CARUUSADII NAXDIN DARTED ISTAAGA KADHACDAY KADIB AROSKEDA MARKUU KASOO QEEB GALAY NIN SHEGAY INUU😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

КОМЕНТАРІ • 186

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 роки тому +46

    CHANLKA KALE QISADAAN SOO GALSHAY HADAADAN DAAWAN SOO DAAWO ua-cam.com/video/5iCKnLAXcI0/v-deo.html

    • @ladanjogdher3105
      @ladanjogdher3105 2 роки тому +2

      Indha buluc ayaan sis waan kuu saaray waanan kuu saaraa mar walba

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 роки тому +2

      Waan jeclahay sidaad uhadasho mansha Allah

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 роки тому +48

    Inta marka koobaad ilaahay saaxiib ka dhigtey marka labaadna
    Waalidkood farta taaga🥰

  • @mohamedabdikhadir6563
    @mohamedabdikhadir6563 2 роки тому +2

    Masha Allah ayaaney Qisooyinka xikmad e xikmadna waa lagasii dhaxli mida kale waxey kuu tahay wacyigalin inabada caadi eheen🌹 walashey Qisooyinka Soo ziyaadi insha Allah Allaha kuxafide🤲🤲👍🙏

  • @princesszapnaa9575
    @princesszapnaa9575 2 роки тому +3

    Zaxiibada qaar ma wcno wlhi🥺qiso xanuun badan wee iga soo marty lkn dacad markaa tahay ilahay ayaaa kula jiro xaqiiiq🥺

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 роки тому +11

    Anigay saaxiibtay dhabarka iga toogatey iyadoo nin leh ayey ninkagii kaxaysatay keediina diidey anagoo doorba guri ku iidna ila soo xidhiidh ayaaney.

  • @lakiabdi4679
    @lakiabdi4679 2 роки тому +2

    Naayaa ayaaneey wankusalaamay xbbti wankuuxiisay beryahan wan kamaqnaa khadka guulayso boqoradayada

  • @fadumomohamed4460
    @fadumomohamed4460 2 роки тому +3

    Miss you sister barigan ma dhagysan mashquul awgii 😍😍🥰🥰🥰

  • @ssabnaahasam2868
    @ssabnaahasam2868 2 роки тому +1

    Hor mar wac ayaan illahay ha ku xifdiyo

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 2 роки тому +1

    Ayaan Goobdoon guul iyo gacansaraysa waaqiso aan inaba caadi ahayn💝💯👑🌹🌹🌹

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @najaxaxmedxasan8746
    @najaxaxmedxasan8746 2 роки тому

    My wallhi ma arkin alle ima dusiyo sxb qiyaano badan alle haika haayo

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 роки тому +18

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @sahranuur1432
      @sahranuur1432 2 роки тому +1

      Wcs abaayo allaah yaxfidak ayaane abaayo wlhi inaad iijeedaanba moodaa li Ana waan indho yar yarahay markaasnba qolaa haiisoo indhoweynaan haiiso indho yaraan maasha allaah

    • @caashocaasho1270
      @caashocaasho1270 2 роки тому +1

      Asc

  • @axlaammaxamed2638
    @axlaammaxamed2638 2 роки тому +1

    Aniga wey igu dhacday sxbtey sxbkeey igu dirtay😪😪😪

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 роки тому +2

    Msha alha ayan keep going dad ba jira noloshada ka xun oo qoralo qaldan iska so qora xbbt ilove you so much

  • @maxamedibraahin1404
    @maxamedibraahin1404 2 роки тому +1

    Jacayl dhaba ayaa uu ahaa jacaylkaasi oo aan ahayn kasoomaalida ookale

  • @ibraahimaxmed3195
    @ibraahimaxmed3195 2 роки тому +2

    Haa walaahi wll inbadan way igu dhacday aniga

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 2 роки тому +3

    Wcs abyo Ayaanitaa 💋 waa ku salaamay quruxeeeey♥️❣

  • @jiggaboo183
    @jiggaboo183 2 роки тому +3

    Ayaney abayo wakusalamay kagadal waxan ku weydina xamar ma dahananjirtay waliba Xamar bille

