Khaalid Kaamil | Jawi Bila | - New Somali Music Video 2018 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • #SOMALI #SONGS
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA & CALI HAYBE
    LAXANKA :KHAALID KAAMIL
    MUSIC : C.RAXIIN AXMED CARAB
    CAMERA: AXMED GT
    EDITOR:CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @hamseuptulahi8382
    @hamseuptulahi8382 7 місяців тому +72

    still I'm listening 2024😂❤🎶

  • @khaalidkaamil7919
    @khaalidkaamil7919 6 років тому +1229

    sxpyal wax kastood tabaysaan wn idinka soo giijin insha Allah wad mhdsnthn dhmn

    • @heersareofficial7814
      @heersareofficial7814 6 років тому +13

      hore usoco zxp.qaaliya
      khaalid kaamil

    • @mohameddeqsi61
      @mohameddeqsi61 6 років тому +10

      WacdaLe Hipoadi fananimada kugu dhan ❤

    • @Walaashaweyn12
      @Walaashaweyn12 6 років тому +4

      Hore usoco walal khalid fanaan uso baxay bulshada afka somaliga ku hadasha

    • @abdulrahimmahad2894
      @abdulrahimmahad2894 6 років тому +4

      Khaalid Kaamil wad maraysa zhp ee heesta heesta xigta istag oki pro keep going

    • @khadrayusuf3113
      @khadrayusuf3113 6 років тому +12

      Waxbadan ayaa ubaahan inaadnagasoo giijiso hadii kale waxaan noqon qofkii ugu horeeyay ee youtube maxkamad lakora😂

  • @shacaybbulzhaawi2059
    @shacaybbulzhaawi2059 6 років тому +163

    Hal mar ku zali ruslka hada awoodi wllo😍😍

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 років тому +48

    Khaalid kaamil ......waa lipaax reer burco ah....... dadkii hiddaha iyo dhaqanka ulahaaa FANKA.....
    Reer burco idiin xiisay👏👏💖

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 6 років тому +152

    khalid kamiil fanaan la hubo😙😙😙😙like me dee ama hada iwada dhaafa ilhay iyo umadisa kabaqoo nagu qabta wlloyal liketa xun jawi bila hees qaliyaa 😙

  • @NasradaahirNasriin
    @NasradaahirNasriin 6 місяців тому +5

    Waan ka helay still waan daawada 2024❤😢 boqorka fanka waa isaga walahi ❤😊

    • @xamsekhadar8590
      @xamsekhadar8590 7 днів тому

      Wllhi Amba Waaa Heezta Qudha Ee Aaanan Kaba Xiizo DhiciN

  • @abdirashiddek8111
    @abdirashiddek8111 6 років тому +143

    runtii khalid kamil waa fanaan ugu codka macaan gayiga somalida run ahaantii ma jiro fanaan ka cod macaan waa hadii laga hadlayo xaqiiqda horay usoco taageero buuxda ayaan kuu nahay guul guul

    • @ruuxaani6868
      @ruuxaani6868 6 років тому +1

      Abdirashid Dek
      Marka la ga reebo Qamar Suugaani

    • @hassanboss7511
      @hassanboss7511 5 років тому +2

      Walee waaa runtaa waa fanaanka ugu codka fcn leh

  • @khaalidkaamil7919
    @khaalidkaamil7919 6 років тому +282

    video kasii tayo badan heeskan ayaan idiin xigsiin insha Allah my FAM

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 роки тому +13

    Khaalid Kaamil hestan ban ku bartey ! asaga xata laga yabaa xasus gaar ah inay u ledahay 2021yaa jooga ✌️

  • @yusufalpooz7171
    @yusufalpooz7171 6 років тому +71

    Khaalid Kaamil walee haduu fanaan jiro Waa adiga pro Lkn Waxaa iiiga su.aal ah maxaan talow Hees walba Oo aad ledahay ay Ii Dhex qaadana 😘😘😢

