Naxariista allah malaga quusto soomaali galbeed dadkeeda dhibkii eey soo mareen iyo maanta allah nasrigiisa eey heleen Waa wax lagu farxo wallahi in maanta jigjiga somalinimo si xur ah loogu heesio allah ha noo siyaadiyo xuriyada aan helnay
Walaahi waaan la dhacay . Waxaan salaaamaya bulshada samaha jecel ee reer jigjiga. Mw mustafe waad naga farxisee allaah ha ka farxiyo . Calankii iyo haybadi bad noso celisay
Reer jijiga waa dad ay somalinimada ay ku weentahay waliba in badan ilaahey ha idin dhooro 👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾 waw abwaanka heetaan qoray caadi mahan masha allah
Marwalba wanka niyad jabaa sida dalkena lo kala gogoyey oo dadkena lasigu diray hadana waxan markasta ku hamiyaa inan malin un arko shanta somali o midaysan Allah madaxdeena ha inootosiyo aamiin yaa rabi from kismayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏♥️
Umada.waxasto.Dhex.mara waa.dad.isku.LuuQat.iyo.dhaQan.wadaga.iyo.Diin.iyo.DhaQaan.wadago.waan.isu.Dhama.wada.hadal.ileen.waa.dad.is.leah.Hadi.Fara.kalinta..Dawladaha..Dariiska.iyo.mida.Kar.ah.anet.wayo.Hadi.aan.nahay.Dadka.somaliyeed.waa.Libaxiinti.geeks.a Africa waqtika.see.Waxan.Noqonaay.ruux.Hadi.hurdaba.iyo.hadii.uu.sojeedaba.gurikiisa.Lamamulan.karo.
mash aalh dadkg alle guumysig hidinakqaado soomaali state waan idnjecelhy alle hanmideyo dhamaantyn hormark iyo barwaaqd alle ha idiindysdo form muqdisho 💑💑💏💏💏👫👫👫
17/Feb/2024 maalintii shirka AU oo Addis Ababa lagu baanayay. Meel baan ku qortay; aniga oo ka soo jeedna DDS waxaan aad u jeclnahay mar walba wanaaga Soomaalida iyo in ay awood buuxda aan yeelano mana aha wax aan qarinayno ee waa sababta aan 1890-2018 Ethiopia isku dagaalaynay anaga oo dhib mooyee taaukalayn iyo gabaadba ka waynay Soomaalidii aan moodaynay xorta sida Somalia ( Putand, Somaliland, Galmudug iyo Muqdisho ba) marka laga reebo dagaalkii 1977 oo sagaal bilood ay nala dagaalamayeen ciidankii kacaanka, markii la jabaynay ay baxeen oo dagaalkii uu halkiisii ka sii bilowda iyo aniga oo qudha inaan isku soo hadhno cadawgii.
MnshaAllah wllhi I am proud to see somala is one Somali is one and we are one MnshaAllah keep supporting us I love you all Illhayow Somali lajiir Waxbadan ayaaan usamirnay Lakiin maanta nabaadii waynocaraftey Wanahelny alx thanks to Allh 😭😍😍😍😍😍💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🎉😍💯💯💯💯💯💯❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Anigoo ku nool gobolka togdheer wlhy waxan ka damqaday meel fog oo qadiyad soomalinimo taalo
Waxan ka mid ahay abwaanada
Walalehen quruxda badan ad ban idin jecelahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abwaan noolow
@@mohablack6013
Thnkz pro
@@khadiijohassan8064
Aamiin wlshy
ISMACIL CABDI IBRAHIM
Gobanimo jigjiga Ku danbeysaa wlhi allow idin xifdi from Galmudug we love Somali galbed
Jigjiga saman wanagsan ayaa ka so socda insha Allah iyagoo xor ah eebow itus iyo somali oo midow ah
@Cumar Farah xurnimda dhabta ah waa in aad walalha somalia dhamaan israacaan
Somali galbeed xorninadooda 1977 wxa u dhintay 3 millions oo soomaaliya anaguna diyaarban u nahy Inan u dhimano from hargaysa 🇸🇴
Viva Somalia one culture , language , 100% Muslim. Very smart and socially connect each other. Love u all. From USA. Maria
Qàqq!
