SIDAAN ISKU BARANAY (HOW WE MET) ANIGA & XAASKEYGA MUNIIRA PART2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 208

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Рік тому +36

    Subscribe saar & like gambalelka furo si qeeybaha kale kuu dhaafin thanks welcome

    • @suhaibabdimouse4761
      @suhaibabdimouse4761 Рік тому +1

      #inader hadhowna dhib iyo ilbaa nagu dhacday baa xigiye wixiina maad #private ka dhigataan, plse wlhi nimca walba hadii halkeeda la dhaafiyo nusqaanbaa xigtee, qarsada wixiina,
      #wxy idinka dalbanayaan so galiya saad isku barateen, hadhowna mnsha Allah idinma dhahayaane jooga bro&sister🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Рік тому

      Masha Allah pure love ❤️❤️isku waara

    • @MohamedHussein-mb4yz
      @MohamedHussein-mb4yz Рік тому

      filaankan wan dawanay ee naga dhaafa xayaati uuuuuuu xabibti aaaaa
      biri idinko is nacladayo aya meelaha niigula arkaa

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Рік тому +28

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😥

  • @Miraa_qurux
    @Miraa_qurux Рік тому +10

    Muniira wa naag nool waaso xera galisy ugu danbyn baby bana idinku sobiri rabo Masha Allah🥰

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Рік тому +6

    Mohamed Buskut Iyo Muniira Rabi Ha Idiin Xafido Waana Idin Jeclahay Ogaada ❤️❤️

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Рік тому +8

    Masha Allah waxaan ku qoslay waan kasoo ceshaday lacagtii aan ugu ciyaaray.waa Fariid muniiri.

  • @sundusabdi5136
    @sundusabdi5136 Рік тому +4

    M.allh🥺🥺ilha wayne waaxidka ah wxn kabaryayaa in uu aanu wanaag mooye wax kle idin dhexdhigin
    But dumaashiday way dhiiranthy wllhi☺️jacaylku waa wax jiree haddaan udhimanaayo cidna umasheegi kari lhyn

  • @Cawoaragsan77
    @Cawoaragsan77 Рік тому +3

    Allah ha isku kiin daayo aadban ugu farxaa markaan idin arko noo soo badiya video yadiina si niyada idin jecelahy wllhi

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 Рік тому +7

    Wawa masha allh abayo macan wawa qurux dumar ilahay haniixifdiyo amiin yaarabi

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 Рік тому +2

    Masha Allah
    Isku waara waligiina isku faraxsanaada
    Hal dardaaran walalkey mcn nolashiina social media hakeenina
    Carab iyo ilkaa isku dhaw sikastoo isku qabataan adinka ha idinku ekaato xalista
    Allahana idinka haayo qilaaf dhexdiinaa

  • @hodanhonest7290
    @hodanhonest7290 Рік тому +7

    m.a habo quruxey saas u farxsanada adi iyo saygaaguba🥰❤from berbera ❣

  • @abdi-nassermohamed626
    @abdi-nassermohamed626 Рік тому

    Toutes mes félicitations .
    Je suis vraiment content pour vous et sachez que vous un exemple 🙏🙏🙏.
    Toujours un Djiboutiens quu brille qlq part .je trouve vos videos c soir et j ai tout de suite reconnu ton accent franco-djiboutien .
    merci ma soeur pour cette fierté.
    J sais que tu vas lire c commentaire.

  • @aswarme2724
    @aswarme2724 Рік тому +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    سبحانه الله وبحمده سبحانه الله العظيم
    ماشاء الله تبارك الله
    بارك الله فيك 👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕💓💓💓👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @naimamoha4701
    @naimamoha4701 Рік тому +4

    masha allaah waa gabar adag wllhi keep going hapo adna ilaali qalbigeeda wll family buuxa tihiin maanta🥰❤

  • @munadayib4569
    @munadayib4569 Рік тому +3

    Masha Allaah aloow iskukiindaa isha xasadkana idinka Hay jin iyo insiba sharkoda Rabi idinka Hay aamiin wan idinjclhy maxamed iyo munira waligiin isku wara

  • @garadhassan5769
    @garadhassan5769 Рік тому +5

    Masha allah beautiful family

  • @hafsahappy3034
    @hafsahappy3034 Рік тому +2

    Masha allah muniro waa gabar daacad ah muniro reply isoo gal xbbti wn iska kaajeclhh

