Islaamka iyo Faransiiska | Maalintii ay muslimiintu ka badbaadiyeen faransiiska in la gumaysto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 166

  • @NajmaMaxamed-dk2kh
    @NajmaMaxamed-dk2kh 4 місяці тому +1

    Ilaahay haw naxariisto sacdiyiinta kuwaas oo la dagaalamay gumeystihii cusmaniyiinta❤❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 роки тому +23

    MashAllaha TURKIDA wllhy taariikh fican bay leeyiin Allaha barakeeyo walalaheena turkida ah

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +32

    Allah hakabalmriyo Ustaad Abdiraxman Cumar waaberi😍

  • @hargaysawardahaji1574
    @hargaysawardahaji1574 3 роки тому +8

    Codkaga waaben kuhaysta io xigmadadaba wllkay alleh ha ku barakeyo 😍🥰

  • @vandhaboy3789
    @vandhaboy3789 3 роки тому +14

    Ustd maad kaasoo hadashid taarikhda Ahmed gurey.
    Waligey maanan Arag kanalada wawey ee somalida oo ka hadlaya halyeeyadood.

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 3 роки тому +4

    Masha allh 💖💯.
    Allh haku zhrfo ustaad Abdirahmaaan Cumar

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer 3 роки тому +1

    Mar walbo guusha iyo sharafta islamka ayaa iskaleh

  • @ahmedcige99
    @ahmedcige99 3 роки тому +4

    Waadna ka soo baxdey Barnaamijkii aan kaa codsadey ee dawladii osmania Wllhi bilahi zhp cabdi rahmaan waberi si daacad ah ayaan kuu taagera xalkaa ka sii wad dadaal kaaga oo hankaaga iyo meesha aad rabto ilaahay hakuu fudaydiyo himiladaadana waad gaadhi doonta insha allah 👏👏👏👏👏👏

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 3 роки тому +5

    Allah ha quweeyo muslimiinta maanta sharaftooduna hasoo celiyo

  • @xafiiskaafhayeenkamjsl9724
    @xafiiskaafhayeenkamjsl9724 3 роки тому +3

    Insha allah waysoo noqonaysaa dawladii cusmaaniyiinta

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

    • @pepexaji9288
      @pepexaji9288 2 роки тому +1

      تركستان الغربي

    • @pepexaji9288
      @pepexaji9288 2 роки тому

      برنامش تركستاني الغربي

    • @pepexaji9288
      @pepexaji9288 2 роки тому +1

      ياأخيالله يعزك

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 3 роки тому +2

    Mansha allh suliemaan al qanuune 500sano kadib rajab dayib ardugaan dad islam ah oo diinta usoo halgamay rabi kuma ilaawo al qanuune

  • @sharafboy4501
    @sharafboy4501 3 роки тому +3

    Masha Allah walaal Allah haku barakeeyo wan ku taageeraa 🙏

  • @faraskacadinacade6998
    @faraskacadinacade6998 2 роки тому +1

    wax badan waan kaa faidne wll c,raxmaan keep wll

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 3 роки тому +5

    M.alh amiirul muuminiinka casrigan ordogaan ilaahay hakula jiro habeen & maalinba guulayso insha alh

  • @mustafeibrahim233
    @mustafeibrahim233 3 роки тому +2

    Waaberi media: c/raxmaan masha allah sxb horey usoco

  • @harrit9
    @harrit9 3 роки тому +11

    ha igu noqonina faransis like dheh 😂🥰

  • @cabdullahiomar6423
    @cabdullahiomar6423 3 роки тому +2

    From___2k to 100k soon hanbplyo bruh cilmineh naguso kordhisay mhd snd

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 3 роки тому +3

    Dawladayada iyo dawladeena
    Seefahayaga iyo seefaheena

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 3 роки тому +3

    Thank you 🥰

  • @mahamedguhad5624
    @mahamedguhad5624 3 роки тому +10

    Zxp horta waan ku tagaera wana kujecelnahay fadlan adoo raali ah waxaan kaacodsanayaa inaa kasoo hadasho tafiikhaha TURKE (turkiga) ama madax weynaha ARDUGAAN rajib dayib ardigoon

