Xildh, Cabdiraxmaan Cabdishakur oo xaalka dhabta ah ee dalka hordhigay Madaxda DFS,kana digay oradka
Вставка
- Опубліковано 16 лис 2024
- Xildh, Cabdiraxmaan Cabdishakur oo xaalka dhabta ah ee dalka hordhigay Aaden Madoobe & Xassan Sheekh, kana digay oradka dibu eegista dastuurka loogu jiro
O Allah, bless Muhammad and the family of Muhammad."
It is a way for Muslims to show love, respect, and seek ...🙏🙏🕋
C C Shakuur waa ninka kali ah oo daacad u ah dalkisa inta kale mishaar bey meesha u joogaan.
Masha allah cabdiraxmaan sobaxay hadal kisa hala tageero 👍
Ninkaan wax badan baan kasoo horjeeday hada wixii ka dambeeyo cimaamadiisa waan dhigay hadii eey macquulatahay halaiga gaarsiiyo in aan leeyahay cafis alle Iyo musaamax 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅👍.
Xildhiban A A manta laga bilaabo waa ku taageray wayo xaq ayaa ka hadashay warkagu waa cadyhy noolow 🙏
Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊
🦁 🦁❤🙏✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴
This man is honest and will one day be the president of Somalia.
SubxanaAllah
Facts
Wa cod kar balse wa munafaq dantisa un og
Didn’t he sell the sea?
Xildhibaan c/raxmaan sidii hore maaha guulayso saas hadaad kuwado madaxweyne baad noqon guulayso
Abdirahman Abdishakur warsame somalida waxay ka aminsanyihin an aniga ka kow yahay wale inusan aheyn
Wa muwadin xaqiqada dabta shegayo an qofna ka gabanin
War ninkan his goal number one waxa weye somali o mid ah
Somali halmar haku cimamado hoganka dalka he might put somali interest forward
You are a heRO CCW KEEP this amaizing job im sure you are reasoning greater and much smarter than many people out there calling themselves leaders
Allaahumma Baarik, Xildhiban xaqa runta Ayaad ka hadashay.
Waa sax .Dr. c.c.shakuur.guualayo.aamiin.codkaga.hala hala raavo.guulayso.
Masha Allah runta ayuu ka dhawaajiyay mahadsanid
Cawa waxad hanatay qalbiyadena wlhi Wan ku wata mudane abdirahn cd Shakur
CCW run buu sheegay maanta walahi ,hadeey hal mar sidaan wada noqon lahaayeen Aadan Madoobe iyo xildhibaanada waa heli leheen waxa uu ka hadley oo ah midaynta ummadda 😢😢😢😢
Cabqari siyaasadeed A A W wallhi waa Siyaasi Run Sheeg ah
Masha Allah waa run sheeg looma bahno ilahay qaliga ha ku dayo guuleso❤
Masha allaah mawaadin dhab ah 00 mar Qaldamay hadana
Dad nimadiisii soo celiyey mawaadin dhab ah wakaa c c shakur
Abdirahman abdi shakur waa nin aaan hadalka la gaban oo leh aqoon wllhi wax jira ayuu ka hadlay mahadsnid mudane
, xaqa ayaa kahadley grasio mudane,x,c.c.w mahadsanid
Mahadsanid Mudane Xildhibaane
masha alaah c/raxmaan c shakuur
Cabdiraxman cusub guul❤❤
Masha Allah, dhabtaa ka hadashay horay u soco
Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Wuxu Ka hadlayo Waa Waxa So Socda Dalka Waa la wada leedahay wax Walba Tashi iyo is afgarad dastuurka Yaan Lagu Xad gudbin Xildhibaanka kaliya 1aad Xaqiiqda Wajaha Runta Ka hadla Asaga Madaxwayne Istahila Wana Dooran doona Insha alah
Asc waa runtii allow nooga badbaadi xasan gurguurte iyo muuse handaraab dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥
Geylaan media
Waa isha waraarka ugu sahlan
I absolutely wholeheartedly. Agree with this man! President only sees domestic policies and he doesn’t see foreign policy! The purpose of foreign policy is not to provide an outlet for our own sentiments of hope or indignation; it is to shape real events in a real world. The purpose of foreign policy is to persuade others to do what we want or, better yet, to want what we want.
