Caano waxay u kala baxaan 1: dhay 2: suusac 3: gadhoodh 4: baq/baritan 5: ciir Waxaa laga yaabaa inay dadka qaarkii si kale u yaqaanan! sikastaba ha ahaatee Omar aad baad u mahadsantahay
Ustad waxa jclahy erayo badn o Somali ah oo Naga maqan in aan ogano hdi an nahy dhalin yarada hda jirta hdi ay macqul tahy wa Naga codsi mowduc kale nooga so diyari oo erayo ah jasaka allh alh KU sharfo macalin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
waa markij iigu horeysey aan arko muuqaalka qoraa"idaajaa" in badan waan maqli jiray buugaag uu qoreyna waan dheehday,codkiisa xataa waan dhageystay Lkn mantay ayaan halkan kanaalkan qiimiga badan muuqiisa ka dheehday. Hal erey baan ka odhanaya barnaamijka"Afkeenu wuxuu ka mid yahay hantiyaha maguuraanka ah ee eebe weyne nagu galladey".
ههههههه والله مقطع مفيد مع أنه مضحك لله درك أستاذ عمر إنشار شفت قبل أيام ورقة مكتوبة بالعربية لكنها صومالية والكاتب يمر بقواعد صومالية بكتابتها عربية . وللصومالية ألفاظ غريبة حتى لا يعلمها كثير من المشايخ الصوماليين وشعرائهم أو يعلمها قليل منهم. مثل(Nudayga ) ههه من يذكرها ومثل (Nadiga ) وكثير وكثير تسلم أستاذ عمر إنشار فاللغة الصومالية غنية الإ أن شعبها...........
ماشاءاللہ cumar mawduuc fican ayaad ka hadashy waana in la hormariyo afkeenna dhankasta gaar ahaan erayada cusub ee kusoo biirya afka iyo kuwa dabar go`aya.sidoo kle meelaha lagu ilaalinkara waa goo baha waxbarashada warbaahinta iyo qoridda wll noo soo diyaari mawduucyo kle oo afka ku saabsan mhdsnd
Waa banjamij loo baahna in aad kasoo hadasho. Afka hooyo majiro afkale oo lala bar- bar dhigo . Gaar ahaan afkeena soomaaligu waa af hodon ah oo qani ku ah wax walbo af qani ku noqdo . Haddii aad aragtaan qof afkisa hooyo ka faanaya ama se liidaya waa qof liita oo ay hoseyso shakhsiyadisu . Alle ayaa mahad leh oo soomaali iga dhaliyey afkayga hooyana soomaaliga ka yeelay.
omar erayga arab 48 mar horena waad adeegsatay mahadsanid maba daawado telefessionnada waad mahadsantahay weliba kun jeer way yartahay cidaan ka faa'iiday waxaan kaa faa'iidey
aad ayaan kugu mahad ciliniyaa sida bulshada soomaaliyeed ugu soo kor dhiso wax faa'iido cumar waxa ku leeyahay alle ha ku ilaaliyo waxa thy qof aan wax badan ka faa"iday oo afkaar badan aan kaa helay
Luuqadeena waa mid xikmad ka buuxdo Aan ku Dadaalno barashadeda iyo fahankeeda luuqadu waxa ay ka mid tahy Mabda,a iyo Mudnaanta uu Dal leeyahay io shucuubta ku hadasha
Dawlad laan aanta soomaalida waxa dhaxalsiisay inay Afkooda kafaanan Af qalaadna kufaanan Afsoomaligu waa Af dadwaayay Halka afafka qaarkood anay Af ahyne lkn dad haystaan
Waxa weeye waad miyacday (waad kibirtay) Ama reer koofureedki waxey adeegsadaa inta badan waad qooqday Intaba waxaa loo adeegsadaa quf gurijoog ah ama shaqa la aaan heydo mgrty
DIGNIN🛑⛔
INTA Aadan jiifan aqriso suratul mulk
Shaydanka iska naar
Istiqfarta badi
Salada jogtey
Quranka akhriso
=qalbiga ku dagayo🤲🤲
Moch allah wll waad ixasuusisay
نِعۡمَ ٱلۡمَوۡلَىٰ وَنِعۡمَ ٱلنَّصِیرُ
Qurux badanaa aayadaan.😍😍😍
Tafsiirka isla luuqadaas bay ku qurux badan tahay
Luuqada ugu murti badan aduunka Wa luuqada Somaliga mnsh Allah 👏🏼👏🏼
murti luuqada loo ga haray waa carabi🙏
Luuqada koobaad waa carabi
I don't think so may.
