PRANK MARISH BEAUTY QAAD AYAAN CUNAYA \WAY IGA XANAAQDAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,7 тис.

  • @dirisleabdi
    @dirisleabdi  2 роки тому +1864

    Fadlan subscribe saar 1M ayan rabta inaa gaadhno #teamdirisle❤️

    • @bashircumar7359
      @bashircumar7359 2 роки тому +19

      Wan gadhay na insha Allah 1m

    • @ramlahussein6489
      @ramlahussein6489 2 роки тому +8

      Insha Allah waan gaareynaa

    • @muparikmedia8894
      @muparikmedia8894 2 роки тому +9

      Legend 1m coming soon

    • @buddy.36
      @buddy.36 2 роки тому +6

      @@bashircumar7359 waxyala kheyr badhan ayu soowadha goordhaw, meesha negative kalatag nacasyohow

    • @suhaipapdi7732
      @suhaipapdi7732 2 роки тому +5

      Wan Gadhayna Bro Sida Ugu Dhakhsaha Badan

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 2 роки тому +447

    Maanta waa Jimco Inta Nabi Mohamed SCW ku weyntahay ismuujiya ☝️☝️☝️♥️🌹♥️

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 2 роки тому +134

    Intuu Allah bini Adam abuurey
    Qofkii ugu akhlaaqda ficnaa uguna naxariista badnaa uguna udgoona ugu qurux badnaa uguna sharaf badnaa ugu cilmi badnaa waxa uu axaa NABI MAHAMED SCW ❤💯

  • @Abdullahi5186
    @Abdullahi5186 2 роки тому +39

    Maria naxariistiyo qof ah wlhi waxe tiri qof musaqbal leh batahay iska daa qof wanagaga jacel ayaa wax ku shego maria wan ku wata keep going sister👸♥️

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 роки тому +541

    Inta PrankYadan la Socota izmuujiYa 😂🩴👋
    Maarish Naag adag 🥰🥰😅

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 роки тому +201

    hhh dirisle wa funny walhi😂kulaha guriga macamuus matala😂😂😂gabadhi waba sii naxday

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 роки тому +314

    Qaadku Waa dilaaga Qarsoon...Xanuun.bilaa sharaf.bilaa Cibaado...dhalinyaro ka dheerada🙏😍

    • @alioucisse3207
      @alioucisse3207 2 роки тому +3

      Haye quruxeey caqliga ALALHA KU SIYADSHO

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 2 роки тому +1

      @@alioucisse3207 Ma naag baan kuga ekaaday😮

    • @niimamekuparts5328
      @niimamekuparts5328 2 роки тому

      @@Kaluu09 😂😫😂😂😂😂🥺

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 2 роки тому

      @@niimamekuparts5328 maxaak qososhay wllo

    • @cabdirizaaqaxmed9701
      @cabdirizaaqaxmed9701 2 роки тому

      Oo lahubaaa

  • @siyadmohamed5496
    @siyadmohamed5496 2 роки тому +59

    I can't stop watching this prank seems to be a real one

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +123

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nasoo booqda
    جزاكم الله خيرا🧡

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 роки тому +58

    🤣😂😅🥲🤣😂😅🤣😂😅 ala gabadha Social media aan ku ogeyne ma qayilaad bay keentay bay walaaladey,leeyihiin kula,haa waa runtaa ilaalsho sharaftaada abaayo Maansha allah

  • @najmafaarax109
    @najmafaarax109 2 роки тому +25

    inta rabta in lcg loo uruuriyo dadka aan waxba aan haysan ee bisha ramadan si aan u afurino
    plz like saara

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 роки тому +70

    Dirisle waa wiil qalbi fiican aad dadalno asxaabay hadan team dirisle nahay

    • @nahyaansomalichannel2212
      @nahyaansomalichannel2212 2 роки тому

      Nuzeyba wll isoboqo

    • @manzuur_mire_diirye6369
      @manzuur_mire_diirye6369 2 роки тому

      Waan ladadaalaynaa lkn qalpi fcnaantiza xgee ku aragta wll😂

    • @nuzeybaali5704
      @nuzeybaali5704 2 роки тому

      @@manzuur_mire_diirye6369 in badan baan ku xirna waa Daacadi oo socota oo laba lugood le, 🤣🤣🤣🤣karti uusan mowqifkisa ka gabana way u dher tahay Mansha Allaah Tabarakallah