+
manaha allah
Umada way is jacashahay siyasinta ka xun wa dad gob ah somalidu 🇸🇴🇸🇴🙏🙏
Laxanka oo kaliya iyo gabadhahaa muuqoodaan Ku jidhidhicooday run ahaan tii maasha allaah
Allahow nolol igu gaarsii jigjiga xur ah wa meesha caqliga wanagsn ku danbeyo. Love somaliweyne 🇸🇴
Masha allah somaligalbed alle haydin dayo runti wa somalida xalasha igu salama somaligalbed sstv like
SSTV-na wuxuu noqon tv- ga Somaliweyn masha allah
Ogadaan dadkii qiimaha badna alow idin xifdiyo aniga rar muqdisho ilove you
Ax soomaalaay Qofkii dhiig iyo Dareen leh uunbaa ila dareemi kara Alla beerkeena Burcad ha ISU Mariyo
Bentaad mahin wll Amiin amiin amiin
Kheyre
Calankaygu waakan🇸🇴🇸🇴🇸🇴from jigjiga
Mhdsnd hipo sax i am from jabuuti
Ehelkay iyo walaalo soomaliyeed halka ka wada dhiigayga iyo jiidhkayga soomali wa uun soomaali love u from Hargeisa
ayan warsame Mashallah
ayan warsame masha allah wall allow miday somalia
Wallahi kooxdaan dhiiga ayay na dhaqaajiyeen waa dad qalbi saafi ah masha allah
Shantu waa walaalo
Way isu soo hilloobaan🥰😍
Viva Shanta soomaaliyeed.
Dhalin quruxbadan iyo hees quruxbadan 💝💗💖💗💖💗💖💗💖💗💝💞🌷🌷🌷💗💝
🇦🇿💋💋❤️❤️👌💪
Naxariista allah malaga quusto soomaali galbeed dadkeeda dhibkii eey soo mareen iyo maanta allah nasrigiisa eey heleen
Waa wax lagu farxo wallahi in maanta jigjiga somalinimo si xur ah loogu heesio allah ha noo siyaadiyo xuriyada aan helnay
masha Allah guul insha Allah somali galbed alwalba wan ogaa in aadtihiin difaacii somaliya hadadna jirina gumeysigu waw naqabsan lahaa
ax ax ax wlhi waan ooyaay inshallah guuul somaliya Thankz walaaladen reer jigjiga allah idin dhowr
Heestaan kama dhargo ilahay amarkii from jigjiga 😭😭
waa hees murti xambaarsan dhalin yaro . qurux badana ku luuqaynayaan waliba cod mcn
Inbadan
Mashaa allaah waa runta been ma,aha a
Walaahi waaan la dhacay . Waxaan salaaamaya bulshada samaha jecel ee reer jigjiga. Mw mustafe waad naga farxisee allaah ha ka farxiyo . Calankii iyo haybadi bad noso celisay
Somali alle qabilka haka saro oo ha mideyo waxaynu nahay dadka dunida ugu sharafta badan boqolkina 100 islam suni ah from Hargeisa
I am from juba land lkn somlia i love you so much i don't hve word to discribe ❤❤❤🙏🙏
Reer jijiga waa dad ay somalinimada ay ku weentahay waliba in badan ilaahey ha idin dhooro 👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾 waw abwaanka heetaan qoray caadi mahan masha allah
Reer jigjiga waa wadani allaw dhawr
Haaa walhi ilahay ha xafido
Hablaha ogadeen qurux eebe u dhameeyay love from hargeysa
Viva dds
MasHaAllaH Haa wl thkans
gabdhaha ogaden .mahan e waa Somaali meshad la aadi mahan sxb
iyaga kuleeh ree hebel haa sacidin qabil seera ha unoqon
miraha iyo murtida fahan huno
Qanciye Mohamed so tii hada la lahaa qabiil seera ha u noqon wax maba maqashaan miyaa uff 😡😡😡
Basra.93 Mohamed waa runta huno Basro wixi laga waninaayey bay luguha kula jiraan dhaqsaba
waa heesi dhiiri galin inoogu filan runtii hadii aan wax ku qaadano
Gobanimo sal dhigataan bulshooy wada sugeynaa 🇸🇴
Dhib kii dhacy ha suulee ruuxba ruux kale ha saa maxo ❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️ one live Somali weyn
Somali galbeed 🥰walalheen allaha barakeyo sida ay ujecyihin midnimada Somalida wanka helay 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 oo mida allow natus 🇸🇴🥰