Wll subscribe isaar wan idin sare ane
@@gamestart3659 Luqadda kobaad waa somaali *
Caano waxay u kala baxaan
1: dhay
2: suusac
3: gadhoodh
4: baq/baritan
5: ciir
Waxaa laga yaabaa inay dadka qaarkii si kale u yaqaanan! sikastaba ha ahaatee Omar aad baad u mahadsantahay
Sax garoor baq waxay ka horeysaaa dhay
@@عجائبوحقائقهنا maya wll ma ihi lkn waqooyi, koonfur, barri iyo galbeed ba waa dadkayga! One love ❤
Haa waa gadhooodh
Caano baqey
Khadar AK dhaay iyo suusac waxa udhexeeyo mayac xoogaa marku suusaca sogalaayo aya laga wadaa mayac
أحبك في الله ما شاء الله واللهم اجعل لي ولعمر إنشار كما قال رسول الله ورجلان تحابان في الله اجتما عليه وتفرقا عليه
Heerarka caanuhu maraan:-
1. Dhay ama lis
2. Suusuc
3. Garoor(ariga), karuur(geela)
4. Watabiir
Galxood
War somaalay Luqadina
Noleya Oo LA tartamada
Luu qadaha Kale Like Asxapta 😎
Wll Omer inshar caqliga iyo cimrigaba ilaahay ha kuu barakeeyo
Caanuhu waa Afar nooc.
1. Marka lasoo leso waa Dhay .
2. Cabaar markey yaalan waa Mayac.
3. Malin markay yaalan waa Suusac.
4. Markey fariistaan wàa Garoor.
Wll aad baad u mahadsanatahy sidaad noogu faaidaysay
Qudhad wey ka khaldantahay wll
Susac iyo garoor waa mid
@@dahirmohamud8113 Waxbo iskama qalin Garoor waa Caano fadhiyo suusacna waa cano just dhadhanka unaa isbadalay . Inad fahamtaan filayaaa.
5 markay dhnaan za'id ah noqdaan (ciir)
Omar mahadsanid saaxiib soomaalidu maah maahooyinka iyo xigmadaha aad ayey ugu sareeyaan ani waxaan ku nolahay qurbe ilaa dabayaaqadii 2007dii wadamo badan oo caalamka ah booqasho ayaan kutagay dadyowga aduunka intabadan waa lamacaamilay afku waa nimco waana waxa aad baahiyadaada kuga baahi beelkartid.
Ustad waxa jclahy erayo badn o Somali ah oo Naga maqan in aan ogano hdi an nahy dhalin yarada hda jirta hdi ay macqul tahy wa Naga codsi mowduc kale nooga so diyari oo erayo ah jasaka allh alh KU sharfo macalin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
waa markij iigu horeysey aan arko muuqaalka qoraa"idaajaa" in badan waan maqli jiray buugaag uu qoreyna waan dheehday,codkiisa xataa waan dhageystay Lkn mantay ayaan halkan kanaalkan qiimiga badan muuqiisa ka dheehday.
Hal erey baan ka odhanaya barnaamijka"Afkeenu wuxuu ka mid yahay hantiyaha maguuraanka ah ee eebe weyne nagu galladey".
Mohamed Apdiqadir 7
Mohamed Apdiqadir
Chfe
2 eray oo afcarabi iyo afjarmal iskugu jira ayaad adeegsatay
Sida kanaalkan =warbaahiye/warbaahiyahan /muqaal gudbiye
Barnaamijkan = aqoon gudbin amba xog uruuriye amba hawlwadeen
@@MuhammadAli-fl3iw waan kaa gudoomey labadan erey ee qurxoon,hadii Eebe idmo waan adeegsan.