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 роки тому

    Aleeylahe sxb ibtiladiis ilaah waa i agmarshey ane baabkaas abid ma gelin iyo sxb sxb rag iyo dumar midna🥰🥰aakhiru sabaanka maxaa igu wata kalsooni raadis tabarteyba maahee🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️jasaakallahu kheyr abaayo ayaan gobdoon👑👍👍👍👍♥️only qoyaskiina ku kalsoonaado kuwaas hadey dhibi kaaga timaad iyo xumaan iyagey uun dib noqon ileen

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 2 роки тому +4

    Ayaaney wlhi anigey igu dhacdey naaga walashey ka dhigtey o dadko dhan xita hadey wax ka shegan dagal siin jirey lkn dhabarka iga togatey toban iyo dhorsana ka so waregtey ila hada ma ilibo waxey igu sameyseyiyomesheyii takneyd

  • @sawdamuhiyadin87
    @sawdamuhiyadin87 2 роки тому +1

    Wll ayaaneey anigu gabar hooyaday dhashay oo ahayd dadii igu xigtay ban saaxiib la ahaa yaraantaydii markii aan waynaaday ban gabar kale sxb nala wada noqotay wax walba way ii huri jireen ana waan u huri jiray ilaa hadda waa sxbaday gabdha hooyaday dhashay iyo gabdhii kale wax xumaan ah nama dhex marin

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 2 роки тому +4

    Asc Ina gobdooney walee saxibtinimada haweenka qaarkii waxaa dhaanta ,inadan sxb adan yeelan,anigey dhabarka iga toogatey sxbdey aan dhiiga umusha udhaqijirey,markaa iyo wixi kadan beeyeyba waan isaga harey xaawaley sxbtinimadooda!.

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 роки тому +2

    ASC MARWO AYAAN KEEP GOING INSHA ALLAAHU TACALLAA

  • @hamdicabdullahi5650
    @hamdicabdullahi5650 2 роки тому +1

    Ala waa qiso xanuun badan saaxibyaasha qaar saaxiib ma'ahan

  • @naciimadiriri4657
    @naciimadiriri4657 2 роки тому

    Wax LGA ooyo MBA uusan dhihin mxaa IGA oohinaayo hadaann waxba Iska ogeyn❤️

  • @drsifrahupdalla1586
    @drsifrahupdalla1586 2 роки тому +3

    Mcney qisoyinka lso dhaqso wn dhararnee keep going qrxey❤🧕

  • @farhiaadan141
    @farhiaadan141 2 роки тому +1

    Nafdeydan sxb la ahay

  • @ferihaabdallah4126
    @ferihaabdallah4126 2 роки тому +2

    Masha allaah xabiibti waan maqlay qisada carabta waana ku farxay in aan maqlo codkaaga oo qurux badan somalia oo turjuntay mahadsanid

  • @aminadahir9382
    @aminadahir9382 2 роки тому +4

    kow ahay maanta yaa iga fiican 😂❤

  • @sacdiyocawil5987
    @sacdiyocawil5987 2 роки тому +1

    Run haddaad rabtaan qof bilaa adan ah naftada naguma aamino cid haddaad saxib dhab ah kadhiganeyso walasha ka dhigo adigu saxib dhab ah ma aamin sani run ahaanti

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 2 роки тому +1

    Sii qurux badan aya ku dhamatey

  • @mariyamyusuf2968
    @mariyamyusuf2968 2 роки тому

    haa walhy way iga toogatey mid aan weliba walaal ka dhigtay alah ha iiga jaro xaqayga

  • @zidraali9150
    @zidraali9150 2 роки тому +1

    Wlhi waarun nag zxpked aaba.ay Wlhi Qisadan midsoyara shabahda aynay igu dhacde

  • @mohameddahir2149
    @mohameddahir2149 2 роки тому

    Assalam aleykum ayanney, saxib lilaxi aah majirto,gabadha anisa aah ayat aya lilahi ahxeyt hooyatheti ducatheti ayayceshey.mansha Allah