  • @abduqadirmoalimahmed9160
    @abduqadirmoalimahmed9160 2 роки тому +483

    34minutes 15k Views 3k Like another Level♥️ 1m Coming Soon

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +46

    Dirisle wlhi waa comedian caadi ah keep going my brother dirisle nosoobadi prankiyada 😁😁🥰✊

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 2 роки тому +163

    Dirisle waa funny walhi🤣🤣😂😂

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 2 роки тому +36

    Wallahi waxad sameysay incredible prank brother we wait to road 1M coming up insha allh ismujiya team idirisle please 🙏 Mantaba aan arko 100k azxapta 👏💯💗💗

  • @Sadiq-bulshawi10
    @Sadiq-bulshawi10 2 роки тому +187

    I became obsessed with ur videos coz it is more interesting and fascinating....I was waiting anxiously. to watch such film and the acting is splendid 👌

    • @najma5580
      @najma5580 2 роки тому +1

      "The acting is splendid"😂😂

    • @Sadiq-bulshawi10
      @Sadiq-bulshawi10 2 роки тому +1

      @@najma5580 I know u thought it was prank but it wasn't by the way in my point of view that was action film

    • @buddy.36
      @buddy.36 2 роки тому

      @@Sadiq-bulshawi10 Yea you're right absolutely 💯

  • @michelehawthorne2637
    @michelehawthorne2637 2 роки тому +11

    Mariish mashallah 🥰qurux , edeb iyo aqlaaq ayaa leedahay waadna qalbi wanaagsan tahay sharaftaadana waad dhowrtaa mashallah 🥰 video gaan waa cadayn iyo marqaati gabadh sharaf leh ayaa tahay Allah ha ku xafido Aamiin 🤲🤲🤲🥰🥰🥰

  • @najibali582
    @najibali582 2 роки тому +196

    Prank yadan la ogyahy inaga Cun nio dirisle from jijiga😄😂👋🏽

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 2 роки тому +1

      😅😅Odeygu cawa dhakadu u shiiley walahi AWOowe mxd ka hadlaysa adu 👊🏿

    • @najibali582
      @najibali582 2 роки тому

      @@amenboss8633 siilkii hooyadabn ka hdlayaa 🖕🏽

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 2 роки тому +1

      @@najibali582 laba nin ba iska ka dhaley xaaran yey nijaasta lagu dalacay wa lagu xaare😡👊🏿👊🏿

    • @najibali582
      @najibali582 2 роки тому

      @@amenboss8633 Futadaaa lagaaa dhalay xaaarooow

  • @naftauron2400
    @naftauron2400 2 роки тому +29

    Dirisle cabdi inta inuu 1M yan karo jcl Lik Sara💯❤❤❤👈👈👈👈👈

  • @Adnan-Joker
    @Adnan-Joker 2 роки тому +283

    I can't wait to see 1 mill subs let us go team dirisle 💪🐐💙

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 роки тому +13

    Legend keep going brother 👍🏻 ❤ 1M wax yar inooga dhiman Legend horumar wacan

  • @kevindebruynevans6733
    @kevindebruynevans6733 2 роки тому +83

    What a funny 😄😄😄 wllhi dirisle waa majaajileeste caadi ah

  • @mortel9044
    @mortel9044 2 роки тому +2

    Inchallah 1M

  • @maxamedcarab1705
    @maxamedcarab1705 2 роки тому +145

    Ramadaan is coming soon ilahaw nabad nagu gaadhsii 🙏💯🤲

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 2 роки тому +35

    Marish is known to do great pranks on others but today Dirisle Abdi broke the prank record 😂

  • @buddy.36
    @buddy.36 2 роки тому +119

    Legend 1m coming soon team Dirisle 🙌💜

  • @bisharmoha7698
    @bisharmoha7698 2 роки тому +17

    Jigjigaaan kaa soo salaamayaa zxp anoo mirqaansan 🙋waliba waa jimco maanta ciyaal kaxaafada cirkay kujiraan 🙋