Soon-qaad suuban wll.
Run wlhy luqada kle wn ku hadlaa lkin afsomaliga wa afka keliya ee awoodeyda daren ku mujinkaro markan hadlayoo❤
Masha Allah Ramadaan Kareem Mahadsanid ❤️
Waw qoraa idaa ijaa sanmiyaa
ههههههه
والله مقطع مفيد مع أنه مضحك لله درك أستاذ عمر إنشار
شفت قبل أيام ورقة مكتوبة بالعربية لكنها صومالية والكاتب يمر بقواعد صومالية بكتابتها عربية .
وللصومالية ألفاظ غريبة حتى لا يعلمها كثير من المشايخ الصوماليين وشعرائهم أو يعلمها قليل منهم.
مثل(Nudayga )
ههه من يذكرها
ومثل (Nadiga )
وكثير وكثير
تسلم أستاذ عمر إنشار
فاللغة الصومالية غنية الإ أن شعبها...........
Nuday = تغذية
Nadi, jeedal, shaanbuug (waa ereyo isku micno ah) = السوط او الكرباج (الحبل الذي ستخدم للجلد)
Masha allah sxb Cumar mahadsanid sxb
(K L M N) Afrtan xarfod
U aqri
1.Soomali
2.Arabic
3.English
kalaman
KalamaaN
Asc
Wallaal waxaa rabaa wax iga guuxaayo in aan wax kaa weediyo hadii aad aragto jawaab iga soo sii qoraalkaan ustaad
Kalamaan
ماشاءاللہ cumar mawduuc fican ayaad ka hadashy waana in la hormariyo afkeenna dhankasta gaar ahaan erayada cusub ee kusoo biirya afka iyo kuwa dabar go`aya.sidoo kle meelaha lagu ilaalinkara waa goo baha waxbarashada warbaahinta iyo qoridda
wll noo soo diyaari mawduucyo kle oo afka ku saabsan mhdsnd
Mine
1) Somali
2) English
3) kiswahili
4)Arabic
LuQaDa AFKaTeNa MarKaaN CabiRay
MeeL BaDaN WaxaNu Ka MaTeLa
LuQaDa CariBada KeeP Going ustaad
AllaH Ha Ku SharFee1👍❤🙏🤙🥰
Mahadsenid huuno Cumer. Rabbi ha ku barakeeyo. Soonqaad Wanaagsen
Aniga Shaqsi ahaan waxaan ku hadli karaa 7 luuqadooda waxaana Hada xaafada ku bartaa luqadaydii 8aad Oo Isbaanish Ah🇪🇸
Waxaana ku hadlaa Si Waadix ah
1:Somali🇸🇴
2:Carabi🇸🇦
3:ENGLISH
4:TURKISH
5:HINDI
6:ITALIAN
7:FRENCH
MAHADSANID Luuqada Cusub aad baratid Waa sida adoo Qof kale oo Cusub noqday.
