Ciyaar yahan caan ah oo dilaaa isku badalay!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Video geena manta wuxu ku saabsan yahay case la xaliyay. Cade ka ciyaaar yahan caan ah oo la dhaho Rae Carruth oo isku badaly dilaaa.
    Socials:
    Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Facebook:
    www.facebook.c...
    Instagram:
    www.instagram....
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for “fair use” for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    THANKS FOR WATCHING ANGELS☺️
    Sub: 8,200

КОМЕНТАРІ • 152

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 2 місяці тому +12

    malin Walba chanelkaga Wan soo eega inad wax so dhigtay iyo inkale😢finally wad so dhigte thankyou abayo❤❤❤❤qisooyinka nooso badi

  • @laylaahmed8962
    @laylaahmed8962 2 місяці тому +6

    Mahadsanid abaayo ❤️❤️qisadan wlhi waa xanun waxan ka naxay gabdha maskiinta nafteda waysay waxkasta waa qadar waxan kalo ka naxay ilmaha maskiinka abahiis nolashiisii sababsaday waxan kalo aad ula yabay naxariista iinsanimada iyo wanaga ayeeyda oo cafisey ninkii dhibtas dhan u gaystay Ilahow soo hadee yaa rabi waa mamo qalbi wanagsan more thanks abaayo sundus ❤❤❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +5

      Case kan dhan wa naxdin socota naf ba macno daro lagu wayay cunug yar la galaaftay hadana abihiiis. Imagine marka waynatid oo aad ogatid abihiii ku dhalay ba rabay inu ku dilo. Hada cunuga xita waxaaas ma fahmayo maskixayan ahaan caqli ahaan waxba makala oga. Ayeyadana hada dhagaysatid qof fcn wye ilahay haso hadeeyo.

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 місяці тому

      Hello lovely young lady welcome back

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 місяці тому

      Solidarity Muslim ☪️ ah waxaaka cafisbadan gaalada ee ma ila aragteen.

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 2 місяці тому +3

    Welcome back wllshey❤ keep going❤ 100k i.a🎉

  • @Najah_Rizak
    @Najah_Rizak 2 місяці тому +2

    Sida ku sugayey wa daaley finally thanks.❤️

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 місяці тому +1

    Mashallah abbayo guuleyso mahadsanid ❤❤❤❤

  • @MunaJama-z6e
    @MunaJama-z6e 2 місяці тому +1

    Subxanalah isaago taajir ah miyo ilmahisa u diidaya wax yaar oo biil la

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 2 місяці тому +2

    Welcome back My Dear 🙌✨️

  • @FaadumoAxmed-g3p
    @FaadumoAxmed-g3p 2 місяці тому

    Aad bn ugu farxy mrkn arky 8k inta k bdn bn ku rajeyn🎉❤

  • @maymuun78
    @maymuun78 2 місяці тому +11

    Ugu yaran 2 mar chanelkaga so firiyay ugu dambeen waa naga farxisay 😢❤

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 2 місяці тому +1

    Thanks sundus we are welcome you again

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 2 місяці тому +1

    You are good narrator. ❤🎋👍

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 2 місяці тому +4

    Qof kii ugu horeyey sundus mantey Soo dhacay bal aan Soo dhagaysto 😂😂😂

  • @abiia9796
    @abiia9796 2 місяці тому

    Masha Allah. You got Tallent. Waxaan ka helaa oo aan ugu soo noq-noqdaa Chnell kaada sidaad usoo diyaariso iyo sidaad u kala dhig-dhigto Qiso walba. Maasha Allah Keep GOOWING.

