Israel iyo Xisbullah oo isku midiyo lisanaaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Israel iyo Xisbullah oo isku midiyo lisanaaya

КОМЕНТАРІ • 45

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 3 місяці тому +7

    Yuhuuda oo kaliya soo duuba yuhuudyahay

    • @DrAbdullahiIbrahim
      @DrAbdullahiIbrahim 3 місяці тому

      Ba ooda ku raaxeysanaa dhaaf lkn falstiin hadii la soo duubo khalbiga ina damqaya😊

    • @Somali12222
      @Somali12222 3 місяці тому +1

      Waa yahuud kale

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 3 місяці тому

      ​@@DrAbdullahiIbrahim propaganda waaye 20 sano lasoo dhaafaayey Muslimiinta sidii ay ku suirad xumeenlaahayen ku shaqaynaayey .
      Waxay raban inaad aaminto yahuudu aya masaakin waxba galabsan yhn

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 3 місяці тому +6

    Horta BBC ma yuhuuda leh kamahadlayso xasuuqa qasa ee waxayna Lee yihiin Israel ayaa xabad lagusooridy 😂😂😂😂😂😂😂uf

    • @Gytyÿyyyy
      @Gytyÿyyyy 3 місяці тому

      Wllh ani wan shakiye kole lkn Qof kasta qofku raaca un baa lala soo saari qiyamaha.

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 3 місяці тому +1

    Xayawamiin waaye intaas ayaay ka hadlayaan waxeyna ka dhigayaan waxii Qaza ku dhacey o kale in ay ku dhaceen, Alle ayaan ka baryaa waxii aad Qaza ku sameyseen mid kadaran in ay idinku dhacdo walibana idiin soo deg degto amiin amiin amiin

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir8631 3 місяці тому +4

    First comment SCW SCW❤ love saar

  • @AbdiwasicKhadar
    @AbdiwasicKhadar 3 місяці тому +2

    Walhi sheekhayaga sh xasan nasrulaah waa geesii

    • @maxamedxariir575
      @maxamedxariir575 3 місяці тому

      Hoog iyo halaag ayaa ku sugnaaday waligood dagaal ay falastiin ku xoraynayaan may qadin
      Sheekh xasan nasrulah waa shiici iiran ayuu u adeegaa.

  • @NostresYt
    @NostresYt 3 місяці тому +3

    kualaha ma jirto dal aqbalaya in dadkiisa maalin walba la laayo yuhuud yuhuud dhalay kwrn Gaza maalin walba 100 qof bay ku dilaan kuwaasi ma xasharaad baa bbc somali anaa idin wasa idinkana

    • @SaidAbullahi-dt5ge
      @SaidAbullahi-dt5ge 3 місяці тому

      😅😅

    • @kimkyungsoo4370
      @kimkyungsoo4370 3 місяці тому

      Jaahilow BBC ninka waraysiga bixinayay ayay soo turjuntay hadalkiisa ee ayagu waxas maysan dhihin maangaabow wax u fiirso

    • @NostresYt
      @NostresYt 3 місяці тому

      @@kimkyungsoo4370 adr chanelkani waa mid yahuud leedahay waxayna soo duubaan afarta qof ee yuhuuda ka dhinta iyagoo ka dhigaya in lagu hayo nacayb isir sifayn ah

  • @MacalinKhadarcute-e7v
    @MacalinKhadarcute-e7v 3 місяці тому +2

    Waa loo baahanyahay in sifiican loo garaaco yuhuuda

  • @taajirxaajiadem
    @taajirxaajiadem 3 місяці тому

    Mansha allah

  • @maajidpoi11
    @maajidpoi11 3 місяці тому +2

    Jhhh carurta yaryar eee Falastin ee Qaraxyada lagu sasinayo madafiicda malaga hadlo

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 3 місяці тому +1

    Idaacada afka gaalada walee qof iimanleh ha ash ash hadalkiina !

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    Mahadsant bbc 💕 💞 💕 💞

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 3 місяці тому

    Xisbullah allow u gargaar

  • @AnisIbro
    @AnisIbro 3 місяці тому +1

    Guriyaha qaza ee laburburinihayo wali ma aha mya

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 3 місяці тому +1

    Annaga waxa yahuudu ku nadacoonayso hanoosoo duubinina ee kuwa ay maalinwalba duqaynayaan ee ay eberka ka dhigeen ayaa u baaahan in laga hadlo dammm!!!!!! Bbc is sreal vioce

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 місяці тому +1

    Waxad tihiin ilaacad gumaysi marka an hoganka uqabto Somalia inshallah BBC iyo voa waxa kasari hawada Somalia

