Ethiopia Oo Doonaysa Inay Somali Bada Boobto Inta Indhaha Dunidu Bariga Dhexe & Ruushka Ku Jeedaan🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Djibouti Fashion 301 Central Ave N
    Faribault, MN 55021
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

КОМЕНТАРІ • 69

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  17 днів тому +3

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Djibouti Fashion 301 Central Ave N
    Faribault, MN 55021
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 17 днів тому +9

    Marka Somalia Xalane laga Xoreeyo, Somaliland halaga hadlo. Somaliland guul iyo gobonimo 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 17 днів тому +5

    Waxaa sad ah inay somaalida fahansanen muhimada Geopolitic ama joqaraafiga siyaasaded hadii xitaa la kala yahay Somalia iyo Somaliland labadaba khatar ayey ku jiraan bada casna dhowr dowladood ayaa ku hardamaya ganacisiga aduunka 30% wuxuu maraa bada cas iyo badwaynta hindiya dhinaca soomalida marka waxa laga yabaa in laysku cuno marka soomali oodhan ayaa ku dhibqabta ayagana ugu daciifsan

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 17 днів тому +4

    Fadxiyaay waxaa layiri dadka waxaa ugu ayaan daran qofka ugu indheer garadsan marka inta aad garato dadbaan garaney yaaAllah aster soomaali ugargaar yaa rabbi

  • @HjkHjk-vm8mw
    @HjkHjk-vm8mw 17 днів тому +4

    Somalida konfuur ayadaa ba u ogol badaheeda inaay siiso amaba ka kirreso aweelna turkey ee ka kireeseey iyo mareekan oo xalane siiseey hadana etiopia ayaay la baridaa badaheeda

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 17 днів тому +3

    Waxaaba jirtay 2sano k a hor in faransii a ku ciidan badda utababarayay itoobiya badda jabuuti 6markabna siiyay,qofkasta oo caqli leh waa iska muuqatay,inbadaha domaliy loosocdo,rabbi talo kufilan

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 17 днів тому +4

    Hooyadaa Salaan Qaaliya iga gaadhsii una sheeg in aan jeclahay

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 17 днів тому +1

    like it or not? Somaliland and Somalia will never be the same
    Somalia is a failed state
    ❤❤SOMALILAND ❤❤❤

  • @SMShersi
    @SMShersi 17 днів тому +1

    New York Times article are introducing horo dhacii iyo dhagaha ugu sii ridkii dhicitaanka Somalia badeeda, waana wax la isla og yahay!

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 17 днів тому +1

    waxa ii muuqata dhulka somalida oo lala wareegay qayb ethopia qaadato ,qaybna kenya,,somali intay isku jeedo

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 17 днів тому +1

    Fatxiya Somali hadan nahay wa hurudna, oo waxa lagu jira waqti kala carar. Ragii iska dhigay dumarka wadamadan shisheye waxa loo ogladay in ay istic mali karan dumarka musqulahoda ama Suligoda mark midas ba naxdin nagu ah. Dumarkii Rag iska dhigay waxa isticmalan mida Rag. Ku daro Somalida dhoofka ku washa ha isilaliyan qoomkan waxa ay sameeyen organization laga mid noqtid. Illahay ha na xifdiyo.

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 17 днів тому +1

    Ya rabee😂😂😂 besha calanka Somalia ka so qaadhaa.

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 13 днів тому +1

    Satellite ka sawirayba la yidhi hubkii iyo diyaaradahii wuu diyaarsaday waana la filayay inuu badaa qadanayo hadhowna yuhuuda odhanaysa intuu qaatay ha haysto 😂😂😂😂

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 16 днів тому +1

    Balo daaman la qabtey leedahay ee dabo la qabto ma leh weeye maahmaahdu

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 17 днів тому +2

    Waxa cadowga Somaliland baad soo ururisa, waxa tay gabdha aan tolkeed aqoon u lahayn , abtiyada baad la kortay, kalsoni yaraan ba ka muqata🫢

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  17 днів тому +4

      Cadow aan adiga oo miidhan ahayn Somali iyo SL midna ma laha! Jahli iyo Fakhrigii guuldarada idiin horseeday ayaad weli dabada haysaa.

    • @ayaanbilan2251
      @ayaanbilan2251 16 днів тому

      Oo walaal somaliland ilee waa soomaaliye miyaanad arkeyn khataraha soo socda ma waxaad isleedahay cidi wax ku yeeli meyso itoobiya oo yuhuudoda wadata ma naxariis ayey leeyihiin

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 13 днів тому

      Cadowga kowaad ee SL waa adiga oo midhan Fatxiya Cabsiya wax kaste shilmo youtube ba kala weyn shacabka reer SL sii ficaan bey adiga ku yaqanan.