  • @ridwanhirsi363
    @ridwanhirsi363 2 роки тому +59

    Am 20 years old , from hargeisa and I love and interest UA-cam dirisle abdi

  • @Kibrani
    @Kibrani 2 роки тому +26

    Axmed rashiidna Prank kusoo samee madaxa haka jabiyee 😂😂

  • @mrkeyofficial6483
    @mrkeyofficial6483 2 роки тому +46

    Dirisle legend wallhi waad iga qoslisay bro😂😂😂

  • @farduus1138
    @farduus1138 2 роки тому +14

    6 hours 100k views 20k like anader level 1m comingsoon 👏👏

  • @faattiofficial9705
    @faattiofficial9705 2 роки тому +46

    The one and only legend we can't wait 1m for you💯 1m coming soon we all wait it🤌✊💯

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 роки тому +4

    Dirisle walaal milloin deg deg baan ku rajeynaya, asxaabay aan caawino si uu week gudihiis u gaaro Milloin

  • @salahhonda1843
    @salahhonda1843 2 роки тому +116

    1M Coming Soon Legend 💪🔥

    • @cabdullahicali5695
      @cabdullahicali5695 2 роки тому +1

      DIRISLE ABDI Legend waayey wlh
      Fany waan ku wataa wlh Sxbow,
      MARISH BEAUT Gabar wanagsan iga dheh Manshaa allaah Keep Going Sister

    • @yusufahmed9715
      @yusufahmed9715 2 роки тому

      Adirisle that good prank murish waa arka sometimes inay siday tahay with this personality waa aaminsanaa very strict lady taasina u fiicana quruxda ILAHAY ku manaystay qofku waa inu xooga dabacsanadaa murish iga raali ahaw sister gabadh aan qurux lahayn lakiin hamble ah ayaa qurux leh. Waxa diidi karta xaq baad u leedahay lakiin wayga was bad. Mar labaad raali ahow

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 2 роки тому +29

    The best prank. This is prank notbthe ones people's feeling are hurt.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому +250

    Inta prank markay ma qasho so orada is mujiya❤😅✊

  • @queentoma2158
    @queentoma2158 2 роки тому +22

    Keep going 1m 🥺😘🥀

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 2 роки тому +39

    1 million subscribers I can't wait, public ka dhig subscribers ta

  • @hoodoabdirahman1209
    @hoodoabdirahman1209 2 роки тому +1

    Dirisle wuxuu noqonayaa UA-camr kii ugu horeeyey ee gaadha 1M

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 роки тому +42

    Marish gabar qurax iyo akhlaq isku darsate😎🥰

  • @Real_nadiir
    @Real_nadiir 2 роки тому +4

    You deserve more views wlh bro this really prank thanks for sharing us

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 роки тому +21

    Team Marish hadan nahay waxan qirsanahay inad tahay qof nadiifa oo waxyabaha xun xun kadhi dhineyso Allaha kusharfo xbbt ee nogaso aar prangiga Dirisle

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 2 роки тому +9

    After this Legend deserves 1 million subscribers

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 2 роки тому +39

    Masha Allah nice vidéo😂😂😂from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @shiineshorts4447
    @shiineshorts4447 2 роки тому +2

    Youtubka adiga iska leh 1m wa garee nio 💪🙌

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 роки тому +12

    Best prank keep going dirsle abdi
    1m coming soon

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 2 роки тому +7

    WAX WALBA WAAN KA JAWAABAA 😅
    THE ONE AND ONLY SOMALI UA-camR▶️
    DIRISLE WAA CIYAALKII HORE

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому +46

    War dadow Ramadan ka hor 1m subscribers gaarsiya inanka wa side😫

  • @Axmed_Hobyo
    @Axmed_Hobyo 2 роки тому +6

    This lady is an actress and she sense the act. 👏

  • @Cabdilahiismaacil0
    @Cabdilahiismaacil0 2 роки тому +26

    KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏

  • @shamaycute8459
    @shamaycute8459 2 роки тому +6

    Horey u soco wllkey dirisle abdi😍🇩🇯

  • @abdiaziizmohamed8438
    @abdiaziizmohamed8438 2 роки тому +65

    Another level 💯 👌

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 2 роки тому +29

    UA-cam dhan wuxu noqday
    Samiixaa iyo dirisle
    Ck iyo samaara
    1m raga gaadhsiiya somaliyey🇸🇴💪

    • @vill1433
      @vill1433 2 роки тому

      Ck nin naag so furay
      Dirisle nin aan naag guursan
      Samara garoob
      Samixa naag aan la guursan

