Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Xaqiiqdu waa umada ilaah ha ukeeno xal xaq ah ey kukala baxaan maamadana aan ugu duceeyno inuu wiilkeeda rabi swt usahlo
Kaalay mala waayay wax naadiya wiil kale oo far ka go antahay oo waaridkiis ka maqan yahiin ma AJ F kaliyah baa fartaas ka goan. Sheekadan meel beey ka qurmeesaa. Allow xaqa soo daahiri aameen.
😂😂😂! AJ🎉FAMILY🎉WAA TARGET! NIN CAAN AH, OO MAGAC LEH, NOLOL WACAN HAYSTA🎉SHARAF🎉IYO CIZI🎉KU NOOL🎉REER QURUX BADAN HAYSTA!! (MASHALLAH TABARAKALLAH)🤲🤲🤲🙏🙏👍👏👏🫶🎉❣️💕🫀♥️🌹💕SIDAA AWGEED WIIL LA QUUDHI. WAAYEY WEEYAAN! (ALLAH SWT) ISHA QUMANYOYINKA, CARABKA BINI»AADAMKA CAWRIDOODA HAKA HAYO🤲🤲SHAR IYO SHAYDAANA HAKA XIJAABO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Biniaadamka qof walba 7 qof u eg jira aduunka ku nool
Sax saas waaye
War heedhe hooyadani maanay oran Aj baa ah wiilkayga ilaa iyo ilaa
Aniga ka mid dadka ku dhashay baydhabo mana ihi may markaan la joogo dariskeenii xalaaleed may leen ku hadalnaa
RAXANWEEYN WAXAA LAGU SASABANAA WIILKA RAXANWEEYN HADUU NOQDO IYO ANNAGA ISKU MID BAANNAHAY. RAXANWEEYN DAAROOD MAAHA EE WAA DIGIL IYO MIRIFLE EE WALAALAYAAL HA IDIN DEEQDO DAAROODKIINA.
Anigaa kamida baydhabo ku dhashay waxaan ka jeclahay iiga fudud maxaa tirida mayda
Waa wareey reer waqooyi maay ku hadleyso waa ii koow.😅
Sax maamadu waxay tiri wiilkalaa iga maqan
Wiilka kale wax yar buu maqanyahay asagoo wayn buu tagay ma dhumin
War qasab ma jiro nin is huba muxuu isu caday nayaa?? Yaab
Marwalbo raxan weeyna ma kuhad laaan oo mab jeclo ineey maxaatir kuhad laan
Hooyaduauma eka Gabadha ay dhashey na umaeka
Iscadee Dna iska qaad
Sax waaye
Isla hela habaarka wiilka waa xijaaban yahay
Waa xijaaban yahay!(RABBI) SHAR IYO SHAYDAAN HAKA XIJAABO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲
Sax kkkkk

Hooyaduauma eka
Gabadha ay dhashey na umaeka