Aniga hada 7 qof ban ahay Hahah😁😅❤ Ilaahay Hanawada xifdiyo mahadsanidiin RAMADAAN MUBAARAK
Yaaaaa 😮😮
Af kena hoyo wa hodan murti & xigmad intuba way kabuxan mansha allaa
Cilimigaga allaha kuu siyadiyo c.ishaar 💗
Meesha gududka dhag ka sii walaal
Afkeena qiimihiisa waxa dareemi kara qof jooga dal shisheeye oo isagoo garanaya luuqada wadanka hadana waxyaalaha qaarkood marka laga hadlayo isdhaha Alla haday afsoomaliga kula fahmi lahaayeen si wacan baad ufahansiin lahayd marka afku waa shay qaaliya oo kutusaya inaad tahay dal jira oo horena usoo jirey mahadsanid Omar Inshaar wllo🙏👑
Masha allah ogaansho ad iyo ad u guxiranahy mayac marka qofka lagutilmamayo waxan u fahan sanahay qof kibray ama kabad badshay xalada laga daremayo
Cumar ishaar ❤️macalin somaliyed
تحيه لشعب المصري من الصومال🇸🇴
Qofki ugu horeye e dawda ani wye👌👏❤
Hadaad tahayna maanta ayaad ugu hormaraysaa markaas ayaad noo sheegaysaa comment qiimo badan soo qor billcalayk ah
@@c.xamiidaadan9881 0
Bro sowdiga maydhay
🙏🤭👏
*Eray bixintu waa lagama maarmaan mar haddiiba loobaahanyahay in afkeena somaliga sii jiro Tusaale ahaan Wakhti (Ammin) ,Saacad (goor-sheeg)*
Waqti waa Carabi wlal
@@buuhoodlemedia3894ammin (soomaali) =(عربي) وقت
Mahadsanid
Masha allh walal waxyaalo faaiido badan leh nalawadagtaa thnks alot😍😍
Waa banjamij loo baahna in aad kasoo hadasho.
Afka hooyo majiro afkale oo lala bar- bar dhigo . Gaar ahaan afkeena soomaaligu waa af hodon ah oo qani ku ah wax walbo af qani ku noqdo .
Haddii aad aragtaan qof afkisa hooyo ka faanaya ama se liidaya waa qof liita oo ay hoseyso shakhsiyadisu .
Alle ayaa mahad leh oo soomaali iga dhaliyey afkayga hooyana soomaaliga ka yeelay.
Waa wallky oo ka filaya inaad like u saartid
Waan ku salaamay masuul omar inshar
Sxb adoo mahadsan taariikhda iyo qisooyinka wax ku oolka ah mar mar ku soo tuur
Mahadsanid
M.s cumar allah ku xafido macluumaadkaaga Aad baan utaageeraa
omar erayga arab 48 mar horena waad adeegsatay mahadsanid maba daawado telefessionnada waad mahadsantahay weliba kun jeer way yartahay cidaan ka faa'iiday waxaan kaa faa'iidey
Cumar insharoow igdaa isciyalaynta ceeb maynany kugu haynbinaad erey somali ah oo waligaba jaray inaad tuurto ood ery kale oo casiraya la timadaa
Mash allah ustad maanta waxaad naga jaahil bixisay luuqada waxa ay tahy iyo adeegsigiisa waana ku mahdsanthy wng aad usoo gudbisid ummada somliyeed
Mashaa Allah waan soodhawaynayaa barmaamijkan ad kahadashay maanta
Mashaa Allaah jazaakalaa kheer
MashAlh wll ama macilinka anku fano Alah ku barakeyo walige erayo an malqin aya ka faiday aniga dagalka ku dhashay kuna so barbray shukran aquya
اللهم إنا نعوذ بك من الكورونا الفيروس و غيره
Nin Aqli badan
Walaal ilaah haku xifdiyo
Ereyga habar ayaa ku
Meesha uu ka imaday waana
Hab bar oo ah
Jazakslah wllkeen ogaansho💟
masha allah ereyo fican kaa faiday thanks wll keep going🙏🙏💯🥰👍👍
WAAD MAHADSANTAHAY SXB ANIGU WAXAAN KA MID AHAY DADKA AADKA U DANEEYA MAWDUUCYADAA AFKA KALIYA MA DANEEYEE WAXAAN ISKU DAYAA ERAY BIXINTA CUSUBNA INAAN KU DARSADO BAL QAAR KA MIDA KUWAAN ANIGU CURIYAY ILA EEGG........
1:_ Wireless.....
➡️ Daris-Wadaag (DSW)
2:_Wi-fi Direct ....
➡️ Toos-Wadaag(TSW)
3:_ GBS .........
➡️ Baadi-Goob/(BG)/HANAANKA AQOONSIGA GOOBAHA (H.A.G)
4:_ Zepya/Xander...
➡️ Wareejin (WRN)/Waydaarsi (WDS)
5:_Mobile/Telephone....