Here is my first principle of foreign policy: good government starts at home. Somalia needs a national cohesion and a return to the awareness that in foreign policy we are all engaged in a common national endeavor. We need leaders that can lead a country! not a one man team who works in the shadows and only puts his trust in close relatives
💪🏿🇸🇴💪🏿
MashaAllah siyaasi wadnkisa inuu hormariyo rwo waye allaha habarakeyo
Guulayso xildhibaan c/raxmaan c/shakuur
Hadaa nahay N&N waan ku taageer sanahay CC Shakuur
Isku xisho nn ha cebeenne
hadii xildhibaanadeenu ay caqligaas caafimaadkaqaba wadalahaan lahaayeen waxbas inoohagaagilahaa allow xaqa uhiili
Masha allah
Ilaahy umada xaqa hawada gaarsiiyo ani koley siyaasi ma aaminaayiye
Maanta runtuu ka hadlay abdiraxman cabdishakuur walhi
Wlhi waa xildhiban runsheeg ah 329 ka xildhiban waa kan 1waad cc shuur warsame
M.a allah allah haku xafido cbdirahaman Shakur wllhi wa sisayasi anan gaban kan okale hadu iman lahay waxab isbadil lahay
Wlhi cabdiraxman runtaan kujeclaaday
Perfect thanks
❤❤❤❤❤❤ C/raxman c/shakuur run ayuu sheegay
❤xildhibaanka waxa uu sheegay was wada run laakiin xukuumada iyo shirgudoonka baarlamaanka iyo madaxtooyada xafiiska madaxwayne ma jecla runta iyo wanagaas uu sheegay abdirahmaan
Xassan Baraf Intaas Hagarto Caqliga Ninkaan Saarran Car Hakuhadlo. Haddeeruu Muufo Iyo Canbuulo Isladhicin Alloow Yaa Ogaadda.
He’s speaking the truth!
Wllhi daacad uu hadlay masha allaah ❤
Walahi runtu Ka hadlay cabdirahman abdi shukur inkastoo aan taageerin lakin fikirkiisu waa la rabaa haduu iska dhaafi lahaa wax yabaha Kala wa nin siyaasi qibrad leh
Siyaasi ka kaleya ee xag diin xag maadi iyo xag dhaqan ka dhisan
Mashallah was sax
Xildhiban cabdi rxmn si wngsn o wadaniyad leh aya u hadashay
Next president ❤❤ Abdirahman A/shakur
Xildhibaan cabdirixmaan waa xildhibaan wax garad ah weeye
Mashallah Allah ❤ his Hero.🙏
C/raxman Runtuu kasheegay Waxaa Loobaahanyahay Midnimo
Sax waaye xildhibaan cabdiraxmaan
C. Shakuur
Masha Allah abdirahman
War c,rsmaan ku dayda waa nin aqoon iyo caqli badane maaha Allah
Xildhibaan cabdiraxman run ayuu ku hadlay waayo dowladu majirto
Next president wow❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah xaqiiq baan ka hadashy
Abdishakuur deni wadanka madaxweyne kama aha ee waa bro hassan sh mohamud insha Allah somaliya dastuur waa heli cid hor istaagi karta maleh adigu garoowe aad mudane
kkkkkkkkk xasan sheekh waa madaxweenaha xamr waliba xamar kama wada taliyo hal magaalo oo tolkii abgaal dago oo xor ah majirto adeer muxuu madaxwaayne soomaliyeed ku noqonkaraa adeer soomaliya waxaay ku dhisantahay wada tashi anaa kaligay go aan gadahya malaga myeelayo hadii laga yeelayo farmaajaa shalay laga yeeli lahaa malinkaaygana waa waa xalaal maalinka kalana waa xaaraan xasan shalay isagaa diiday xaalada dastuurka lama furikaro waa kiilahaa ilaa laga wada tashado marka mamaantuu waalan yahay mise shaluu waalnaa adeer
Sheeka haysaa bro balwaakaase puntland la,aanteed xasan wax ha udhaqaaqaan , waa isaga farmajo igala hadal yiri iyo shariif
Runtii si fiican oo dadka iyo dalka dan u ah ayuu u hadlay CCW
Manta lava bilaabo AAW taageere dhaban kuu ahay 🎉🎉
Wow 👏 what the speech 💯👏👏👏👏👏👏. Runtuu ka hadley
Legend hore usoco
His intention is good I like that I think it’s time to come and all Somalis eat in one hand
Xildhiban craxman. Waa. Rijaal. Si fiican ayuu u hadlay. Odayga sidaa maan moodi jirin walaahi badii ayuu gatay ayun baa la idhihi jiray. Hadan reer hargaisa ahay. Cajiib
Nin rageed iga dheh C₩raxmaan C/shakuur run ayuu sheegay
My favourite politician and next president
Let us look for our lost land of jigjig.