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 17 днів тому +2

    Balaayo lugo la qabto bay leedahay dabalaqabto maleh

  • @shuk2022
    @shuk2022 15 днів тому +1

    Habo sax weeye abi ahmed wanna take advantage. Dagaalkan waa socdaa. He thinks somalia is the weak link compare to the other east african countries!

  • @adama2578
    @adama2578 15 днів тому

    WAA DABKUU SHIDAY MUUSE BIIXI WUXUU TAARIIKH IYO DHAXAL U DHAFAY FIDMA UU GALIYAY GAYIGA SOOMAALIYEED.

  • @user-sk9gf2fo3x
    @user-sk9gf2fo3x 17 днів тому

    Farxiya odaygii yaraa ee polish kii ma fakaday?

  • @user-sk9gf2fo3x
    @user-sk9gf2fo3x 17 днів тому +1

    It's the " coming war that no one is talking about" - it's not "the new war" as you put it. It's an opinion article written by a somali professor, Afyare, now based in Mogadishu.
    You must credit the authors. You attributed their intellectual sweat to NY. NY times only published it.

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 15 днів тому

    Ethopia shacab kayagu ka adag waana kuyaacaynaa ilaa aan adisababa aan kaqabsano

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 15 днів тому

    Balo kula camar jiir ah lahaatey fiqi meel haku sheego ciidamadi loodhisat somalia ee xasan baabi,iyeey

  • @adama2578
    @adama2578 15 днів тому

    GAYIGII DHAMMA MUUSOW WAX YAR 🇪🇹🇪🇹🇪🇹SIISATAYEE WAAYAHAY WADAADOW‼️

  • @AshTheAestheticGirlX
    @AshTheAestheticGirlX 17 днів тому

    Somaali intay isku jeeden cadowga ku heeran ma arkaan iyo adunka in lays cunaayo so sad😢😢

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 17 днів тому +16

    Somaliland is not Somalia

    • @sihaam
      @sihaam 17 днів тому +8

      It is though

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 17 днів тому +1

      Weli Sland Soomaaliya ayeey ka tirsantah. Insha'ALLAAH kheyr.

    • @SMShersi
      @SMShersi 17 днів тому +4

      Somalia waa mid in my opinion

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 17 днів тому +2

      No we're one nation one country.

    • @shuk2022
      @shuk2022 15 днів тому +2

      ethopia wanna use somaliland so it can divide somalia.

  • @chouriaskar9685
    @chouriaskar9685 17 днів тому +1

    Asc ben oui je suis d'accord avec toi Somaliland it's not Somalia

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 16 днів тому

    Ilaah cunaha ku qabay ee isku xisho fuuqda naga day vol ayaan kugu dhintay oo wan ku ragers ee abayo naga day

  • @hassansaeed2161
    @hassansaeed2161 17 днів тому +1

    Yaa HaLa Yaa HaLa Yaa Fathia

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 17 днів тому

    That makes sense waana sababta Turkey iyo UAE ay Abiy u wataan.

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 15 днів тому

    Galbeedku waa labo wejiilayaal iyagaa dabada kasoo riixaya! 2004 ayeey jendaay freeysarv tiri badaan weyn somali oo10milyan ahi madhici karto inay yeelato ethopua oo 130milyana bad la,aato ,hasan ayaa kamasuula in laqabsado dalka

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 15 днів тому

    Waxa kucaynayaa maaha somali baan filaya ee waa qolyahaa somalinimada beceb oon jeclayn in laga hadlo somali wax udan ah

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 13 днів тому +1

    Wax Somalia laga ma boobaya badda Bula Xaar ki talla Somalia ma leh dhulo oo add niikinayso ma leh abahan ma leh ma adiga leh oo siiyeey kara Somalia? Dad reer Somaliland la daho leh. Intaad Somaliland, baddeda iyo Muse Bixi ku walaneeyso oo isleedahay shilmo ka same orod shilling xalaal ah shaqayso intaad ka kacdo kursigan dabad kugu baladhatey.

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 17 днів тому +1

    Salaan Sare Fatxia walle Samalia
    Ayeysan war u heyn ee ha so Galen haday Caano ka Cabayaan
    Somalia iyo Etopia wey is yaqaniin.

  • @user-px5oh5cu1z
    @user-px5oh5cu1z 12 днів тому

    It is turquoise green

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 14 днів тому

    Waxba.kale ku.odhanmeynee.Buurqabkaaga.iska.hoosjiif

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 15 днів тому

    Balaayo madax laqabteey leedahay ee dabo laqabto maleh!