➡️ Koor (KR)
6:_ Download....
➡️ Dawlis (Soo Dawliis)
7:_ Bluetooth........
➡️ Bal Soo Tuur (BST)
8:_Group........
➡️ Garab/Garabaysi... (GRB)
9:_ Help..........
➡️ Hiil Ama Hiilimaad...(HL)
10:_ Hello/Hi......
➡️ Hee/Haye/Hoow'....
11:_ By ........
➡️ Nabadeey..
12:_ Symbol.......
➡️ Sumad/Golole/Astaan/Callamad_Saw'rac/Baadi-Sooc
Istaas Oo Kaliya Maahee boqoralaal Noocaasa ayaan Curriyay hal Buuggna Kusoo Koobay Insha allah
Mansha allah Abwaan Waa Eray Bixin Cajiiba Buugga Nala wadaag INSHA allah
Woooow Abwaan Mawliid Ahmed Nour Caadi Maaha Terminology-gagu sxb
🎯 fadlan aqri buuga “ afdhaab” W.Q abwan cisman xashi... wax badan baa ku duugan 👌👌👌
Mahadsanid mastar cumar
10 daqiiqo qali oo qali ah aya nala wadaagtaa mahadsanid omar in shar
Abwaankaan soo raacay kuma daawan barnaamijka Cumarow. Laakiin waxaan u fahmay astaan afka soomaaliga utaagan inaad uga jeeday abwaan Hadraawi.
Mahadsanid, mawduuc waliba inta waqti lageliyey ayuu macaankiisa yeeshaa. MA CAANAA
First comment from me
Great topic
mcah alaah xaga kasi wada wllky omer inshaar
I,m somali
I speak French,English,somali and arabic.
Mahadsanid Omar inshar horey u soco 👏👍🙏•••
Ma sha allah waa cashar wanagsan
Ramadan kariin somaaley🤙🤙🤙
Aad ayaad u mahadsantahay wllkayga
Masha allah omar ishaar wll mugaalo kuwan oo kle soo gali
Barnaamijka waad nagu soo gaabisay wll, lkn mid kale ayaan kaa sugaynaa.
Asalamu aleykum warahmatu laahi wabarakatuh
Ramadaan kareem
Wll alle haku xafido runti aad baan u xiiseeyaa barnaamij yadaada
Wll alle hakula garabgalo
Mahadsanid
والسلام علیکم ورحمۃاللہ وبرکا تہ
آستاد عمر ا نشار
Caanaha afar marxaladood maraan dhaay,mayac,suusac,garoor oo ah marxalada ugu dambeysa ustaad.
Aniguba waan aamisanahy in luuqadeena u baahantahay horumarin iyo qoritaan. Maxaa yeelay waxan soo arkay waxyaabo badan. Luuuqadayda aad baan kujeclahy waana kufaanaa inaan soomali ahay soomalina kuhadlo❤❤❤❤💯
aad ayaan kugu mahad ciliniyaa sida bulshada soomaaliyeed ugu soo kor dhiso wax faa'iido cumar waxa ku leeyahay alle ha ku ilaaliyo
waxa thy qof aan wax badan ka faa"iday oo afkaar badan aan kaa helay
Ramadaan kariim wll Cumar
Tv, music, radio, IWM ah waa international words luqad kastaa qaadatay
Ogaansho😊😊❤❤❤
Luuqadeena waa mid xikmad ka buuxdo
Aan ku Dadaalno barashadeda iyo fahankeeda luuqadu waxa ay ka mid tahy Mabda,a iyo Mudnaanta uu Dal leeyahay io shucuubta ku hadasha
Mashallh waxaa uaqaan canah wey baqeen lamacabikaro. Markaas😊
Suusaca markery dhaafaan caanaha eey xumanayaan waxaa looyaqaanaa ama ladhahaa waaa
Caano baqay✅〽️ thnkx🙏
Dawlad laan aanta soomaalida waxa dhaxalsiisay inay Afkooda kafaanan Af qalaadna kufaanan
Afsoomaligu waa Af dadwaayay
Halka afafka qaarkood anay Af ahyne lkn dad haystaan
wll cumar cilmigaaga alle haku badiyo wx badan baaan kaa fahmay runtii
M.a walaal allah yaxfadak👋👌
Masha allah
Asc walalkeey Cumar aad ayan ugurafaraxsanahay casharada aad inoo soo gudbisid waad kumahadsantahay.
