Dood adag ayaa lagaga hadlay Jinsiyada Muwaadinka Somaliland iyo Nooca ay Noqoneyso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 237

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 4 роки тому +11

    We are Somalilanders

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 4 роки тому +27

    Berkhad ayaa haggaagsen
    Naagten wey iska hadleysaa
    Berkhad he is right
    Berkhad waa uu kaa heggaagen
    Berkhad ayaa ku heggaagsen
    Waa runtii

    • @abdirashid4318
      @abdirashid4318 3 роки тому

      Waxani aqoon yahan ma ahe waa ummad been loo dheegay eena isu sheegaysa warv.Soimaali.weyn aya ka mid tihin padportka aad ku dhooftana waa pass Soomali ka daaya caruurta cayaarta iyi maskaxda aad iga cayaaraysan..mr barkhad Allah noo.magacabay muslimuna wuu lee yahay oo kaarkeenu waa muim haddana wuxuu leeyahay dastuurkenu wuxuu leeyahay sidan mr varkhad dastuurk baadhilka xioga waa laga leexlexda ka Allah ha ku lifaaqin .

    • @abdirashid4318
      @abdirashid4318 3 роки тому

      Waxan ula jeeda waa ummadd beeen ise sheegaysa beena loo sheegay

    • @abdirashid4318
      @abdirashid4318 3 роки тому

      Mr barkhad jooji daliisha quraanka waayo dastuuekan wad ku hadaaqaysid ayaaba ah baadhil.u raadso daliil baadhilkaga ka daa quraanka waayo haddan muslimin nahay Dastuurkuna waa quraanka iyo sunada rasuulka .ka daa mar labad daliisha quranka iyo baadhilka lagu hayo meesha

  • @maxamedcasan8576
    @maxamedcasan8576 4 роки тому +25

    Somali waa lawada yahay hadana waa lasii kala yahay qof walba dawlad iyo dalbuu kasoo jeeedaaa
    Iam somalilander

  • @aburaasbinucaqli5345
    @aburaasbinucaqli5345 4 роки тому +2

    Subxaanaallaah ha isbarbardhigin kitaabka ilaahay iyo xeer aadame diyaariyey

  • @mohamedEid-nx6hc
    @mohamedEid-nx6hc 4 роки тому +1

    Maansha allah waa cilmi loo baahanaa dhammaantinba waad mahadsan tihiin barkhad iyo sucaad iyo kuwa kalaba

  • @suubanemahamedahmed7837
    @suubanemahamedahmed7837 4 роки тому +8

    Jinsiyadu maha wax dastuurku qoro ...
    Sinjigu waaa udhalashada cida aad tahay..
    Lkn maha wx uu qofku hadba meshu tagey ..uu la mid noqonayo. .
    Sinjiga qofku waa somali
    Dhalashadisuna waaa somalind.
    Markaasi taasi ha la ogaado

    • @cumarclraxmaan6794
      @cumarclraxmaan6794 3 роки тому

      😅😂😂hadaabad isku qaldaysa jinsi nasab alla yarxamuk😅😂🤣

  • @askhaliif5038
    @askhaliif5038 3 роки тому +2

    Naag xanuunsan doctor u baahantahay

  • @ahmedjaama8973
    @ahmedjaama8973 4 роки тому +3

    waar ninkan ayaan kayaabay kulahaa Dastuurku waa sida kitaabka qur'aanka iyo Aayadaha Munazalka waxaana sharaxa axaadiithta nabiga.
    wll ilaahay u Tawbadkeen yaaa yidhaaahda.

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 4 роки тому

      Xaga sharciyada ayuu ka hadlayaa.

  • @Gamboole
    @Gamboole 4 роки тому +1

    We are somalilandrs and also somali

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 4 роки тому

    Somalia dadkii iyo magacii way baabiiyeen calamka marka Somali lamaqlo waa laga cararaa
    IAM SOMALILANDER 💪💪💪💪

    • @hodan3084
      @hodan3084 4 роки тому

      Soomalilanderka germany magacii somalia kujoogaan magacii iyagaa dilay qamri iyo dagaal

    • @abdirahambashe7009
      @abdirahambashe7009 4 роки тому

      @@hodan3084
      😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedahmedmouse572
    @mohamedahmedmouse572 4 роки тому +6