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Thanks walalo💖

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 2 місяці тому +1

    Horey u soco

  • @nasiibaamino9379
    @nasiibaamino9379 2 місяці тому +2

    Cajiiib

  • @ladan2875
    @ladan2875 2 місяці тому +3

    Hadad ogtahay sidan ku jeclahay anku sugo inad Video so dhigto mar kasta ayad video so dubi lahayd wllo. 💕😂😭

  • @NazhaatMaxamed
    @NazhaatMaxamed 2 місяці тому

    Dhowr jeer ayan so galay meesha inad wx so dhigty wllhi qali❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Walahi quruxey sorry

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 2 місяці тому +2

    Qisoyinka carabta kuso dar jadwalkaga abyo❤😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +2

      Carabi maku hadlo lkn 😭

    • @Sehaam11
      @Sehaam11 2 місяці тому

      @@Suzunadimaka cawiyaa 😂😂😂😂

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 2 місяці тому

      @@Suzunadi soo dhageyso kadibna noga so shekey ama kanalka 48 hours

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 місяці тому

    ilaahay baa awoodiisa tusay ilmihii uu yidhi iska soo xaaq ee hadana markay diiday, uu intaas oo qorshe u dajiyay si uusan ifka u iman ee u qaarajiyo wakaa nool laga yaabaa inuu inbadan ka nolol dambeeyo ,, iimaanka iyo islaamnimadu waa qaali alxm,,

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 2 місяці тому +1

    Shukran xppti
    Ninka markuu xabsiga ka soo baxay wiilkiisa lama kulmin miyaaa

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +1

      Ayeydiis ba xuquuqdisa haysta oo ka masuula. Asna loma ogala

    • @Xaadqabaaze
      @Xaadqabaaze 2 місяці тому +1

      @@Suzunadi sax nasiib daro io .urugo udhimo dhe

  • @suujeyte
    @suujeyte 2 місяці тому

    mhdsanid abyo sunduseey lknse waxan ku weydiinayah kiiski weynaa aad tiri waan idin soo wadaa horta meeyay

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +1

      Hadaa editing kusocdaa la soco

  • @user-dq2gs1pv1k
    @user-dq2gs1pv1k 2 місяці тому

    Hore Ayaan ugu soo biiray chanelka waana ku like gareeyay Wllshay hore u Soco Taageerahaga Frome Hargaysa

  • @عايشةمحمد-ج2ر
    @عايشةمحمد-ج2ر 2 місяці тому

    Xiisahaga waan u dhiman Garay sunduseey gacalooy miis you 😢

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 2 місяці тому +1

    Thnkz, Zuu.❤

  • @pogbayare4296
    @pogbayare4296 2 місяці тому +7

    ғᴠ ᴄʜᴇɴᴇʟ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanmohamed3784
    @hodanmohamed3784 2 місяці тому +1

    Hbo guulayso ❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Thanks habo mcn🩷

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 2 місяці тому +1

    Thank u byo qaali waa ku xiisay runtiii❤❤❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +1

      Wa idin xiiisay ani xitaaaa

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 2 місяці тому +2

    Qalpii miss you ❤aad ha nooga soo daahi markale dulufey 😅

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Dulufey iyo qalbiyey xage iska galaan

    • @jawibila3005
      @jawibila3005 2 місяці тому

      @@Suzunadi qalpiyeey kugu dibaye ii rali noqo hadaa Ka xumatay💋💗

  • @safaamohamet3066
    @safaamohamet3066 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤

  • @NimcoAhmed-oe2fi
    @NimcoAhmed-oe2fi 2 місяці тому +2

    Sundus waa kaa dacwooneynaa waayo wd lasoo daahdey keep going sis❤😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +4

      Quruxey guritaan iyo dagid ban ku jiray🥹 waa tabar dhige lkn hada wan so labtay

    • @NimcoAhmed-oe2fi
      @NimcoAhmed-oe2fi 2 місяці тому

      Hye abyo lkn hna ilwin imika reer kle ayd leedahe😂 love uuy❤

  • @user-jm4bf6bb5r
    @user-jm4bf6bb5r 2 місяці тому +1

    Ayeeyada qisada m.a qof qalbi wen leh wye

  • @shankaron22
    @shankaron22 2 місяці тому

    Wiligey qiso lama ilmeenin lkn qisadan waan la ilmeeyay 😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      I know qisadan murugay ahayd ilmaha yar ba la galaaftay sabab la’aan

