Soomaaliya oo qarka u saaran waddadii Afghanistan iyo halis cusub oo soo korortay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 чер 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 45

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 21 день тому +2

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Soomaali Allaha U Miciino Cadow Badan Ayaa U Tashaneysa Laakiin Ilaaheey Hanaga Badbaadiyo 😭🇸🇴🙏😭🇸🇴🙏

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 21 день тому +1

    KABAYARE ANNAGOO SUNNI SOOMAALI AH AYAANNU TAAGEERAYSANAHAY KOOXDA SHIICADA YEMEN SABABTOO AH WAA KUWA KELIYA EE IS DHINACTAAGAY SHACABKA REER GAZA

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 21 день тому +2

    Taas. Allah. Ayaa. Kama. Galnay. Oo. Allah. Ma. Dhihn. Insha allah. Ma dhihin. Alah. Baa. Ku. Filan

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 21 день тому

      Farmaaajo wa MR
      Kolay khawaaarij imaaan mayaaan dhul darooood
      Gud luck yaaa hawiye AS idinkaaaa ah

  • @momindekk1
    @momindekk1 21 день тому +2

    xasan dhiiqo waa u dhamaatay villada lagu duqaynayaaaa inta xabaalaha faagayso

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 21 день тому

    Ina. Kaba yare. Murtidaada waan ka helaa. Xabadaha kor u tuur reer magaalnimo ku dar

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 21 день тому +3

    asc habo 1991 ayaa dhashay waxkasto xun oo somaliya kadhacaayo waayo dawladeenii barakeysnayad ee raxmada lahayad adinkaa dumiyey wadankiina xasilin waayo boobay waxkastoo dalka iyo dadka waxtar ulahayad marka reerka hawiye haudulqatan dhibtey gacantooda kudhaliyen

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 20 днів тому

      Hawiye dhulkooda ayey joogaan ee aad dhulkaada la tag diqonimadaada...

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 19 днів тому

      ​@@IRIR-SAMAALE_114 hawiye argigixo isaga ah darood free bu ku noolyhy dhulkiisa😂😂😂 ada dhan kasta ku gubtey

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 21 день тому +3

    Kooxda damu Ka sii iyo xassan baahane inta qabuure iyo maydka la canshurayo dalka cadiwga khawarijta Aya qabsanaya

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 21 день тому

    Waa dhaqankiisa maraykan waa cadawga kobaad ee islaamka isagoo difacaaya yuhuuda xoogaga iyo xeelad way kariwaayeen réer galbeedka siday u dhanaayeen ba

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 21 день тому +1

    Dowlada soomaaliya waxeey Raadi neysaa soomaali oo hishiis ah dunidana hishiis la ♥️ ah Daaqsigana hishiis ku ah dhaliisha daciifka joojiya

    • @moktarabdi7646
      @moktarabdi7646 21 день тому

      Qabuurahana heeshiis la ah 😂😂😂😂

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 19 днів тому

      walal miyaadan qof caadiyaa ahayn, halkee maanta joogtaa Soomaali heshiish ah?! war isku ishoo xitaa naftada ixtiraam oo been ha barin

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 19 днів тому

    alshabaab in aay dhaqalahihi dadaka masakinta ah ee Soomaliyeed aay shiico ku hubeeso waa ayaan daro taariikhiya

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 19 днів тому

    Xaarmaajo ayaa ka shaqeeyay waqtigii nabar iyo naxdin

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 15 днів тому

    Innaa lillahi wa inaa ileyhi raajicuun garbahaaga malaa ik baa saaran

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 19 днів тому

    Afghanistan hawiye lee noqon iyaga 18 askari diley anaguna waan ka goyneynaaa😂😂😂

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 21 день тому

    ISkool aad wax baro waxaa aad aqoon u lahayn aad ka hadleeysaa .

  • @sahramohammed7668
    @sahramohammed7668 21 день тому +1

    Farmajo filada ka soobax hawiye magawsa. Donaa in unan waxba mamuli karin inta somaliya dhulbanan joogta ayeyba manta quburo qufanan

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 21 день тому

    Abwaan xasan waxaa uu xiriir la leeyahay shabaab bal arintaan si fiican u baar warar muhiim ah baa soo baxay oo xitaa xasaskiisa mid ka mid ah ay xiriir fiican la leedahay.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 21 день тому

    Xasan Sheikh ayaa Argagixisada la shaqeeya waxa uuna Rabaa in aanu waxba ka tegin Rumayso ama ha Rumaysan waa dhab arrnkaani

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 21 день тому

    AR FARMAAJO SOOBAX MAXAA KADAMBEEYEY SAAXIIB WALLEE HAWIYE IYO MOORYAANIMO MAKALADHAMMAADAAN AAN DOWLADNIMO AQOON INLA XUKUMO AYAY KUFIICANYIHIIN

