SIDA UGU FUDUD AAD KUCEYLI KARTID|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 297

  • @hanadjr3523
    @hanadjr3523 2 роки тому +49

    Gabadhaan hadii aan kaligey gaarsiin karo 1M wlhi wn gaarsiin lahaaa Taagero kaliya alle haku sharfo sis 🙏🙏🙏❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏❤️

  • @hamdamubarik1868
    @hamdamubarik1868 2 роки тому +66

    Alxmdullilah iLaahba icayiliyay ano sharoobo iyo kaniini toona cunin dadka aadka u amateedka xun ahaa lkn alxmdullilah ilahba iifuray please gabdho cuntada badsada siiba sharaabka ha cunina kanii iyo sharoobo toona♥️🥰

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna 2 роки тому

      😒maxaa sameese

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 2 роки тому

      ​@@samiraahmed8252 wadna xanun miyad ka qaaday

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 2 роки тому

      ​@@Anfac__anna caano iyo lows iyo muus isku dar kadipbana Cab haben kasta inchlah catobi dontaa

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 2 роки тому

      wl adigu cuntade cuntay

    • @ugbaadabdiraxmaan9932
      @ugbaadabdiraxmaan9932 2 роки тому +1

      Wll mcn anaa saaiD ucataysan maxan cuna 😥

  • @juweriaabdulkarim2598
    @juweriaabdulkarim2598 2 роки тому +22

    Masha Allah abayo
    Abayo skin routine noso samey please

  • @mustaphelegendary548
    @mustaphelegendary548 2 роки тому +21

    9:27 walaahi waan raftay alaa maxd soo samirtay waxaan qof lama dhihi karo waa qalfoof 🤣🤣🤣🤣

  • @hodhaneyadam9611
    @hodhaneyadam9611 2 роки тому +8

    Asc abayo aniga wan kugu cusbahay masha Allah lkn faidada ey sharobada ledahay ayan ka faiday thanks xapipti

    • @shukrixaji9309
      @shukrixaji9309 2 роки тому

      Abayo xog IGA sii imise xabad qadaday meeqaa aheyd awal imisaa ugu darsanatya

  • @hafza2135
    @hafza2135 2 роки тому +43

    I need caatoz😢😢😃

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 роки тому +25

    Gabdha qurbaha joogo Aan dhee waxaan ugu jclahay fariha zayid iyo Amal jelle iyo ishaaziiz m.a sadex daas gabdhoob Aad iyo Aad baan ujclahay wlhi waawa dad Aan ku xiranahay All every time ⏲️ m.a wlhi Saan vediow ay soo dhigaan Aan u jclahay wlhi xamasad Aawa iqawato🥰🥰💞

    • @abdirazakhaji
      @abdirazakhaji 2 роки тому +4

      Cuudi bileyso ee aduun yadaada raaco, far soomaaliga sida loo qorana baro.

    • @ayaancabdi2770
      @ayaancabdi2770 2 роки тому +4

      @@abdirazakhaji weey Brotherkey Aad u mahadsantahay you now inaa soomaali ga soo Yara qaladay iminka anigu maqaldinee malaha beeyskaa udhexeysiyey baa iga Yara badale markaa Aada u mahadsanta hay brother

    • @hafza2135
      @hafza2135 2 роки тому +2

      @@abdirazakhaji 😂😂😂Ka dhac gabadha warya

  • @bahjamaxamuud9592
    @bahjamaxamuud9592 2 роки тому +12

    Jirkaygu mashallh wuu dhisanyahay lkin kolkaan fakaro bn caatoodaa waana cunna xumahay lkin hadda alxm sharoobadaas umateedka iifurtay