    Jinsiyadaydu waa somalilandera

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 роки тому

    Yes were Somalilanders

  • @AO00720
    @AO00720 4 роки тому +4

    Waar somalida dambe badankodu waa mental maha dad caqligu shaqeyo waan cadhoon jiray marka layidha iq-ga somalidu waa 68 lkn malmahan way ii muuqatay sababta doodan aqoonyahankani soo dhigay waa sax boqolkiba boqol waayo bal kuwa diidan bal inta uu jabouti bila sharci kutago ha yidha somaliland baan ahy bal wataase wajaale haka gudbo bila sharci oo ha yidha somali baan ahy bal wakaase mandheera ama garisa ha aado oo ha yidha somali baan ahy waar somalinimadu maha wax xamar uu gaar ah oo ay qandaras kuheshay somalilander wala yaqaan cida noqonaysa iyo cida aaan noqonayn xukumada somaliland waxan faraya inay waliba dadka shandheyan oo muwadinka iyo ajnabiga lakala saaro oo sharci lo kala sameyo

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 3 роки тому +1

    Reer somaliland ilaahey ha idin caafiyo waayaab

  • @abdullahifarah6772
    @abdullahifarah6772 3 роки тому

    Asc barkhad iska hubi waa xaqdaro waa isku mid raga iyo dumarku

  • @drbaashemuxumedgadhwayne9635
    @drbaashemuxumedgadhwayne9635 4 роки тому +2

    Barkhad ba xaqiiqada taaabtay

  • @Truthmoi
    @Truthmoi 4 роки тому +2

    sharciyaqaan Barkhad

  • @hussein1211
    @hussein1211 4 роки тому +2

    Waxan jirin ayey waqti isaga luminayan

  • @goobmediatv3466
    @goobmediatv3466 4 роки тому

    Barkhad wa sax arinkiisu Somalilander

  • @mustafamusaabdi7284
    @mustafamusaabdi7284 4 роки тому

    Ninka ciraaqa ku dhashay waa ciraaqi, ninka yemen ku dhashay wa Yemeni, ninka liibiya ku dhashay wa liibiyaan, Hadana dhamaan wa wada Carab. Sida si lamida weeyaan arintani. Ka Somaliland ku dhashay wa somalilander ka somalia ku dhashy wa somalian ka Djibouti ku dhashayna wa Djiboutian. Dhamaana wa umad somali ah. Wa billaahi tawfiq.

  • @greenloveboss5729
    @greenloveboss5729 4 роки тому +2

    Guul Somaliland great again for everything

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 3 роки тому

    Jinziyadeydu waa soomaali waxa ka sii ahay somalilander!!.

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 роки тому

    Uf Anigoo somali lander ah, war Anagaa somali ah ee noo daaya somalinimada

  • @cadceednur9555
    @cadceednur9555 4 роки тому

    Anigu waxaan ahay somali only...jibuuti..itoobiya...kenya..somali baana degen...

  • @maxamedwadka898
    @maxamedwadka898 3 роки тому

    Khoraafaadka shacabka lagu lumunaayo qaata jinsi aan soomaali ajayn hargaysaawi baa ilaahow dadkan xaqa garansii

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +1

    wa yaab aniga waxna ka soo hor jeeda halkas odhanaysa ingriisku gumaysanayay waayo ingriis nama gumaysan taariikhada way qirtay inanu ahayn protectorate aanaan ahayn colony markaa sababta aad u odhanaysan maxay tahay yaa ina gumaystay

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 4 роки тому +4

    Kkkkkkk hablohoow iska illaliya raga ajanibka hadikale wadanka waa lagasaraya

    • @nimcom.5396
      @nimcom.5396 3 роки тому

      Doqooniimo nooc badanaa!