  • @natexoosman2697
    @natexoosman2697 Рік тому +4

    Part 3 Aboowe Mohxmed Abaayo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Рік тому +1

    Gacanteeda ayaanba jclaaday gabadha m.a

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Рік тому +2

    Qofku qofkiisa hasoo raago mauunbuu hela labadii qof ee laysku sameeyey masha allah tabaarakallah beautiful couple

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 Рік тому +1

    Ninka wanagsan waxa lagu gartaa xasgiisa asturan mashaallh munira aqlaq iyo asturnan aya ka muqda

  • @caashdaahirciid3285
    @caashdaahirciid3285 Рік тому +4

    M.a familey quruxbadan ilahay idinma tuso cadow noloshiina neceb Horay u socda ❤❤❤❤🔥

  • @queens2139
    @queens2139 Рік тому +2

    Dadku ma fahmyan lknse waxn daremaya muniira ine noqotay qofki bogihi hore dhayday wll frxd igu nolada wan idin xiseyaa 😍

  • @maryanhaji1702
    @maryanhaji1702 Рік тому +3

    Mashallah beautiful family keep going ❤️❤️❤️❤️😍😍🥰❤️

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 Рік тому +2

    Gabdhahs somali joogo car wakaa ha qirtan kuwa say wlhi waxooda waa cad yihiin😀🤣mashlh ilaahey ha idin barakeyo

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 Рік тому +3

    Masha Allah family qurux bdan isha cadowga alle ha idinka hayo🤲🤲❤️🥰🙏♥️💋😍

  • @samsamhassan5629
    @samsamhassan5629 Рік тому +2

    Masha llah allah ha idin barakeeyo qoys qurux badan ayaa tihiin

  • @habonemohamed3090
    @habonemohamed3090 11 місяців тому

    Xuug ban u xiseeya banamishaaga et maintenant tu es parti de notre famille mashaallah vraiment romantique

  • @fardowsafarah
    @fardowsafarah Рік тому +3

    Masha allah keep going happy for forever and love together forever❤️❤️❤️👌👍

  • @luuldheyman5460
    @luuldheyman5460 Рік тому +4

    Masha allah ww kle wllhi aad bn in jclhy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @habonnoor8061
    @habonnoor8061 Рік тому +3

    MashaAllah Bro and Sis

  • @onima2724
    @onima2724 Рік тому +2

    Mnsha allh in laysugu kiin talagay shaki kuma jiro ♥️💯💯💯💯💯

  • @islamicdjibouti8155
    @islamicdjibouti8155 Рік тому +2

    Manchallah ma cheri je t salut fromdjiboutii

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Рік тому +2

    Maansha allh wallky mxm and jabiiba

  • @ladanfarhan2738
    @ladanfarhan2738 Рік тому +4

    Machallah que dieu vous protègez Soeur wlh 😘 je vous aimez😘 tu est la plus belle femme à Djibouti 🇩🇯🥰🥰🥰

  • @qawdhancismaan8946
    @qawdhancismaan8946 Рік тому +2

    Manshalaah alle haydin dhowro famly seedi keep going talo uun inanta ilaali

  • @samiiroshariif954
    @samiiroshariif954 Рік тому +4

    Masha allah

  • @bulshobilechannel7550
    @bulshobilechannel7550 Рік тому +1

    Maasha allah walaalaha qarsada nimcadiina dadbaa heesan ilaah ha idiin saidiyo farxad aamiin

  • @rooda7760
    @rooda7760 Рік тому +3

    So badiya please please 🙏

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Рік тому +4

    Masha Allah isku waara

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 Рік тому +2

    masha allah family qurux badan iskuwaara

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +2

    Video ma aha mid lagu cajiso buskut iyi jabiba 😂😂😂 prt 3 I can't wait

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 Рік тому +2

    MashallAh Tabarakallah Allaha ini
    Xafido AMIIN 🤲❤️❤️ hampalyo

  • @naimaissa7158
    @naimaissa7158 Рік тому +2

    Masha Allah masha Allah very cute family

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 Рік тому +4

    Masha allaha is WARA

  • @rooda7760
    @rooda7760 Рік тому +3

    Woooooooooooooow the best 👌 family 👪 ❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Рік тому

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
    Isku waara oo waayo badan jira walaalayaal, Mohamed Iyo Muniira.
    Insha-Allaah kalahelana ubad khayr qaba oo barakaysan, Aamiin yaa rabi, scw scw scw scw scw scw scw.