    • @shaadiyosharaf5443
      @shaadiyosharaf5443 2 роки тому

      Somaliya ma laga helaa abayo iso jawab

    • @bahjamaxamuud9592
      @bahjamaxamuud9592 2 роки тому +1

      @@shaadiyosharaf5443 haa abyo pharmacy ga laga helaa xagee joogtaa adi

    • @queenqurux6649
      @queenqurux6649 2 роки тому

      @@bahjamaxamuud9592 abayo magaceeda ii soo qor

    • @bahjamaxamuud9592
      @bahjamaxamuud9592 2 роки тому

      @@queenqurux6649 waxa layidhaahdaa APETAMIN

    • @queenqurux6649
      @queenqurux6649 2 роки тому

      @@bahjamaxamuud9592 see kukala garankaraa original iyo fake

  • @bahjamaxamuud9592
    @bahjamaxamuud9592 2 роки тому +10

    Plz skin care noosoo samee specially oil face noo faaidee

  • @aliyafarah9644
    @aliyafarah9644 2 роки тому +5

    Quruxeyy waa igaqozlizey kaftankagaba jeclhey noolow♥️♥️♥️🙌

  • @libansteve1256
    @libansteve1256 2 роки тому +10

    2021 iyo somali cayil raadinaysa broo ajanabiga eega Gym and good food is enough sis camam waa wayn qurux maha

    • @libansteve1256
      @libansteve1256 2 роки тому +2

      Why youtube is recommending this

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 2 роки тому +2

      I'm watching it cause I'm extremely under weight unfortunately, to the point it affects my self esteem. I just don't feel beautiful being like that. I'd try almost anything to gain some weight 😔

  • @memounaabdulrahman439
    @memounaabdulrahman439 2 роки тому +4

    Cayilku qurux maaha wll waa foolxumo iyo caafimd dro
    Dhuubniduna qurux maaha mar hadii aad cunayn cunto caafimd leh
    Just hablo bal ku dadalah inaad cuntaan cunto healthy ah wlhy adaa yaabi doona dhiskagu suu u dhismo u qurux badnaado xita lugahan aad baadhaysan inay waa waynaadan way ku waynaanayan lkn si qurux badan

  • @ladanmoo885
    @ladanmoo885 2 роки тому +16

    Wll adduunkii waa nacay caato awgeed .wll ila Soo xidhiidh . Ilaahy Dartiii .waxn ilaahy kaaga baryayaaa . Wax walba oo jeceshy in aad hesho sis 💖😍❣️ wllshy

    • @faizoosman2596
      @faizoosman2596 2 роки тому

      Wll Apetamin cab shrobdas

    • @ladanmoo885
      @ladanmoo885 2 роки тому

      @@faizoosman2596 thanks wll halkeen ka helaaa . Sidoo kale makala garanaayo nooca fiican isoo sheeg wll

    • @leylaayaanyuusuf1699
      @leylaayaanyuusuf1699 2 роки тому

      @@ladanmoo885 weykala lacagbadanyihin wll mida fcn $6 ama $5 waaye

    • @zuadnuur1691
      @zuadnuur1691 2 роки тому

      Hada ma naaxday abayo hh

    • @haawamahamed5559
      @haawamahamed5559 2 роки тому

      @@ladanmoo885 hada side ku noqotay hadad isticmashay

  • @muniirahassan664
    @muniirahassan664 2 роки тому

    Isku mid nàhay shaah inaa cabo iyo biyo laga yaaba biyaaha xitaa saaid iskuma nihin lkn waan cabaa marmarka qaar lkn tii cuntaa heed leyguma karo yaab halmar wax cununaa saanina uma cuno alxamdulilah hada vitamin p12 ayaan qaata dhaqtar iso qoray

  • @saynabdirie79
    @saynabdirie79 2 роки тому +8

    Abayo skin care routine Noo samee😭

  • @BilkesamohamedMohamed
    @BilkesamohamedMohamed 2 роки тому

    Asc abyo noso shegii shorobada waqatiga lacabaya iyo meqa hab cml kukufilin midkale fruits Malala isticmala am kaligeyda ayb fecnaa........plz reply ayn kasugeynaaa .... may God bless you abyo keep going ❤

  • @Umumuxamed143
    @Umumuxamed143 2 роки тому +3

    Masha allah 💚 daacadi oo gabar eh🥰

  • @MarishNuhAbdi
    @MarishNuhAbdi 6 місяців тому

    Thank you

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 2 роки тому +1

    Walaal adoo mhdsan wxn ahay qof caato ah weliba wajiga ayaan ka dhuubanahay caato ka ahay talo isii dhafarkeygane wuu bdn yhy.