allahayow somali dhibka ka qaad, allahayow na midee oo naga saar qabyaalada aamiin yaarabi
Aamin yarabi 😢
Nasteexo Nalka Mana kopiyo channel aamin ratabi
Amaadin12 Allaahuma Aamiin Wllo
Umu sheikh Abdala Ikhyaar aamiin abaayo
Aamiin yaarabi
Waa hees qiiro ximbaar san dhalin qurubadan na ay qadayaa al lahayow dhoow allo somali galbeed xurnimo sii iyo nfd sidokle. Samalia dhamaaan guleesta
We Love You Somalia Galbeed🇸🇴♥️from Muqdisho
Marwalba wanka niyad jabaa sida dalkena lo kala gogoyey oo dadkena lasigu diray hadana waxan markasta ku hamiyaa inan malin un arko shanta somali o midaysan Allah madaxdeena ha inootosiyo aamiin yaa rabi from kismayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏♥️
Somalida galbeed wxy madheer yihiin heeso qaab qurux bdn loo soo saaray caadi maaha keep going
Good job Mustafe Cagjeer 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
No cagjar not good
Ruxba ruux hasaamaxo waa erayga an ilaawi waayay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Adan axmad
sax sax sax, gobanimo saldhigato guushansugeyne, Amaanta iyo sharafta soomaaliyeed soo badiya kama dhegeyno, canaan iyo ceebeyn looma baahna Jigjiga guul iyo gobanimo
Waarun haleysi saamaxo meel walba ay soomaali joogto waahees top ah
Wallhi Bena Kuma shegin walal wasidaa
Inbadan
Allow na mideee dhaman wadanka somaliyeed
From Burco-Somalia
reer jig jiga mashallah nabada allaha xoojiyo
Aamiin
waxaan umahad celinaya abwaan baadiye maskaxda allaha kuusiyad sho dadka aan kadhashay ee somaliyeed allaha mideeyo qalbigooda iyo awoododa iyo maskax dooda illahow aamiin yaa rabi
Bartii soomaali weyn mideyn laheyd...Wllhi dabeyl midnimo ayaa kasoo socoto goordhow...Ruuxba Ruux hasaamaxo....Cafi Walaalkaa....Ilaahayow Mideey Qarankan Soomaaliweyn ee kala irdhoobay
somalia guul dhamaanteed 🇸🇴👈👏👏💖💖💪💪
Guul Somali hanolaato dhamateen
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏Eray aan ku micneeyo mahaayo heestan runti waxey noo tahay dhiiri kalin hadan nahay Soomaaliweyn dhanka kale waxey wanoqadasho u tahay walalaheyn rer Hargeysa
Waxan leeyahay somaliweyn wada jirkeeda Allah dib usoo celiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Reer Jigjiga Noolaada hogaankii xuriyadaa tihiin!
Wllhy wan qiiroday oohin ban oyay dhab ah😭😭😭 ilhy soomali mid ka dhig oo is jeclaysii meel walboo ay joogaaan
Masha allah hestan qiro gar bey igalisay somalay midnimadena ilhy haso dhaweyo🤲midnima saredo leh somalideyday😢wllhi qiro ereygas igu aburay😢😢😢😢
Gabdho qurux badan soomaaligalbeed u daah.
Masha Allah waa heesda ugu dheer inta argay💙💙💯✔👏👈
Dad Somalinimada Jecel Rer Jig jiga. Allow idim Dhowr 👏👏👏
Asxan runtii Wadaniyad Jigjiga bay taalaa(Jigjigo Uhaajira Si aad aad Udareento Wadaniyad Somalinimo) .SSTV Asna waa Tv Wadaniyadu kudheertahay
Allow Somali iskukeen Oo nabad inogadig
Amiin
Five Somalis love each other
But politician divided
Soon we will uniting
I love Somali and proud
May Allah blessing my people
Insha allah mardhow waanu midoobeenaa
Wlhi qiiraa la'ooyay ilahayow 5 somaaliyeed miday Oo 1 dal kadig🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allahu akbar. Wlhi waa hees iyo badh I'm from b/weyn/xamar viva jigjiga. Nabad iyo barwaaqo ku noolaada jigjigaaaay allahow ku nabadyeel.
