @xamdakayse-ty4sz
    @xamdakayse-ty4sz 7 днів тому +8

    Samia Game kii biyaha laysku tuurayay wiilal iyo gabdho ku soo samee ama wiilal khaasa😂❤

    • @AhmedYare-e9r
      @AhmedYare-e9r 6 днів тому

      Waxkala ubahanta Game jecli makaahan waxas 😂

    • @xamdakayse-ty4sz
      @xamdakayse-ty4sz 6 днів тому

      😂😂 maxa u bahanay markaa😂​@@AhmedYare-e9r

  • @11naa44
    @11naa44 7 днів тому +14

    San mxa waye samiya dadki wd waashy 😂😂😢😢😢😢

  • @SubeyrOsman-vx7bx
    @SubeyrOsman-vx7bx 7 днів тому +12

    Samia Ahmed wanku dhawnhy janlkaga abyo❤❤😊😊

  • @BarwaqoFaysal-t7l
    @BarwaqoFaysal-t7l 7 днів тому +5

    Ala kuwana maxay xarabo kuu bashaleen allow hanaga qadiin🤲❤

  • @majkaabas6352
    @majkaabas6352 5 днів тому +1

    SAMIYA gabdhaAhn Waan jeclahy Mardanbo Maranki Nucaan Haku Sameen ❤❤

  • @MusbahBashane
    @MusbahBashane 7 днів тому +5

    Samiya walahi waa qof Qalbi wanaagsane 1milyanka dhoqso haa an ku geyno

  • @adensosi4083
    @adensosi4083 3 дні тому +2

    Walalal samio amano luguma ciyaro hablahana dhor huno waïgubtene 🙏🙏🙏🙏

  • @farhiamohamud730
    @farhiamohamud730 7 днів тому +6

    Sundus Daamanki Bay Ikala Kaxaysa Saa uqoslayay😂😂😂😂

  • @zhaadiyacabdi562
    @zhaadiyacabdi562 7 днів тому +10

    Sundus xaraabo badana😂😂😂❤

  • @MoudAmina-s9j
    @MoudAmina-s9j 7 днів тому +5

    Samia noi soobadi ❤❤❤❤❤sundus markas te pranki ku smeee❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @Bilan-h9p
    @Bilan-h9p 7 днів тому +11

    All sidan u jecelahy le markana kale walhi funny waye❤😂💃💃

  • @Rahimamahamoud-n3b
    @Rahimamahamoud-n3b 5 днів тому +2

    Samia waxas prank maaha pls kada 😢😢

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 днів тому +3

    Samiya dheerey dhibkiyo qofa weye wlhi funny weye 😂😂

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 7 днів тому +7

    Saaaaaaaaaaaaaaaam❤
    Dhowrsan iyo dhashii boqorada Awdal ❤❤❤
    Love and special place 💕 in our hearts 💕 from Mogadishu.
    Sidaan kusoo dhaweyn doona.
    Dhulka gariiri doona.

  • @XananCabdulhi-n5c
    @XananCabdulhi-n5c 20 годин тому +1

    Ku Sali xabibken muxamad scw ❤❤❤❤❤❤scw scw

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 7 днів тому +3

    Nyaaa.gurigiii ma gubty kulhaaa aar zunduzaaa wlhi waa dhipkii oo qof😂😂😂

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 7 днів тому +6

    Alla gaagabka😂waan jclhy ❤walee dhibkooda

  • @SuusuuAbdi-r3n
    @SuusuuAbdi-r3n 7 днів тому +12

    Naa saamiyooy mxaad sameysay hhhhh😂😂😂😂😂

  • @11naa44
    @11naa44 7 днів тому +11

    Sundus wey ka aarsatey 😂😂😂😂😂

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 7 днів тому +1

    ku sali nabi maxamed scw
    اللهم صل على محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @ShazminShazmin-zv4xp
    @ShazminShazmin-zv4xp 7 днів тому +6

    Doqon noqote wlh uffff samiyaa iqro sixun yeshe yaqey

  • @istaahillady3937
    @istaahillady3937 5 днів тому +1

    Walaahi Sandusky waad Igarashi qoslisay😂😂😅

  • @FartuunMohamed-tn9br
    @FartuunMohamed-tn9br 7 днів тому +5

    Anigu markaa albaabka xiraayo meeshas maba taabtaba lugta lee kusii darbeyaa 😂😂

  • @HodanabuukaraliHodanabuukarali
    @HodanabuukaraliHodanabuukarali 7 днів тому +10

    Hyeey samia asad hogoi gurgiis wuuku fiirsnyaa shley ayn bxey iyoowbaa😢soo bdi waba kuheysaa wxii laisgubaaayo😊