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 6 років тому +59

    Wiilkan fadhiga heesta ku dhamaystay ilahay codbu ugu deeqay.Go forward saxiip

  • @khaalidkaamil7919
    @khaalidkaamil7919 6 років тому +194

    wax garad dhmntin wxn idhi thx

    • @Sahruja12
      @Sahruja12 6 років тому

      Cut walhi😍pro

    • @zahrajabril618
      @zahrajabril618 4 роки тому

      Wll siden kugu helaa plzz numberkaga igu caawi khaalid 💛😢😢🙏

    • @muslimahnor3946
      @muslimahnor3946 4 роки тому

      @@zahrajabril618 abyo mcn Instagram kala hdl bal ino kula hadlo😭🙏

  • @khaalidkaamil7919
    @khaalidkaamil7919 6 років тому +188

    tagerahayga dhamantin aad ban idiin jeclahay

  • @abdiwasashbarket3232
    @abdiwasashbarket3232 6 років тому +38

    Fanaankan waa talented runtii wan soodhawaynayaa horey soco Khaalid🔥🔥🔥💖

  • @ismowarzama9710
    @ismowarzama9710 6 років тому +100

    Music 100%
    Voice 100%
    Style 100%
    Camra 99%
    Khalid kamil go forward brother tusmo films hormudka dhalinta 2k18😍😍

  • @mohaazmuomin6737
    @mohaazmuomin6737 6 років тому +46

    Malin walpo ma fanan cusub ayan barana🙂😑 somali kuli mama fanan ee rapaa🤛🤛🤛🤛
    Codkisa=100%
    Ereyada=100%
    Laxan=100%
    Music=100%
    Style =50%
    Keep going wllkey 🖖

    • @abdurakovacic5048
      @abdurakovacic5048 2 роки тому +6

      Kwrn hada khalid kamiil waa legend weyn wuu iskaa baray u malenaa😂

    • @Raul_77I
      @Raul_77I 10 місяців тому

      ​@@abdurakovacic5048😂😂

  • @amishabdinasir3459
    @amishabdinasir3459 6 років тому +58

    Wiiilku codmaaacana abowe horey usoco fanaan cusubo adi kuqalmo wlee iyo bilee manan arag ilaahey hakudesto abowow

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 6 років тому

      ua-cam.com/video/tp2zYwR4jJ8/v-deo.html

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 6 років тому

      ua-cam.com/video/lR_q0kaLY9M/v-deo.html

  • @rahmamohamud3017
    @rahmamohamud3017 5 років тому +4

    Ar heestan manta lee tiktok kasoo maqley waligey mamaqlin heestan maanta kasoko talow heesta weybo kala kacsantahay codkana kadaran maxa heestan hit looga dhigi waaye ar somali yaa aheyn buubuniye waxaan jirin heesihi murtida lahaana qariyey💕👌 keep going abwe😍

  • @maaanowpro2075
    @maaanowpro2075 Рік тому +3

    2013 kama Daalo Heestan❤🎉

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 6 років тому +88

    zxpkay qaali isku reer
    burco nahay khaalid kaamil hore usoco zxp qaali
    liketa from burao

  • @matarazzidjamal185
    @matarazzidjamal185 6 років тому +22

    Khaalid KaamiL Fanaan Wax Badan Kabadali Doona Fanka Danbe e Somalida Hore Usoco Wl❤

  • @mushtaqmedia2882
    @mushtaqmedia2882 3 роки тому +2

    Yaa wali heestan dhagaysanaayo 2021 🥺🥺

  • @sawsanabdi8594
    @sawsanabdi8594 6 років тому +51

    I like everything ❤️💯💯🎶
    Everything is 💯💯💯💯
    Keep going ❤️❤️❤️❤️

  • @youzaniesse151
    @youzaniesse151 4 роки тому +22

    9 April 2020 • Listening
    Heestan waan Ku ceceshadaa
    Lkn Waxaan la Hadlayaa Camera-Man nada iyo Editor rada iyo Colourist yada
    Ka Hagaajiya Fanaanka Heesaha Uma Hagar baxdaani
    Imika 2020 Lama hayo hees si Professional ah loo duubay
    Micnaha Wakhti lama galiyo Muuqaal duubistisa
    Intaasi maaha dhaliil ee waa Talo•soo jeedin
    Mahadsanid Cabdiqani Tusmo iyo Tusmo films team