  • @SuhaylaMaxamuud
    @SuhaylaMaxamuud 23 дні тому

    Waligey sharobo ma cabin hadana wa dil dilacay

  • @aishakhadar9111
    @aishakhadar9111 2 роки тому +12

    Cayil Somali baa qurux u taqaana 😬😬☹️caku caga xanuunkiisa culeska dartiis ka reystay Alxmdulilaah caato ❤️

    • @MariaDhool
      @MariaDhool 10 місяців тому

      Ilhow hal mar inaaaxi anina kujiraaa

  • @marexangirl5093
    @marexangirl5093 2 роки тому +6

    Sharobo yiinkan lagu cayiilo faidho mlhn iskdafaa gabdow ineey calosha kuadkeyan odhxita saxaraba iska wesiye kiridayan wlhi. Bishibaa haal mar badh musqul galesa wxs marka cayiil mhn Ee xaarba kabuuxa wale. Waiga talo kolay anii

  • @shaadiyosharaf5443
    @shaadiyosharaf5443 2 роки тому +6

    Abaayo mahdsanid lkn waxad ii sheegtaa ma hal waqti ba la cabaa mise 2 waqti iso jawaab insha alaah hal dhalo ma igu filantahay oo natiijo maku dareemi karaa mise ka badan plz iso jawaab mcnto caatonimo ciil igu dishay wlhi

    • @manaomar212
      @manaomar212 2 роки тому +1

      Sister anigaa cabo hal waqti kuugu filan waliba cab inyar subaxdii intaadan quraacan

    • @shaadiyosharaf5443
      @shaadiyosharaf5443 2 роки тому +2

      @@manaomar212 haye mahadsanid wll

    • @saaramohamed2059
      @saaramohamed2059 2 роки тому +1

      abaayo fake iyo orginalka see ukala fahanty wax maiskaga dareenty

    • @iman123dahir3
      @iman123dahir3 2 роки тому

      @@manaomar212 apayo ma cabtayneh aniga aniga inaa cabo rapaa hadna calool e ledahay li dhahay

    • @manaomar212
      @manaomar212 2 роки тому +1

      Shaadiya dadka isku mid ma aha qofba waa si aniga xataa ma dhameysan hal dhalo waxaa igu kordhay miisan hal waqtina ayan cabayey oo ah subaxdii intaanan quraacan

  • @ملكةزماني-ف8ص1ب
    @ملكةزماني-ف8ص1ب 2 роки тому +3

    😊❤️❤️❤️abaayo hadalkaaga iyo taladaadaba waa jeclhay wlHi Alle haku dhawro❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hodanjaamac7780
    @hodanjaamac7780 2 роки тому +6

    Amaley buurni qurux mahe naga dhaf ciyarta Ani 56 kg ahey somali cayil qurux utaqan calamka buurnida waa ceeb

  • @ridwaancali6884
    @ridwaancali6884 2 роки тому +1

    Abaayo waxa la isku caateyo nosheg siiba calosha please

  • @MadadaaaaloTeam27
    @MadadaaaaloTeam27 2 роки тому +5

    Amal Gabar aan iska jeclahy
    Qofkasta waxa wanagsan wa luugu daydaa ana waxaan i tahay role model

