ADNA IYO SAXAAF WEY KA MURUGOODEEN BIXITANKEYGA !!!!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • RUKUMO UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instagram....
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

КОМЕНТАРІ • 334

  • @zamadiofficial8899
    @zamadiofficial8899 3 роки тому +118

    Welcome to our country🇸🇴🇸🇴

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 3 роки тому +91

    Muniir wanaagi oo qofa Keep Going My brotherky❣️

    • @SOMALISARIF
      @SOMALISARIF 3 роки тому +1

      Erayadii oo shiina culay ah

  • @yusufhaji450
    @yusufhaji450 3 роки тому +41

    500k comin soon muniir aqaa😍🥰😘 waan ku wataa ee horo usoca zxp👑🥰😘

  • @banadirboyssomalihanolado2259
    @banadirboyssomalihanolado2259 3 роки тому +4

    Muniir brother safar salam bro kaaraan video kasamey bro l love banadir I'm from kaaraan guys good luck

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 3 роки тому +1

    Masha allah wll allaha ku fududeyo safarka adna iyo saxaf wllo aan aad u tageero guul i.a

  • @queennansu3948
    @queennansu3948 3 роки тому +24

    Muniir qof qalbi wanagsan waye wlhi masha allah♥️👍🏻

  • @hawoluulshiekh7201
    @hawoluulshiekh7201 3 роки тому +66

    500k coming soon👏👏

  • @cabdullaahiliibaan1033
    @cabdullaahiliibaan1033 3 роки тому +6

    Muniir Zhp Mogdisho imow Malaysia zad ufadhisay Waa dashay sida licaato magalada wareeg

  • @amyo5378
    @amyo5378 3 роки тому +2

    Maashaa allaah muniir malaysiyo xaafadee fiican oo soomaalidu dagan tahay magaceeda soo sheeg waa imaanayaa iyo hoteelka mahacaiisa qaali miyaa iidoo jawaab muniir

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 роки тому +4

    Alle ha ku soo Nabada galiyo LEGEND MUNIIR aqaa 🥰🥰

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 3 роки тому +5

    Habo miniir Allaha ku nabad geeyo maashaallah wiil aqli badan ayaa tahay keep going god bless you

  • @cabdilaahiyuusufcabdi757
    @cabdilaahiyuusufcabdi757 3 роки тому

    Masha Allah alle ha kuxafido muniir yare

  • @secretstar3408
    @secretstar3408 3 роки тому +5

    I like Somalia people

  • @nimcocadaawe7957
    @nimcocadaawe7957 3 роки тому +15

    Masha Allah wllhi muniir safarkaaga sina waan ugu farxay sina waan uga nxy lkn dhibmalahan wll ❤️
    Ilhy hku nabd geeyo wll
    Keep going my prother 👏❤️🙏

  • @faaykulana6355
    @faaykulana6355 3 роки тому

    maashaa allaah alaahkuufududeeyo safarkaada Safarsalaamo muniir duceysna kusoodha woke kawaran hanbalyo muniir aqaa

  • @layloladan3938
    @layloladan3938 3 роки тому +2

    Intee aadow saa sxb waa gubaryaa iisheeg hadii aa imaanow saa sxb hadii aa imaaneysid iisheeg anaa guku soodhaweynaayo karana 😂😂😂😂😂😂👍🇸🇴✌🏿🇸🇴somalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴keep going pro sxb muniir aqaa

    • @vill1433
      @vill1433 3 роки тому

      somalia ha dhimato😁
      Somaliland ha nolato💪😜

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 3 роки тому +6

    safar ✈️salaama eeboow
    ilaaheey ha u nabad keeyo

  • @maxamadabuukaraxmad6706
    @maxamadabuukaraxmad6706 3 роки тому +2

    Muniir nabad alle hakugu geeyo meesha aad rabto

  • @xafsomaxamedcali2510
    @xafsomaxamedcali2510 3 роки тому +4

    Wlky mcn alle hakunabd keno safar kga alle hakufudu deeyo

  • @juweeriyocilmi2239
    @juweeriyocilmi2239 3 роки тому

    Intuu usocdaa isdhahaayy waaba naxsanaa alxamdulilah hadaaba wadanka usoosocotid muniirow soodhaqso soodhaqso welcome to Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 adoo joogtidaaba kuriyooday wlhi io plhi ilaahay hakunabadkeeno wllken aan jecelnahay