  • @hodanali8219
    @hodanali8219 Рік тому

    Wan idin salamay jabiba iyo xajigeda
    Huno macan muniiray ilaahay foosha haku dhibyareyo aduunka wax ka xanun badan majiran wlhi ilaahay si dhibyar oo fudud oo bilaa xanuuna hakugu kalakeeno

  • @naruurah674
    @naruurah674 Рік тому +2

    Ha shac anaa nasiib le iyo anaa nasiib le my gaarty😁 noolada in badan ilhy ha isku kiin barakeeyo

  • @bintuibrahim194
    @bintuibrahim194 Рік тому +1

    Masha allah farxad iigu waara my family isha nacabku dayrn

  • @xayaath
    @xayaath Рік тому +3

    Love you muniira jabiiba

  • @pandapoi4455
    @pandapoi4455 Рік тому

    Wlhi wa qoslay munira wa dacd wllhi wa maskin yar

  • @aminaxaji5160
    @aminaxaji5160 Рік тому +1

    Aad baan idiinka helay mansha allaa horuusocda ilaa iyo intaa nooshiin

  • @hindahassan4268
    @hindahassan4268 Рік тому

    mnsha allah wnkufaraxsanahay xiriirkiina allah isku kiinxiftiyo allah idinku arsaqo awlaad bariya wn kutageraa maxemed munirana wy iga danbaysay lkn hada wnbartay

  • @lipanahmed1199
    @lipanahmed1199 Рік тому +1

    Masha Allah wllo

  • @halabuurdfiljanno824
    @halabuurdfiljanno824 Рік тому

    Mansha Allh mansha Allh il iyo cawri iyo xasadba Alle idinma tuso isha doqontu idinka dedan(Qarsoon)

  • @gouledaden3805
    @gouledaden3805 Рік тому +1

    Mashalah keep going bro

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi3534 Рік тому +1

    Mash Allaaaaaaaaaaah
    Allaaaaaaaah
    Ha is ku keendayo
    Lmanah Qarniga

  • @alhadulillah5933
    @alhadulillah5933 Рік тому +2

    Masha.alah

  • @ubahali4307
    @ubahali4307 Рік тому

    Maashaa'allaah jacaylku waanolol ee alle ha idiin adkeeyo. Culeys kasta dabadiis waxaa alle keenaa fudayd. Maxamadoow muniiro quraanka isla barta oo ka dhagayso waxaan maqlay inuu aabe macalin quraan yahay.

  • @naimaweedowcumar6659
    @naimaweedowcumar6659 Рік тому +2

    Masha allaha abowe mahamed abaayo mcn ❤❤💯✌

  • @raxmayuusufcabdi5815
    @raxmayuusufcabdi5815 Рік тому +1

    Masha alaah maxada Waxman umaleenayaa mansion màalkii ayaan heshay

  • @naimaweedowcumar6659
    @naimaweedowcumar6659 Рік тому +3

    Masha allaha ❤ ♥ 💖 😍 ✨

  • @qisas599
    @qisas599 Рік тому +2

    Masha Allah family qurux badan

  • @khadijaali6986
    @khadijaali6986 Рік тому

    Manshallah my queen and my brother keep going

  • @bilkisahmed5987
    @bilkisahmed5987 Рік тому +1

    Mâcha allh tabarakaa que du bonheur mes chères adoré

  • @se1059
    @se1059 Рік тому

    Masha allah gabadh fariid ah oo qurux badan baa ilaahay ku siiyaye ku faro adayg buskutoow❤❤❤

  • @hafidadaauud4660
    @hafidadaauud4660 Рік тому

    Masha allah ilhey ha idin xafido wllhy jecaylkiina ha idin barakeeyo

  • @hanamaxamed9063
    @hanamaxamed9063 Рік тому

    Gabadhan wa miskiin wejigeedaa laga dareemaa mash alaah

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Рік тому +2

    Part2 waan sugeeynay like waans saaray anigo daawan

  • @cabdifatah2117
    @cabdifatah2117 Рік тому

    Walahi muniiro qisatada marka dhageystay ina caruur so dhashay gadibna abahood ad so siisay qurbaha waa nolol adak school aya iyagoo yar yar losii jiidaa aniga subax walba caruurteyda keyo gabar iyo wiiil caruurta hadey hooyo wayaan nolol mahestaan runta lama sheeko aabe caruurta sida hooyada u nadiifinaya timaha gabarta ka shaqeynayo ma aminsani inu jiro walhi haduu calafkii idiinka dhamatay ina ilmahaga adiga korsato biri ayeeyba ku weynanayaan markas adigoo wali caruurtada Heeesto kii ad doneyso guurso Lakiin caruurtada oo yar yar side colashada ku siisay ina mid kale iskala nolaato 😭😭😭😭😭😭 wallo walhi meel isugu keenso manta iyagaa ku bahan 💕