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 2 роки тому +20

    Caato caafimaad qabta wx dhaama maleh💃🦋

  • @samiiracabdale7404
    @samiiracabdale7404 2 роки тому +3

    Illaahay amarkii miisankayga joogto waan ka dhigi kari waayay

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 2 роки тому +3

    Thank you sister ❤️‍🔥❤️‍🩹❤️‍🔥🔐❤️🥺👀

  • @bishaaroabdiibrahim4466
    @bishaaroabdiibrahim4466 Рік тому

    Maxa kuqoslaysaa

  • @nasteexogaraaad4308
    @nasteexogaraaad4308 2 роки тому +7

    War wax laisku cateeyo noosheeg😂😂☹🧐🤓🤓😞

  • @MariaDhool
    @MariaDhool 10 місяців тому

    Shorobadaaa igadaba geeeya😢walalahy

  • @aminaadan1077
    @aminaadan1077 Рік тому

    Walhi waa run taa wllo

  • @ubahibrahim6477
    @ubahibrahim6477 2 роки тому

    Thanks my dear quen❤️🔥

  • @iqruushelman8375
    @iqruushelman8375 2 роки тому +5

    Sis swrka mesha sosartahy ma ana copy iga so dhahde😂😁apaa walidkey alajoga cuno sadaxda waqti wacuna wanacayililayhy waxkasta hada leysiye ee carobadan adonana jwbta kahelane wakula socod sina👏

    • @ramlomuse8146
      @ramlomuse8146 2 роки тому

      Aba sharobada labo nuc wye nuc dhalo ah io nuc caag ah wake marka

    • @mariaali677
      @mariaali677 2 роки тому

      Jawabta ubahanahy😂🥺

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 2 роки тому

      @@ramlomuse8146 dhalada sxb

  • @queenaishaa3605
    @queenaishaa3605 2 роки тому

    Thanks my dear sister

  • @ladanmoo885
    @ladanmoo885 2 роки тому

    48 kilo ahy .ilsoo xidhiidh wll qurbaha ayaan joogaaa . Reply isoo dheh adoo mahadsan

  • @aaminasaleban4625
    @aaminasaleban4625 2 роки тому

    Asc wllshay amaal eptamin mida copyga maxaan kugaranayaa isoo sheeg qali

  • @nastehoabdilahi9351
    @nastehoabdilahi9351 2 роки тому

    Shorobada imisa xabo wayaa ku cayili ma 2 qururad mise 1 xabo

  • @msshamda7046
    @msshamda7046 2 роки тому +3

    Qurux ilahy haku daayo🥰💋😍🔥💫

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 2 роки тому +4

    Wsc war matulahi waa barakatu amal quruxey keep going ❤️

  • @khadarmusecabsiye920
    @khadarmusecabsiye920 2 роки тому +1

    Masha alah

  • @diinho9420
    @diinho9420 2 роки тому +2

    Horta aniga daawashadaa iyo codkaaga jeclhy Mooye barnaamishkan aniga iguma socdo CaYiL ma rabo pls iska wad HdaLkaaga iyo quruxdaada Ku heesta farhia

  • @zalma1437
    @zalma1437 2 роки тому +1

    Cayil ma rabo kiii alle isiyay ban ridi wayay 85kg ayN ahay plz wax dabiiya an isku cateyo iso sheeg

  • @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713
    @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713 2 роки тому

    Cayilku ma ficna. Maraykanka malagula hadlayo hadad cayisha folxumo Africa markan jogay waxaa ladhih jiray suxulbarur hada folxumo bay ila noqdeen markaan arko qof cayilan

  • @mukhtaarcadeekabacade7694
    @mukhtaarcadeekabacade7694 2 роки тому +3

    Kkkk 30kilo baan ahay waligey mandhaafin waxkasta hoyo way isiiisey waligey madhafin inteyda
    Sharoobada waxaan u istecmaali wayey waa hurdo ba kujirta ana wan shaqaysta sedo kala waxba barta markaa waxaan rabay sii dabici ah sababta urabo ina burto waxay iga cawin ina hadhow morqo waa wayn helo 😀jimicsii galo oo 6back yesho🤣sedo kala majecli borateenka la cabo 🤣😀😎qof cato ah waa khalad inu jimicsii tago kkk

  • @caaishamaxamadcaaishamaxam5009
    @caaishamaxamadcaaishamaxam5009 2 роки тому

    Wad mahadsnthy apyo wn cayilnaan jiry lkn hada wn catoby waligayna macabin sharoobo iyo waxkale midna lkn hada aftamiin wn sojitabin insha Allah ale hakuxifdiyo analyse wn kutageraa hory usoco ❤❤😘😘😘⚘