    • @caamirceynte4096
      @caamirceynte4096 3 роки тому +1

      Tarikhda Turkey inaad ogaado hadii aad dooneeso baro taariikhda islaamka

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 роки тому

      Barro taariikhda islaamka sikoobana waxaad uga heli mustawbal fagaare

  • @ismaaciiladam5040
    @ismaaciiladam5040 3 роки тому +9

    Sxp sacada ninkii ikhtiracay warbixin naga sii adigo raliya 🙏🙏🙏

  • @SaraMohamed-zt7sq
    @SaraMohamed-zt7sq 3 роки тому +2

    Taariikh madoobaa umadan glbeedka Alx calaa nicmatal Islam

  • @mohamettabdywali4405
    @mohamettabdywali4405 3 роки тому +2

    100k inasha Allah

  • @efootballpessgmail3343
    @efootballpessgmail3343 3 роки тому +3

    Keep GoinG Pro

  • @abdimohamed390
    @abdimohamed390 3 роки тому +2

    الله اكبر

  • @hajitech2333
    @hajitech2333 3 роки тому +1

    Ustaad Abdirahman Waberi | Allaa Yacizak.. Channelka Ugu Macquulsan Channelada Somalida Iyo Shakhsiga Ugu Macquulsan ..Guul iyo Horumar Wacan Ustaad🙏 ..

  • @abdirahmaaan444
    @abdirahmaaan444 3 роки тому +2

    Abdirahman waaberi 🙏

  • @susuomar8584
    @susuomar8584 3 роки тому +3

    Keep going bro 🖤

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe 3 роки тому +3

    Mahadsanid walaal muuqaal waxaad inooga diyaarisaa shilalka diyaaraha

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 3 роки тому +1

    Big respect waaberi media

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Рік тому

    Mansha allah ❤❤❤❤ almusulinmo❤❤💯💯

  • @efootballpessgmail3343
    @efootballpessgmail3343 3 роки тому

    Mahadsanid soo Badi wll

  • @muscabmansuur1692
    @muscabmansuur1692 3 роки тому +1

    Hore u soco wll

  • @mushtaqali9318
    @mushtaqali9318 3 роки тому

    Allah haku barakeyo wallo qali

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому +2

    Wad saxday wlhi tarikhda
    Horan buug uga akhriye wll
    Mahadsanid

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому +1

      Kheyrudiin barbarosa
      Badmaaxahii badbaadiye
      70k muslimiinta adalus
      Illhy hawnaxariiste

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому +2

      Waxyaabaha cajiibka ah ayaa ah
      In turkidu kheyrudiin basha iyo walalki curuj raish ay marakib tooda shidalka kasahmiya bada midtreniun sea ugu magac dareen
      Turkidu weligood tarikhdooda ma ilaawan

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому

      Cidii ubahan ogansho hakasoodawato

  • @shumacaumada4312
    @shumacaumada4312 3 роки тому

    Mashaa allh hormar wacan

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 3 роки тому

    Shukran sxb waanu kaa faidnay

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 роки тому

    Hore u soco sxb

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 3 роки тому

    Jzk khayran

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 3 роки тому

    Masha Allah

  • @daacadofficial4664
    @daacadofficial4664 3 роки тому +2

    Keep going bro

  • @abdimajid1287
    @abdimajid1287 3 роки тому

    Ilahey tartiis hal mowduuc igu so gali wll martin luther king jr 🙏🙏🙏

  • @sakiibraahimsakiibraahim359
    @sakiibraahimsakiibraahim359 3 роки тому +2

    M.allah waaberi media

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste5567 3 роки тому

    Waaberi media my fav channel m.a

  • @hinowet7069
    @hinowet7069 3 роки тому +3

    Mahad santahay muqalka qurux badan oo nosobisay

  • @bmyaasiin538
    @bmyaasiin538 3 роки тому +5

    the title of video in english -----Islam and France | The day the Muslims saved France from being colonized

  • @waxqabadiftiimaya6968
    @waxqabadiftiimaya6968 3 роки тому +1

    Mahad sanid bro Ilahy darti ayn ku jeclahy wll Ee horey usoco Muqaladana noo so badi wll

