Saaxiibayaal waxa hawsha ku socotaa waa dadka aan asalka Soomaali da ahayn ee dhulka kusoo batay, ee Soomaali shaqo kuma lahan... mideeda kale ninka khatalaada ku dhintay miyaan laga heshiin oo dawladu khaladkaa u qaadan oo magti u bixin.. dhinaca wanaaga iyo isu soo dhoweynta ka eega, meel walba wax waa ka dhacaane..
Allah ka baqo jigjiga ka warran? Hargeysa anigaa jooga wa laba qaybood . Waqooyi Hargeysa iyo koonfurta Hargeysa. Waqooyiga Hargeysa qarka ayay u saaraan tahay inay la wareegaan xabashidu konfur tana Haday nagu bilaabmeen hadaan layska qaban.
Mar hore baa la arkay nuuca jaajus Deny iyo kooxdiis u dhaqmo. ilaa 2 sano ka hor ayuu shaqada ku bedelaayey Itoobianka, waayo hadii nin reer Puntland ah shaqada maalintii $90 la siin jiray, maanta mid Itoobian ah oo $10 ku shaqeeynaa maalintii dhan ayaa la helaa. Maalin kasto Itoobian ayaa Puntland ku qulqulaa sido kalemreer Puntland Xamar ayeey ku qulqulayaan
Masha Allah puntland 🥰🥰🥰
Abdirahman caadi ma ahane waa iniculus ❤❤❤❤
Haa ogaadeen waa somali waliba puntiland iyagaa leh
Kkkkk ❤❤ asagoin oo aan leexan ayuu bosaso si fuduud u imanaa saciid deni gurigiisa.5 jeer ayaan ku soo ceshadeey programkan waana shidan yahery
Asc Nuurow iyo C/raxmaanow Ogaadeen iyo Soomaalida DDS Degan,Reer Puntland Eithopian Umanaqaano Ee Waxaan Unaqaanaa Dad Soomaaliyeed,Waxa Laraafayo Waa Orromo iyo Eithopianka oo Dhan,Shacabka yaan Lamarinhababin,Wax khaldana yaan Lagadhaadhicin!
Bravo imikaad tahay Somali
Somali looma jeedo Ethiopian ee niman hayaw Ethiopian waa orom, Amxar, Xabashi iwm
Somalida Ethopia lama raafayo waxay lamid yihiin kuwa udhashay puntland qowmiyadaha kale weeye
Alla run badanaa waa cadaw kula nool
hanbalyo hanbalyo hadaan kasaaraaynaa meelkasta oo soomaliya ka mid ah
nimanyohow reerka soo rar wadankiiba marise,e
Wll intaan ku shaqaysano ilaa laga shaqaynayo ka waran
OROMO AMXAARO TIGRAAY WALO GALO IYO WIXII SOO RAACA ITOOBIYAAN NAGA MID MA'AHA
GEESIYADA OGAADEEN IYO INTA LA DAGA EE SOOMAALI AHI BAA WAA SOOMAALI MAXAMMAD
Ushag dadka in aanay shaqolaseen etabiyaanka
Saaxiibayaal waxa hawsha ku socotaa waa dadka aan asalka Soomaali da ahayn ee dhulka kusoo batay, ee Soomaali shaqo kuma lahan... mideeda kale ninka khatalaada ku dhintay miyaan laga heshiin oo dawladu khaladkaa u qaadan oo magti u bixin.. dhinaca wanaaga iyo isu soo dhoweynta ka eega, meel walba wax waa ka dhacaane..
Xooloyoow soomalidu idoobiyan mahan buudland meel ha uga dhicin
Somali looma jeedo Ethiopian ee niman hayaw Ethiopian waa orom, Amxar, Xabashi iwm sidaas baa P/Land looga yaqaan
Yaad iska gadi ma cagdheerta. Nin walba waa ogyahay somali in laga wado somali oo dhan.
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO PUNTLAND.
Ala kuwan mxa cuqdad majenrten Ka buuxda cagdheer awalba aqli malahyn
🤣🤣🤣🤣🤣
Labadii doqon😂 baa is wareeysanayah kkkkkk
Aarmay gaalkacyo geeyaan
Reerbarigu dalma yaqaaniine
Waar somali ithooboyan ma ahan waa qoomiyad ka mid ah qomiuadaha ithoobiya
No adeer dadkaasi iyaku ma ahaEthiopian
Hoyada fadralka malamahan lama amanayo
Waa sax arinkaa
Allah ka baqo jigjiga ka warran?
Hargeysa anigaa jooga wa laba qaybood .
Waqooyi Hargeysa iyo koonfurta Hargeysa.
Waqooyiga Hargeysa qarka ayay u saaraan tahay inay la wareegaan xabashidu konfur tana
Haday nagu bilaabmeen hadaan layska qaban.
Xarood nacal hooyda kuyaal hargeysa waxaba kam galin xarood dhulkaga ka hadal
@@GoojeCade nacalaa adiga wixii fuckinga ku dhashay ba was.
Buntuland DDS dadka dagan waxaa looga yaqaan soomali aboo
Wa been wayo Dani isaga aya hoos tago Ethiopia laha lama xirayo qunsuliyada.lana galayey hishiishyo.
Hala saaro oromada intay goori goortahay
Oromadu wadadi somalida way buxdhafshen
Anoo somali koofur eh. jabuti ma dagi karo sharci bee iweydinayan
xagee aaday adigaaba naķala saaraye ma ogaadeen ayaad ka maqashay hooyadii iyo aabihii ayaa kaso jeeda ogow
Somali puntiland waa guri somaliyed no guri oromo
Garowe Wa Caasimada Puntland Amarka Kasobaxa Madaxtoyada Puntland Wa Garowe Puntland Waye Ithopia Wa Amxaar Anaga Wa Noamxaar Idinku So Somali Matihid
Mar hore baa la arkay nuuca jaajus Deny iyo kooxdiis u dhaqmo. ilaa 2 sano ka hor ayuu shaqada ku bedelaayey Itoobianka, waayo hadii nin reer Puntland ah shaqada maalintii $90 la siin jiray, maanta mid Itoobian ah oo $10 ku shaqeeynaa maalintii dhan ayaa la helaa. Maalin kasto Itoobian ayaa Puntland ku qulqulaa sido kalemreer Puntland Xamar ayeey ku qulqulayaan
Doqonimada iskadaaya anagoo kab iyo lax isku ah garoowe lagaa cayrinmaayee 😂😂😂
Etoopiyaanka ay sheegayaan ma ogadeen kaa ku jira 😂😂
Ogadenku ma gaalaa sideed u hadlaysaa
@@nasrarabi7643 anigu waa gaalo ma oran
Buntuland ogaadeenka waxaa looga yaqaab soomali aboo
Hadalki uu Xassan shiikh ayaad ku rogaysa Farole
Bal ninkaa wayni wuxuu sheegayo maqla cajiib haddaad aaminsan tahay inaad itoobiyaan tahay waad tahay haddii kale haysku darin itiibiyaan iyo soomaali waa kala laba
No taasi waa been somali waa soomali