  • @fardowsoali4647
    @fardowsoali4647 7 днів тому +5

    Anaga xitaa managu tartay gacanta roseto umarisay ladan😂😂😂

  • @FilsanCabdi-wf1io
    @FilsanCabdi-wf1io 2 дні тому +1

    Samiyo dhibley 😂😂😂asxabta waka yabisay😂😂😂

  • @FarhiyoMahamud-o7w
    @FarhiyoMahamud-o7w 7 днів тому +6

    noo soo badi waxaan oo kale waan jclyhy ❤❤❤😂😂😂

    • @Tuutuhashim
      @Tuutuhashim 7 днів тому

      Gabadha in la dilo maa rabtaa😢😂

  • @MohanYare-q9n
    @MohanYare-q9n 7 днів тому +4

    Matey qofkii ugu horiye aa nuqdey m.a Saamia waan kusalamey❤❤

  • @MariaDeak-ws4bc
    @MariaDeak-ws4bc 7 днів тому +4

    Samiya wan ku jecelahay waxa ku riyoday anoo ku arkay tolo ma ku arki doona hada faritayda argto ila soo hadal😢

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 7 днів тому +4

    Gacanta Iqra canjero igu qasi lahayd maxaa ugalaay saas Samia, inoo canjero kiligiis is qasaayo maa umaalaysaa 😭

  • @FatmaAbshir
    @FatmaAbshir 7 днів тому +9

    Sundus baba shida mel ksta❤❤😂😂😂😂

  • @AyanaMaxada
    @AyanaMaxada 7 днів тому +8

    Samia waku jacalah walshey mcn quruxu badan

  • @CawoCabdilahi-k7w
    @CawoCabdilahi-k7w 6 днів тому +2

    Ilahayow. Sundus hanoo wayina. Asad wac kulaah gurigii uugubteee

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 7 днів тому +8

    Samia Ahmed waa Nagtaay 💖🤲🏿

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 7 днів тому +3

    Samiyaay waxkasta ciyaari ma galo waxyabah qaar iska daa hno dabka ciyaar ma gale iqra sixun u qabsatay walahi albabka maskiinka😢🎉

  • @إيسيلمقبل
    @إيسيلمقبل 7 днів тому +4

    أنا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967،738790871 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيراتـــــ الجزاءءء🎉😢😢~~~-----♡|||||||♤ااا♤؛؛؛،،،▪︎▪︎▪︎▪︎\\~~♢♢♢♢♢♢♢♢♢،،,,،،،،¡¡¡¡¡،،،,,،،،،،،]+>:-) :-)+>:-)+> :-)+> :-)>+:-)>+:-)>+:-)+>

  • @IftinAbdirahin
    @IftinAbdirahin 7 днів тому +9

    Samia qurux❤700k🎉kiki qurux❤❤

  • @istarmalaple628
    @istarmalaple628 5 днів тому +1

    Kiki iqro gcnteeda soft wye wlhi kulaha😂😂😂

  • @InaMaxamed-e2z
    @InaMaxamed-e2z 5 днів тому +1

    Asalam caley kum warax matulahi wa walashin samiya yutub kandawaney sin wasamiya axmat❤❤

  • @ummdharr6823
    @ummdharr6823 7 днів тому +3

    Samia , I love you, but sometimes I don’t like some of the pranks you play on your other friends, especially when you play with fire, as it’s not safe for them. Please come up with different ideas I know you can do better than that. You are a very intelligent person!

  • @ShadaAbdi-b8t
    @ShadaAbdi-b8t 7 днів тому +5

    Hogaye gurigu uu gubanayaa😂😂❤

  • @SaharacismaanSaharacismaan
    @SaharacismaanSaharacismaan 7 днів тому +2

    Saamia huuno gabdhi faraha casaysay iqra kanaxay iyo ladan lkn sundus kama qasna😂😂

  • @YahyeAbdi-u4j
    @YahyeAbdi-u4j 6 днів тому +2

    Legend sana kulaha ana dalaayi😂😂😂

  • @SawaadAli
    @SawaadAli 7 днів тому

    Wllaahi waaquslay sundus ayaa iga qoslisay😂 lakiin Samia Abaayo waa halis dabka haku soocelin mardembe Thanks

  • @AminoMaxamed-g1h
    @AminoMaxamed-g1h 5 днів тому +1

    Allah sundus wafaniy asad hagio halowaco kulaha😂😂

  • @MacalimoRodri
    @MacalimoRodri 7 днів тому +2

    Samia iyo sundus mesha waa waaleen balaayo dhib badan😅

  • @Fatizara-l8r
    @Fatizara-l8r 6 днів тому +1

    Shelada qasaliga ah iyo cabayada black waa isku soo baxayaah❤

  • @lover_l.d.n
    @lover_l.d.n 2 дні тому +1

    Samiya saa noo shidey ilahy narta haka shido 😂😂😂

  • @ayma_f2514
    @ayma_f2514 2 години тому

    naya samia waxn prank ma ahn gabdhaha wa gubte wllhi masakinta🤣