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 2 місяці тому

    Gabadha ugu fiican .qisooyinka tebintooda❤❤❤❤❤❤

  • @SahraLifestyle
    @SahraLifestyle 2 місяці тому

    Hore usoco hapipity isooboqo🎉

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 2 місяці тому +2

    Allow masiibo hanabari

  • @AdnaNuur-z4b
    @AdnaNuur-z4b 2 місяці тому +2

    Ayaan taan in taa kumaqneed waaba kuuxiisnay😮

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +2

      Waa tahriibay😂

    • @Sehaam11
      @Sehaam11 2 місяці тому

      @@Suzunadi😂😂😂

  • @AhmedAli-nr2tz
    @AhmedAli-nr2tz 2 місяці тому

    Sester you talking sports history why no talk Somali history famous like abdi bile abdi xabiiba dheere park at bal waxool karaaciin marathon talk history Somalia thanks you sester ahmed xikma

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 2 місяці тому

    #Suzu nadi ma ogtahay intaad muuqaalkan ku guda jirtay inaad kelmada (Turuus ) 3 jeer isticmaashay kkk waanku salamaya wllo😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Turuus erey khaldan miyaa wllo? Wan ka qaday salaanta

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7p 2 місяці тому

    Please jidho iyo judho kadaa sheekada

  • @saammu8231
    @saammu8231 2 місяці тому

    Sumaxanalah nimanka qaar waabo musiibo keliyah in lcg laga soo jaro ayu 20jirko dhalan lixaadisi waaye hoyadiisne waysiiye dhamatka shekada waba ilmeya walahi 😢😢

  • @user-jm4bf6bb5r
    @user-jm4bf6bb5r 2 місяці тому

    Ciid wanagsn xabibi miss you so much wa so daahday

  • @amishagambol4877
    @amishagambol4877 2 місяці тому

    Walagu ilawa hada saan usoodahiso qisoyinka abyo

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 2 місяці тому

    San ku jecelnhy hda ogan lahed mlin kasta vedio noso dhigi lahed😢❤

  • @asiim
    @asiim 2 місяці тому +1

    Welcome back abyo ❤🎉🎉🎉

  • @nicimamustafe9710
    @nicimamustafe9710 2 місяці тому

    Soo dhakhaso wll waxa badan ba maqnaata 😊

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 2 місяці тому

    jimce wanagsan ayantan wanagaaso ragtay mise ano umaleyay baye 🫶🏽❤️

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 2 місяці тому +1

    Jug yar jug weyn ku doora maqli jiray nacasnimadiisa intu child support ka cararaaye ayu nolashiisa burburiye

  • @howdnugaal9607
    @howdnugaal9607 2 місяці тому

    Sister wali time table ka wali wuu khaldan yahay

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed 2 місяці тому

      Wll gbdha way guureysay dhowr jeer ayayna sheegty ee wx ka qldan ma jiran

  • @TasliimAli648
    @TasliimAli648 2 місяці тому

    Abayo sundus mu hiim baan kuu ahay meelaan kaala xiriiraan rabaa ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Instagram igala so hadal abayo

  • @Miskimahamuud
    @Miskimahamuud 2 місяці тому

    Waa Naga soo daahday maalmahaan😢😢😢

  • @Allahiswiththeoppressed
    @Allahiswiththeoppressed 2 місяці тому +1

    Thanks crush❤

  • @user-xh2pz6xv9z
    @user-xh2pz6xv9z 2 місяці тому

    thank you so much zuzu❤🎉

  • @user-xe5xd2qz7h
    @user-xe5xd2qz7h 2 місяці тому

    Na abYoY❤MarKaLe Hanagaso DahiiiN

  • @ezudinmuse6494
    @ezudinmuse6494 2 місяці тому

    suzu❤ asturnaantaada ❤

  • @Phawzia
    @Phawzia 2 місяці тому +1

    Keep going sister ❤❤

  • @nasraabdinasra9271
    @nasraabdinasra9271 2 місяці тому

    Ugu dambeyn wuu soo dhacy alx abyo lkn saan wax ka badal!😢😢❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Inshallah abayo