Masha Allah Somali Allow mideey mhdsanidiin jigjiga
Mansha alah mdwne mustafe cagjar waa ninkeliya ee aan siyasadisa tagero 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nasabyadan ka dhashey gob baa tihiin ilahay ha idin barakeyo❤ vive somalia❤
Wwwww masaha allh reer jigjiga walalahey somaliya 💜💘❣️❤️💞💗♥️💕😭😭😭 Somaliya wey midobi dunta
Maasha Allah ogaadeen waa reerka kaliya ee somaali ugu caqliga badan uguna wadanisan ilaahaw noo kiin xafid
Iam from JABUUTI lkn Somaliya wanjeclahy
Jabuutiba waa soomallya hrgysa iyo muqdisho oo kliya maha somali oo kliya
Geeezio 🇸🇴 SOMALI wayana
💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hees qeyb ka mid ah ayaan tiktok ku arakay saanuraadinaayi waan daalay hada ayaan helay 3 actober 2021 ayaan helay
OGADEN Ku wa qomiyad bal maxay ku kenen inay hesta qadan wlh wax lala yabo meshay is ax kafiriyeen wa dad xikmad badan love you guys from USA
Ilaaheyow 😢😢 Somalia oo hal ☝ nabad iyo hormartay ituus yaa Rabbi
Amiiiin amiin amiiin amiiiin amiin amiiin 8:48
Proud and beautiful Somali people.
Cabdi
goba nimo jigjigaay ku danbeysaa💋💋💋
Somaali galbeed gulaysta aadiyaan idiin tageera l from Somaliland
xaadhato dhamac TV
Umada.waxasto.Dhex.mara waa.dad.isku.LuuQat.iyo.dhaQan.wadaga.iyo.Diin.iyo.DhaQaan.wadago.waan.isu.Dhama.wada.hadal.ileen.waa.dad.is.leah.Hadi.Fara.kalinta..Dawladaha..Dariiska.iyo.mida.Kar.ah.anet.wayo.Hadi.aan.nahay.Dadka.somaliyeed.waa.Libaxiinti.geeks.a Africa waqtika.see.Waxan.Noqonaay.ruux.Hadi.hurdaba.iyo.hadii.uu.sojeedaba.gurikiisa.Lamamulan.karo.
Zhp maxa kudidey somali waqoyi inaad tidhaahdo qabillba madax kaagalay
@@nimcaanahmed2015 somliland so so waqoy lama dhaho xaka yabiyay ama somaliland jiritankeda ka xun thy
Waan la qiiroday heeatan... manshallah Rer Jigjiga proud of you 👌👍
From somali land sanaag heestani waa wadini dhiigana way ku kicinay khyr inshalaah
masha allah weligiinba gobanimada waad udagaalami jirteen guuleysta weligiin
I love with my all heart ogadeniya
Galinka shanaad ee somalia dadkayga
Salaam xamar ka timid oo walaaltinima idin sidaa
Illah ha ii kiin xafida iyo somalia oo dhan waan jclahay inay mid noqdaan inshaa allah waan gaaraynaa
Hadda aqlidagan iyo midnima buuxda lala yimaada illahna la tawkala
Viva somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
alloow cadawgena jabi
siyasiyinta baas duf haku baxaan
Wll matkano kle qaranka somalia lama dheho magacan reer galbeedba ino bixiye magacana dhabta ah wxu aha ee lixdankii laysla qaatay #somali_democracay_reboplic magacisana Xiligii siyadba ugu danbaysay dalkeena wuu soo noqon doona I'm from #hargiesa
Soodkaga xor u noqo sidad doonta wax u sheg haduu mowlo kugu simo somaliyey waa ereyo meel fog ka hadlaya❤
Masha,allah waa very beautiful people
Oo fariin wanaagsan wada
show ilayn xabashiga nahystyba ina iilay buu ahaa wataa halyynimadii somaalidu horay usocda SS we are with U
proud of you .from Borame♡♡♡.
Mansha Allah alow Somali guul midnimo hormar
Allah hayhayo
jah my dhiiga wadaniga halgame gobanimo doonka soomali galbeed guulaysta xornimo insha allah soomaliya haisracdo✅️✅️✅️😭😭😭😭😭🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴☝️🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️🙏👍👍💯💯
Midnima na deqda Dadkeygow an isa saamaxno Midnima sareda leh Somalideyday 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏
Hassan sheik iyo sheik Sharif Miyay dagesten talow inta Somali neceb Hala dageysiiyo😍😍😍😍
Sinaba aadi uma ahan somali waa mid
Masha allah Ruuxba ruux hasaamaxo wllhi saxiix reer jigjigo wllo cisi iyo sharaf mudan rabi haniiii xariifa insha allah saxa qalad wixiiii dhacay cajiib
Masha allaha wlhi waa hees wangaasan xaqiidi allow soomaliay dhibtada ka qaad
Masha allah waa hees murti iyo waayo aragnimo xambaarsan 🖐🖐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Midnimaa sareedaa leh soomaalideydaaaay dhibki dhcy hasuuleee ruuxba ruux hasaamaxo wlldeen wan idiin jeclhy alle idinkii xurnimada waad heli iyo soomaliyo mida i.a wlh wn jeclhy dhul wlbe oo soomalideena dagto inn tago soohdinadan baas ee siyaasiyintan iyo gumeystayasha nakala dhex dhigaan wyna ka bixi i.a
mash aalh dadkg alle guumysig hidinakqaado soomaali state waan idnjecelhy alle hanmideyo dhamaantyn hormark iyo barwaaqd alle ha idiindysdo form muqdisho 💑💑💏💏💏👫👫👫
17/Feb/2024 maalintii shirka AU oo Addis Ababa lagu baanayay.
