MASRAXA FURAN HD 26 04 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 133

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 5 років тому +8

    I really like masraha furan ........and I salute
    1. Baba ikar
    2.Ajakis and the rest ....love u all

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 5 років тому +28

    Hasan jamac gabdihisa mashaalah.... Cod macan ilahay ha deysto......inta ila aragtay like please

  • @jannamohamed2253
    @jannamohamed2253 5 років тому +12

    Ajaki waad salamantahay masraxa furan waa la socdaa👍👍

  • @Somali_top
    @Somali_top 5 років тому +40

    Xaawa luul xassan ish calaa cod.
    Inta ka heshay like saar.

    • @ismaaaciilganeey4321
      @ismaaaciilganeey4321 5 років тому +2

      Masha allah xaawo luul cod aan caadi aheen Masha allah

    • @dustinlandry2275
      @dustinlandry2275 3 роки тому

      Dont know if you guys cares but if you're bored like me atm you can stream all of the new series on instaflixxer. Been binge watching with my girlfriend for the last few months =)

    • @alexisdante1061
      @alexisdante1061 3 роки тому

      @Dustin Landry Yea, I have been watching on Instaflixxer for since december myself =)

  • @jubileeireland4910
    @jubileeireland4910 5 років тому +5

    Maashaa allah reer xasan jaamac wey cod macaan yihiin laakiin halaga war doono waxay isu yihiin fanaanadda reer somaliland ee ugbaad aragsan

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 5 років тому +7

    Prince Eyey xiliban qaran from garisa salutes bro

  • @istaarmohamed6031
    @istaarmohamed6031 5 років тому +5

    XAWO LUL XASAN JAMAC HABEN KASTO IMOW YAQAYOW from Germany ❤❤❤

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 5 років тому +8

    buufle waa wiil dagan oo muxtarim ah ilaahey cayilka hakaa qaado yaarabbi waxa nafteyda la jeclahay ayaan kula jeclahay insha allah waan kuu rajeynaaa inaaa noqoto qof isteeel qurux badan 😍😍😍😍

  • @Hassan.Mohamed.Hajii3581
    @Hassan.Mohamed.Hajii3581 5 років тому +6

    Nabigena suuban ku sali intaad feersanysid.
    اللهم صلي وسلم على محمد وآل محمد

    • @AbdulQaadirAden
      @AbdulQaadirAden 5 років тому +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ☘️❤️☘️❤️☘️❤️☘️❤️

    • @ahmedosmanshidane1840
      @ahmedosmanshidane1840 5 років тому

      Scw

  • @Zurich527
    @Zurich527 5 років тому

    Mansha Allah ninkii gumeysi arkaa somalinimo yaqaanno

  • @ahmedabdirahman6516
    @ahmedabdirahman6516 5 років тому

    Xildhiwanka garisa wan salaamay xildhibaane waxat salaan iiga gaar siisaa abwaan bilig hurfe

  • @rastafala7823
    @rastafala7823 5 років тому +4

    Xaawa luul xassan Cood Macaan iga deh isha Calaa........ 👏👏👏👏👏

  • @basradagane3972
    @basradagane3972 5 років тому +1

    Wa marki iguhoreyse qof angaranayo ukaistage masraxa furan iyeeey from kenya

  • @lamiizmaxamed9092
    @lamiizmaxamed9092 5 років тому +4

    Xamdi ,luul &xaawa luul masha allah cod

  • @hamdiaden209
    @hamdiaden209 5 років тому +23

    masraxa furan maxa logu furiway quranka karinka???

  • @sultanyonismohamadhassan3517
    @sultanyonismohamadhassan3517 5 років тому +2

    Wlhi 4 jer wan kuso ceshte inanta badalaysa xalimo khalif wlhi gabadha wa talent socda mashalh

  • @xamdixasan8378
    @xamdixasan8378 3 роки тому

    Masha allah allaha kuxafido wallkeena ajakis❤❤❤⚘

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 5 років тому +5

    labada walal wlhi fananin u qalmaan👌👌👌👌👌

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 5 років тому +5

    Best xildhibaan ever I see wallahi

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 5 років тому +1

    Abdirisaq ismail Sheikh Ak.A #iyeey From #Garissa #town Xildhibaane Walaal Maa shaa allah

  • @khadarsomalian5748
    @khadarsomalian5748 5 років тому

    masha allah # somaaaliya ♥️♥️
    masraxa furan big fan 🙏full
    Rescept 🇸🇴♥️🇸🇴 my Country
    And my People 🙏✅👏🎖

