Amina Cabdilaahi | Heestii Waa Cawro Dumarku

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @badriyofarah
    @badriyofarah 2 роки тому

    Waa Cajiib hees ah...
    The originality!

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 6 місяців тому +1

    Hees xusid mudan heestani waxay qayb wayn ka ahayd riwaayadii caanka ahayd ee NINBA TACABKII TALOOY KAA MAAL ee uu curiyey, ama alifay abwaan AHN Mohamoud Cabdilaahi Ciise SANGUB sida aynu ka dhadhansanayno heesta waxa laxanka saaray Ustaad Saalax Qaasim Naaji heestani waa hees aad u mcn runtii waxayna ka mid tahay heesaha ugu mcn ee riwaayada hormoodka u ah, heestani waxay tibaaxaysaa oo sheegaysaa in hablaha soomaaliyeed ama gebi ahaanba haweenku ay yihiin laf dhabar. Meel ka dhacooduna ay keenayso nusqaan AHUN Aamina Cabdilaahi Xirsi iyo Abwaanka riwaayada Alifayba.

  • @hassanomer2863
    @hassanomer2863 8 місяців тому

    Waa erayadii cali afloow ruwaayadii hablaha maanta iyo nin u holaday guur...intii nasiibka u heshay inay ruwaayadaa daawato ayaan ka mid ahaa...

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 5 місяців тому +1

      beenta maxaa kugu wata heestan waa layaqaana riwaayaday ku jirtay, umada xanuunka qabyaalada fanka kala taga.

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 роки тому +2

    Dhagax kuure is one of the best archeology in the world.
    Dhagax kuure located in the north
    Of hargeisa in somaliland republic
    Ibrahim
    Omer

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 роки тому

      Arabsiyo is west of Hargeisa so Dhagax Kuure west near Arabsiyo.

  • @amun6894
    @amun6894 4 роки тому +1

    Amiino cabdulaahi waaaaaaw
    Nolow

  • @WAAYAARAGMedia1
    @WAAYAARAGMedia1 29 днів тому

    Riwaayadii ninba tacabkii taloy Kamal Erayadii Abwaan sangub

  • @n776zlol2
    @n776zlol2 4 роки тому

    Wah wah inadertay ciimri dheer dheer iyo cafimad cibado suban maama amina ila france lyon ka salamaya umac

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 Рік тому

    Hestani waxey ku jirtey Riwayadi Niba tacabkii talay ka mal waxa Alif Abwan kii weyne AHUN maxud cabdilahi cise sangub waxan dhigay hoboladii waberi ee hargeysa intii dhigeysay ee dhimatay AHUN waxan ku dawaday National theater hargeysa hestan waxa qadaya AHUN Amin cabdilahi xirsi

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      waxaad kalo katagtay in markii hore ay qaadday fanaanada soomaaliyeed ee rer jabuuti nimca jaamac erayadii aun cabqari singub laxankii saalax qaasim codka aun talent aamina claahi

  • @abdiismailabib6035
    @abdiismailabib6035 2 роки тому

    Allaahbya cisak ind waa mahadsantay, eesh calaa hees. Waayo waayo, ruwaayaday ku jirtay maxaa la odhan jiray Dab jacayl kari waayay miyeey ahayd?

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому

      Adiga muddan. Ma xasuusto riwayada. Ilama aha in ku jirtay dab jaceyl kari waa

    • @Geeljire22
      @Geeljire22 2 роки тому +3

      Waxay ku jirtay riwaayaddii Nimba tacabkaa toley kaa maaal dadka Qaybna u yaqaanaan Garimaki gashaaa gari makaa baxdaa.
      AHU Abwaankii waynaa Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub

    • @Geeljire22
      @Geeljire22 2 роки тому +4

      @@caweyskadalmar maya walaalle kuma jirto ninba Gari makaa baxdaa bay ku jirtaa.
      Weliba Aamina Cabdullahi waxay heesta qaadi marka Singub oo xaas hore leh uu uur ku dafiro khadra Daahir oo Aamina Saaxiibteed ah.
      Marka sidaas abay ahayd walaalle

    • @amiirkaumada9957
      @amiirkaumada9957 2 роки тому +1

      @@Geeljire22 thanks walaal wax badan ayaan kaa faaiidney alayacizak

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 Рік тому +1

      Waxey ku jirtey Niba tacabkii talay ka mal waxan ku dawaday National theater hargeysa iyado Live