  • @zapriinaziciiid5717
    @zapriinaziciiid5717 2 роки тому +2

    Mshlh byo amaal vidio yadaa noosabadi sharoopoyinka iyo cunooyinka fiicn wan ubahany

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 2 роки тому

    mashaalaah

  • @qaliyaqalbi5249
    @qaliyaqalbi5249 2 роки тому

    Cayilka aad sheegaysa ma wajiga ka caylba gacmana ka dhudhub naw naa dumarka ha walin zxb

  • @asmamaxamed5289
    @asmamaxamed5289 2 роки тому

    Abayo finanka wax u fican so gali o latihabiye

  • @najaxkayse7924
    @najaxkayse7924 Рік тому

    Thanks 💞 mcnt

  • @munofeysal3023
    @munofeysal3023 2 роки тому +1

    abyo ani dwo lgu cyilo ma cunin wan.cyilnan jiry hda wan is caateyey kdip dildilc yeeshy mxan smeeya

  • @cute.ayuush7076
    @cute.ayuush7076 2 роки тому +2

    Amaley ina adeer makeup nosagali wakahela sa umarsata

  • @umalkayrabdilahi9773
    @umalkayrabdilahi9773 2 роки тому

    Walal cato wan dhafay ee siden halken kaga kla so xiriira

  • @nimcuushcabdi2990
    @nimcuushcabdi2990 2 роки тому

    Waa mahdsnthy mcnto

  • @musharafkodah
    @musharafkodah 2 роки тому +1

    Mashallah gabdhaha soomaaliyeed naaxitaanka maxay ku jecel yihiin
    Is naaxiya dadyowga kale khilaafa hhh

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 2 роки тому

    Thanks alot

  • @kingaizack7971
    @kingaizack7971 2 роки тому +6

    Abyo hal codsi update ahaw malin walbo si hormar wanaagsan ad kaga gaarto UA-cam ka

  • @drsbushraibrahimali2293
    @drsbushraibrahimali2293 2 роки тому

    Hoyaday marka la jogay waxan aha 60kg hadana waxan ahay 54kg waxana wax cuna havenkii oo kaliya lkn sharabka iyo biyaha cad ayan aad u caba intazaba ku nolhy cayil wax la raadiyo maha bizinka madaba labisan karaya marka 60kg dhaafto

  • @canablifestyle58
    @canablifestyle58 2 роки тому

    Xageen ka helaa
    mcnto iso jwb wn ubahanhy cato nimadaa nacay hda
    mind is not normal plz help

  • @ruqiyomohamedmuqtar814
    @ruqiyomohamedmuqtar814 2 роки тому

    Yukk

  • @kaahalaki4808
    @kaahalaki4808 2 роки тому +2

    Abayo Susan ayad ueegtya musalsalk Walaha

  • @dirqoolas
    @dirqoolas Рік тому +1

    Asunka dhubni ama cato la radiyaa dumarka somalina inay cayilaan oo wx buuran noqdaan rabaan

  • @ladanmoo885
    @ladanmoo885 2 роки тому

    Wll reply isoo gal qurbaha ayaa joogaaa talooyin ayaaa kaa rabaaa wllshy qaali ilaahy dartiii iigusoo jawaab wll 💖🙏🙏🙏🙏💓💓

  • @mustaphelegendary548
    @mustaphelegendary548 2 роки тому +1

    1:12 khhhl way iga qoslisey vaarta ayay iska ilaali- naysaa

  • @hibao9569
    @hibao9569 2 роки тому

    I want caato i have beeing dieting for so long and i am struggling to lose weight while you gain weight is had to bit it down

  • @laylacaato7832
    @laylacaato7832 2 роки тому +3

    wlhi 45kg , ayh Alxdullahi wan caafimda qadaa , buuri ma rabo, 55kg xitaa wan jacelka lhaa inta an ahaado wlhi bag iyo beerka isku dhagan 😄😄.