  • @abdiazizahmed
    @abdiazizahmed 5 років тому

    Wow, wonderful MashaAllah Prince Eyey

  • @kowshinmedia2478
    @kowshinmedia2478 5 років тому +19

    Asc Ajakis waxaa iloodey sxbkey jaajuumow kkkk inta ila qabto like iisaaara

  • @salmaanabdul1305
    @salmaanabdul1305 5 років тому +12

    Waxaan aad uga xumahay ajakis qaabka qaldan ee uu ula hadlay wiilka yarka ah ee buuran. Tani bani aadanimo ma ahan in qofka muuqaalkiisa lagu kaftamo. Meeqa rooti subixii cuntaa. Iyo sxbtaa pic nuucee u dirtaa. Waxaan rajeynaa mustaqbalka aajakis in uu sixi doono qaladkiisa

  • @bs123ksa8
    @bs123ksa8 5 років тому +1

    Masha allah labadeyda waalid ayaan ka bilaawa wiil bari Ah buufle allah ku xafido

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 5 років тому +7

    Gabadha reer Puntaland wll Umaddan imaanka illaah ka qaaday Waddaniyada lamaba soo barin waxay tahay

    • @nuurkayuudaa393
      @nuurkayuudaa393 5 років тому

      Waddani Dahsoon @ ma fahmin hadalkaaga meeshuu u socdo

  • @ismaaaciilganeey4321
    @ismaaaciilganeey4321 5 років тому +1

    Masha allah gabadha yar cod macanaaa Masha allah

  • @ismaaaciilganeey4321
    @ismaaaciilganeey4321 5 років тому +1

    Wlh xaawo luul allah xafido cod masha allah 👏 👏 👏

  • @anaskhaalid8874
    @anaskhaalid8874 5 років тому +1

    AjKis wad saxthy markd qofka ad laybtid wuxu sameyey ind dhahdo msha allh weli wa waajid hduu rwo ha qufaco mfahntey

  • @caaliyacismaan1280
    @caaliyacismaan1280 3 роки тому

    Masraxafuran

  • @iraadarts-halabuurmedia-ha63
    @iraadarts-halabuurmedia-ha63 3 роки тому

    Aniga waxan ka helay Amina cbdisan cabdile cidi marwada garanayasa fadlan ilasoo xidhiidha

  • @CabdixakiinCabdixakiin-lb5cd
    @CabdixakiinCabdixakiin-lb5cd 5 років тому +3

    Buufle walee cayil wuuu ku dafay ilaah haku dhooro

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 5 років тому

    Asc dhamaan bahda Tvga Universal somali weyn Masraxa furan waa maasha Allah iyo dhamaan asxaabta Salaan sare guul iyo gobanimo innsha Allah Aamiin ☘️❤️☘️❤️🏆🏆🏆🏆🏆🏆🌕🌕🌕🌄🌄🌄🎴🎴🎴🎴💡💡⚽⚽⚽⚽⚽

  • @haajiapdalla3779
    @haajiapdalla3779 5 років тому

    Universal tv tivi anjecelahay guul

  • @somalilandergirl6528
    @somalilandergirl6528 5 років тому

    Xawa luul inanta yar ee codka macaan runtii waxan kula talin laha sis iska daa faan ha galin walhi codkaga masha allah dhawr jeer ku cel ceshay lkin fan ha galin😍

  • @ismaaaciilganeey4321
    @ismaaaciilganeey4321 5 років тому +1

    Xamdi xilkas codka bila makrofonka ku ficantahy inta ila aragty like

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 5 років тому +1

    raashiinka yaan lagu dheelin banaanada waxaa jiifa dad gaajeeysan, oo aan maanta dhan laga yaawo ineey waxba cunin, teeda kale hadii lagu tartamaayo xitaa gacanta waa in lagu cunaa ee sidaan waxaa wax ucuna xayawaanka , marka sheekadaan wax ka badala masraxa waan taageernaa horey usocda lkn dhankaas lee badala asxaabta.

  • @habibashariff3409
    @habibashariff3409 5 років тому

    Gabdhahan yaryar illahey hasoo hanuuniyo high school kasoobax fanan kusoobir waa nasiib daro maa ladawa qabto

  • @abdulahimuhumed399
    @abdulahimuhumed399 5 років тому +2

    Farxiyo abdulahi fananada qaranka

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 років тому +2

    waxanka yaabay xijabka iyo sida ay ula dhaqman qof sidan isku asturo wa inu ka dherado munkarka heesto wa mankar allah ha idin so hadayo insha allah

    • @yufamoha779
      @yufamoha779 5 років тому +1

      Aad iyo aad waa midaan la yaabay xijaabka waxuu noqday dhar iska caadi ah
      Waayadii hore qofka xijaaban xishood ayaa ka muuqan jiray xitaa ragga wey ixtiraami jireyn
      Xijaabka waa laba nooc mid gudaha iyo ka dibada kan gudaha muhiim ah maryo waa la qaadan karaa laakiin xishoodka muhiim ah
      Alle ha tusiyo inta aan fahsaneyn

  • @husseintokyofilms9659
    @husseintokyofilms9659 5 років тому +8

    AJAKIS BUUFLE INA SIDAS ULA HADASHID MA AHEN VERY SHAME WALHI✌

    • @coolgtri985
      @coolgtri985 5 років тому +5

      I agree with you bro, shame on You Ajakis👎👎!.

