Farmajo Inuu Xukunka Kusoo Laabto Waxaa Ka Shaqeynaya Madaxweyne Xassan Sh Maxamud Waliba Si Toos ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 63

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 6 годин тому +1

    XABIIBUMALAAYIIN ❤❤❤❤SOO NOQO ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ramadan-ng4lb
    @Ramadan-ng4lb 3 години тому

    Mohammed Abdullahi Farmajo waa guul insha Allah ✌✊✊🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @DubaDaud
    @DubaDaud 37 хвилин тому

    I from Kenya my president is mahamed Abdullahi farmajo habibulmalayin

  • @bahdoontaakoy
    @bahdoontaakoy 13 годин тому +4

    Mooral media guuleyso waligaa farmajo Guul iyo gobanimo gorwalba sharaf iyo karamo igu nolow waligaa

  • @FathaYusuf-j3m
    @FathaYusuf-j3m Годину тому

    ALLE ANAGOONABADA OYO FARMAAJOONABADA ISKUKAAJOSIN

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 7 годин тому +1

    #farmaajo waa halyeey somaaliyeed

  • @zaynabmohammed7736
    @zaynabmohammed7736 4 години тому

    Farmaajo Allah ha xafido

  • @AxmedKured
    @AxmedKured 11 годин тому +1

    Waad ku mahad santahay amanta farmaajo

  • @SaynabMuse-y9q
    @SaynabMuse-y9q 9 годин тому

    Maashaa alaah farmaajo soonoqo adonabad ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BareHalanmude
    @BareHalanmude Годину тому +1

    Ccsh wuxu aha cadowga kowad ee madaxweyne farmajo 😂😂😂😂

  • @SomaliWeyn-c1h
    @SomaliWeyn-c1h 13 годин тому +1

    farmaajo hero

  • @Umo580
    @Umo580 13 годин тому +2

    FARMAAJO WUXU URONA DADKA JILICISAN MAWADIN BUAHA

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 6 годин тому

    Xasan sheekh maxamuud viva

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 13 годин тому +1

    Xasan sheekh wuxuu isleeyahay farmaajo guryaha aad boobtay kaama soocelin karo

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 10 годин тому

    Faramajo Somalia yuusan u laban Baan kula talin lahaa 😢

  • @AxmedKured
    @AxmedKured 11 годин тому

    Farmaajo ilaaheyow noo soo celi waa kujecel nahay alahayoo farmaajo xilka ku soo celi aamiin

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 8 годин тому

    Hawiye qali malheureusement darood xa ceekan intay danta

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 12 годин тому +1

    Farmaajo wuxuu kuhaystay waxay noqonayaan caano & nabad. Laakiin wixiiba waxaa isku fuuqsaday waxa uu isagu sameynayo.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 12 годин тому

    Xasan-baahane, Xasan-dhiiqo ,
    Ceebtiisa ilaahay ma asturin .

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 6 годин тому

    Farmajo sonoqo inchallah

  • @libanibnelmi9210
    @libanibnelmi9210 13 годин тому +1

    Retour farmajo

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 12 годин тому

    Farmajo fii❤

  • @User_19567
    @User_19567 9 годин тому

    Siyasiyinta wa argagixiso qarson

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 10 годин тому +1

    FARMAJO WAX CADEEYN DUKUMINTI AH MA LOO HAYAA IN UU U OGO LAADEY ITOPIA BAD SOOMAALIYEED? HADEEY JAWAABTU TAHAY HAAH HALA SOOBANDHIGO

  • @khadrayusuf2449
    @khadrayusuf2449 2 години тому

    Farmajoow sonokho sonokho yarabii Allahayow nagakhabo oo nagasogar warabahan anwaxba rebayn xasan tuuk allakusokhabay Allahayow umada somaliyeed umada somaliyeed kakhabo subxanallaah 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @CabdkariimMaxamuud
    @CabdkariimMaxamuud 13 годин тому

    Runbadanaa❤❤❤

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 7 годин тому +1

    War nin yahow ma carruur yaad u sheekaynaysaa? Sidaa ma qabiil baa kuu dhigahaya? damiirka iyo diin ku dhaqankeedu waa wax weyn. Muuqaalkaadu nin weyn yaad u ek tahay, maankaaduse, rabaa og. Ummadda ka yara xishoo.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 годин тому

    Siyaasi waa mar run laga sheego iyo mar been laga sheego.laakiin marka vote
    Suuqa ka socda loo sameeyo
    Barka waxa dhibco badan oo fiican qaadi kii runta ahaa
    Kan aa fiicnay buunda yar buu suuqa ka hela

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 7 годин тому

    Waligiin haku khatalmina Kuwa urur samaale khaa’in nimada iyo boobka dalka iyo dadka weey ku wada socdeen ee Xasan ayaa la fahmi waayey.

