Subhanallah 😭😭😭😭 Dadkii way waashayn xaqiiqdii. War Allah Ka baqa nolol iyo Geeri Allah baa u haayo.idnkaa khaflada Ku jiraa aaqiradiina hagaajista. Madaxweynaha🇩🇯🇩🇯 Jabuuti caafimaad sareec ah Allaha siiyo.iyo dhamaan muslimiinta xanuunsan. Allahumma Amiiin 🤲
Ninkaan waa nin waalan maxuu ka helaa haduu dhinto ismaaciil waxaa laga yaa aa inaad ka hormartid ismaaciil afkaada kuma dhimanaayo maalintuu alle u qoro Ayuu dhimanaa alkolic
Walal waxa lagu so shegay oo ah inu nol yahay waa ben an sal iyo radba laheyn ninkas wa ku dayay wuxu ahaba tag yay marka iska hubi waxad shege koley wey cadahay dhimashadda ninkas ok
War eelaayga xasadka ah maad reer muqdishow soo qabataan nacala kugu taal cismaan cumar geele cidii wax kasheegta waa in xabsiga lageeya waa aabaha soomali oodhan muqdisho ma aha meel cismaciil.cumar lagu habaaro sxb
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
Subhanallah 😭😭😭😭
Dadkii way waashayn xaqiiqdii.
War Allah Ka baqa nolol iyo Geeri Allah baa u haayo.idnkaa khaflada Ku jiraa aaqiradiina hagaajista. Madaxweynaha🇩🇯🇩🇯 Jabuuti caafimaad sareec ah Allaha siiyo.iyo dhamaan muslimiinta xanuunsan. Allahumma Amiiin 🤲
Ismael omar geelle il est en bon Sante notre president vive
Allaha haa caafiyo
Allah cafiyo Ismacil cumar gele
Ilahay cafimad taama allah siiyo madaxweene ismaciil cumar geele ❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Alle caafimaad taam ah iyo cimri dheer ha siiyo madax waynaha Djabouti
Ilaahay ha cafiyo ismaciil cumar geel habaar mafiicno afkiin ilaahay ha ku caliyo
Allah caafiyo Amin aya rabi❤
Allaha caafiyo mudane gelle
Wcs brother, anigu dalka jabuti ayaan ku noolahay wll zaki, madaxwayneheena ismacil u iska nol yahay, xalayna dalka jabuti ayu kuso nogday, Allaha cafiyo Amin ya rabbi
0:13 AAMIIN.
Qof Geeridii kuma Farxo.
Lakiin Nin Gaalka kaaga daran, Geeridiisu Waa Mahi iyo, Raxmad ALLA.
Aamiin, EEBOOW 🙏 Thank you baan dhihi lahaa.
Ismaël cumar geelle ❤ allah aafiad taama amin❤❤❤❤ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴❤❤❤❤
Ilaahow jeclow geele aaamiin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏xassan sheikh laftiisa si raaci,Dani haka reebin,ahmed madoobe isagana raaci,ina diana ugu hor mari,qofka la necebyahay waa cimri dheeryahay siyad bare ku ogaa ninka jeclaada oo aad ujeclaada hadaad rabtiin inuu dhinto
Ilaahey ha caafiyo ismaaciil
Aamin yaarabi, munaafaqaas
oo bahdilay beeshiisa ciise,
iyo bahdilkii u kuhayo dowladda somaliyeed hanagu
soocelin. Aamin Aamin Aamin.
Subxanallah koley sacadisa ayudhimanay allah hacafiyo waa nin somali jecl
Allaha Caafiyo haddey tiisa wax kadhiman-tahay(Aamiin)
Bismilah allaha caafiyo cimri dheer allaha siiyo Guul Ismaciil ninkan habaarayo isaga tiisa meel los oo jira ma ogyahay😢🎉😂❤😊😅😮
Walal sheikh kenyaawi sawirkiisa iskama daaftido walal sheikha sawirkiisa udaa yuusan kuhabaarinee culima ILLAAH banaanka kamar hadaad barako rabtid
Bal ma aragte 😢
@@Somalestine Haa yaab anagaa aragnay bal maxuu karabaa
Alaha caafiyo aamiin aamiin aamiin
Wiilyahoow aniga Kuma aqano laakiin waxan jecladay sida. Aadwarbixinta u' dhiibto. Mahadsanid?
Allahu Akbar ilaahay caafiyo ismaciil Omar geele
Allah nagu ma soo celiyo Ismaciil.
Wara zaki le président est vivant même il rentre aux pays hier soir et il va très très bien
Allah haku cafiiyo aabo
Allow Caafimad Sii Aamiin Aamiin Aamiin
Inuu habaaraayo ayuu modaa laakiin waa duco qofkii Allah jeclaado waa gull dhimashada waa xaq ee ALAA ha caafiyo m.d.w
Adaaa kahoreyn inchallah
Allah afiyo
Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan Allah haso hanuniyo subxanllh allha caafiyo amin Amin amiin amiin amiin amiin yaa raabi
Vive ismail omar geuleh Vive Djibouti 🇩🇯 waa nabad qabnaa waligeen cadaw genu hajabo
Habaar badanaa acuudu billah qabrigaada gali maayo ismaaciil cumar geele ee iska aamus diintaaba lagu jees jeesayaa waa maxey saan
Illahayow caafimaad sii
❤
Subxaanalah warkan qumayga ah muxuu ahaa habaarbadanaa Ilaahow nagabadbaadi shartiisa .xasbunalaah
Amiin amiin
Allaha haa caafiyo
Subxanaallah😢
Allah ha cafiyo
Danbigas u matalayo yomil ayam bu ka jawabi dona ! Malakul mowt buu cool u diray . Kuwan wa kuwi ka tugsani jiray ebid kod. ❤Ismaël ❤❤ président. ❤
Somaali allahadhaafiyo ismaaciil cumar geele dhibtiisa ukuhayo somaaliyoodhan
Wara benta iga dhaf odayga asgo jaqaf jaqaf leh shalay uu diyarda kaso degay madale wa yimid yab
Sidaad u eegaysaba qosol igu dishay wiil masuulad thy oo si degan wax u fiirinaya mhdsanid ugaas
Haduuu dhinta Xitaaaa. Sacadiisa Aya dhamatay Hadu Nolyahayna Sacadisuu Suga Ale ha Cafiyo Ninkas waligayy waxba Kama shegin Alhamdullahi
Fariid zaki
ISMAEIL IL VA BIEN HA RASIDINN BEDE HAL
Allaha cafimad dagdaga hasiyo
Allah cafiyo
Aamin aamiin
Malakumawdka yaa Damaano ka haysta geeridu qof walba way sugsysaa ,illaahay baa haya kuma farxin.