Wall Omar Mahadsanid
ManTa waxaN AhaY qofkii ugu horeyay Alle haka apal mariyo omaR inshar
Wll namperkGaH please iso dir
Inankula so xidhiidho rapaH wll 🙏
Suusac iyo mayac ayaa qof lagu odhan karaa ismananlahayn. Waxaan aamin sanaa inan afka Somaliga aad u aqaan.😎
Waxa weeye waad miyacday
(waad kibirtay)
Ama reer koofureedki waxey adeegsadaa inta badan
waad qooqday
Intaba waxaa loo adeegsadaa quf gurijoog ah ama shaqa la aaan heydo mgrty
Waliga qof kuma oran miya war iga tag hadalka ha igu suusicin😂😂😂
Suusac ma maqlin lkn waad miyacday iyo miyac aa ku haayo waa wax iska caadi ah oo aan yaraanteyda ilaa hada aan soo maqlaayay lol.
Miyaca ayaa kaa batay madan maqal wlal
Waa wax igu cusub walalayalow
Mansha allh nin aan ku faano
Oo vidio dhan aan dawado
Shukran ogaansho barnaamij ficn nooso diyaarisay 👍suusac iyo mayac hooyo marksto dhahda 😁🥰lkn caajis mahan waa دلعaf carabi saas ila tahy
Ustaad Omar inshar mahadsanid🥰
2 Qof oo ku dayasho mudan
Sh.mustafe iyo idaajaa
Allaha xafido
Iyo abwaanada badan ee soomaalida ah
Mawduuc muhiim ah baad ka hadashay 👍👍❤🇸🇴❤
Omar inshaar Markaan ubaahdo Dhiirigalin
Waxan Si Toosa U Soo BuuQda channelkada
Allaha Kaa abaaL Mariyo WaLaL♥️💯
Ilahay iyo Qur'aankisa hda jeceshay wll ilahay dartiis *SUBSCRIBE* iigu saar mahatsanid ❤🙏
ADITIYA OFFICIAL ku saaray ana isaar pro
Kusaray walal
Wizz Oj iga hysaa Pro ana isaar
@@hassanaarka6173 waan kuu saray ee adna iisaar
M.a allh no barakeeyo afkeena hooyo waxan ku dorsano malahne 🇸🇴❤🙏🌟
Zahra Abdullah abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak
AFKENI waa Af Ad iyo Ad Uu Wacantahay AMA u wanagsanyahay intan luqaado kale waxba inoma Tarayan Afkiina Aan koocbino
Ramadan kariim
*Macalin maxan xoojiya Hadalka somaliga adigiba Leh qiyam carabi iyo English isticmaalaye*
جزاك الله خير
Thank u walaal Omer
Mnzha Allah qofkii 2aaad ayaan noqday caaawa views ka.
Uztaaad Omar Mohammed inzhaR.
Haldoor soomaaliyeed. Go for ward my brother
Masha allaah jazaakallaah
Wll cumar barnaamijyadan noo soo badi waa barnaamijyada laga gaabiyey
Sida hodontinimada afsoomaaliga
Mhdsanid ustaad🙏💯😊
Waxaa la dhahaa caanaha marka hore waa dhaay marka xigto waa suusac marka sii xigto waa bur bursan ugu danbeyn waxaa leesku dhahaa mayac micnaha weey mayacobeyn ✌✌✌
Waa runtaa bro waxa badan ayuu ubaahanyahay sidaloodhoho Technology
Mayac/suusac =la badaan erey aad bay ugu qurux badanyihiin
marax =xoogaa inay ka duwanthy moodaa
Mahadsanid cumer
Anaa usoo horeyy like ta kuyaciya