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 19 днів тому

    maalintii bur bur lagu bilaabay ciidankuu qaranka ayaan axsan ka shikiyeey , duliga vahdilan taariikh ayuu ka tagay

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 21 день тому

    SHABAAB HUBKI UGU BADNA OO CASRI AH DAWLADA IRAN UGU DEJISAY JILIB MARKA,SI AY SOMALI GUUD AHAN GACANTA UGA DHIGAN.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 19 днів тому

      Somaliya qabsan mayaaan siiba dhul darood e hawiye qabsanayaan😂

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 21 день тому

    Alle Hana bad baadiyo kolley dad xun oo aaan waxa xun cashar ka barran baa nahaye

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 10 днів тому

    Murusade oo meeyd u raran yahay amaleele dajiyay

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 19 днів тому

    Hawiya ayaa isku dhameen ayaga cawaan ah.
    Hawiye waxaan ma xukumi karan in la xukumada diide.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 21 день тому

    WAR MAXAA NOOGA GIDHIISHA HAWIYE IYO ALSHABAAB WAA WADA SHAQAYSTAAN

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 20 днів тому

    Waxba ma’oga tana gaara’ayuu kumashquulsan’yahay wax iskaqabtaana’majiraan

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 21 день тому +3

    If iyo Aaqiro gblk Banaadir oo dhan ayaa Qabuuro ah oo waalidiin teena oo dhami ayaa guryo iyo hoteelo suuqyo iyo hay'adiihii dowlada iyo wadooyin laga Dul dhisey Dad kii gblk Banaadir u dhashey warqad dhalasho yaaqshiid karaan xamar weyne ❤ iyo deyniile malaha soo golioti waxaan leeyahay Edeb ku jooga

  • @user-rn6gi8yl3z
    @user-rn6gi8yl3z 17 днів тому

    Afkaka iskacadey kalabyahow

  • @abobasement346
    @abobasement346 21 день тому

    waxaa kah daran kuwah xasan moryan kah sugayah madaxweyneh xasan moryan iyo villa family waxay ku talah jiran inay markay isku dhabaqdoh in u kah cararoh somaliyah waa waxah u dhulkah ugah ibsanayoh kenya 🇰🇪 iyo tansaniyah hawiyeh marnah waa Argagixisoh marnah Qaburoh bu qotah kuwah kah sugayah dowlad bah ka daran

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 10 днів тому

    Murusade waxuu ka yimid galgadood asagoo goosasyar ah dhulka wacdaanka uu dagay ruux ayaa ka dhintay wacdaanki ayaa u diiday in uu maydka dhulkooda ku duugo murusadoo meeyd sita a maleele oo malaaq reer mataan ah ayaa dajiyay ee galgadood ayee ka yimideen waxaana ugu sukeeysa ceel buur hamarna sida dadka kale ayee u yimideen waa ka soo horeeyeen dagaanka mudulood ayaa leh intakale waa yimideen mudulood waxaan lugu dhaxjurin aggooye ilaa xaradheer caasimadana daxdooda ayee ku jirtaa xamar dhankaa uga bax daba goof abgaal waayeb

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 19 днів тому

    adigaa koow ka ah kuwa masuuliydaas qadaya, soo ma ahayn burcadii shalay qabiilka ku watay kuwa maanta talada dalak gacanta ku haysa

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 21 день тому

    Kabayarow naga hanoosheegin waxa tahay dadka maraykanku u yahay malakalmowd waxaad leedahay Yémen iyo alshabaab xidhiidj ayaa dhexmaray maraykanka ayaa fashiliyay itaal markuu waayay ayuu wax aan jirin shegayaa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 21 день тому

    Meelaha alshabaab qabsan doonaan Waa deegaanada hw

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 21 день тому

    Pappagallo😅😅😅😅

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 21 день тому

    I'm so surprised. Shia wa Muslim not galo why somalida u runsadan waxa Maraykan ka iyo rer galbred ka shegan that's all their parapagandas and by the way iyaga aya quudiya argagixisada. Somalia 🇸🇴 hanolato

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h 21 день тому +1

    Madaxsabuul Usheeg Shiicanoqda 3&9 Hawiyena Diinta Shiicadahakubiiraan,Wbt

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 20 днів тому

    Mursade ka hadal nacas yahoow beenloiw ah, cid ku dhageysabeyso ma jirto ee beentaada iyo dhuusadaada la aad Ceelbuur..saqajaan baa tahay

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 21 день тому

    war aamus kabayare hadii soomaaliya sidii afqaanistaan noqoto adiga yaa kaaga futo xun hadey ku heystaan si fiican ayey kuu hantinayaan adiga iyo gabdhahaaga doqon yahow dawlada ku xumee ayaad si dhaheysaa dadka adiga iyo murusade haaga u hooseeya istubid dog yahow