  • @ahmedcabdirahman760
    @ahmedcabdirahman760 3 роки тому +4

    Welcom back to your country lwgend

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 роки тому +6

    Maasha Allaah walaa qaali ah Allaha kuu Fududeeyo Safarkaga Adna iyo Saxaaf Lamanaha Qarniga Allaha idin barakeeyo

  • @senaadpozz5267
    @senaadpozz5267 3 роки тому +2

    Hello reer kraan mufiyo alabeheta demerki laku soo dhaweyn lhaa diyar heydanka ahadano 😂welcome back ebow 🇸🇴🇸🇴❤

  • @abdulahimclnshahad8326
    @abdulahimclnshahad8326 3 роки тому +4

    Wel come to uor County

  • @abdimaalikmire340
    @abdimaalikmire340 3 роки тому +38

    The one and only muniir aqaa

  • @marwamohammed1146
    @marwamohammed1146 3 роки тому +2

    Wallhi huno meel adjogtid magaranayo waana ku tagera sifacan waan ku garanaya bal kawaran waxan modijiry inaad turkey 🇹🇷 jogtid masha Allah hore u soco wallo

    • @nimcosaciid5526
      @nimcosaciid5526 3 роки тому

      Maleysia ayuu joogay lkin asiga waa dadka iska afka gaaban waa iska maskiin marka hadana saajeclahy somalai ayuu usocdaa

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 3 роки тому +7

    Mnsha allah waa farxad weye waalidkii iyo dalkii mudo kugu danbysay in aad tagto mnshaballah hargesana kaalay uun mar insha allah

  • @mohamaanka5532
    @mohamaanka5532 3 роки тому +1

    Welcom muniir aqaa nolasha kuma ciisho💓💓

  • @hamda8992
    @hamda8992 3 роки тому +2

    m.a welcome my brother

  • @macalinabdi6814
    @macalinabdi6814 3 роки тому +2

    Ku so dhawow dalkada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hoyo muniir

  • @faadumoaxmed7611
    @faadumoaxmed7611 3 роки тому +1

    ماشاءالله تبارك لله soo dhawoow ❤🇸🇴

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +5

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢

  • @hodanabbas1333
    @hodanabbas1333 3 роки тому

    Safar khayr qabo wll muniir welcome to mugdisho

  • @amoongeedi1998
    @amoongeedi1998 3 роки тому +2

    M.a muniir ku so dhawow our country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @omarofficiall2947
    @omarofficiall2947 3 роки тому +3

    Welcome back to our country🇸🇴

  • @rahmaruun684
    @rahmaruun684 3 роки тому +4

    Wlhi waxad moda dabecadaha qaar ina kasimanahaY dadka qar markad haitaban kutaban ma kunoqotid waa kibirley waaisla weyntaha lakugu haya lkn dadka sfcn isku fhnsantihin kama maqlesud waxan wang aheyn koley qof walbo wnga alla ha tuso

  • @halimomohamed6471
    @halimomohamed6471 3 роки тому +5

    😟😭😭😭😭😭😭 abowe allh kuso aru riyo

  • @keynaanonechannel9349
    @keynaanonechannel9349 3 роки тому +2

    Insha allah wlky so dhawow waxan ku nahy diyaar meel kastana dadkeeda ilahey hakaga dhigo hooyo iyo aabe