  • @Bilan149
    @Bilan149 2 місяці тому

    Barayahan sheeko kama hayno Noso badi wll 😮

  • @SafioHussein
    @SafioHussein 2 місяці тому +1

    Wax padana naga maqned 😩💔

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 місяці тому

    Keep going wlloh mcn ❤❤❤

  • @LakiIndayare
    @LakiIndayare 2 місяці тому +1

    halke ka dhcde apyoh 😭👸🏻

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +2

      Waa mashqulsane abayo

  • @MohamedHashi-bl5ik
    @MohamedHashi-bl5ik 2 місяці тому

    Thanks

  • @Rahmaali-fg4im
    @Rahmaali-fg4im 2 місяці тому

    Anoo raba igadhamaaday aad bouxiso badnyahy videogan walhi👍🥰

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Quruxey inshallah wan so dhigi

  • @Urfavuser-c3n
    @Urfavuser-c3n 2 місяці тому

    It was really sad story 😢lkin wiilka yar ma hadli karo miyya

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +1

      Hadal fiican malaha xitaa fahamkiisa way ku yarthay asagoo 24 jira caqligisa intaas wuu ka yar yahay tan kale magaca ayeydiis Sandra Adams youtube ku qor waxad arki marku qalin jabinayay asagoo wax yar hadli

  • @nasteexocabdikariim6945
    @nasteexocabdikariim6945 2 місяці тому

    Apyo plz week 4 videos sogali oo dher dheer😢❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Inshallah mcnto

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 місяці тому +1

    Axmaq sanaa bal wuuba ku dafiraye ilmahee muxuu nafta u dhaafiyay waa wax buka oo psychopath ah weeyi 😡

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +1

      Bal adba tan kale labo ilmoood xitaa haduu 10k$ bishii bixinayay 18 sano 2,160,000 $ basa ka bixi laahyd asna ka badan bu ku shaqanayay 3million oo daminuu hal mar bixiyay ee asaga psycho ahaaa

  • @simoon571
    @simoon571 2 місяці тому

    Kis cusuban kuu haya waa aniga mid igu dhacay aniga welina lama xalinin

  • @Sehaam11
    @Sehaam11 2 місяці тому

    Sundusey background white ka badal si video ka uu uqurxbadnado mideda kale intee jogta abayo

  • @amooy399
    @amooy399 2 місяці тому

    Waaba daalay channel ka sa uso firinaaye 😢❤

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 2 місяці тому

    Suzu waa nagasoodaahday

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      I know sorry guys🥹

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 2 місяці тому

    sundusy hppi intaa dadkii aan daawan jireyna i nacsiisey oo sheekadaadii i bartay baa adna iska maqnaan isbuucyo ana sheekooyinkaaga aan daawaday baa dib u dhagayesn saan xaq miyaa walaaley😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Walaley mcn xaq maha kun iyo kow jeer xaal qaaado cimaamad ban ku saray💖 saan wax ban ka badali inshallah

    • @samirajama6067
      @samirajama6067 2 місяці тому

      alla haku sharfo oo haku karaameeyo mcny❤

  • @abdullahihasan3173
    @abdullahihasan3173 Місяць тому

    Asc Abyo kaso hadal qisadi Jeffrey Dahmer

  • @NawalAhmett
    @NawalAhmett 2 місяці тому

    Ayaantan wana nacday saan unahay team susunadi 😢😅

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Waaa ikan nawaley

  • @NafisoHusseinYusuf-pm2oy
    @NafisoHusseinYusuf-pm2oy 2 місяці тому +1

    Apayo maqnaa shahaada wuu basanyhay ee xal keen😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +3