War caawa wuu cibadaystay❤
Abdirahman always he said true story
Aniga waxaa dhihi karaa waa siyaasiga kelli ee muuqdo Maanta ee reerka Hawiye usoo baxay
Wallahi kani waa dhaamaa rooble farmaajo ninkaan in uutasalwasaatekadhigu ahaa
Waxaa cadaalad daro ah in Abdirahman Abdishakur iyo kuwo aan ogahay isku platform ka hadlaan 🥺
He is making sense.
Aaw gulyzo mzul 🔥 wlhi inaan 4.5 kugu tagerin
❤kkkklandhiri
Ninkaan wuxuu u qalmaa Madaxwayne Soomaaliyeed waa in Waaqica og oo aan ka gaban....
I agree AAW hadalkaada lkn adi maxaa u diidantahay in dastuurka la dhameestiro?
Hadal waaqac ah weeye hadalkan xildhibaan AAW
M.a wllhi ruunta ayaa ka hadashy
Cajiib masiirka umadaa laga hadlayaa isaguna mopilkiisa ayuu ku mashquulsan yahay oo yaa lala hadlayaaa😢😢😢
Tani waa xaqiiq toosan oo katimid qalbi qoloocan kuna socoto madax qariban allow nabad baadi
Musans C/Rahman C/ Shakur Runts ayuu sheegay Baarlamaanka
Xil kalina oo wax fahansan weeye CCW.
Waa nin waxbadan ogg buunkii laxado xagee lagu yeerinaa macnaha hadalka xildhibaanka sidaa ayaan ufahmey xasan qoslaaaye kursiga ayaa hormarey taako ha loodhigo.
Abdirahman Abdishakur seems to be mature politically
Asc faarax cabdi qaadir
Maanta yaa ka fiican CCsh ma wuu waan gaarey oo fahmey wadaniyada… hadey run ka tahey waa guul
War kan cawa yaa uduceeyey
Faqash iyo moryan waxay boobeen juboyinka iyo shabelooyonka, dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay ka buuxan xeryaha qaxootiga ee Kenya, waxay daadsan yihiin meel kasta. Somalia weligood qaran ma noqon karaan. Waa xaar dad, kab iyo xaarkeed waa la Isla tuura.
MUDANE CC War cad ayuu bulshada u soo bandhigay ee Aadan Madoobe ma fahmayaa xaqiiqada mise dubaha X Sheekh ayuu mistake ladhacayaa, waxaan isleeyahay Madoobe danta dalka iyo dadka dalqada keliya ka arakaa
Xildhibanku wuu saxanyahy dasturkan inta qorana lugudhaqmin inkalena ladoonayo in lagu waxaan ufahmeynaa inkaloo ladoonayo in dalkoodhan lagu iibsado
Kan kii bada soomaaliya gatay maaha ee baarlamaanka hor istaageen indha adakaa sida wax loogato miyuu sharaxaa indha adaga kaama meersan
WAA NOOLYAHAY XASAN DAMEER CALOOL KUJIRE GIYAALKIISA GATTE
👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🖖
Waa kaas hadalku
That’s true
Good
Hagaag abdiraman Shakur hatalkisu warun
Cc shakuur waa nin qaran wlhi isaga aha madax weynaha ahas xasan sheekh waa lagu khasaarey
Cabdishakuur waa siyaasi shiikh aadan waa inagula jiray😂kulahaa 5:54
Waa hadal dhameystiran.