  • @zaamhussein1119
    @zaamhussein1119 6 років тому +451

    Hadaad Heesta LA dhcday likeTa ha igala bakhaylin allow😂❤

  • @blossom8569
    @blossom8569 5 років тому +19

    Hees aan soo raadshay❤ absolutely fantastic👏👏

  • @ahmedabdi3362
    @ahmedabdi3362 2 роки тому +19

    Heestan waxay Xasuus Gaara igu Tahy Gabadh aan aad u jecla suhur La odhan Jirey iyaduna sido kale aad ayeY u jeclayd Baby❤ hadaad soo Booqato Qoraalkeygana Aragto waxaad ogaaTo weli in aan sidii Ku Jecelahay Taasina waa sababta aan mar walba u dhagaysto Heestan I LOVE YOU 4 MY LIFE ❤

  • @axmedqani1283
    @axmedqani1283 3 роки тому +7

    Maalinkii aan maqlay heeska imtaxaan ayaan ku jiraY waan lasoo dagaY xtaa hbenkii ooo dhan ma seexan sidaa udhagYsanaYaY 2019

  • @zekeriatempo4994
    @zekeriatempo4994 6 років тому +4

    khalid kaamil in the House
    super Hit song 2018
    camera Ahmed GT mi Bro keyga
    Go forward nd Tusmo filims

  • @AnisoAli-e6z
    @AnisoAli-e6z 2 місяці тому

    Waxii nolashooda marwalba qabyo ku dhamaato wxaan ugu ducaynayaa nolol farxad iyo awlaad xalaala, ii noolaada azxaabey waligiin wixii nool🤲🌹❤️

  • @salmanphilipine5068
    @salmanphilipine5068 Рік тому +4

    “Jawi bila jaceyl dhaba ibara farxadi joogteya, jibo cashaq sow aawadaa jamasho man heesin”😢

  • @AishaDiamond-pj9hl
    @AishaDiamond-pj9hl 5 місяців тому +4

    Khalid kamil wlky somaleyed I love you dhaman wiilasha somaliyed wlhi gub ila dhalatay tihiin wiilasha somaliyed❤😊

  • @ismailabdiaziz9577
    @ismailabdiaziz9577 3 роки тому +3

    Sedex sano kadib wali waa dawanaya teda kale haduusan tiktok ehen manan Arken heestaa 10million ayey uqalanta🇸🇴❤

  • @khaalidcabdalla6686
    @khaalidcabdalla6686 2 роки тому +1

    Berigan malaha khaalid kaligay unba dhagysan jiray imikana waa caalmkale Rabbi haju xafido wllky Khaalidow Asagaa ugu hore

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 6 років тому +117

    Qiimaynta Heeskan
    1_Ereayada. 💯
    2_Laxanka. Waa Sida Hindi Oo Kle💯
    3_Codku 💯
    4_Action 💯
    5_Stylka 🔟
    6_Video Clip 💯

  • @abwaanabdikaamil2202
    @abwaanabdikaamil2202 2 роки тому +2

    Khaalid kaamil hestan ayan ku bartay
    Hestah libidhada ayan ku tagero bilaby
    Imikana walahi fanan an ka jeclahy majiro
    horay u socokaamil ❤❤❤❤❤

  • @lildrako5524
    @lildrako5524 6 років тому +9

    Hees waa laxan iyo baabah Laxanka 100%
    Khalid kamil lipax codsan Hore usoco
    Tusmo flims Legnd shaqo wnagsn lipax

  • @janeralhood8517
    @janeralhood8517 6 років тому +406

    Ku sali nebiga scw

    • @abdirahmanm6177
      @abdirahmanm6177 6 років тому

      SCW

    • @hanaibrahim7173
      @hanaibrahim7173 6 років тому +6

      War dadkaan ma waalan yihiin meel xun heesa ka socda Ayee ku leyhiin ku sali nb scw war melaha xun nbiga hkuso qaadina yhuu😏😏😈