    • @maxamudabdullah8819
      @maxamudabdullah8819 3 роки тому

      @@nimcom.5396 namaxad igu cayday wllo miyaanad xishoonayn anigu mawadankan utaliya anigu wixi halka laga shegayay ayuunbaan kahadle

  • @goobmediatv3466
    @goobmediatv3466 4 роки тому +1

    Somalilanders weye dadkeenu tasa sax ah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому

    aniga waxna ka soo hor jeeda halkas odhanaysa ingriisku gumaysanayay waayo ingriis nama gumaysan taariikhada way qirtay inanu ahayn protectorate aanaan ahayn colony markaa sababta aad u odhanaysan maxay tahay yaa ina gumaystay

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 4 роки тому +2

    Backhad Ayaa Jawaabtii Ajiibay

  • @zeynebaxmed1617
    @zeynebaxmed1617 3 роки тому

    soomaalilander nimadu waa mabda, lkn dadku waa soomaali

  • @jimcaalemoha4823
    @jimcaalemoha4823 3 роки тому

    Xeerku Ama cidi ajahanib guursata Cadaalad ha sameyo Waayo Inantiina somalilandnimada way ka baxaysaa inay ka baxdo maaha Ajahanibku wuxu guursaday muwaadinad isagu ha noqdo muwaadin

  • @dirsooc
    @dirsooc 4 роки тому +1

    dhalin yaradi aya warertay
    waxan leey dhalinyarada maskaxda faway yanlagu ciyarin caqligina

  • @chantemckenzie1040
    @chantemckenzie1040 3 роки тому

    Wxa raba ina leyga jawabo horta jasiyad hno dabeyso ee qofla somalilaanta ah mrko dalkale tago maxo dhaha ma somalilan ban ahay ama somalia aya ahay?

  • @kaysegaroose187
    @kaysegaroose187 4 роки тому +1

    Dumarka yaan xaqooda meel lagaga dhicin ragg iyo dumar waa la leeyhy xaq iyo xaquuqba.

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 4 роки тому

      Kayse Garoose hawiye iyo daarood ayey ka cabsanaayan in ay gabdhaha ka guursadaan oo ay hargeisa xaq ku lahaadaan

    • @kaysegaroose187
      @kaysegaroose187 4 роки тому

      Bro xaquuqaha iyo waxa la tabanaya way kala duwan yihiin.
      Qofku xaqiisa kuma waayayo reer kuufur buu guursaday.

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 4 роки тому +1

    Yaxye yeebaash ayaa sheegay iyadoo hadal dhaxal gala ah waxa caawa laga doodayo ee dib u daawo isagoo jig jiga jooga

  • @edildaode2389
    @edildaode2389 4 роки тому +1

    Dhammaantood waa dad munaafaqiin ah sida naagtan iyo kuwa kale ee la jooga wuxuu kaliya u hadlayaa faa'iido shaqsiyadeed maahan annaga
    Waxaan daawaday majaajillada boqolaal jeer enough is enough

    • @ismailyusuf5056
      @ismailyusuf5056 4 роки тому

      edil daode edil naagtaan been nadanaa kuti anaa wato pasport england somalilander baa igu qoran kulahaa munaafaqada subxanallah

  • @goobmediatv3466
    @goobmediatv3466 4 роки тому

    Somalilander weye

  • @abdowali463
    @abdowali463 4 роки тому

    Italian Somaliland iyo British Somaliland waxaa laga guuray 1960 waxaana loo guuray magacii asalka ahaa ee Somalia kaas oo shacabkiisa la yiraahdo Somali luuqadiisana Somali. Iidoorku haloogu dhaarto Italian Somaliland iyo British Somaliland waxaa bixiyay gumaystihii Europe. maamulka Hargaysa walahay waxaa aqoonsi uga dhawaan lahaa Puntland haday aqoonsi raadsan lahayen waayo magaca taariikhi ah oo lafahmi karay wataan. Qof ka hargaysa ka taga ee yirihaada waxaan ka imif Dhulkii somalida Somaliland waxa la moodaya in uu ka yimid Baydhabo Muqdisha ama Garowe.

  • @edmo8912
    @edmo8912 4 роки тому

    Jinsiyadaydu waa somalilander.

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo 4 роки тому

    Gabadhaan aad baan u taageeraa

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 4 роки тому +1

    Dadkii daganaa dhulkii ingiriisku xukumayay 1960 ka hor ayaa ah Somalilander, haddaba dadka halkaa daganaa maxay ahaayeen ma jarmal ma faransiis, jawaabtu waxa weeye waxay ahaayeen soomali, sidaa darteed waa soomali somalilander ah

  • @AbdoAhmed-ee3mo
    @AbdoAhmed-ee3mo 4 роки тому +1

    Waxaanoo dhalanyaro ah maxaa heley malaa malaha wax mentalitiya iyo caqli intuba bal waxay dhageysanayaan fiiriya war jinsiyadii miyaa la xaqirayaa wlhi ISAAQ wuxuu soo wado iyo wabiga yaa weeyn yaaahuuu...