  • @rahmaruun684
    @rahmaruun684 3 роки тому +4

    Wellcome bro muniir xamar🇸🇴 cadeY specially karanland💯

  • @queennasteexo7782
    @queennasteexo7782 3 роки тому

    Mashalh abwemcn alha kusamageyo inshallha soomaali kusudhawohe walalo munir 💯❤❤❤😉🥰🥰🥰✈✈✈✈

  • @aminaomar1882
    @aminaomar1882 3 роки тому

    SAFAR SALAAMA HABO MACAN INSHALLH GUULEYSO WELIGA

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 роки тому

    Munir brother wan ku so ducaynaya safar salama ❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼👑👑😀😀😀😀😀 keep going Saxaf Adna and Munir Asc ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @bashirheena4779
    @bashirheena4779 3 роки тому

    ALLAHA KU NABAD KEENO WLALKE#MUNIIR AQAA SHAQSI QALBI WNGSN TAHe WALALKE💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯.

  • @ubaxdimond8152
    @ubaxdimond8152 3 роки тому

    Wallalka qalbiga nabad Alle hakugu geeyo meesha aad rabto🤲🤲😍😍🤲🤲🤗🤗🤗

  • @cabdiqanicabdiraxman3893
    @cabdiqanicabdiraxman3893 3 роки тому +1

    Welcome to somaliya My brother muniir sxb qali wan ku sugaye My brother 🥰👍❤

  • @shaficijamac4738
    @shaficijamac4738 3 роки тому +10

    Wanaagii oo qoys ah adna family io muniir army💪

  • @nacimomaxamed1334
    @nacimomaxamed1334 3 роки тому +1

    Welcome muniir qalbi furan kusodhawow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Adenmahad144
    @Adenmahad144 3 роки тому +15

    First muniir wa ku tagera boqor💯❤♥️

  • @halimomuqtaar3949
    @halimomuqtaar3949 3 роки тому +8

    Safaar Salam wll muniir illaheey haku naba geeyo 🤲🤲🤲 amiin amiin

  • @omaari155
    @omaari155 3 роки тому +9

    Saxaaf waa caqlilow الا من رحم ربه daas midkasto yaqaan waaku jirtaa ayoo is leyahay🤣 i liked shekadu waa فمال بال أقوام

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 3 роки тому +2

    Muniir qof wanaagsan inuu yahay mar hore ayaan Dareemya Dabeecadah Qaaran waan iskal lee Nahaya waayo aniga waxan ahaya Hai taaban kutaaban maayo ma jeceli xada Gudubka qofan Gadaal kam toogto qofkaa noco waa nacaa qofkaan jecelaadan waan jecelaadaa aduunka waxaan igu necebahaya qof aan aaminya oo meel xun iig soo boxo qofkaas hadaan la hishiiyo xitaa ma aamini karo mar labaada qalbi geeygu wuxu jecel yahay qof waliba inaa soo dhaweeysto wll ka dhigto marka wiilkan qof iska qalbi furan waaye wuun u muuqdaa maash Allaah waligaa magcaa hajiro ayaan lee yhaay muniir mar wada iyo Ninkeeda halkaan ayaan salaamya 🤝❤

  • @Fariiha12
    @Fariiha12 3 роки тому +2

    Welcome to Mogadishu somalia 🇸🇴 to open arms friend

  • @saynabbare7215
    @saynabbare7215 3 роки тому

    Safr salam wll qali Alle ha ku nabad nabad galiyo 🥰🤲♥️😇👑

  • @najmaadam7151
    @najmaadam7151 3 роки тому +39

    Masha,alah muniir aqaa hormar wacan walalkeyga

  • @YahyaHeena
    @YahyaHeena 3 роки тому +17

    Muniiroow sida saxaaf sheegay UA-camra badan MALAYSIA waa soo saartay kuwa muqdisho adoon baahi tirin haka laaban Inshallh ❤❤❤❤❤❤.