    • @aymancabdi8514
      @aymancabdi8514 6 років тому +3

      mesha qer laguma haye kada mgca nabiga

    • @abdirahmanfarah9712
      @abdirahmanfarah9712 6 років тому

      Salallaahu calleyhi wasalam

    • @HanisiciidHani
      @HanisiciidHani 6 років тому

      scw

  • @apdywalikarama5768
    @apdywalikarama5768 6 років тому +17

    Cunuga #Musica Tumaya Yaaa Waaye Waa Cunug Edeb Darane
    Lol Best Music Ever I Heard

  • @mphore
    @mphore 6 років тому +5

    Hees ninwayni qaday waa sidan fanan buuxa Wlhi hore usoco zhp 👏👏👏👏

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 6 років тому +26

    Khaalid kaamil fanaan qarniga 💪

  • @mustaqimmedia1306
    @mustaqimmedia1306 4 роки тому +25

    Heestan hadad markasta u soo xiistid sideyda like ii saar✌🤣

  • @xiisxubi45
    @xiisxubi45 6 років тому +60

    Codka waa 100
    Styl waa 00
    Laxanka waa 100
    Camera waa 100
    Tusmo hore usoco

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 років тому +13

    2019 yaa dawanaya ❤🤔

  • @abdihakeemhashimi7224
    @abdihakeemhashimi7224 5 років тому +12

    2019 June intti IGA danbeysa like igu qabo Khalid kaamil fanaanka burco hore u soco zxb hore

  • @khadramuxumed8514
    @khadramuxumed8514 10 місяців тому +7

    I can't stop listening to this song still watch 2024❣👸👑♠️

    • @Cristiano7-p1t
      @Cristiano7-p1t 10 місяців тому +3

      Kadaa khadray wali maynaan gaadhin 2024 Hahah

  • @mrkrishofficialsquad5856
    @mrkrishofficialsquad5856 6 років тому +11

    Best editor abdiqadani tusmo horey usoco baba like igu qabta

  • @garaadgulethajiofficial9203
    @garaadgulethajiofficial9203 3 роки тому +10

    Fanku maaha iska keen keen waa hibo mowlaheen bixiyo inta taas aaminsan like tah ismuujiya wllyaal❤🏃‍♂️

  • @mohamettzadiiqofficial2086
    @mohamettzadiiqofficial2086 4 роки тому +3

    Heestan inta ila aragty inay tahy pest music ❤

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 місяці тому +1

    Barigaan ciyaala xaafadka ahaa dabkaan ka riday heestan 5 years ago💯

  • @mohahalane7251
    @mohahalane7251 9 місяців тому +8

    8/1/2024 still a fv song ❤😢

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 6 років тому +13

    Tusmo La’aan Fan ma jiro 🔥💕🎻

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 років тому +14

    Axyaaa cod mala odhan jiray
    *Tusmo* camerda ka dhisa

  • @rayankunkaroon4209
    @rayankunkaroon4209 6 років тому +6

    Alla yaacizak codba ku dhan inanka
    Horey usoco huuno 👏👏👏👏

  • @fahimaahmed8505
    @fahimaahmed8505 4 роки тому +5

    Woooow, ilike this song so nice,jawi bila,jacayl dhaba ibara👌🌹

  • @c.xasanfaarax7999
    @c.xasanfaarax7999 4 роки тому +4

    Waa heesta aan ugu jecelehay heesaha Khalid kamail😍😘😘😘😘

  • @Daud_dadki_hore
    @Daud_dadki_hore 6 років тому +248

    waar reer burcoy like igu qabta waa walaalkiine

  • @AkramCabdulaahi-bi8bh
    @AkramCabdulaahi-bi8bh 2 місяці тому

    The lyrics
    Ubax jaadba jaadiyo sidii
    Jowharkiyo luulka
    Jamal quruxsan
    Jeegaan lamood
    Jalaqsan dheymaney
    Adaa jowhar luulaay qalbiga
    Jiitay idilkeygeyd
    Jaleecadan ku eegan
    Xubnuhu wada jareeyaane
    Wada jareeyaane 😢
    Jawi bila jaceyl dhab ah
    Ibara farxi joogteeya
    Jiba caashaq sow awada
    Jamasho maan heesin x2
    Oo soo xuman iga jiray
    Jeex mtihid ruuxda 😢x2