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 4 роки тому

    isirkenu wa somali dintenuna wa islam inta waxa ka hooseya wa isu garta akhiradina qabil ha kuseegina

  • @MoH-yu2iz
    @MoH-yu2iz 4 роки тому

    Jinsiyadenu waa isaqlander sidaa baa wacan DE

  • @dhiiranaanmedia9867
    @dhiiranaanmedia9867 4 роки тому +2

    Howl la'aan badanaa
    Maxaa meel cidla ah laga qeyliyey

  • @salebanabdilahi630
    @salebanabdilahi630 4 роки тому +1

    Soomalinimada noo daaya waxaad doontaad sheegta

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 4 роки тому

    Naagtan canwaran ee u dooda in hablaha somalilanderska ahi ay ajnabi guursadaan misana ay helaan jinsiyada dalka waa yaabe ma iyaday qabaan illeen waatan xiiqdaye, jaw ma waxay rabtaa in wadankaba nalaga wareego soo oromo iyo carab miidhan guursan maayaan

  • @cmofficial5256
    @cmofficial5256 4 роки тому +1

    Hadalku haduu soo noq noqdo wuu xumaadaa qabyaaladii maanta mawaxay maraysaa labada soomaalida ah ee iskuursada waa kala ajaanib walaa xawla walaa quwata ilaa bilaah

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 роки тому

      Haa because dalalka carabtu waa bdn yihiiiin hadana waa kala ajaniib tusale ka yamaniga ee ee aan ku dhalan sucudiga eejooga sucudiga wuxu la mid yhy ajanibta kale ee xata aan carabta ahayn amaa quxoontiga. Marka saas oo kale ayaa fican inkasto somalilnd la aqoonsan hadana marka la aqoonsado sharci iyo dhasho waxan haysan waa ajanib mana guursan karo qofaan somalilndder ahayn ama gobalada somalilnd ahayn😅

  • @Truthmoi
    @Truthmoi 4 роки тому

    barkhadban Wata

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 3 роки тому

    Muslim baad tihin somali bad tihin dowlad baad sheegateen
    Dee ha idin deeqdo allaa agtiisa dadku wa mid ka yimed abii naa adam iyo xaawo

  • @sayidulcaarifin7674
    @sayidulcaarifin7674 4 роки тому

    Xarunta dhaqan biiska hargaysa

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 роки тому +1

    Somalilander weeyan sinjiyadeydu
    Warku waa siiden waxba yaan laa ise daliin
    Anu somalilander baan ahaaye
    Anus Djiboutiyan baan ahaye
    Anu ethopian baan ahaye
    Anu kenyan baan ahaye
    Anu canadian baan ahaye
    Anu marexan baan ahaye
    Anu dhanish baan ahaye
    Anu norwishiyaan baan ahaye
    Anu sweedhish Ban ahaye
    Anu somali Ban ahaye
    Haaye waax kale maa hayaan
    Aduunka siida saa loga dhaqma
    Noow Moore somali sku dhejiis

  • @mustafexasan3468
    @mustafexasan3468 4 роки тому +1

    Wax sax saan aqoonyahaan barakhad jamaac batuun cisi iyo sharaaf kunoolow

  • @usher25801
    @usher25801 4 роки тому +2

    Yemen 10 sano jogey waa somalilander kulahaa 😂

  • @nimcaanmohamed4621
    @nimcaanmohamed4621 4 роки тому +1

    Ganadhu saY wax leedahaY maYna xishonaYn

    • @nimcom.5396
      @nimcom.5396 3 роки тому

      Doqon baad tahay, hooyadaa goblami mayso.

  • @jamaawad137
    @jamaawad137 4 роки тому

    Viva barkhad hadii kale qaar dumara faqash nagu dhalaya

  • @abdiwalijamal2681
    @abdiwalijamal2681 4 роки тому

    War waxaan aorta yaa nookalaqada luuqada

    • @foziagelton3884
      @foziagelton3884 4 роки тому

      Abdiwali Jamal we don’t even share the same language

  • @jibagale30magan46
    @jibagale30magan46 4 роки тому

    Xeerkaas in Gabadha reer soomaliland uu hadddii ay guursato ni reer xamar ah ay jinsiyada waayayso waxa uu xataa ka soo horjeedaa dhaqankii reer miyiga soomaalidii hore. Maxaa yeelay guurka waa isku soo dhawaansho
    War ragga xeerkaas diyaariyay cuqdad baa ka buuxdey!