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 6 годин тому

    Filim dhamaaday ayaa daawabeeysaan farmaajo kulahaa

  • @Emi92546
    @Emi92546 12 годин тому +1

    farmaajo waa loo darsadey walle

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 годин тому

    Wiilkan allah maxaan isku aragti nahay wiilkan
    10 nin oo illahay aan ka cabsanaynin baan qabiil iyo waxyar oo lacaga ku raacim
    Inta u yeerno dhihimayno
    Maxaad noo qabatay maxaadse no qabandoonta hadaan ku doorano
    Siyaasi waxaanlaga adkaan kara marka shacabku dhinac isu raacan oo hal cadow inay leeyihiin ama cadow gartaan
    Ayaa siyaasi wax qaban ama iska tegin asago aan been nagula at wareegin.
    Shacabow qabiil xaga iska dhiga hal cod yeesha kii wanaag wada la safta

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 7 годин тому

    Waa I xigaa qabaliil baan u nacay farmaajo ama xasan kheyre ninkale ma imaan doono

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 12 годин тому +1

    Sxb su.asha wa yano dirayo farmajo soma jogan calishod ushaqesta yalki barlamka sxb farmajo wuxu ku iman Kara shacabka o kaca Mel walbe jogan dal iyo dibada xasan waqtiga marku udhamado dalka wa ina utashana waliba dahalinyarada farmajo xog lagu sara kursiga siyasi wax ina kasugno maba aha

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 11 годин тому

    😂😂😂Somalia 🇸🇴 wlhi dawlad kama jirto oo ma farmaajo iyo hassan baa iska kiin nasnasinaya uun

    • @Niza-j
      @Niza-j 3 години тому

      Wax dhaama ma araGNo waa ina Apdishakuur iyo Shariif😂😂

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 13 годин тому

    Qabiil aa ku tageyreysan farmajo umada qarax kama seexan jirin asaga iyo fahad yasin 😢 umada mid dhamo illahey ha keno 😢

    • @Emi92546
      @Emi92546 11 годин тому

      kusii adunka joogey guryahuu ka baxsadey medadkii qabriguu uga daba tagey uu ka soo baxsadey yaa amaan qabiilka iska dhaaf

  • @awadnuur8571
    @awadnuur8571 12 годин тому

    Moral Media wallaahi waa youtuber xigmad ku hadla ee kor uqaada beeyjkiisa. Wallaahi aqoon uma lihi inankan xataa wallaahi billaahi qabiilkiisa ma aqaan

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 години тому

    Doqon baad tahay!!
    Haddii uu farmaajo wax wanaagsan sameeyey xasanna waxaa uu sameeynayaa waa isla wixii !!!

  • @nuunejimcale
    @nuunejimcale 13 годин тому

    Sheekidin waa daarood iyo hawoye

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 7 годин тому

    Was hurdaa farmaajo nin hadal yaqaan ma ahan qabiilna kuma soo noqonayo saa waa laangaab mareexaan waa hurdaa maanta waa xoog ninkii leh ayaa soomaali xukumayo

  • @nuunejimcale
    @nuunejimcale 13 годин тому

    Lakin xasan iyo farmaajo Lee naga dawawadeesin war waji cusub iyo siyaasiad cusub ayaan rabnaa

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 13 годин тому +1

    Subhanallah 😢 farmajo ummada u ma bahna qatilka umada qarax buu ku hayey iyo alshabaab wana sixiroole xasbiyallah😢

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 12 годин тому

      qof waalaan oo jiran baad tahay Beenta meesha kala tag siyaasada ayaa ku dhe waalatay adoo Jaahilad Reer badiyo ah

    • @Emi92546
      @Emi92546 11 годин тому

      qabriga xassan doqon baahane kulama galayo beenta dhaaf ashabab dWlada xassan ayuu ku soo gurey labadoda xassan aa ashabab ah oo cidankii dalka uu farmaajo sameyay dileen

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 6 годин тому +1

      MAKAA YEELAAYO TAAS WAXA DADKA QARXIN JIRAY WAA KUWA HADA NABAA BI NAAYO SI AY DUSHA UGA SAARAAN XABIIBUMALAAYIIN WAXAAN CADEYN KUU AH DAWALADA XASAN SHIIQ AYEY KA BUUXAAN OO WASIIRO KA YIHIIN