  • @ayanabdi8236
    @ayanabdi8236 Рік тому +1

    Mansha Allah 🥰🥰🥰

  • @shukrhasan9770
    @shukrhasan9770 Рік тому

    بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @muqdishocadey3682
    @muqdishocadey3682 Рік тому

    M.a❣️⚘️⚘️⚘️nolada🥰🥰🥰ilxun ale haniga hayo my family

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому

    Ma sha alla is ku wara mohamed buskud gabadhan habaryrtay u hay❤👍❤

  • @yonisdoongaa1018
    @yonisdoongaa1018 Рік тому +2

    Masha allah guulesta🙏🙏

  • @simanhajiabdi2890
    @simanhajiabdi2890 Рік тому

    Elle est intelligente Mounira

  • @khadracabdisamed4222
    @khadracabdisamed4222 Рік тому

    Maan shaa allaa alle haysku kiin barakryo

  • @jamaadcumar2756
    @jamaadcumar2756 Рік тому +1

    MashaAl Anba waan uso maray ninkeyga hadana waan han tiyay ilaa from one keygii hadana waxaan ahay from 4

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 Рік тому

    Masha allah wll qali l love

  • @walalomediagroup708
    @walalomediagroup708 Рік тому +1

    abowe Noshadi adkeyt farxadii hada hesa ee haku duelin

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 Рік тому

    Nice story part 3 sugeyna brother

  • @Abdibr876
    @Abdibr876 Рік тому +1

    Mnsha allah

  • @alishaqueen9453
    @alishaqueen9453 Рік тому +1

    Ha ujabinina cadag ishalaah

  • @xaliimaomar9311
    @xaliimaomar9311 Рік тому +1

    Alxamdulilah farxad ku waara

  • @nasroyusuf1822
    @nasroyusuf1822 Рік тому +2

    Mashallah👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾🌹🌹🌹🌹💯

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому

    Manshallah 😍 mahamed buskud ma modaynin in jacaylka sadex jeer soo noqdo 🥰✌

  • @sofiahussein4572
    @sofiahussein4572 Рік тому +1

    Alaaa waaa qiroday

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Рік тому +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @aaminokaltun4440
    @aaminokaltun4440 Рік тому

    Masham Allah alle hayding barakeeyo farxad waarta ayaan idiin rajaynayaa

  • @abdirahmanbestboy6637
    @abdirahmanbestboy6637 Рік тому

    Masha Allah ilhay ha idin barakeeyo

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 Рік тому

    Masha Allah tabarakalaah family quruxbada ayaa tihiiin ilahay ha idin xafido wallo from hargaysa maxamad iyo mariira

  • @nabihaabdillahiatteyeh2334
    @nabihaabdillahiatteyeh2334 Рік тому

    Machallah je vous aime très beau couplé

  • @xayaath
    @xayaath Рік тому +2

    Wanku jecelhy muniira Ale heysu kiin daayo

  • @safiyosayid-alimohamed7525
    @safiyosayid-alimohamed7525 Рік тому +2

    Maxamed buskud waxa nugu samey noyso waa dareemonaa

  • @user-sx6uu4dw9t
    @user-sx6uu4dw9t Рік тому

    Marshall allh ilaahay haysukiin daayo

  • @halimaibrahim5027
    @halimaibrahim5027 Рік тому

    Maansha Allah iskuwaro o uwad kherle kalahela

  • @hibaaqchannel3664
    @hibaaqchannel3664 Рік тому

    masha allah tabarakallah iskuwara abidkiin

  • @nina-qr8ne
    @nina-qr8ne Рік тому

    mashaalah c est très beau et romantique 👏👏

  • @khalidmaxmed4835
    @khalidmaxmed4835 Рік тому +1

    Bonjour Busktut

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Рік тому

    Mashallah. Good family