      Wan so labtay bas weye maqnansho danbe majiro inshallah

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 2 місяці тому

      ​@@Suzunadi inshaa allah mcnye allah naa kama qaado❤❤❤

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax8570 2 місяці тому

    M.a ❤

  • @AaminoKiin32
    @AaminoKiin32 2 місяці тому +1

    Abyo wan ku waayee intee ka baxsay

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +1

      Way kan abayo

  • @Rahma-hh6xu
    @Rahma-hh6xu 2 місяці тому

    Wa qiso macan❤

  • @MSSDIOMON2345
    @MSSDIOMON2345 2 місяці тому

    ❤❤❤you voice is golden❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @Suleiman2
    @Suleiman2 2 місяці тому

    Waa ku Wayney wll

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 2 місяці тому

    Football maahee waa Ragby dheh wllo

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      It’s american football walalo

  • @FatoumaZahra-k3y
    @FatoumaZahra-k3y 2 місяці тому

    🎉😂❤❤

  • @inabashir7109
    @inabashir7109 2 місяці тому

    My love ❤

  • @ilhanmukhtar8886
    @ilhanmukhtar8886 2 місяці тому

  • @mahamudali2767
    @mahamudali2767 2 місяці тому

    Isla North Carolina kaa dawanaya walal

  • @rahmaaomar6374
    @rahmaaomar6374 2 місяці тому

    ❤❤❤m.a

  • @NastexoXirsi
    @NastexoXirsi 2 місяці тому

    Love uuuuuu❤❤😊

  • @UbaxahmedJaamac
    @UbaxahmedJaamac 2 місяці тому +1

    Sundus intee aadaya

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому +1

      Quruxey guurid iyo dagid iyo daaal🥹

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 2 місяці тому

    Mhd sanid🌸

  • @Urfavuser-c3n
    @Urfavuser-c3n 2 місяці тому

    I miss ur videos wlah where u been?

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Been busy but am back

  • @UbaxahmedJaamac
    @UbaxahmedJaamac 2 місяці тому

    Abaayo waa lagu waayeye

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 місяці тому

    Sundus.10/10🖤💀☠️.

  • @QoranAhmed
    @QoranAhmed 2 місяці тому

    Sundus wn ku xisnay adiga iyo qisooyinkaka abaayo🥹🥰

  • @BalqisAbdirahmaan
    @BalqisAbdirahmaan 2 місяці тому

    Qiso xanuun badan weyeh😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Somaha garahaaan 911 call ka iyo ayeyda waraqday qortay

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 2 місяці тому

    Xagee ka dhacday waa kuweynee

  • @MssFanax
    @MssFanax 2 місяці тому

    WCS xpipti❤ walagu wayay wllhi😂😂😂

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l 2 місяці тому

    Maalankasta no so dhig

  • @Ridwansalebannn
    @Ridwansalebannn 2 місяці тому

    Wasoo raagte😂❤

  • @amranantar7
    @amranantar7 2 місяці тому

    Mhdsnd abyo❤

  • @miimii7499
    @miimii7499 2 місяці тому

    Baal wakase yaa iga so hormaray😅

  • @quakzyt3489
    @quakzyt3489 2 місяці тому

    Mhdsnd in badan

  • @macaaneeyahmed
    @macaaneeyahmed 2 місяці тому

    Abyoy anigo malin wlba so booqda chanelkaga ina video so dhigty telka layga qaaty hbnki ciida

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      Alla sorry abayo🥹 ma heshay hada mase saasu ku tagay

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed 2 місяці тому

      @@Suzunadi may walagu tagay maqaaxi ayan cajeero eithopian ka cunay kadib meelu ku dhibcay ma arag in lay taabte oo saa lagu qaata ku fikiray

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 місяці тому

      @@macaaneeyahmed kenya miya jogtaa ayada tabashadaa ku ogaye bisinkee? Canjeladu macaan ma ahayd bal? #teamcanjeelo

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed 2 місяці тому

      @@Suzunadi haa abyo