    • @ashaelmi3575
      @ashaelmi3575 3 години тому

      @sahrujainaali132 xasbiyalaah illahey ka baq qabri iyo aqiraa ku sugayaa farmajo makuu jogey qarax malin walbo uu ahan jirey hada umada masakiintaa illahey ayaa uga gargarey illahey dulmi ma jeclo xaqana asagaa soo dahirinayo yaa munafaqiin

    • @Emi92546
      @Emi92546 17 хвилин тому

      @@ashaelmi3575 qaraxa waligiis buu dhacayey xassan shiiq sadaxdaan Sano uu joogo maqa hotel iyo badii liida la qarxiyay maxaa shegeysane mise kuwaas qarax ma ahee farmajo haduu xun yahey somaaliyoo ma jeclaan laheyn intii an xassan kumiiyada uu siiyo ama qabilka qaadey warkooda nothing waaye

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 3 години тому

    Maba ka hadshin afarti dakadod e farmajo u siyey ithopia weliba ay latagen saxixisi latagen anvara ayago ku andaconayo tan somaliland hadad diden ti madaxweynihini hore uno ogoladay

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 9 годин тому

    Farmajo dalka inu kuso nogoto maxa dalku uu Babacar Niki rabo inu wax cuno ha imado sida wacana uu dhahay farmajo hadu ku nogonaha 4sano dalku halke ma rilaha lakin dalku waxa walba wa lakuso dheelay haday dhaqalo tahay haday tahay xududeda somaliya allow sahal ayey maraysa shcabka damirki waxa kabadilay qabayil allow nosahal from jibuuti

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 години тому

    Hadda masaxbaa marka ufuuf ufuuf xasan iyo farmaajo afqudhmuuneyaal ufuuf xasan iyo afqudhmuuneyaal laba nin oo qudhun ah xasan iyo farmaajo ufuuuuuf!!???????

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 12 годин тому

    Xasan idinkaba sootaad cayseen

  • @amran2152
    @amran2152 7 годин тому

    Soomaaliya maanta madaxwaynaha u qalmo waa xasan sheeq

  • @OmarHassanbachir
    @OmarHassanbachir 12 годин тому

    Sikaasto oo aad uxumeeysaan madaxweyne xassan shekh ma xumanaayo maxaa yelaay waa nin daacaad ahaa oo umaada reer moqdisho uu naxaayo lakiin daaroodow gooroma ayuu idiinka dhamanayaa naceebka aad uqaabtaan hawiiye sidee ugu fakareesaan inaa umaada reer moqdisho madaxyene unooqotaan idiinka oo 24 caaytamaayo oo madaxweyne xasan shekh aflagadoonaayo oo sameynesiin been abuur iyo naceeb aad uqaabtaan hawiye farmaajo iyo kooxodiisa alshaabaabka maafiiyada ahaay ayaad raabtaan farmaajo ma eheeno ninkii reer moqdisho ku hasuuqayaay naceeb oo uqaabo umaada reer moqdisho asiga iyo kooxodiisa alshaabaabka ahaa hada maad raabtaan inaa naka gadaan farmaajo iyo kooxodiisa maafiiyada ahaa marka hoore waxaa weydiisaan farmaajo iyo kooxodiisa ikraan taahaliil iyo yariiso taakale daaroodka ayaa itoobiyaan iyo keenyaan jecel oo fuudaaad uruuxo farmaajo ma eheeno kii qaabuurada ubaaxayada ku berayaay ma eheeno abdullahi yuusuf keenayaay moqdisho wlhi reer dhaan oo isku so baheestay kooda shekh iyo kooda maafiiyada ahaa inee umaada somaliyeed ka caaqilbadayihin war isku xishooda hadaa raabtaan inaa ka nooqotaan somali madaxweyne isma ceeshataan waxaana ka xuuntihin hawiye oo haasto caasimaada somaliyeed iyo isaaq oo haasto caasimaada labaad hada mexee tahay dagaalka aad ku heesaan somaliland

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 10 годин тому

    Runta aan isu sheegno.. Wadankan Hawiyaa leh, isagaa keenay Farramaajo isagaana caydhiyey, Hadana cidii ay keenaan ayaa iman...

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 5 годин тому

    Farmaajo iyo adigaba furuq indhaha haydin ka bajiyo

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 12 годин тому

    War dikteytar iyo kaligi cute looma baahna.