Meel baan ku qortay; aniga oo ka soo jeedna DDS waxaan aad u jeclnahay mar walba wanaaga Soomaalida iyo in ay awood buuxda aan yeelano mana aha wax aan qarinayno ee waa sababta aan 1890-2018 Ethiopia isku dagaalaynay anaga oo dhib mooyee taaukalayn iyo gabaadba ka waynay Soomaalidii aan moodaynay xorta sida Somalia ( Putand, Somaliland, Galmudug iyo Muqdisho ba) marka laga reebo dagaalkii 1977 oo sagaal bilood ay nala dagaalamayeen ciidankii kacaanka, markii la jabaynay ay baxeen oo dagaalkii uu halkiisii ka sii bilowda iyo aniga oo qudha inaan isku soo hadhno cadawgii.
Saaxiib dhalintii yareydna hog baa lagu riday😢
GUULAYSTA AMIIN YAA RABI AM
MASHA ALLAAH GUULAYSTA CADAWGIINU HAJABO AMIIN GUUL SOMALI WAYN INSHA ALLAAH GUUL GUUL GUUL
AMIIINNNNNNNNNNNNNNN
Reer jigjiga somali waxan dareema markaan iney mid tahay wayoo hadaan helnay reer jigjiga inta kalana wey sosocdaan mid hadaan noqonana sidaan wey iska badaleysaa inshaa allah reer jigjiga walaalaheyn madaxiina kor amiiin
Waa hees xaada kicineyso qofkii damiir somalinimo ku jiro allah yacizak hambalyo from baladweyn
Dadkeygow sax iyo khald yeyna ku siinan somaliyey ❤❤❤❤❤❤somali weyn
GUUL OGADEN
GARISSA,WAJIR IYO KISMAYO
JIGJIGA AND BUALE
one love ogaden
From Nairobi
Jigjiga hasheegan nacladyhy
wow mnshllh waa dhalin quruxbadan iyo sugaan quruxbadan allow somali qalbigooda isoo dhawee
masha.alaah wa murti somaliyeey hoo oo isa samaxa melkasto aad jogtaan ax ax ax ya somali ruux ba ruux ha samaxo !!!
Masha allh Somaliyey halaysa samaxo rabow na mide oo sharfti iyo cizigi aan lahayn no zoo celi
Guul soomaaliweyn caidow geedaa koowaad waa ingitiis allah hanaga qabso
MnshaAllah wllhi I am proud to see somala is one
Somali is one and we are one MnshaAllah keep supporting us
I love you all
Illhayow Somali lajiir
Waxbadan ayaaan usamirnay
Lakiin maanta nabaadii waynocaraftey
Wanahelny alx thanks to Allh 😭😍😍😍😍😍💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🎉😍💯💯💯💯💯💯❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Heestan waa hees qiiro Leh sidii Somali horimar Ku gaari karata waa iyago is cafiya hadii kale halkaas uun ba loo joogo noo horimar
Msha alah waa hees qiimo badan
Oo tilmaamaysaaa wada dhalashada iyo in laysa saaamaxaa waa daw
Balse aniagu waxan ku talin laha wakhti halo qabo guud ahan somalida imika ha is wada fasaxaan ✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋👋👋👐👐👐🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗 waxana suura galla inay hadhaw isku so xiisann
Abwan eeshcala
Mahadsanid
Miraha aad ka curisay
Maskax cafimad qabto
Barbarta quruxda iyo dahabiga leh
Aad ayey umaahadsanyihin tariqkhdana wey xusi donta
Waa miro dhaxal u.ah dalka iyo dadka
Somaliyeu midnimo
Allaha qalbiyadena iyo xududena a ha isku keno
From DDDS
G. QORAXEY
D. SHILAABO