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 3 місяці тому

      Wlhi dadkan iiman mle wa murtadiin wa mujrimin munafiqin diintoda islanimodada ayey lcg ku gaten gaal jcl qiyama war jira

  • @suhaybbukhaari
    @suhaybbukhaari 3 місяці тому

    Baga israailhadhamato

  • @Abshircabdisheekh
    @Abshircabdisheekh 3 місяці тому +1

    Ilaahoow xisbullah iyo yahuudda foodda isku gali ilaahayoow ducadaan iga aqbal ilaahoow ilsu dir labadooda

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 3 місяці тому

    Waxaan duqayn maha dadna kuma dhintan ee kan Israel kumaanaan caruur ah ayu dila

  • @khada917
    @khada917 3 місяці тому

    Viva Hisbolah baabi,ya Guumaystaha qaaradaha dabadooda laga soo waariday.

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 3 місяці тому

    BBC somali waxay ku hadlayaan afka ingiriiska lkn luuqada kaliya ayaa somali ah waligood may sheegin xasuuqa falastiin 9 bilood socda

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 3 місяці тому

    BBC da yuhuud walaalkood ba leh oo ingiriis. Isagaa keenay meesha yuhuuda marka hore

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 3 місяці тому

    Kkkk cajiib dhulka ma,oga miyaa kuwaani in xoog laguhaysto oo ay Lubnaan leedahay.

  • @abdifatahmuhudin2273
    @abdifatahmuhudin2273 3 місяці тому

    Waa wax laga murgoodo in qof Muslim sheeganaayo uu iibsado qadiyadiisa isagoo afka gaalada lu hadlaayo .
    2015-2018 wlhi aad ayaan u jeclaa BBC magacyadooda iska daaye codkood aad u kla aqaanay bale 2018 markan bilaabay in aan akhriyo taariikhda ayaa ogaaday inayba yhn Shar socota ahna afka galbeedka iyagoo af somaliku hadlaayo Naclad ha idinku dhacdo Qiyaame suaale idin taaloo .

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 місяці тому

      BBC maxaad ku haystaa England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 baa iska leh ee wax aynu leeanahay muslim ahaan aynu samaysano calaacalka aan iska dhaafno .
      Keliya waxay soo turjumaan warbixinada ay weriyaayaasha cadaanku sameeyaan .

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 місяці тому

    East europa kulaabta dhulka dadkii lahaa ayaa nooĺ meshaad katimadeen waad garnaysaab dhulka falastiin ayaa leh Ukrainia romania Russia ku laabta dhulkan waad kusoo qaldantewn

  • @engineeraymankw9989
    @engineeraymankw9989 3 місяці тому

    Idaacad ree galbeed ah ilayn wax lagama dhagaysto. Ma duqaytidaan yahuuda ah baa xagaas ku dhashay? Xisbullah Guul Falastiin guul bay gaadhi doonaan kuwanna wadamadii ay ka yimaadeen ha isaga noqdaan.

  • @ahmetderie5477
    @ahmetderie5477 3 місяці тому

    Nacladi nigu dhacdy idinkuba Gaza saw sidaad doontan kamad yeelin adkystade

  • @Nuur107
    @Nuur107 3 місяці тому

    Odogaan mirirka ah waye Israel oo dhan dhul eysan leheen ayey raban iney xoog gujokan dhulka idinla go

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 3 місяці тому

    BBC wa warbaahin rer galbeedku leeyhy xaqiq masheegan

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 3 місяці тому

    Hal dhinac ayaad ka hadasheen, Madaafiicda Lubnaan ku dhacda maad sheegtaan😮 idaacad yuhuuda u shaqeysa ayaad tihiin; Waadna ku faraxsantihiin saan filaayo😂

  • @YacinDaher-bp5cm
    @YacinDaher-bp5cm 3 місяці тому

    es pas vrai histoire

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 3 місяці тому

    Bbc wa murtad diinta ayey ka bxdey

  • @faisalburhan108
    @faisalburhan108 3 місяці тому

    waxaan ka xumahay inaad soo tabiso wararka noocaan oo kale munaafaqiin ayaana tihiin bahda bbc ee somali maxaad usoo tabin weysey wixii dhibaato ee la,gaarsiiyey falastiin iyo xisbulaha waxaa tahay wariye jaahil oo runta soo tabinin warkiisuna dhinac u,raran shame on you.
    waxba hana tusin wixii yuhuudu ay ku tustey shame on you.
    badaw yahow munaafaqa ah.

  • @GANGKILLERS
    @GANGKILLERS 2 місяці тому

    UF BBC war somaliye channel kaan report dhaha aniga ugu horeeyo waan saaray report ga cry trash BBC sad asf 😢😭 lolz 😆😄 😂