  • @qatraabdi4479
    @qatraabdi4479 2 роки тому +1

    Ayaney wankusallamay wankujeclhy cdy Allah kuxafido

  • @jamilasugule9818
    @jamilasugule9818 2 роки тому

    Abayo Ayan maxlugudar Maxmud Sciid

  • @gablax
    @gablax 2 роки тому +4

    HADA WAXAD I LEEDAHAY CIDNA HA AAMININ 😂😂😂

  • @hodandirie853
    @hodandirie853 2 роки тому +1

    Asc sis qaali Masha AllAh xafidullAh Aamiin 🥰🥰 🥰 yaarabi

  • @zuzu-ss2cl
    @zuzu-ss2cl 2 роки тому

    Haaaaa wey ika togaday🥲🥲🥲xita qiso yar mahe ilahada si jismi ahan xita ukuma kabsan

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 2 роки тому

    Mahadsanid aad iyo aad baan uga musuudey. Alaale mahdic/o seylec somaliland. Near red sea.

  • @xafsadagan1760
    @xafsadagan1760 2 роки тому +1

    Ayaaney waligay saxb waanlhaa oogabar baan saxibo ahyan wligayna iskadaa inay dhabrka igatoogtee imay dhihin hadal idhaawaca alx sidookle ana waligy madhaawicin ilaahy baahadleh

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 2 роки тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد ﷺ

  • @farhiyamohamed3119
    @farhiyamohamed3119 2 роки тому +1

    Ha wlh naga qar iska ilaliyo

  • @magmastudios5952
    @magmastudios5952 2 роки тому +1

    Ayaney ana kamida inta saaxiib uu dhabarka katoogtay inten kugusoo gudbiya

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Aww, yareydaanaaa gabadha khatraaaaaayqanandumaaarcaday yarey.iyaaaaaa

  • @afayeenka4497
    @afayeenka4497 2 роки тому +1

    Haa aniga saaxiib keey ikhiyaamay saaxiib xasku caaminin

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel8080 2 роки тому +2

    Alhu akbar adunkaan wax walba wala arakaya abayo

  • @hudajamacbushalehuduus7425
    @hudajamacbushalehuduus7425 2 роки тому +1

    Naag zxb maleh zubxanalah

  • @cabdiraxman7787
    @cabdiraxman7787 2 роки тому +1

    Sxbtinimada naagaha daran nin lama qayaani karo waa feejigan yhy
    Naag naag kale qayaaneyso waa la arkaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 роки тому +2

    Masha Allah abaayo 🤩❤

  • @fahmomohammed5488
    @fahmomohammed5488 2 роки тому +2

    Keep going qurux ✨👸😎👍🌹✨❤️

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 2 роки тому +1

    Mansha Allah bless you my daughter

  • @sacdiyomursal3585
    @sacdiyomursal3585 2 роки тому

    Masha alaah uktii filaaah alaahu yaxfadki wa yarcaaki

  • @saynabfaarax1430
    @saynabfaarax1430 2 роки тому

    Wll isar sigisgarabka ilahay darti

  • @haawoabdisalan2720
    @haawoabdisalan2720 2 роки тому +2

    Ayaaney ani malihi Saxiibbad khaasa lkn wan jeclhy inasamesto

    • @azmaahmed2103
      @azmaahmed2103 2 роки тому

      Anipa Kula mida ahay ma ii noqonkarta zxp

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 роки тому

    Sxb ma jiro alle ha sahle jasakallahu khyr wll

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 роки тому +1

    Haa waa iga togatay waliba waqti Aan murugeysnaa ilaa hada saxib malihi Aniga mana rabo

  • @ZahroCabdulahi
    @ZahroCabdulahi 4 дні тому

    Ayaanay mar ka isoo firisay waa ogaa inaa wax kle inaa soo wa den ayaan quruxay

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 2 роки тому +1

    Waaqiso qiiro leh
    ayaanee hablo aan walaalahay ahayn
    saahiib malanoqon w
    eligay iyagana illaahay cadaw iigamdhigo

  • @ubaxyasincasoowe2305
    @ubaxyasincasoowe2305 2 роки тому

    Haye wll qaali ❤️💋

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 2 роки тому

    Subxaan Allaah naaga saaxiib nagasho

  • @qaalidcumar9643
    @qaalidcumar9643 2 роки тому +1

    Gabdhaha maxaa idho yarı ugu tilmaamee abaayo amaan ma ahay

  • @ilyaasjanuuni295
    @ilyaasjanuuni295 2 роки тому +1

    Ayaan washey sharaf soo dhawoow

  • @muniiromanka2476
    @muniiromanka2476 2 роки тому

    Asc abyo walhi waligay saxibad ma yelan hadna marbo in an yesho wad madsatay

  • @farhiyasharaff1098
    @farhiyasharaff1098 2 роки тому

    Saaxiibada qaarkood waa cadowgaaga koobaad

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 2 роки тому

    Asc. Ayaan. Imiss you so much.