    • @SaddamHussein-ly6xs
      @SaddamHussein-ly6xs 5 років тому +2

      Waa Kula Arkay Bro Si Xun Bu Ula Dhaqmay ✌

    • @omarbille7827
      @omarbille7827 5 років тому +2

      Ceeb Ceeb Ceeb 100 kun Jer Ceeb Ajakiz Naag Naag 🤬🤬🤬

    • @warsanmedia6866
      @warsanmedia6866 5 років тому +1

      Wuxus bu ku Noqday

    • @ismaaaciilganeey4321
      @ismaaaciilganeey4321 5 років тому +1

      Wlh waa kula arkay gabadha uu jecelyahy xita inuu ku diraa ka baqaa wlh su aalo aad u fool runtii

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 5 років тому +1

    Amiin Amiin

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 5 років тому

    Mas Allah

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 5 років тому +2

    I also salute jajamow

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 5 років тому +8

    Xildhibaane Soomaalida Diintoodu waa Qabiilka intooda badan waa ku daaleeysaa

  • @teamdholacaden3775
    @teamdholacaden3775 5 років тому +1

    Inta ika dambeso waxan ka codsana iney like ika hagrin

  • @malkahassan378
    @malkahassan378 5 років тому

    Hamdi xilkas 🤚❤️

  • @nasraabdalaomar5874
    @nasraabdalaomar5874 5 років тому +2

    Al wiilka qof waansan waaye qofka fican wajika ayaa ka gartaa ani masha alah hore u soco bas is caateey intaas ayaa kaadhiman aboowe

  • @daahirjv
    @daahirjv 5 років тому

    Masha allah wey dhididooyaan

  • @mahdicadde1504
    @mahdicadde1504 5 років тому +1

    1:28:58 waan sugayaa inantaas in ay masraxa so korty mar ano dawanayo ayaan codkyda arky aaaad aye u cod mcanthy Mashallh

  • @Baadil12
    @Baadil12 5 років тому +1

    abdi muriidi dheere ajax walaal aad iyo aad ayaan ku salamay bacda salan waxan raaba inaan kula taliyo walaal dadka islaamka ah waaa ka xaraan iney afka cunto ku cunan wallall waa dahir mohamed oo ku nolo dalka germany iguna salaan dhaaman umaada somaliyeed

  • @abdulahimuhumed399
    @abdulahimuhumed399 5 років тому

    Ajakis marku sheegay jaceelkisa kusheegay waxalaga rabay inatirahdo masha alaah lakin waxatiri laxowla wala quwa buffalo

  • @mahamudabdirahman5566
    @mahamudabdirahman5566 5 років тому +2

    23.13 wajiga cadaan gacmaha madow 😭😭😭

  • @kowsarkowsar7238
    @kowsarkowsar7238 5 років тому

    mansha. allah baaba

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 5 років тому +1

    👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @sundusnuurbashir7799
    @sundusnuurbashir7799 5 років тому

    xaawo luul mnzha allah zaid ucdo mcntahy

  • @yusufweheliye4528
    @yusufweheliye4528 3 роки тому

    Somali toos Lee Maa lagu jiraa 30 Sano wax toosoyo male

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 5 років тому +2

    Buufle WA cunuq yar odagan

  • @abdirahmansheikh9455
    @abdirahmansheikh9455 5 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkk masha allah masrax furan

  • @imissxamarcadey1188
    @imissxamarcadey1188 5 років тому +5

    Xamr cadey waan idin so socda inasha Allah

  • @diiqabuuloxuubey5078
    @diiqabuuloxuubey5078 3 роки тому

    Xasan jamac maxa karabta

  • @mahamedhassan3293
    @mahamedhassan3293 5 років тому +1

    Jaajuumow ayaa la hilmaamay

  • @baabasiidka4301
    @baabasiidka4301 5 років тому +2

    Facebook Hamdi Xilkas Igu radsha 🤔

  • @muniiradacar1485
    @muniiradacar1485 5 років тому

    Xawo luuul cod aya kugu dhamaday huuno lkni fanka mkugu borin lahyn

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 5 років тому +5

    waanka xumahay
    Saalim Amoore lama soo istaajin
    isagoo fadhiyaa leeska dhaafay👎

  • @anaskhaalid8874
    @anaskhaalid8874 5 років тому

    Asc jakis marwlawaad buufle soo casuun oo si tartiib ah waxa ha usheegto qaldka iska daa ina adeer