    • @poqran6679
      @poqran6679 2 роки тому

      Meshan xaa kaso dontay marka😂

  • @manaomar212
    @manaomar212 2 роки тому +1

    Me too aniga oo dhameynin hal dhalo aa miisaan igu darsamey 😁

    • @iman123dahir3
      @iman123dahir3 2 роки тому

      Apyo calool mee ledahay aniga hda isticmaalo a rapaa

    • @manaomar212
      @manaomar212 2 роки тому

      @@iman123dahir3
      Sister caloosha ma keento daawoda ee waxaa keena cuntada hadaadan cumin cuntoyinka fatka Ku badan

    • @jamiilojaasan4278
      @jamiilojaasan4278 2 роки тому

      @@manaomar212 abyo wxa ishegta sharobda birimada Io suguntada ah pls iso jawab apyo

    • @manaomar212
      @manaomar212 2 роки тому

      @@jamiilojaasan4278
      Ma Ku fahmin biromo iyo sugunda maxaa Ka wadaa sharobada waa hal nooc

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 2 роки тому

    Kawrn hadii aad tayrood leedahay ma isticmali karta

  • @hibaaqxasan4206
    @hibaaqxasan4206 2 роки тому

    Dildilaca maxaa kaa biyay wll

  • @muniishaabdimuniishaquen4062
    @muniishaabdimuniishaquen4062 2 роки тому

    Abyo thank you sharoobada hada soo iibsaday laba Bari cabaya mashallh waan rajeenaya inan ku cayilo🥹

    • @baxsansheikh1041
      @baxsansheikh1041 2 роки тому

      Naa heedhe war isii ma cayishay😫🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @farxiyoawukar8572
      @farxiyoawukar8572 2 роки тому

      @@baxsansheikh1041 dhibley hhhhhh marka lagu soshego iso sheek

    • @baxsansheikh1041
      @baxsansheikh1041 2 роки тому

      @@farxiyoawukar8572 6 bari kahor waydiyey jawaabna kama haye maxa xal ah🤣🤣🤣

    • @aquietgirl115
      @aquietgirl115 2 роки тому +1

      Abaayo see ku noqotey sharoobada

    • @Nacubes1126
      @Nacubes1126 9 місяців тому

      Na reply mise mataqanid ka cayishay

  • @jeazylakma9429
    @jeazylakma9429 2 роки тому +1

    Ana ugu horeyo wll qali ✌🏾✅

  • @sahrojamacsahro8206
    @sahrojamacsahro8206 2 роки тому +6

    Apetamin la isku wada arag

    • @shaadiyosharaf5443
      @shaadiyosharaf5443 2 роки тому

      Somaliya ma taalaa bayo iso sheg qimahedana wa meqo ad ugu baahnahay

  • @RealMe-ql9uc
    @RealMe-ql9uc 2 роки тому

    Qof Europe jooga oo yaqaan mjira mesha sharoobadan online looga dalban karo? Saa u raadinayay waa daalay sharobadan wadanka jogo illegal bay ka thy waana ubaahnaa wlhi 😢 Farihaay Lacagta hdan kuso dirsado DHL ma iso saaree abayo?

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 роки тому

    Hada shorobadas cab ma ileedahey

  • @amiirayuusuf8345
    @amiirayuusuf8345 2 роки тому

    Thank u amaaley ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @naimasaleban8870
    @naimasaleban8870 2 роки тому +1

    Asc wllo anigu mid magcaa leh ayaan caba APITAMUl marka ma koobibaa wllo taa magacaa leh

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 2 роки тому

    Iyaa iyaa war caato maihi cayilna ma ihi 67 kg iga badan miisaankaas waxii kale waqtigooda

  • @mahdiali4964
    @mahdiali4964 2 роки тому

    Abaayo sharoobadaas ma fiicna google ka ku qor magaceeda wadamo laga mamnuucay baa jira