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 роки тому +3

    Sad but beautiful story

  • @AmiRoWw_12
    @AmiRoWw_12 2 роки тому +1

    Asc wll ayaan magacaygu wa wasiira wxn ahey reet djibouti.aniga waxa igu dhacday qiiso 20 sano kahor lakin ila hada marka aan magaci sxbtey oo kale maqlo amba iyadi arko wn so xasuusta
    Wxy aheed 19999 wxan dhiganeynay schoolka wxn ii jecladey wiil dariis ila aha oo walaalkey oo kale aha waayo wuxu iga celiin joraay inamaada hablahoo gana saxoib ayan aheen.inaanki wad diiday wxn dhaheey wlaalke oo kale ayad tey walaashi bahjana saxib aya nu aheen.se wx jirta boychra oo ah gabafh isku school nahy iyojaarba oo si gaar ah iyada oo saxibnahy wx walba isku sheegi jirnay xata ariintan uu sheegay.wx dhacday in uu bouchra ku wareegay wilki.bouchri way iga garisay arinti ka bacdi wx ii sgegtay walaashi bahja in ay w wada shekestan.reerka inaanku way cayaan bouchra waayo reer ki aya ka lacag badan wxy dhihi jireen guriga ayay ugu timaada maalin iyo habeen wey na dhibty lacag tayaadi ay cunta oo ay ku naxday bahja aya ii shegeesa.kadiib wan dhinsa day hadalka boychra lagu leeyahay.bouchra aya uu sheegay wxn dhahay sida aya lagu caaya ee gurigooda ha tagiin meelaha kula balan .bouchra wxy sameesay ariin ayay ee shegtay bahja sidi aan ugu idhi aya ugu shegtay arinti oo dhan wan naxay lakin mxn sameyn kara qof war shegay aua noqday ila hada reer isama tuso wiilki wan iska gariiya .hada hooyo ayan ahy naag dambe lama saxiibin.wll hadi aad fahmi weydo sorry af somaliga si fican uma aqn

  • @aniismuusejeele6420
    @aniismuusejeele6420 2 роки тому

    Anisaa m.a samideyga🥰🥰🥰wcs abaayo I love you ayaan

  • @anisoibraahim2651
    @anisoibraahim2651 2 роки тому +1

    Waawareey magac ahaa😎😎

  • @deeqawehliye6302
    @deeqawehliye6302 2 роки тому +1

    mansha Allah

  • @abdulahiqasim9953
    @abdulahiqasim9953 2 роки тому +1

    Ayaan abayo qisadaan markii andhaqeestay marwaa murgay marna waafarxay

  • @caamirsalah1864
    @caamirsalah1864 2 роки тому +1

    Yahooy ayaaney maxaa caawa kaa qaldan

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 2 роки тому +1

    Ayaan qurux 🥀♥️

  • @cashoc8
    @cashoc8 2 роки тому +2

    Saxiibku waa guul Marna waa sad kuuyaal Marna waaba sababtaa

  • @mohamedalikhayre4550
    @mohamedalikhayre4550 2 роки тому +3

    اللهم مصلي على محمد وعلى آله وصحبه وسلم اجمعين

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 роки тому

    Mashaalaaah 💯❤️💯❤️💯❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamudyare3947
    @maxamudyare3947 2 роки тому