Waa qaldan tahay ee illaah u nonuqo
Ilahucafimadhasiyoo
Ascwb inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun
Parie maajooog ee wadanku kuso labtey af xumadaa nala tagaa nacaladinee
Qoofkastaa xuleeyahay saacad u geerida dhadhamin doono laakiin haku naar mudamina
Gelle jibuti dhibkumahayyo
Asc walal wa been una ficeyahay sakana xaafìs kisa ayu ka shaqaynay
Aamiin aamiin aamiin
Dacarow Adidas meesha laguu soomarayo ma ogtahy inaad ka hor dhimanayso alaa garan marka ilaah xaq ha ku tuso
Reer Jabuti maha kani ee madaxweynuhu u nolyahay una cafimad qaba habeenimadi axaded ayu dalka soo galay wllo
Alahacafiya madaxwynena Alhakuxiftiya
Adi laku qaad o meeel laka helo laka waaa habarkinaa hoostinaa ma dhafo inchallah, sidaa u walan taan iyaa garan lahdinaa , anakaa ku heysana o jacel maxaa nikagaley dofarin taa tihin wase
Hubkii lascno lagu xasuqay wXa laha ismacil cumar geele
Ree jabuti wu dhibay
Je peur pour Djibouti
Ismaël uu cafimad gaba
Malakulmowd number kiisa maheli karaaa😮
Ninkaan waa nin waalan maxuu ka helaa haduu dhinto ismaaciil waxaa laga yaa aa inaad ka hormartid ismaaciil afkaada kuma dhimanaayo maalintuu alle u qoro Ayuu dhimanaa alkolic
سبحا ن الله ولكل امة اجل فاذا جا ء اجلهم
لايستا خرون سا عة ولايستقدمون
الله يشفيه يارب العالمين
C'est pas vrai à notre président il est vivre ❤
Acudu bullah ismail sowka xalay ka degay jibouti. Beenta ka xishooda
Ilahayuw caafi
Madax wayne gelle wa cafimaad
Ilaahow ha jeclaane naga dil
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴
Alahcaafiyo
Subxaanallaah
Cadowga ismail wa team formajo iyo will isaaq kkkkkkkkkkkk
Walal waxa lagu so shegay oo ah inu nol yahay waa ben an sal iyo radba laheyn ninkas wa ku dayay wuxu ahaba tag yay marka iska hubi waxad shege koley wey cadahay dhimashadda ninkas ok
On est isarilen Somalie
Somalia amuusa djibuuti hasarayso
War eelaayga xasadka ah maad reer muqdishow soo qabataan nacala kugu taal cismaan cumar geele cidii wax kasheegta waa in xabsiga lageeya waa aabaha soomali oodhan muqdisho ma aha meel cismaciil.cumar lagu habaaro sxb
Zaki adigu waxa tahy Nin fcn lkn bastarkan maxa hayo
Madaxweeynaha jabuuiti alaha caafimaad dag dag ah alaha siiyo
Subxaanalaah kisa yalahadlaaya
😲😏si buu usoo indho xun xunyahay odaygaas indho tagaya, iilama ekeyn,cancerka maskaxduu qabaa
subxanalh ninka waaxa lagayaba haabarku inuu eesaga kuu noqdo allah kaa xiishod waadka kaagam dhawa
Title been ah .Maxaad helaysa haduu dhinto . Isku xishu ninyohow acuudo belaah. Beenta umda ka dhaaf. Allah ka xishu
Jaahil umbaa baraha bulshada laga arkaaye aaway dadka aqoonyahaniinta ahaa ama caaqilada ahaa soomalida may kadhamadeen
Wartaadabameel loosojogo Maggie hadembaabin laxowle walaaquwati ilaabilaahi
hada maa kacday subaxii hore ayaa dowlada jabuuti hadashay
0:26
Waxatahay doqon lidiku ah ismacil wahalyey waxan nidhi hanolado
War kan réer Djibouti maha
Dhamaantin waxa tihiin beenalayaal ilahayna wuxu yidhi fanaclatulaahi calal kaadibiin nacalad iya inigu dhacday.
😂😂😂😂😂😂😂😂 ismaeil omar guelleh vas très bien
Kan habaaraayo adiga iyo madaxweeynaha ismaaciil cumar geele waad u siman tihiin geerida alaha xagiisa kohor dhiman doontidaada ma ogid ee waari meeyside war tuu kaa harin
War amudhinta asaga u dabawe
War run sheeg beenlow beenlow badtahay
HADANI FARITE😂
War anagaaa ismail ogjoogna
Hhhhhhhhhhhhhhh