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 4 роки тому

    Wax layidhaahdo Somali oo isir ah ama lagu abtirsado, waxaa jirta dad ama beelo degan geeska afrika oo ku hadla afsomali ama, Somali waxaa ka dhaxaysa af iyo dhaqan, lkn dawladi kama dhaxayso, tariikhdana ma ay soo Marin dad sheegta Somali oo Hal dowladi kulmisay,

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 4 роки тому

    SLandrs only waa Kuwa ka soo Hayaamay Dhulka Xabashida. & Dhal Tigree & Xabshi. Waa kuwa wax ku qaba oo shirkad gaar loo leyahay u haysta muddo 28 sano. JSL oo La wada Leeyahay rabnaa. Soomaali-Land waa dhulkii Soomaalida .

  • @sahalfarah5762
    @sahalfarah5762 4 роки тому

    Gabadhan su aad ayaa ugu aqoon badan isirku waa somali jinisiyaduna waa somaliland

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on 3 роки тому

    Yaaahuuuuu

  • @sidikjama4837
    @sidikjama4837 4 роки тому

    Waxan ahay somali marka lay weydiyo wadanked kasoo jeedaa. Waxaan ugu jawabaa anoo niyada kuhaysta somalilandta waxaan ahay somali .i am somali.أنا صومالي.maxan kale odhanlahaa.lkn wqxan isku dayaa inaan usharaxo inay jiraan laba somaliyed oo kala wadan ah. Ama waqoyi iyo koonfuur wey ila dareemikaraan dadka wadanka kamaqani.

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH 4 роки тому +1

    Barkhad is right

  • @edildaode2389
    @edildaode2389 4 роки тому +1

    England waxay u timid inay qabsato dalkayga waxa uu doonayay oo dhan waa in iga gooyo somalida England waxay iga rabtay inaan sii ahaado addoonsiga iyaga

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 4 роки тому

    nin hinaasi ah baa qoray qodobka dhalashada.

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 4 роки тому

    Qofkii jinsigiisa ka baxay
    Wuxuu la mid yahay Qoof
    Diintiisa ka baxay

    • @kawsarosmansalah
      @kawsarosmansalah 3 роки тому

      Ooo diinta maxa lagaga baxaa an ka ahan in aad qiri waydo ashahadada kk cajiib

  • @drbaasheliban1149
    @drbaasheliban1149 4 роки тому +1

    Waxaasi waa cunsuriyad iyo maan gaabnimo soomali waa somali

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 4 роки тому

      Somali was nagala tag doqonimada somali waanu nahay lkn dalkayagu waa somaliland

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 4 роки тому

      Wà runtaa,.
      Isaaq baan ahay, somali waa somali

    • @khadijagulied879
      @khadijagulied879 4 роки тому

      Faqashta iyo dhashodu wa jealousine makharuqena murdilca aya haya cadowga marajeya naqalana magaca somalilander Wa sax waxanu nahaye somalilander no faqasha iyo QDW naha aya qabana Wa bila jinesiyada no faqasha iyo QDW cadowga ineya gursadana Raga faqasha iyo QDW cadowga somaliland only somalilander jojeya jealousine nimada yaa faqasha iyo QDW cadowga somaliland

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 4 роки тому

      @@khadijagulied879
      Koley jeegaan xum ayuunbaad tahay

  • @museadan2109
    @museadan2109 4 роки тому

    Intu barkhad sheegay uun bay kuso celceliyeen ! Illayo gudomiye ku xigeenkii ! Somalilander ku waa uun soomaali different state ama wadan soomaliyeed kaso jeeda uun!

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 4 роки тому

    Aadbaan u dhaliilaya ina carmiye fikirkay qabto,
    Ina jaamac batuuna, inuu dhaqanka aflagaadeeyo xaq uma lahayn

  • @Nasir-zf8nx
    @Nasir-zf8nx 4 роки тому

    Masha Allah inantii maanta Qorteeda way asturtay

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 4 роки тому +1

      Wax important u ah Somaliland jiritaankeeda ayaa laga hadlayaa, adiguna waxaad ku mashquulsantahay gabadha qoorteeda.