  • @khadijamohamed1214
    @khadijamohamed1214 3 роки тому +19

    M.a keep going muniir

  • @raqiyoosman3163
    @raqiyoosman3163 3 роки тому +2

    M.a wlkey ilhay hakuu siyaadiyo wanaaga wlkey safarkaaga alha kuu fududeeyo aamiin❤🤲🙏🤲🤲🤲🤲🙏

  • @nafiisoyussufabdi4177
    @nafiisoyussufabdi4177 3 роки тому +2

    Nabadgalyo nabadada iyo nooli kulate naftan siisasabeyna Samir baan kunoolan ado nabadi sonoqo nasib wcn laso kulan😢😰❤🖐🖐🤴

  • @cabaasshidane731
    @cabaasshidane731 3 роки тому +3

    Zaxaafow muniir kaligiis 30 yuruubar kagaarsiin mxaa lodafirayaa liicaato ar bini.aadanaa

  • @cashocabdiqadir2390
    @cashocabdiqadir2390 3 роки тому +40

    Legend munir io lamanaha jclka keep going❤❤💯

  • @cabdimahad4760
    @cabdimahad4760 3 роки тому +2

    Safar saalamu zxp muniir ilaahay hakunabadgeeyo adoo caafimaad khaba
    Fidow yaashana hasoodaan barada wanna kuusoo ducaynaa yaa zxp adi maahan cidkale mataageero rutii zxp muniir soolaabsho wacan sidaasoiyo nabad galyo ? Halmid aa kaacodsanaa muniirow zxp hoos igalasoohadal baliis zxp? Komatigaanna akhri zxp muniir muniir koy ❤🧡💛💚💯🤍💙💟

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +6

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 😂🙏

  • @fathmahersi6842
    @fathmahersi6842 3 роки тому

    Mashaallah wllkay muniir horumar wcn iyo safar kheyr qabo

  • @hanifahamud4698
    @hanifahamud4698 3 роки тому +12

    Msha allh keep going bro

  • @nabiilaibrahim4351
    @nabiilaibrahim4351 3 роки тому +1

    Welcome my brother

  • @maahirmuhamed5797
    @maahirmuhamed5797 3 роки тому +2

    M.a munir Allah ku nabad geyo lkn inte usocoto

  • @sar-m9564
    @sar-m9564 3 роки тому +4

    Sharma Boy Hees Lasoo qaad Muniir hadaa soomalia tagtid 😂😂✅✔️✔️

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 3 роки тому

    Dadne waxay ka murgayaaan so bixitaankaga dadne imaashahaaga ayy sugi la'yihiiin dadka murgaayo wax ma naga galin anaga noo imoow
    Wlcm to muqdisho muniir🇸🇴🥰

  • @tooyo___show______________6152
    @tooyo___show______________6152 3 роки тому +5

    WLH QUUF LU XESSEY TAHAY WLL MUNIIR BAREYAHAN WALAA KU WAYE WLH HAKI KABAXDEY♥️🥰🙏

  • @dahirdaudabdulle1415
    @dahirdaudabdulle1415 3 роки тому

    Welcme muqdisho abowe mcn munir

  • @amaldiamond3700
    @amaldiamond3700 3 роки тому +3

    Wlcm munir dhulkaga hoyo alle hakunabad keno❤❤🇸🇴

  • @leyliinageedioffical252
    @leyliinageedioffical252 3 роки тому

    Welcome to your county🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yaxyeyuuni3122
    @yaxyeyuuni3122 3 роки тому +4

    safar salaamo aboowe

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 3 роки тому

    Waan ku jecelnhy walaalken muniir cade from kaaraan

  • @farxiyonuur8666
    @farxiyonuur8666 3 роки тому

    Welcome muqdisho cdy dalgaadi hooyo mcn alow kunabad geen adoo nabad qabo💔💔🌷🥀❤💐🧡🧡🧡♥️♥️🥰🥰✌