  • @dhalaalbadanofficial7875
    @dhalaalbadanofficial7875 6 років тому +102

    *Waar wax yar cod macanaa maniga dhalay😅😅😅😅👈✌*

  • @bukhaari2899
    @bukhaari2899 6 років тому +2

    Fanka waad kasoo daahday mar hore laga rabey codkaan haduu Kugu duugnaa 🔥🔥

  • @-ibrahim-7425
    @-ibrahim-7425 3 роки тому +4

    Who is still listening this music at august 2021❤🔥🔥

  • @the_black_daim0nd363
    @the_black_daim0nd363 4 місяці тому

    Heeestan wey hees dhaaftay🥴❤️

  • @abdinour888
    @abdinour888 6 років тому +6

    congratulations my brother I love very much the song goes on like that Khaalid Kaamil and I greet your musician bravo RAIIN

  • @bish_hassan
    @bish_hassan 4 місяці тому

    Welih yaa dhageysanayo june 2024 qalbiga ka daremoyo😢 malmihii wacna dholacadeyntii quruxda badan wateyn 💔🥺🩹🤕

  • @ahmedabdallah107
    @ahmedabdallah107 6 років тому +5

    Allah yacizak golden voice boy keep going alfanaan jira

  • @ahmedartan360
    @ahmedartan360 6 років тому +20

    Ma xumid Khalid kamil❤ horay usoco💚
    Liketa igu qabta🤔🕯

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 роки тому +3

    Best song I ever had jawi bila jacayl dhaba ibara farxad joogteeya jibo caashaq awaada somaan heesin 😢😢😢😢💕💕💕💕

  • @cabdirashid2051
    @cabdirashid2051 2 роки тому +1

    Hadad 20222 dawanayso legend bad tahay 🙌

  • @zeynabahmed7610
    @zeynabahmed7610 6 років тому +25

    War wiilkan codkiisa hurdo la’ aan ooba igu riday 😭

  • @habonmohamed4548
    @habonmohamed4548 6 років тому +1

    mnsha allaah sxbkat kaalid kaamil nolow bro codka 100%
    styleka100%
    jeex ka tihida ruuxda
    😍😍😍😍😍

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 6 років тому +50

    Fananiiin aya jira hibo leh ninkanaa kmida waa fanan wlhi

  • @abdiwelimuse1696
    @abdiwelimuse1696 2 роки тому +1

    Maxan inbadan radiyay hestan ex teyda jeclan jirtay💔💔💔💘

  • @kingmaftuuhofficial8286
    @kingmaftuuhofficial8286 4 роки тому +14

    Wlhi ninka iyo heesihisaba madaxa kuwata hhh like ta ha iga ilaawin

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 4 роки тому +1

    @khaliid Kamil Fananaka Qarniiga sxiib heesahaga wa top makala dhacaan waan ku raxeeysta❤❤❤

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 6 років тому +5

    *Khalid kamiil Heestan waaD isku soo sartaY waay ku kala kacaysa apti waaD arki doonta. Music uun ba yara caajisa mooye*

  • @fuaadcadde852
    @fuaadcadde852 4 роки тому +2

    Khaalid kaamil dhoor hees uu qaaday ayaan Soo eegay waxaana ii Soo baxday mucjisada fanka in uu yahay
    Horey u soco

  • @goldengril8570
    @goldengril8570 6 років тому +3

    KhaLid kamiiL waLhi wan ku aMinzanheY anigU alaH maxD daD Badan dhaaNTa🙆😙

  • @nimcaistahiil5112
    @nimcaistahiil5112 5 років тому +1

    Codkaa iyo music 🎶 kal iyo laab wan ka helay keep going bro khalid kamiil fanan jiraa tahay sxb 🎤🎤💯💯💯💯💯💯💯

  • @ikramdiini9278
    @ikramdiini9278 5 років тому +4

    Alla cod maacnaaa😭😭 wllhi dad badn mala yacni ku heeso ka wngsan yahy hestan kama daalo😩😭❤❤
    🙏💯