  • @aaminashcumar9858
    @aaminashcumar9858 4 роки тому +1

    Somali 🇸🇴 wajira landar majiro

  • @jamalahmed5891
    @jamalahmed5891 3 роки тому

    kuwaan somali ma aha ee waa biritish

  • @maxamedfaarax1968
    @maxamedfaarax1968 4 роки тому

    qur.aanka kadaa qaladka

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 4 роки тому

    Balwaxansheekaxumadooda waa cunsurinimadii iyo cuqdadii baakabadatay maxaa somaliland ladhahaa war anagaa reerwaqooyiya gumaystihiina iskaxoraynay soomaalibaan ahay tashuushna magelinkartaan cuqdadiina ladhinta ama orda yemen iyo meelahaa uqaxa yaahuuuhuuu

  • @jasmine-007
    @jasmine-007 4 роки тому +1

    Hablihii raga ajaniibka guursadey iyo kuwi jidka kuso jirey ba qayla ka yeedhey 😂

  • @mrhassanali3297
    @mrhassanali3297 4 роки тому

    Somali oo Dan waa walaalo. Guul somalia

  • @maryandhibka1818
    @maryandhibka1818 4 роки тому

    Kkkk hhhhhh doqon waan maqli jiray laakiin hadaan arkayaa runta doqomiin

  • @jimcalejamac8008
    @jimcalejamac8008 4 роки тому

    100 Hablahlood oo guursada ajaaniibta hadii iyaga iyo caruurtooda loo ogolaado muwaadinnimada 100 kii guursaday iyo min 5 aydhalaan 600 ayaa dalkaba naga qaadaya

    • @luqmansuleiman7870
      @luqmansuleiman7870 3 роки тому

      100 niman oo guursada ajaaniibta hadiii iyaga iyo caruurtooda loo ogolaado muwaadinnimada 100 kii guursaday iyo min 5 aydhalaan 600 ayaa dalkaba naga qaadaya

  • @drahmeddahir4704
    @drahmeddahir4704 4 роки тому +1

    inanta waa runteed

    • @mikejoness2041
      @mikejoness2041 4 роки тому

      Dr Ahmed Dahir it’s not that’s not right a women child is not somalilander we should protect our country

  • @Ali-cu3sj
    @Ali-cu3sj 4 роки тому +1

    Innantasi hamabalyo hambalyo

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 4 роки тому

    Dadku waa soomaali kilmada somaliland waa ingriisi macnaheedu waa dhulkii soomaalida . Maangaran waxa dadka la xiiqsanyihiin hadaad boosaboor la astaan duwan baan rabaa ka reer koonfureedka dee samayso laakiin ku qor wadamada lagu tagayo

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 роки тому +1

    Nagtana waya wala tahaye Naga gursada faqashats iyo QDW mahelayana xuququda somaliland nagowo iska jira cadowga Ina no Kenta faqasha iyo QDW cadowga somaliland loma bahana nagaha kena ajenbage ma heleysna jinesiyada somaliland ma helayana nagowo iska jira she sheyaha

  • @fadhihapiip3214
    @fadhihapiip3214 4 роки тому

    JinsiYadeenu waa qarankeena barakeYsan magiciisa somali landers dadka somali rabowna somali shanbaY ahaYd shantii eYbaa ku dhalaY qaar baa dhuusoo dhaqaaqa qaar dhutiYoo dhaYli qarxa tusaale sucuudiYaanka jinsiYadiisu maaha carab kaliYa ee waa saudi arabia Yamaniga jinsiYadiisuna waa carabul Yaman si loo kala garto ruuxani ma carabtii sucuudiYaankaa mise waa carabtii Yamanida inagaY noqotaY maaha somali jabuuti maaha somali somaliYa maaha somali EtopiYa ee waa somali lander si loo garto somali cidaad ka tahaY sida sucuudiYaanku u cadeeYeY carab ciduu ka YahaY wabilaahi towfiiq hadaanad intaa oo tusaale wax ku fahmi waYdo qadaad weYnimo iYo ciYaar haYla soo doonan maraa waaxid