  • @cench2
    @cench2 3 роки тому

    hayreddin barbarossa maqaal nooga soo diyaari zxp A/rahman ✌

  • @cabdalecabdale7749
    @cabdalecabdale7749 3 роки тому +6

    WALaa sheeko kasamee WAXAY ARGENTIN ka aaminsantahay maradona

  • @qadanabdi2769
    @qadanabdi2769 3 роки тому

    Walaal Ka sheeke taariikhdii cabaasiyiinta

  • @bahjuumohamed4548
    @bahjuumohamed4548 3 роки тому

    Wll qisoyin noso gudbi plz.🥰😢

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 3 роки тому

    Thanks alot Resbct poqortooyo

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 3 роки тому

    Thanks keep going bro

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 3 роки тому

    Channelka kaliy een ka daawo wrbixino xaqiiq ah guurayso wll abdirahmaan

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 роки тому

    Waa run tariikhdu ma qarsoonto

  • @danan991
    @danan991 3 роки тому

    waa run wlhi qalbigay farsiisnimo ka qabaan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +1

    Gaal abaal maleh maantana diinta iyo kitaabka ayey si cad ugu jees jeesayaan lkn wxa jiri doona maalin ay aad uga qoomameeyaan.

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 роки тому

    Insha allh 1 ilaa 5 bisha 12 aad 2020 waxaan gaareynaa 100k

  • @abdilaahizaad27
    @abdilaahizaad27 3 роки тому +1

    In ay shardi ku xidhaan bay ahayd intaanay ciidamada u dirin shardigaas oo ah in ay diinta islaamka soogaalan

    • @maxamedhassan4471
      @maxamedhassan4471 2 роки тому +1

      Waa qalad sxp sidaas diinta qasab qof laguma soo galin karo

  • @أبوبكرالعريش
    @أبوبكرالعريش 3 роки тому +3

    سمعت هذه الأعاجيب عن جهاد الترباني
    الله يحفظكما 😍

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 3 роки тому +1

      من وين؟

    • @أبوبكرالعريش
      @أبوبكرالعريش 3 роки тому

      @@LTGAzam فلسطين

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 3 роки тому

      @@أبوبكرالعريش
      اهلين يا دمي واخي الغالي
      هل تفهم لغة الصوماليه؟ ؟

    • @أبوبكرالعريش
      @أبوبكرالعريش 3 роки тому

      @@LTGAzam 0633406938 واتساب

  • @Dayr12
    @Dayr12 3 роки тому

    Congratulations 100K

  • @sakariamahamoud7101
    @sakariamahamoud7101 3 роки тому +2

    Zxp taariikhda geesinimada leh ee somalida kasoo hadl please

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 3 роки тому

    Keep going

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 роки тому +2

    Sxb waxad kahadasha sababta argentina iyo magaalada napoli maradona in ay caabudan ay ugu dhawyihiin

  • @abdirahmaancc7776
    @abdirahmaancc7776 3 роки тому

    Hors usoco wll

  • @abdirizak1956
    @abdirizak1956 3 роки тому +2

    Cabdiraxman mahad sanid wll ❣

  • @sonofparkito
    @sonofparkito 3 роки тому +2

    Wll waxaan maqlay hadaad timaado turkiga waxa lugu soinayaa guri waxaana familygaaga la siinayaa paasaabor turkiyaan ah maxaa ka jira wll bal iiga soo jawaab

  • @dholacaddechannel7987
    @dholacaddechannel7987 3 роки тому

    Hore usoco wlaal

  • @cadaanigaming5729
    @cadaanigaming5729 3 роки тому +2

    Malinti aad furtay channelka waabiri waxan ku xirmay asago maraya 30 kun illa hadda waan ku xiranhy waana channelka 1 ee aan xiiseeeyo

  • @abdikhani9517
    @abdikhani9517 3 роки тому

    Horay usoco sxb ❤❤❤❤❤❤

  • @xoglahubotube851
    @xoglahubotube851 3 роки тому +3

    walalaheyga somaliyed subscribe iku cawiya waxan hesa 500 subscribe adinka iyo walidintina ilahay janutul fordoso haku sugo

  • @tacabmedia7623
    @tacabmedia7623 3 роки тому

    C rahman omer ....sxb waan ku jecelnahay waxaan waxaan kaa codsanaynaa aragaaga hal.muuqaal kooban

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 3 роки тому

    Horey usoco sxb

  • @bulshawimedia455
    @bulshawimedia455 3 роки тому

    Ustd maad kaasoo hadashid taarikhda Ahmed gurey.
    Waligey maanan Arag kanalada wawey ee somalida oo ka hadlaya halyeeyadood