    M,,,,a Horay u soco my sister

  • @daarulculuumchannel3531
    @daarulculuumchannel3531 2 роки тому

    Saxiibadeyda rumat
    Kamasurtowda arinka

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 2 роки тому

    Waan murugsanaa oo qisada ayaan ka naxay inkastoo mar hore ayaad soo dhigtay ani hada iigu horeysa
    Ayaaneey lkn waan qoslay markaad tiri naayaa waan kuu jeedaa
    Si dhab ah ayaan u qoslay
    Oo telka dhegta ayaan ku hayey
    Eerfoon ma haysan meel buuq badana waan fadhiyey oo codka ani un baa isku koobay saa sidii adoo run iigu jeeda ayaan maqlay naayah waan kuu jeedaa

  • @safadjamahersi2257
    @safadjamahersi2257 2 роки тому

    C'est vrai wallahi
    Cette histoire

  • @kowasahmedabdi5987
    @kowasahmedabdi5987 2 роки тому

    diyaar waye quruxeey

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 2 роки тому

    Asc SISTER AYAN KEEP GOING HOUNO LAGOUMA HORWOO LONGUE LIFE AMINE ALLAH HORREYHOUSSO

  • @samirmahamoud2972
    @samirmahamoud2972 2 роки тому

    Ok Sister

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 2 роки тому

    Masha Allah xabibti 😍❤❤❤

  • @z-1il
    @z-1il 2 роки тому

    Subhanallah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 роки тому

    Asc SCW SCW SCW mashallah Allha kuxfdo

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 роки тому +1

    DADKA SAXIIBADA AH KHAAR BAA XAASID KUGU NOQONYA ANIGU XADHIGA BAAN U GOYN JIREY IMA SIRI KARAAN QOF WALBA HAYS ILAALIYO AYAAN RAGUNA WAY KEEYIHIIN KUWA NOLASHA ADUUNKA ISKU KHIYAAMEEYA .THEN GABARTAA KHIYAAMADA SAMAYSAY BAAC BAY AHAY HHH HHH

  • @israismaciil9773
    @israismaciil9773 2 роки тому

    Ayan anagu hadan reer haragasa nahayi gabadhu xafadoda waxyi so raceyisa talgada qaslada oven kawiyad kobak shaha la gu kariyo iyo heelib muqomada kadoyo farabadab

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому +1

    Wcs abaayo macan

  • @dagancali2516
    @dagancali2516 2 роки тому

    Ayaan caday💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @araweeloinanabadon6413
    @araweeloinanabadon6413 2 роки тому

    Ayaney waan kuu salamay wanan kuu dawada lakin somaliland haa kuu sheegin Somalia aniga iyo adigu kumaynan garadeysan Somalia oo mid ah

  • @fardowsochannel2332
    @fardowsochannel2332 2 роки тому

    Keep going sis

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 роки тому +1

    Thnks lkn maaanta waqti horaaaa hawada soo gashay

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 2 роки тому

    Wcs m.a💯💞abaayo waan kusugaa👈💯💞💯🙋

  • @faizanbeauty9509
    @faizanbeauty9509 2 роки тому

    ayaan gobdoon qurux dumar

  • @umumaxamadamiin9964
    @umumaxamadamiin9964 2 роки тому

    Walahi saaxibada qaar waa duli iyo walaalaha qaar aniga gabar aan dhiiga isku shubi jirnay waagan iskuulka dhigan jiray ayaa iskuulka dhan been ii galisay iyo wax aan jirin markaan ogaaday wadnaha ayaa la ii dhaafay kuwo adeerkay macaan dhalay oo aabahy ku hooyo iyo ku aabo ah ayakana sidaas si ka daran ayee cadaw iigu ahaayen alxm maanta waan ka noolahy ayakaa dhiban oo noloshaan ku noolahy mid ka dan ku nool hees carabi ah ayaan soo hasuustay oo ah cadowgega haday ogaan lahaayen wadada aan soo maray igumay mashquuleene way danèsan lahaayeen alxm maanta nolosha aan ku noolahy mid udhow xataa kuma noola cadaw ma guuleesto ilaahy ayuu ku xaasiyay ayaka ilaahy ha u boog dhayo

  • @Axmed1024
    @Axmed1024 2 роки тому

    waba kuxiisay iryahaan ayaan kamaquulay

  • @alidhuuh6965
    @alidhuuh6965 2 роки тому

    M allaah

  • @aminainacumaraminainacumar9083
    @aminainacumaraminainacumar9083 2 роки тому

    Walahi wa ruunta