    • @kingkeyowmohamed6202
      @kingkeyowmohamed6202 2 роки тому

      @@vill1433 Yaa ku waydiye marka

    • @vill1433
      @vill1433 2 роки тому

      @@kingkeyowmohamed6202 intadan wxa idhihin profilekyga iyo profilkga eeg👀

    • @kingkeyowmohamed6202
      @kingkeyowmohamed6202 2 роки тому

      @@vill1433 maxan kafirinaya profile kaga

    • @vill1433
      @vill1433 2 роки тому

      @@kingkeyowmohamed6202 so adonkygi ma thd o mrkzto an wx qoro ad wx iga so daba qoryzd(reply)mrka mxa ku didy ind amrkyga qadatid oo profilka so eegtid👀🤷‍♂️
      Iminka wd ku khzbnthy ind reply ii so gasho oo an jwbtda arko

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 2 роки тому +2

    Qof dunida somara ugu ficnaa oo somara dunida waxa uu axaa kusali nabiga scw

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 роки тому +40

    Kuma Aaamineeno Dirisle Filim Camal U Daawanay😂😂😂

  • @cosob7858
    @cosob7858 2 роки тому +4

    1m coming soon king dirisle 🥰🥰

  • @liibaanahmed5987
    @liibaanahmed5987 2 роки тому +22

    Darisle Abdi zxp Waxaad thy qofka Kaliyah ee Somaliyah ee youtube ku jirah una qalma 1M io Ka Badan Ba inta Darisle Uu wallkoda Labaad Yhy iso Raca😊🖤

  • @zkzakariya1486
    @zkzakariya1486 2 роки тому +8

    Best prank idrisle nin adag sxb keep going 🚶‍♀️

  • @abubakarcabdiwali7631
    @abubakarcabdiwali7631 2 роки тому +76

    Khaamtii prank dirisle inuu bartay yaa iLa arkah😂

  • @ADAM-sy6zu
    @ADAM-sy6zu 2 роки тому +16

    Somaliyeey Make this video 99k Like let’s go team Say wallahi

  • @fekirbwoy7229
    @fekirbwoy7229 2 роки тому +58

    Best prank ever wlhie dirisle 😅🖐️❤️

    • @ghost8257
      @ghost8257 2 роки тому +1

      Luqadada ku faan sxb waa laga fican yahy inaad adoo somali la hadlaya hadana English ku hadasho 🤚

  • @updullahishiine_8086
    @updullahishiine_8086 2 роки тому +6

    Dirisle waxada prank wu dhaafy caadi baad u cuneysaa🤣🤣

  • @somalitiktok170
    @somalitiktok170 2 роки тому +69

    Best prank🔥🔥🔥😍😍❤️🙌

  • @Naske14
    @Naske14 2 роки тому +25

    Half na waa mirqan sanahay kulahaa Dirisle Another level.

  • @kingsk4435
    @kingsk4435 2 роки тому +68

    Qof dhan camera gurigeeda marki lagu qarinaaye intee jirtay 😀😀

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 2 роки тому +21

    Wallee funny waaye walhi 🤣🤣🤣🤣

  • @aadanookiyaale
    @aadanookiyaale 2 роки тому +24

    Dhab iyo dheel wuxuu doono hanoqdo muuqaalka lkn waan kuraaxeysanay daawashadiisa😃😃🙏

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 2 роки тому +25

    Who can do this only the legend birisle abdi👑❤🥰🌹

  • @saciid90
    @saciid90 2 роки тому +37

    8:41 marka ma diraceyga xidhaneysa oo hoos ku xidhaneysa 😅😂 Marish wax kale waayeh 😂😂😂

    • @vill1433
      @vill1433 2 роки тому

      Mesha wa la isku irbadeyy
      Marish vs Dirisle oron😂

  • @sharmarkebadalmahamud292
    @sharmarkebadalmahamud292 2 роки тому +3

    Abdirisaqaw waley comment kaman so bixin lkn kana waxa igu kalifey wa matalaadada
    Inaba caadi ma ahan wan u boqgey sxp keep going bro👍