  • @Suadchanel
    @Suadchanel 2 роки тому

    Thanks mcnto

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 2 роки тому

    wan ku xanuustay wll sharobadan wadnahan igu xanuunay mxay tahay

  • @hodanahmed7633
    @hodanahmed7633 2 роки тому +3

    Wx laysku dhuubo noo sheeg wll

  • @waxogow358
    @waxogow358 2 роки тому +4

    Ani caato ahay kowdheh

  • @janancuuke6689
    @janancuuke6689 2 роки тому +1

    Sa ujoogtay cayil mnoga shekeyna abyo wx laisku cateyo isosheg

  • @لياااام
    @لياااام 2 роки тому +8

    19 jira ahy waxa lay mooda 12 jir saa caato u ahay lee 39 ila 40 u dhaxeya🥺

    • @hodiinaahmett6640
      @hodiinaahmett6640 2 роки тому +3

      Aniba abyo caato ahy 17 jira 38 ahan jiry hda lkn xoga wan naxey 45 ahy 🥺

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 роки тому

      Ina aniga igahadleyso ismoday walahi walaley maxan cuna 😢😢

    • @shadiyaabdishire5121
      @shadiyaabdishire5121 2 роки тому

      45kg anaa Eh riyadyduna wa 60 😑🥺🥺🤏

    • @hanaali3033
      @hanaali3033 2 роки тому +1

      Qof kula midaa arkee malahyn naa heedhe aan tijaabino wlhi guri dhan u weynahy 22 jiraa 39kg ma dhaafo nafta sidaa wlhi😓

    • @لياااام
      @لياااام 2 роки тому +1

      @@hanaali3033 bacda ramadan ayan u diyarsanhy hada exam ka dowlada isku diyarinaya hurdo kama so bixi karo lkn bacda exam insha allah❤

  • @maymuunabdulle263
    @maymuunabdulle263 2 роки тому

    Huuno qli sa udhaahda jeclahy

  • @shaymaismail8941
    @shaymaismail8941 2 роки тому +2

    Hore usoco walaashay🥰👍

  • @haawonuur7816
    @haawonuur7816 2 роки тому

    ❤️❤️

  • @roodamandi1212
    @roodamandi1212 2 роки тому +1

    Asc abaayo waxan rabaa inaan imaado India 🇮🇳

  • @msshamda7046
    @msshamda7046 2 роки тому +1

    Mcnto waan ku tageeraaa

  • @kingjeesow8440
    @kingjeesow8440 2 роки тому

    Wllo Hindi halkee ka daganthy .
    Maaalmo badan ku weydii..
    Adi Dalhi maa ku nooshahy

  • @ayaanmaal9658
    @ayaanmaal9658 2 роки тому +5

    Waxa isheegta sharobada ta cagada mise waa qururad

    • @amuunupdy5153
      @amuunupdy5153 2 роки тому

      Original ku was quraadad faah faahin kale UA-cam ayaad ka heleysaa

  • @safiyaalinur2047
    @safiyaalinur2047 2 роки тому

    Sharobdan mfcno dildilac jidhka uyeesha caloosha sida tintay kugu bixinysaa gcmaha qaybta sare way kuu burinysaa jiqilka wixi kahoseya wayku dhuubaysa lugaha way dhuudhubysa bawdyha iyo dabo way kaso saareysa tunka wayku weyneenysaa

  • @hodancabdi6120
    @hodancabdi6120 2 роки тому +1

    Mash llh qurxbadan🥰

  • @cabiirmahmud1557
    @cabiirmahmud1557 2 роки тому

    Sida la isku cayiliyo wey fududahay oo waxa rabta cuni io cuntada dufanka leh lkn sida la isku caateyo we adagtahay

  • @ilhamdeeversmiling688
    @ilhamdeeversmiling688 2 роки тому +3

    Wankula socona mcny😘😘

  • @umukhulda7743
    @umukhulda7743 2 роки тому

    Wcs qaali waa mhdsantxee waxa laga cartoon noso sheeg cayl marabee

  • @najuu22
    @najuu22 2 роки тому

    AbaayoH wlh kulaH midaH ahay🥵
    Cunada imaH mrto
    Only cbitan🤥