  • @wilkasanadka5118
    @wilkasanadka5118 3 роки тому

    Safar salama walaalkey muniir wax dhb ah alle kuma tuso 👍✌

  • @PES2022-c8b
    @PES2022-c8b 3 роки тому +2

    Inta ku faraxsan inuu somalia imado isdeedoo kale ismuujiya🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ze5in9bg7r
    @user-ze5in9bg7r 3 роки тому +3

    Safar salamo wll qali

  • @najmaadam7151
    @najmaadam7151 3 роки тому +2

    Safar salaama muniir safar qeyr qabo insha,alah

  • @haajihussein1097
    @haajihussein1097 3 роки тому +2

    saxaf dhiblow kulahaa naag ninked Lee waye 😂💓💓💓💓💓💓✌️✌️

  • @faraxcarale9846
    @faraxcarale9846 3 роки тому +2

    Welcome back to qoob dooro in sha alh

  • @safiyomacalim8539
    @safiyomacalim8539 3 роки тому

    masha allh muniir io saxaf adna allha idin xafido

  • @zahrahusein349
    @zahrahusein349 3 роки тому

    M.a abowe qalbi wngsan ad le dahy taas anaa ku qiray llhy waxa kaga baryaa nbd ku tag iyo cfmd farxd igu nolow adiga aabo lagu dhahyo llhy ha ku tuso nolosha kuma xumeso abowe safar salama 🥰❣️❤️🔥👏🏻

  • @queensuusuu3463
    @queensuusuu3463 3 роки тому +18

    500k coming soon team muniir hambalyo👍

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 3 роки тому

    Mashallaah Tabarakallaah

  • @fatumahussein5913
    @fatumahussein5913 3 роки тому +3

    Munir legend safar salama

  • @iqrasharafiqrasharaf8471
    @iqrasharafiqrasharaf8471 3 роки тому +1

    Safar salama bro

  • @ubaxdheman9327
    @ubaxdheman9327 3 роки тому +5

    Waan ku faraxasanahay inan ugu horeyo

  • @drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737
    @drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737 3 роки тому +13

    Msha allh wllakey muniir iyo family quruxda badan illaah haidin xafido wllakey muniir safarka illaah haku fududeyo insha allah wllakey qli 🤲🤲🤲🤲💞💞❤❤💗💗

  • @maimoonmohamoud2529
    @maimoonmohamoud2529 3 роки тому +1

    Mashallah muniir u became different. U gained weight and looked a big man mashallah.

  • @zakinhosaid4949
    @zakinhosaid4949 3 роки тому +2

    Welcome bro my home🇸🇴🏠

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 роки тому

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 3 роки тому +2

    Muniir wanaagii oo qof msh allh🥰❤️

  • @naciimocumar794
    @naciimocumar794 3 роки тому +2

    Soodhawaaw muniir aqaa🇸🇴🥰

  • @hassanmaxamedahmed4531
    @hassanmaxamedahmed4531 3 роки тому +6

    Safar salaama zxp muniir legend

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 3 роки тому

    Muniir maleysia intadan kaso tagin plz Asxabtii inkastoy esan wada joogin halmeel isuga keen si aan u argno
    Faadil dumdud
    Abdiqani abeera
    Axmad maraq
    Axmad turkey
    Imaan amiin
    Real enjoi
    Moha faradar
    Asad Jabra
    Iyo inaat ilooway 🥰

  • @dahabaomar857
    @dahabaomar857 3 роки тому +8

    إن شاء الله توصل بالسلامة 🙏

  • @farxanabdi1664
    @farxanabdi1664 3 роки тому

    Safar kheyr leh bro allaha kuufudeeyo meel kasto oo aad tagto 🛫🛫🛫 from Malaysia to Somalia

  • @yaayacade8927
    @yaayacade8927 3 роки тому

    Welcome soomaaliya

  • @hawoluckyoffical3129
    @hawoluckyoffical3129 3 роки тому +2

    M,a abowe ayantan maba ku arag waadba cayishay