  • @abdullahiabdiraxmaan4807
    @abdullahiabdiraxmaan4807 6 років тому +2

    fanaan layskama sheegtee waa hibo very talnted fanaan baaf tahay abti😍😍

  • @greenboss2896
    @greenboss2896 4 місяці тому +5

    still listening 🎧🎶 2024

  • @abdulmaalikabdulgaadir5525
    @abdulmaalikabdulgaadir5525 3 роки тому +1

    Khalid kamil fananka ugu wanagsan geyiga somaliyed keep goin zxip

  • @armaanibnukawsar1299
    @armaanibnukawsar1299 5 років тому +4

    Heestan in badan baa radinyey qofki si 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍yay ly la dhafin

  • @caaqilbille1205
    @caaqilbille1205 6 років тому +1

    Fanaan iyo bar keep going Tusmo films mudnaanta idinkaa leh

  • @abdirahmanmohamed6030
    @abdirahmanmohamed6030 2 роки тому +15

    Much love ❤️ from Colombia 🇨🇴

  • @cabdifataaxyuusufbaabuur6284
    @cabdifataaxyuusufbaabuur6284 4 роки тому +1

    *WOOW EESH CALAA HEES khaalid kaamil hore usoco*

  • @anushkaapdallah2521
    @anushkaapdallah2521 6 років тому +31

    Codka io heeestba🔥🔥🔥 stylka iga soo sax

    • @najaxmuhumedelmi1121
      @najaxmuhumedelmi1121 6 років тому

      Anushka Apdallah subscribe isar wll

    • @luqmaanhussein7444
      @luqmaanhussein7444 6 років тому

      Huuno cod wuu lee yhy lkn waa ciyaal xaafad 😊😊😊

    • @qaadirojacyl3067
      @qaadirojacyl3067 6 років тому

      Qrxy waa iska saa marka lgu cusub yhy fnka wx yar sug wuu isa soo giijina lacag hayara helo 🤩🤩

    • @Awale.british
      @Awale.british 6 років тому

      Waad laheshay

    • @rahmabashiir4895
      @rahmabashiir4895 6 років тому

      Hno fanka wxu ku jooga cod
      Ee haka jiidhin yarka xaafda waaanu la hayzanaaaye😝😍😂

  • @lakishow143
    @lakishow143 6 років тому

    first subscribe magu casuuma somali maxamed

  • @hannymukhtr4171
    @hannymukhtr4171 6 років тому +14

    Khaalid kamil Top fanaan thY hore uzoco zhp

  • @idilkhadar1167
    @idilkhadar1167 2 роки тому

    Heestan ku bartay fanan khalid kaamiL runti fanaNka kliya heesihisu aniga fav iyihin ❤️

  • @iamyaxye8455
    @iamyaxye8455 6 років тому +7

    Heestiii aduunka ❤️

  • @abdiwlimoha4354
    @abdiwlimoha4354 4 роки тому +1

    Dagana wilku 😎😍🥰
    Wad jareyanee .keep going bruh 😎🤛🤞

  • @tola4103
    @tola4103 4 роки тому +8

    ربنا يحفظك عندك صوت ياخذ العقل

  • @muntazabdi9509
    @muntazabdi9509 4 роки тому +1

    Cod bad hayaa wll hore usoco

  • @hamudmohyadin2151
    @hamudmohyadin2151 6 років тому +5

    Meesha quran lagu akhrin maaye diinta ilaahay meesha lagu hayo kusoo Qora waxad rabtaan, war dadka wada waalan like iisaara intiina miirka qabtaay

    • @najiibabdiisse1773
      @najiibabdiisse1773 4 роки тому

      Wllhi waan layaabey meel hees ayuu quraan like ku raadinayan dadka ku qaraabyo kayaabey isku xishoodo

  • @abibakar123
    @abibakar123 9 місяців тому

    XariiRr iLa jiRtO ba Taho aaN u Jeel QabbO ❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +57

    I can't stop listening to this song still watch 2021🤴🦋

  • @muhiimchannel901
    @muhiimchannel901 5 місяців тому

    Heesyo badh tik tokta kusoo arkay wlhi waa kahelay 😮❤❤

  • @astrobreezyyusuf3729
    @astrobreezyyusuf3729 6 років тому +17

    HakU mashquLina styleka iyO fadhiga sababtO ah waLi ma araG fanaaniinTa danbe mid ka cod macaan