  • @ilyascabdullahi1779
    @ilyascabdullahi1779 2 роки тому +17

    Dirisle 1m coming soon inshalah ❤💯❤❤

  • @awowogueldone8968
    @awowogueldone8968 2 роки тому +2

    Kkkkk keep GOING brother dirisle coming 1m inshallah

  • @cabdicasisdayib5454
    @cabdicasisdayib5454 2 роки тому +10

    Team dirisle 1m coming soon❤

  • @anab9591
    @anab9591 2 роки тому +1

    InshaAllah soon 1million🥰🥰🥰

  • @SALMAANODAYOFFICIAL
    @SALMAANODAYOFFICIAL 2 роки тому +46

    Team idirsle aaan gaadhsiinno 1m subscribe
    Zxpayaal 💪💪💪💪💔💔💔💔💔💔🥰🥰🥰💔❤ idirisle
    Waan kuwataaa prather

  • @mohamedyare9623
    @mohamedyare9623 2 роки тому +3

    Dirisle wanku wataa sxp macne 🤴❤️❤️💯

  • @bashircumar7359
    @bashircumar7359 2 роки тому +45

    Keep goin bro

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 2 роки тому +4

    She’s full of her self
    Dirisle funny keep going bro

  • @umiiramohamohamed6554
    @umiiramohamohamed6554 2 роки тому +30

    9 minutes 1.5k likes🤴🥰Another level

  • @king_ilkacase1
    @king_ilkacase1 Рік тому

    I always wish you SUCCESS in SOMALI Mohamed

  • @Beergooye
    @Beergooye 2 роки тому +9

    1m coming soon team dirisle😂

  • @cabdirahmannuur3351
    @cabdirahmannuur3351 2 роки тому +11

    M,a mariish waa qof wng bdn💯🌹✌️

  • @abdiqaadirmuuse4746
    @abdiqaadirmuuse4746 2 роки тому +11

    Waar halmpalyoh hal milion congratulations 👏🙌💖

  • @qurbetube
    @qurbetube 2 роки тому +8

    ninkii u horeyay ee prank caadi ugu dhex qayla wlhi wad murqanty

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 роки тому +21

    Another level wlh darisle

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 2 роки тому +6

    Dirisle legend😂
    Bidhan fany❤
    Mariya qaylo😁

  • @MustafeCsamad
    @MustafeCsamad 2 роки тому +18

    I can’t wait part 2
    😂😅

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 роки тому +1

    Derisle indha adaga

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 2 роки тому +17

    Dirisle legend so funny🤣

  • @mahdibahar-official3252
    @mahdibahar-official3252 2 роки тому +9

    Bildhaan ayaa usiisheegty marish prankigaan waalaisla ogyahay 😂😂😂😂

  • @mohamedjamamohamed5444
    @mohamedjamamohamed5444 2 роки тому +20

    Abdirisaaq wlhy prankigan marish waa kanyaabsateey laanta igu taabo inan qadheysanahay 🤣😛💯✅

  • @abyanabdi9202
    @abyanabdi9202 2 роки тому +5

    Masha Allah horey Usoco wllo qali 😍

  • @xanifkaqumane2550
    @xanifkaqumane2550 2 роки тому +92

    To be sincere and honest on my opinion without being sentimental, without offending who thinks differently from my point of view and hiding any thoughts in my mind and without lies to the actual truth with my clear open mind and clean heart, expressing what ever is embodded inside me for a long time which I didn't say just because I was nervous, But today by gathering all my courage and motivation I just want to say that I actually feel and think that I have absolutely nothing to say, I can have something anytime sasa mnifollow
    Othwse road to 1M

  • @asmaahmed3424
    @asmaahmed3424 2 роки тому +7

    Marish Wallhi wa gabadh Sharaf bdn ❤️❤️

  • @abdinuurshuuke8052
    @abdinuurshuuke8052 2 роки тому +24

    Ramadaan hadaa somayso like saar 🤲

    • @ogow4579
      @ogow4579 2 роки тому +1

      Insha allah hdaynu nolano

  • @suhaybanjiijo5418
    @suhaybanjiijo5418 2 роки тому +1

    xqiiqdi sxp idirsle prankigaas waad ku qaldanayd waayo gabadhani saa u jeedo waa gabdh ixtiraamle

  • @HH-np5li
    @HH-np5li 2 роки тому +4

    Jimce Waaye Wll Kusali Nabi Muxamad S.c.w♥️♥️♥️🤦🤦

  • @zackherson
    @zackherson 2 роки тому +1

    Ultra legend darisle wlh 👍

  • @deekoabdukadir9261
    @deekoabdukadir9261 2 роки тому +6

    Another level really keep going My brother