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 4 роки тому

    hh aynu caydda ka dayno caqliyadaheen hadii Inanta aynu dhalay ee aynu soo korinay ay si yar oo fudud ku waayi karaan dhalashadooddii markay guursaddan wiilal gayaankood ah aniga waxaan qabaa oo arintan iila muuqata inaynu lee nahay aynu iskaba dayno dhalista hablaha! midda kale Isirkeenu waa Somaali waddankeenun waa Somaliland inagunna Somalilanders ayaynu nahay tusaale:- yar oo kooban
    dadka Qadariyaanka ahi asalkoodu waa Carab waddankoodun waa Qaddar iyagun waa Qadariyaan markaa mar walba Isirkeenu waa Somaali oo dad Somaaliyeed baynu nahay sidda Jabuutiyaanka oo kale lkn dhankan hablaha aad iyo aad ayaan loogu khaldamay oo loogu xad gudbay run ahaantii waana halkaa Sucaade arintaa waxa qorray ragg xanaaqsan ee intaynu caadifadda iska dayno aynu iska ilaalino wax yaabah inagu ah ceebta waxan aad xeerka ku sheegaysaan xeer noqon maaye si bilaa shuruud la'aan ah meesha halooga saaro.

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 4 роки тому

      Siil iyo gus mala kala celin karo ama land dhaha ama qiq dhaha

    • @garmaalchannel7064
      @garmaalchannel7064 4 роки тому

      @@abdulkadirahmed9230 wax qurux baddan inaad afkaaga ka yar dhawrto ereyadda qarkood adigoo heli karra erayo ku qurux baddan odhaahda aad dhahayso maxaa kugu kalifaaya inaad adeegsato mid aan u qurux badnayn odhahdaada?

  • @redseataxi
    @redseataxi 4 роки тому

    Gabadhan Soomaliya ayaaa laga hayaa. Waar somalilander baanu nahay. Af Soomali na waanu kuhadalnaa.

  • @Xamsekobra
    @Xamsekobra 4 роки тому

    Waxaan taageer sanahay hadal ka barshad batuun

  • @maryandhibka1818
    @maryandhibka1818 4 роки тому +1

    Qabiil ayaa idiin dardaray

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 4 роки тому

    Isirma jirro somali la yidhaado
    Somaligga wexa layidha ma jirro
    Somaligu ka horreyn 1960
    Men makes ee dadka haswerreerinina
    Intii ka horreyse 1960 geeska deggaa
    Ee afka somaliga ku hedlaa wuxu ahaa
    Qebbaali

  • @somaliland8278
    @somaliland8278 4 роки тому

    Kala Sara
    soomaliya=wa wadanka🇸🇴
    Soomaali=wa daadka
    {
    Somalilan=wa wadanka
    Somaliland=wa dadka🇹🇯
    Somali wan ahay
    lakiin ma ihi soomaliya

  • @abdikhayryasin4054
    @abdikhayryasin4054 4 роки тому

    soomaali waxii kasokeya waa nin walba qabiilkiisa

  • @fuadsaeed9856
    @fuadsaeed9856 4 роки тому

    ereyada jinsi/sinji iyo isir hala kala saaro
    jinsi/singi/identity waa ahaanshiyaha wadan marka inanka jabouti waa jabuutiyan jinsi/sinji ahaan waana soomaali isir ahaan ka somaliland waa somalilander jinsi ahaan waana somali isir ahaan sida inanka sucuudiga ahi yahay sucuudiyaan jinsi/sinji ahaan carabna isir ahaa
    fg. ereyga jinsi/ waa af carabi

  • @mojimjames7263
    @mojimjames7263 4 роки тому

    Ciidow bal identity ga saxiibaa Ismaciil Cawl noo sheeg ma ninka Majeerteen ee guursaday buu u abtirsan mise reer gadiid bal noo kala cadee

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 4 роки тому +2

    Jinsiyada lagu waayayo hadii xamar latago jinsiyad maaha walhi hhhhhhh😂😂😂😂😂

  • @فياحمد-ذ4ر
    @فياحمد-ذ4ر 4 роки тому

    كلامه صحيح

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 4 роки тому +16

    We are Somalilanders

  • @mawlidosman2819
    @mawlidosman2819 4 роки тому

    Wamxy calanka kenay na

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 4 роки тому

    Su ashu waxa weye jabuti s galbed iyo nfd malugu dhaha waxad tahay ajnabi jawabtu wa maya

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 4 роки тому

    lady ga ga