  • @abdikarimabdilahi283
    @abdikarimabdilahi283 5 років тому

    Ninkan somalilander dirkii koonfureed dhiig buu leeyahay gacantiisa fiiri

  • @diiqabuuloxuubey5078
    @diiqabuuloxuubey5078 3 роки тому

    Gibilgeyga tahay magursankare

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 5 років тому

    Xiliwaanow adogey maa igu qaldooaaa ajakisaa 😂😂😂😂😂😂

  • @abdulahimuhumed399
    @abdulahimuhumed399 5 років тому +1

    Wa

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 років тому +2

    ❤❤❤❤❤❤😨😨😨😨

  • @umusidrachannel1781
    @umusidrachannel1781 5 років тому

    Buufle aowe dhar ween xiro adoo cayilan yuu dharkkugu dhagan hasii xiranin

  • @ahmedjama4724
    @ahmedjama4724 5 років тому +4

    53:40 wadaninada ayaaa qalad laga fahmay wlhi. Hadeeey wadanimo sheeganeeyso waxeey aheyd ineey soomali baan ahay kusooo koobto. Soomaali puntlander ah soo micnaheedu maaahan soomali majeerteen baaan ka ahay. Hhhh ajakis waa xariiif kor ayuuu uga baxay

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 5 років тому

    Ajakis pleas su,alaha ka daa gabdhaha

  • @sam-up8ou
    @sam-up8ou 5 років тому

    heesta luul ee aheyd..... "gibilkeeyga aatahayeee maguuursan karee gadaaashaaadeee". yaa horey uqaaadey?

  • @hadiahadia6521
    @hadiahadia6521 5 років тому

    🖐✊👏😍😍😍

  • @bs123ksa8
    @bs123ksa8 5 років тому

    Midan fudeeed badana heesta wadaniga qadeysay xitaa fudeed

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 років тому

    Waa xildhibaan calool kusa wuxuuyahay maleh Qashinks .xildhibaan futo dhaan ayaaa Somalia Dib, u,dhigay. Waa kuwo danahooda gaarka fushada Qashinka

    • @fartuunfilsanoficial3290
      @fartuunfilsanoficial3290 5 років тому

      Hodan WAhbi kkkkkkkkkkk Huuno ninkan Shilin dowlada somali ay leedahay waligis ma Cuunin waa Xildhibaan #NFD Garissa lagaso Doorto ee Caadi iska dhig Aflagadada joji Gabadh baa tahaye

    • @hodanwahbi3328
      @hodanwahbi3328 5 років тому

      @@fartuunfilsanoficial3290
      Haye sorry abaayo!!!!!

    • @fartuunfilsanoficial3290
      @fartuunfilsanoficial3290 5 років тому

      Hodan WAhbi kkkkkkkkkkkk Naag wareersan Ani ma Abayo ii leedahay 😀😀😀😀😀😀😀 Ramadan Mubarak Huuno waa iga horeysaa Aggaa

    • @hodanwahbi3328
      @hodanwahbi3328 5 років тому +1

      @@fartuunfilsanoficial3290 kkkkkķkķ Qof dumara ayaan ku mooday. Dheeeege Agga raali noqo. DUQA

    • @fartuunfilsanoficial3290
      @fartuunfilsanoficial3290 5 років тому

      Hodan WAhbi 😀😀😀😀😀😀😀😀😀 Qof. Xarabi ah ayaa tahay

  • @ayaanmaxamud6632
    @ayaanmaxamud6632 5 років тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk IGA qosliyen

  • @malkahassan378
    @malkahassan378 5 років тому

    😂😂😂😂😆😆😆

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 років тому

    suudaan iyo masar maxay ubur buriwayeen waa wadaniyiin lakiin anaga qabiil baan isku biloownay wadankiina burburinay soomali waa xoolo iibaan lawayaal qurun ah

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 років тому

    Xildhibaanka masrax imaashadiisa moow qaran kuyahay? Xildhibaan ku ma,moodaa imoow tahay meel lagusameyo nuklierka/iyo Somali Armiy!!!!!!eeeeheheh

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 5 років тому

    yaan subscribe usaaraa oo isagana ii saaraayo, ha leeysku saaro subscribe oo halakala fa aiideeysto aaway chanelkeeyga saara asxaabta.

  • @libanabdirizak832
    @libanabdirizak832 5 років тому +3

    Somaliland wa somali waana dowlad gaar ah. Jabuti wa somali waana dowlad. Somalida itoobiya wa somali wa itoobiya imika. Somalida kenya wa somali waana kenya. Bas soomaali wa qabiil maaha qaran

  • @haajiapdalla3779
    @haajiapdalla3779 5 років тому

    Universal tv tivi anjecelahay guul