  • @fasaaxa_media
    @fasaaxa_media 3 роки тому +2

    DIINTA CUSUB IBRAAHIMIYADA | SH XASSAAN XUSEEN👇👇
    ua-cam.com/video/vUsivhK1Mk4/v-deo.html

  • @abdimajid1287
    @abdimajid1287 3 роки тому

    Waaberi media walal ( Abdirahman Omar ) waxan kaa codsanaya hak muqal oo ku sabsan
    (Martin luther king jr ) walhi waa mid xiiso badan i aamin walal mahadsnid

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 роки тому

    Ustaad🖼

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 3 роки тому

    100k subscribers wxyar baa inooga dhiman waankuugu hambalyayn wlal Cabdiraxman Cumar💫

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 3 роки тому

    Wll barmaamij gaara nooga samee khayradiin barbaroosa b

  • @UmuyaasirYaasir
    @UmuyaasirYaasir 3 роки тому +10

    Gaal abaal maleh car hasoo xasuusto garabka uu siiyay islamka waa jaahil ximaar ah

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira6948 3 роки тому +3

    Isla wayninka turkidaan ayaan ka yaabay

    • @hassanolol1292
      @hassanolol1292 3 роки тому +1

      Mxd aragty 😂👈

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 3 роки тому +1

      Ma jawaabta suldaanka ayaa kaa yaabisay 🤣🤣

  • @dubowabdullahi7746
    @dubowabdullahi7746 3 роки тому

    Abdirahmaan sxb qofka Kula had laayo waa samigaaga abdirahmaan taliifan laan ayaan ahay taliifankan ayaan kadawanayaa

  • @khalidnour2732
    @khalidnour2732 3 роки тому

    Ustad waxd ka waranta ciidamadii cusmaaniyiinta mar ay badbaadiyeen dalka ingiriiska

  • @dubowabdullahi7746
    @dubowabdullahi7746 3 роки тому

    Chanalkaga qofka kuxiran ayaan ahay oo kutageer san sxb

  • @watimahcpchamet1538
    @watimahcpchamet1538 3 роки тому

    Please talk about history adal sultanant

  • @khalidsefudiin5757
    @khalidsefudiin5757 3 роки тому

    Asc wllo qali😍

  • @ladnamuhume5245
    @ladnamuhume5245 3 роки тому

    Zax ALLA hlka kawad

  • @ducaalemedia1761
    @ducaalemedia1761 3 роки тому

    Asc macalin abdirahman omer fadalan kasoo hdal jamacadaha turkia iyo kuwa sanadkan 2021 bixinaya scholarship waxn filyaa in aad jawab iga siin doonto mahadsanid

  • @mohamedosman207
    @mohamedosman207 3 роки тому

    Wll waad ku mahadsantahay soo diyaarinta barnaamijyada 1k

  • @souhaybigue475
    @souhaybigue475 3 роки тому

    Asc wll abdirahman wahan diyarinaya civil engenieur wahan bartey logiciel kaa eyy ku chakeyann architecte markaa wahan rabey inad ika cawiso sababto ahh wa takasous qaka

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 3 роки тому

    Waaberi media

  • @shaaifahmedabdkani8167
    @shaaifahmedabdkani8167 3 роки тому

    Wll taariikhda roomanka oo faahfaahsan ma nooso dhigi karta?

  • @mohayare2818
    @mohayare2818 3 роки тому +2

    Waxee ugu walwalsan yihiin waa ta xaqiiqada mahad sanid c/ waberi

  • @mohataatikoofficial3641
    @mohataatikoofficial3641 3 роки тому

    M.a

  • @najaxgaas2998
    @najaxgaas2998 Рік тому

    Ama iga dhamo

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 3 роки тому

    Faransisku waxay ka abaalka dhacen turkida balse maanta turkidu wax abaala kama sugayso farance ee awood ayay isaga caabinaysa wayna kusoo celi inshllh shalay dulligay ku jireen

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 роки тому

    Wcs

  • @mustafaxmad3741
    @mustafaxmad3741 3 роки тому

    Sax waxa kaliya aan sugayo waa in uu chanal kena gaaro 100k subscribe

  • @suwaboy5313
    @suwaboy5313 3 роки тому

    Wlle nosoobadi dhambaalada sida taarikhaha hogaa miya yaashii muslimiiinta