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 17 днів тому

    😂😂😂Saan ugu qoslay anigaba video gaas

  • @ifraxmohamed9774
    @ifraxmohamed9774 17 днів тому

    😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤soomali alaah ha ugagraro

  • @Min-zk2rd
    @Min-zk2rd 15 днів тому

    Green

  • @safiaali1832
    @safiaali1832 17 днів тому

    Somalian adiga waxaba kaama gelin ee adigu hunwantaada u shaqee

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 13 днів тому

    Walahi somali haday mosad iyo xabashi iswadata gacanta u galeen iyo siisii oo caawinaya xaalka falastiin ka daran ka filo dulaystayaashii 😂😂 hala tumo

  • @AmranDolal
    @AmranDolal 17 днів тому

    Farhiya waa iga qoslisa

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 17 днів тому

    Aad iyo bad umahadsan tahay fatxiyay dad badan baanba garankarin waxad ka haflayso ilaahay falka hano xafido madaxi dalkan ma jogane

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 16 днів тому +1

    Xassan dhiiqo ayaa ka masuula baba'a dalka illahay kusoo qabay

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 17 днів тому

    Markaa citiraaf weyseen ayaa xamar qarax yadii ka bilow deen illen ayaantaan itoobiyaanka kasugeeyseen citiraafka qac
    Balse malintaa xamar qarxisaan intii dhimatey labo jibaarkeed ayaa illahey abuuraa gurigii dumana kunkalla ladhisaa 😢 xamar wey dhaqaaqdee xaarka iyo dixda kala reeba xaramiyiin

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 17 днів тому +1

      In aad iska amausto ayaa laguu qaatay? Maad iska qabataan Sland ta idiin qarxineeysa? 🤨 iska soo raaf Sland oi nabadaada ilaasho meeshan caacda ha gurine.

    • @ashaelmi3575
      @ashaelmi3575 17 днів тому

      @niyaaladem
      Liq liq liqi waa ayaa ka danbeysa aduun iyo aqiro illahey aa idinku kashifey Ethiopia na idiin diid citiraf aduunkuna faham in dahabshiil lacagteda lagu bixiyo qarxiska dad masakina oo citiraf idiin heyn asna illahey ceeb iyo cibaro u keen ma xishootaneh alle ka xishooda oo lacagta aad xamar qaraxa kula soo donaneysaan ku dhista wadooyin siiya masakiinta dixda dadsan

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 17 днів тому +1

    Odaygaan Waalan Muse Juudaan Ayaa Dhibaatadaan Oo Dhan Sameeyey!! Amxaarada Hilibka Qeyriinka Ah Cunto Dabadhilifka U Ah !!!Waa La Iska Celinayaa Somali na Insha Allah Waa U Midoobin Amxaaro & Waxii La Socda ba! Somalia 🇸🇴 Soomali Muhammad Baa Leh ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @Yasks-s6i
    @Yasks-s6i 17 днів тому

    ❤saax

  • @sarahmohamud177
    @sarahmohamud177 17 днів тому +1

    Somaliland waad ka hadhi waydee Illahay meel aad eedo kaa tuur

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 17 днів тому +3

      Sland curna kama xigtid ee habaarka yuusan afiga kugu soo noqon.

  • @NajmaAbdilahi-r8f
    @NajmaAbdilahi-r8f 17 днів тому +1

    Insha aallah wa lala waregaya somalia guud ahanba emarat iyo itobia inoo talin o inakla badbadin doona

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 17 днів тому

      kuwa sheekeyso haku wasaan qaxaabadyahey somali somali baa leh axmaar injirley

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 17 днів тому

      ​@@canabiinadiaadigoon caaytamin miyaadan hadli jarin habaryar?

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 17 днів тому

    😅😅

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 17 днів тому +1

    Maqaal uu Yuhuudi qoray oo uu rabo inuu indhaha caalamka Israel 🇮🇱ka jeediyo run ha moodin. Guul Somaliland, guul Ethiopia.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 17 днів тому

    Gabigaaguba dunuub ayaad tahaye iska daa dadka iyagaa naftooda xor u ah is daji qona waxba kaama galin cibaadayso wax kale oo xiiso leh keen gabadh iyo wiil somaliyeed ayaa caydooda ku khafiiftaye aamus

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 17 днів тому

    Somaliland somali naceyb indhahaas iyo ceebti aduunka 😢
    Ku daba feylla xasan sheikh iyo dowladisa hadii kale mahanoo magic kale sameysta naceyb meel laguma garo amxarkii xataa waa idinka faney intee u cararaysiin 😢 marqanka ka kaca aduunka wuu dhaqaqee
    Xasbiyallah

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 17 днів тому +1

    Balaayo lugo la qabto bay leedahay dabalaqabto maleh